Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Sir. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Basaas DalacayArday Reer Somaliland ah Guulo soo hooyeyXidigaha Geeska: "Qudhaanjoye Ku Quuso"!!JSL Iyo Somalia + Mooshinka Saldhigga Millatary Ee Magaalada Berbera.Dagaal Caalami Ah Oo Laga Digay.Urur-Diineed Xabsiga Lagu Wada Guray Hargays.Waraysi: "Somaliland Waxay Xor Ahayd Somalia Oo Talyaani Gumaysto".Dawladda Kenya Oo Cuucadaysay DF-da Somalia.Qodobo Laga Gaadhay Shir Dawladda JSL Iyo Kooxda Khaatumo Uga Socday DJabuuti.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

aqoonyahanka jsl ee dalka india oo kulan yeeshay.

aqoonyahanka jsl ee dalka india oo kulan yeeshay.

News


 https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/u/0/?view=att&th=15947a3627dae6c0&attid=0.2&disp=inline&realattid=f_ix9jex3i2&safe=1&zw&saddbat=ANGjdJ9WglZDTU72sprqMRWIjiIlpp8c6eggn6_Ucwxx23nv2qjarSlfoQ1v9cwuv18Ev1BVPzM4eIqw3JtxuOdSW0GreM83PC2Fd2Qqq8lK71wbj8paQ7MQi_ZQEaa9hRF9FmTXx3Z5GCr67kmU8-3MZXwkL94FRIXKtBguqTIMXpyG9r-r2VcdHRjt90L--osjjCSaTGiGo39Bl_laK76C2Uim5ptsTf6yav379TLcpQoWwqPXtEzLWyhfpwyd1URBwGE4VJQfOP7usN_JPqWfr-0AOTTn0_z41_zFkNq5jPO1ElKN8gPF59Ys7zCu4PL9egs7Q6tBUttfg_4x-scItuA0XCCtioViuG3aykoTxXlI67U-eO6Aurlohhi5QVexn1So_dasVcUWZNZl-ivrTMCDVheRkS8Svmz3Z48-v1Z_gd10HUx_10-gF3mv3-5HaYnqmt5670Mh4vJwynDY0m2wBdmZVX3RpE_e9ys9GIDNNdYQ7tfnFhlCA9M0fOQm530d4OS7WVkXKFQxuKz5A3-WawT6JWKEHsacgj9LLDe_9jWOSvjtct4WXlHWTwRcrqgwJfdT5OocX-eTq7nytOn68OrbFrtVLcVBnBthKWUKW7OzLfxStRH_pFi_g3zyUvfqFmQO_5XIkHTcNaRPkgeTXO0hnZrKdormtwhttp://aqoonyahan.net/wp-content/themes/aqoonyahan/images/logo.pngAqoonyahanka JSL ee wax ku soo bartay Dalka Indiyaayaa isugu yimd kulan ay ku dhawaaqeen Mac-had cilmi-baadhiseed.









https://mail-attachment.googleusercontent.com/attachment/u/0/?view=att&th=15947a3627dae6c0&attid=0.4&disp=inline&realattid=f_ix9jf62d4&safe=1&zw&saddbat=ANGjdJ97H4ABBq9pbJDqhYVgimzKiYZYv6J30ngbWi78oXZv3-D2_UUsEnJAcoj8snNEELO5QSpq2oG0g3skWZOD6DlfYrGPjdXgm-MDZscIjtl175_qkEzX6mupHv941Nk78NA2FnnxGgFEcuXYL8IuTDUz6t9Cye3Qq1fFrrSDkSh0Fjs8ZN5BklfO7HJz8pKeO_iQ7b6GS2WwvHVjCkGoxJcdU5AeAoE_21nV125uMrQlZAFx7jXi05O1n0XEPG8M5SkUJBgxBTe5EugYIyIEhyRADauz5hzUav-obzkQQv1K73kgUXYhkSs6BTl4v7YXpS9K9y3c9D06Pbod1WjYR0DskFi66udREzr_TZT39hdamQnZd7MDeWyWmxPDp68x4AnOqT6O7-25K-arIltuyQe9EZSczjhyUD4n4_5irkI9b7EGwNDZLVBZX5pmtfXAqd0HcErTCnauPl-nu6c2lKfW5aG0e80C44s_rj5QZKBsO0NFKkgm-1D_ORoqsobrkMirkK04HiQu-xQBfykxIskPlflzRNmjPekcWXrFs6lT7sdAqAOAky-aVgBhLneWgUS792C4r9yjS4EqjTHqBAQX4dnyQQEyo9BWVHnQpb5ZKoCmx_wOtbxSsdGJ8XPfjV_Jsnrsq4-sAwm9U3MLv187OzwbB6tAn30LIAKulan is-xog waraysi ah oo ay isugu yimaadeen aqoonyahanada JSL ee wax ka soo bartay Dalka Indiya ayaa xalay ka dhacay Hotelka SON ee Magaalada Hargetsa. Waxaa halkaa hadalo ka soo jeediyay guddidii soo qaban-qaabisay kulanka. Waxaana ugu horayn halkaas ka hadlay Guddoomiyaha Guddidaas Md. Maxamuud Haji Muse oo uu halkaas si kal iyo laab leh u soo dhaweeyay xubnihii ka soo qayb galay.

  Sidaas oo kale waxa halkaa ujeedada kulanka ka soo jeediyay Md. Ahmed-Yasin Sh. Cumar oo ka mid ahaa Xubnihii Gudidda. Waxaanu halkaa ka jeediyay ujeedo wanaagsan oo tilmaamayay doorka aqoonyahanka iyo hor-umarka kulamada noocan ah oo afur wadaareed xiliga ramadaanta kulmi jiray oo aqoonyahanka isbedel ku sameeyay. Waxaanay ku dhawaaqeen Machad Cilmi-Baadhis oo ay dhawaan kaga dhawaaqi doonaan Magaalada Hargeisa.

Kulankani wuxuu iftiiminayaa in ay aqoontu qayb wayn ka noqon karto koboca iyo koriinka garaadka bini-aadamka oo horseedi kara dad isfahma oo dhinac u wada socda oo raad wanaagsan oo wax lagu yagleelo dhisa, “Ma dooran kartid cidda aad ka dhalatay oo Illaahay awooddisa ayay taasi u sugnaatay laakiin waxaad xaq u leedahay oo kaliya inaad doorato cidda aad ka mid noqonayso kuwa wanaagsan ama xun”. Ayuu yidho Md Axmed.  

Waxa halkaas lagu wada qaatay dood-wadaag qaabkii ay aqoontooda ugu tabaruci lahaayeen qarankan. Waxa halkaas doodo adag ku soo bandhigay Md. Eng. Mahamuud, Dr. Hassan Cabsiye Idiris, Cabdi Xirsi, Aqooyahan Xassan-Dheere, Aqoonyahan Mohamed Dahir Bootaan iyo xubnaha intoodii badnayd. Waxaanay isla garteen in ay qarankan wixii ay barteen soo ku kordhiyaan.

SL Media.

Posted on Thursday, December 29 @ 20:32:05 UTC by admin



aqoonyahanka jsl ee dalka india oo kulan yeeshay. - aqoonyahanka jsl ee dalka india oo kulan yeeshay.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.