Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
G/Le Sare Jidhif Oo Xogla'aan Ku Sifeeyey Bixinta Saldhig Millatary BerberaHogaanka Ciidanka Bilayska JSL Oo Heegan La Geliyey.Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2017.Aqoonyahanka JSL Ee Dalka India Oo Kulan Yeeshay.Safiirada JSL Ee Caalamka Oo Ku Wada Shiray Hargaysa.Wada-Hadala Xukuumadda Siilaanyo Iyo Kooxda Khaatumo-Seeg.Madaxda JSL Oo Degmada Saraar Ka Bilowday Wacyigelin Arr. Sahaminta Shiidaalka.Xuska Dhalashada Nebi Ciise ( SCWS ) Ee Magaalada Bethlehem.Dawladda Israa'iil Oo Iskaga Baxaysa Jimciyadda Qaramada Midoobay ( UN ).
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.

wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.

News


 http://www.longlivesomaliland.com/IMAGES/GALAYDH.jpghttps://i.ytimg.com/vi/qb0MCMYzQ9I/maxresdefault.jpgWasiirka Arrimaha Dibadda JSL ayaa ka hadlay qodobada laga soo saaray heshiiska wada-hadalkii Xukuumadda JSL iyo Kooxda Khaatumo-Seeg.













https://i2.wp.com/somalilandtoday.com/slt/wp-content/uploads/2016/08/siilaanyo.jpg?resize=630%2C266Wasiirka Artimaha Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Qodobada Laga Soo Saaray Wada-Hadalkii Xukuumadda Siilaany iyo Kooxda Khaatumo-Seeh ee uu Cali Khaliif hogaamiyo.








Halkan guji oo ka kala soco warkaas oo tafaqyo-tiran isaga oo wasiirku ka hor jeediyay shirkii uu la lahaa Safiirada JSL ee Caalamka. https://media.giphy.com/media/wqt9Hab1U6cN2/giphy.gifhttps://www.youtube.com/watch?v=h3P0RPrzrmc

SL Media.

Posted on Tuesday, December 27 @ 21:17:11 UTC by admin



wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg. - wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Bulsho
Subject : Re : wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-27
Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa murashaxa iyo guddoomiyaha KULMIYE ugu baaqay inaanu isagoo ku jira guri quraarad ah tuur-tuurin guryo kale.

Dr. Biixi wuxuu kaloo beeniyay in Cirro magaalada Nayrobi ee dalka Kenya kula kulmay wefti ka tirsan dawladda Somaliya, waxaanu wararkaas ku tilmaamay kuwo ku tidhi ku teen ah. Isagoo ka hadlaya xaaladda dalka wuxuu yidhi “Waxaan u arkaa wadcigaa adag ee dhibaatada leh ee sicir bararka leh ee abaaraha leh ee wadci adag aan ku wada jirno ee saamayn ku leh bulshadii. Shaqaale xumaan dhallinyarada ah ayaa jirta oo ah in wadanku aad iyo aad u baahanyahay




isbedel cusub.” ayuu yidhi Maxamed Biixi oo u waramay Star TV.

Maxamed Biixi oo la weydiiyay halka uu ku dambeeyay hankiisii madaxweynenimo, wuxuu yidhi “Waxaan doonayay inaan madaxweyne ka noqdo dalka, run ahaan xisbigii KULMIYE sidaan uga tagayna wax lagaga noqdaa ma jirto. Qasdigayga ugu weyni muu ahayn madaxweyne ee waxa weeye in wixii aan u tari karto ku soo kordhiyo oo waxaad la socotaa nin xagga dibadaha meel sare ka gaadhay inaan ahay, waxaan islahaa khibradaas iyo aqoontaas geli. Ta ugu weyn ee aan u imid taas ayay ahayd, kursiguna wax weyn maaha, hayeeshee waxaan Waddani u galay waxaan arkay xisbiga keliya ee mabaa’diidii aan aaminsanaa isugu nimid ka wada hadalnay, wada saxeexanay, xisbigaas oo aan is odhan karo waa xisbiga ugu balaadhan ee dadkoo dhami ku jiraan.”

Maxamed Biixi oo la su’aalay inay jiraan odayaal iyo salaadiin ula timid inuu la shaqeeyo Muuse Biixi oo u sharaxan madaxweynenimo, wuxuu yidhi “Waxba kama jiraan, salaadiin iyo odayaal ii timid ma jirto, qofku xor ayuu u yahay xagguu galayo, waxyaabaha ugu waaweyn ee aan xisbigaas u galay ee aan ka dagaalamay waa qabyaaladda oo ah in xisaabiyadu noqdaan kuwo mabaa’dii ku shaqeeya, hebel ayaanu isku reer nahay haddii hebelkaas aad isku reerka tihiin waxba kala wadi karayn inaad iska raacdo maaha, Waddani laftiisa ma ogolin in qabyaaladi ka dhex socoto, KULMIYE-na waxaanu kula talinaynaa inay qabyaaladda ka waantoobaan oo tolaayda iska dhafaan oo qofka kartidiisa iyo barnaamijkiisa soo bandhigo oo ka gudbo hebel iyo reer hebel iga reeba.”

Wuxuu Maxamed Biixi beeniyay inuu jiro kulan uu Cirro magaalada Nayrobi ee dalka Kenya kula yeeshay magaalada Nayrobi, “Warkaas wax ka jiraa ma jiraan, waa dacaayadaha la iska faafinayo.” ayuu yidhi Maxamed Biixi.

Ugu dambayn isagoo la hadlaya guddoomiyaha iyo murashaxa KULMIYE, wuxuu yidhi “Muuse waa nin aanu saaxiib nahay oo is naqaano, nin aan halkan cay iyo farriin uga dirayo maaha, hase yeeshee waxaan kula dardaarmayaa markuu aqalkaagu quraarad ka dhisanyahay dadka lama shiido, markaasna uu arrintaas taas ka waantoow iyo wax ka sheega beenta ah eedadka kale.”

Name : Mujaahid
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-27
Mudane Maxamed Biixi waxaan ku taageersanahay sida cilmiyaysan ee edebta iyo diploomaasiyada leh ee uu ula hadlay Muuse Biixi iyo Reer Kulmiye. Xukuumada Kulmiye waxay Turkiga kula shirtay Somaliya. Waxa laga wada hadlayay waxa uu ahaa madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliland oo laga soo horjeedo oo la rabo in midnimadii la sii wado.

Maantana waxa ay xukuumada Kulmiye la shirtay Khaatumo oo aan rumaysnayn qaranimada Somaliland. Kulaankaasi waxa uu cadaynayaa aqoonsiga sharciyada Khaatumo. Taas oo dalka kala qaybinaysa. Kulmiye wuxuu jiidhay qawaaniin fara badan. Waxa uu been ka sheegay xisbiga wadani. Waxa xaq loogu leeyahay in Maxkamad la soo taago oo xasaanada lagala noqdo.

Kulmiye waxa uu ku danbeeyay qudhmiye iyo inuu sumacad xumo u soo jiido qaranka iyo madaxbanaanida Somaliland.
Name : Axmed
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-27
Maxaa lagala shirayaa Cali Khaliif oo aan aqoonsanayn madaxbanaanida Somaliland. Waxay ahayd inta aan lala shirin in laga saxeexo aqoonsiga jiritaanka madaxbanaanida Jumhuuriyada Somaliland.
Name : dadweynaha
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-30
Raila wins by 60% against Uhuru’s 40 in twitter poll sanctioned by lawyer Ahmednasir

http://www.the-star.co.ke/news/2016/12/29/raila-wins-by-60-against-uhurus-40-in-twitter-poll-sanctioned-by_c1479476?utm_campaign=1361972&utm_source=SendPulse&utm_medium=push

raila odingu oo u muuqda inuu hanan doono talada dalka kenya

[ Reply ]



Name : Marwo
Subject : Re : wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-27
War Deg Deg:-Masuuliyiin Tiro Badan Oo Goor-dhawayd Shaaciyay Inay Iska Casileen Xisbiga KULMIYE+Magacyada Masuuliyiinta Iyo Mansabka Ay Ka Hayeen Xisbiga KULMIYE+Sawiro

http://ramaasnews.com/war-deg-deg-masuuliyiin-tiro-badan-oo-goor-dhawayd-shaaciyay-inay-iska-casileen-xisbiga-kulmiyemagacyada-masuuliyiinta-iyo-mansabka-ay-ka-hayeen-xisbiga-kulmiyesawiro/

Name : Ax Yaa Wadani
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-28
Ax Yaa Wadani - Qurbe joog, tan iyo maanta xisbi aan idhaa kaa taageer ma jiro, se waxaan u dhaartay dalkayga hooyo ee Somaliland in aan aamino - ninka Somali deydeya waa qof cirka looga yeedhayo. Saddexda xisbi kee ayaan isleeyahay wuxuu ku taagan yahay wadadii cadeydeed ee Somaliland Jeexatay.

UCID - waxay noqotay xisbi is-gowracay oo gacantiisa isku dilay, mana muuqato rajo dambe oo siyaasada Somaliland ugu hadhay, wuxuu noqoday wanka sawirkiisu calankiisa saaran yahay, wankuna caqli ma leh.

KULMIYE - magaciisa ayaaba xaaran ah, xaarantuna ma qarsoonto - waa xisbiga wixii aynu ka dagaalanay ee aynu wiil iyo waalalba, hooyo iyo aaboba ku weynay dariiqiisii qabsaday. Waa xisbi laba qabiil oo aan isku sin-baaneyni midba dhican ka maalaayo - waa xisbiga aan odhan karo wuxuu saxeexay: QABYAALADA, EEXDA, IYO DHACA XOOLAHA UMMADA. Waa xisbi laba qabiil oo aan is qaadi kareen, midba midka kale kula heshiiyay, wixii xadi karto xad, wixii aad qaranimo ku weyday qabyaalad ku qaado.

WADANI - Waxaan is leeyahay xisbi eebe u soo diray in uu Somaliland badbaadiyo, waxaana ka muuqata waji-caafimaad qaba, waxaana haboon in la taageero oo dalkeena lagu badbaadiyo talada Xisbiga wadani.

Qabiil dal ma dhaqo, haddii uu dal dhiqi lahaa Siyaad Barre ayaa dal wanaagsan ka tegi lahaa - Maanta Siyaad kale ayaa raba in uu dalkan sii dhimanaya ee uu dilay dib u xukumo.

Wa bilaahi towfiiq, haddii aad garaadkiina iyo maskaxdiina oo xora isticmaashaan, shay qabiilka la yidhaa meel iska dhigaan.

Qaar ayaa odhan doona - Ax Yaa Wadani waa qabiilka uu ka soo jeedo CIRO, bal midkaa waan ka cudur daartay mana ihi la qabiil ah - ee sahanka aan qaaday ayaa sidaa odhanaya.
Name : dadweynaha
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-30
axyaa wadani

runtaad taabatay xisbiga qudha ee inoo hadhsan waa wadani.

kulmiye waa laga quustay, wanaag masoo sido.

ucidna isagaaba is gowracay intaanay bulshadu gowricin.

kolka rajada inoo muuqata waa wadani.

isagaanu isleenahay bal dalka wanaag haku dhaqo.

runtii bulshadu udub way u darsatay, haba iska musuq maasuq badnaadee.

kulmiyeba yaa musuq maasuq uga badan cidna. kolka bilaash baynu udub u erinay.

haatana mustaqbalka hadii lasoo celin karo waanu ku rajo waynahay in udub dib loo aasaaso.
Name : no booze
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-30
Udud dib lo assaasaya ma jiro, Wadani wuxu noola muuqda anaga mid ka qabyaalad xun o ka qabyaalad badan kulmiyeh.. wadani ninka cirro aya hogamiya o marna dadka ku feedha parliamentka dhexdisa marna meelaha iska cadhooda.. nin cadhoonaya ayu u eegyahay.. uma eeka nin la aaminikaro, maalin qudha intu meel istaagay ma hadal o si qalbi furan uma hadal, wa ninka laba garanaynin waxa qalbigiisa ku jira o hadu xita yahay serial killer labama garankaro.. marka nin inu serial killer yahay la garanaynin ya u codaynaya??? looooooooool.. ala maxa dad waalan joogaan meesha..

Halkeh lagu arkay musharax u haysanin ina wax ugu muhiimsan eh u sameeya u yahay inu is iibiyo o dadka ku qanciyo inu yahay ninka ay tahay inay doortaan??? loooool.. waligay maan arag qof la mida cirro.. in fact cirro waxa kaso muuqata waxyaabihi gabadhi HIllary Clinton eh isku haysatay ina laga dambeeyo o mediaha iyo establishmentku supportgareenayo o markaana aanay bil qasab ku ahayn inay firfircooni ay isku macnayso u bahnayn o marki dambeh ki trump eh gabi ahaanti aha nin is iibiniya u cidlada ka helay.. cirro wa Hillary clinton .. wa tabti Hillary clinton.. weliba cirro wuxu aaminsanyahay inu wayayo election ka markaana animu maba fahamsani what game plan u hayo ninkani..

Hadu donayo inu meesha qabsado anigu waan sheegay waxa u banaan.. waxa u banaan inu firfircooni sameeyo.. wa inu taga ethiopia, kenya o la kulma dadka u taliya.. markaana wa inu meel kaleh o xasasiya taga sida Palestine ama Israil.. meel dadku ka hadlaan wa inu taga.. markaana wa inu sameeya a foreign policy coup.. wa inu dhiga wa weyn o arimaha dibeda o so dhaweeya aqoonsiga o kulmiyeh aanu samaynin.. because imika kulmiyeh wuxu sameeyay record cidi jabinkarto ma aha.. investment 440 millions dollars o lagu dhisayo dekeda berbera iyo cilaqaad military o maalin dhow lagu keeni doono diyaarado dagaal iyo radar iyo surface to air missiles o markaana diyaradihi kaso kacayay djibouti eh mareekanku isku xaaridoonaan o markaana mareekanku toos u imandoono madaxtoyada somaliland.. waxa cida recordka jabinkarta wa cid toos uga keenta cilaaqaad Netanyaahu iyo Donald trump o ku dhawaaqa inu aqoonsaday somaliland..

waata wax hortaagan cirro.. not some fucking joke iyo hadal madhan o laga keenay makhaayadi ina motherfucker..

fucking shit.. no booze rests his case
Name : no booze
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-30
waxa weeyeh marki hore waxa nala odhanjiray great booze up imikana waxa nala yidhahda no booze..

great booze up iyo no booze faraq weyn aya u dhaxeeya.. great booze up waxyaabo uma firsanjirin o wa iska qaadanjiray waxyabaha qaar.. but now wa no booze cida meesha kaso baxday o decree aya lagu mabnuucay boozeki .. mar hada la mabnuucay boozeki.. wax 110 per cent run aya la sheegaya.. marki hore waxaanu sheegaynay wuxu aha 80 per cent true.. imika wa 110 per cent true because our judgement aya 110 per cent perfect a imika..

marka waxaanu leenahay cirro game aya lo ciyaaray laakiin isaguna wa ku dhacaya gameka o ma garanayo sidi looga bixilaha.. waxa kaso muuqda lack of judgement cirro.. marka muse bixi wax ku qudbadeeyo inu isuguna ka daba hadlo ma aha.. wa inu dhinac intellectual intu arimaha ka eego meel laga filaynin ka so baxa.. because hadu kolba u jawaabo muse bixi sidi gambayar jawaabaysa wa lala yaabidoona..

wa inu keena political maturity.. wa inu kaso baxa meel kaleh.. foreign policy initiative wa inu keena ka weyn inta u sillanyo keenay.. because at the end of the day waxa dawlada kulmiyeh keenay ayu claimgareenaya muse bixi.. Muse bixi wuxu leeyahay wax kasta o sillanyo keenay aniga aya lug ku leh.. cilaqaadka dhaqaaleh iyo military eh kaso socda emirateka Muse wa claimgareeyay..

cirro waxa kaliya eh u banaan inu isaguna wax kaleh o meel kaleh u ka keeno o claimgareeyo inu keena.. uma bahna inu keeno inta kulmiyeh sameeyay ma dhicikarayso because kulmiyeh wa dawlad.. laakiin cirro wa inu hela formula salka ku haysa wax foreign policy strategy a o macneh weyn u yeelankara somaliland si markaana ummadu isaga uguso jeedsato.. waxaasina wa inu somehow keena aqoonsi ama wax u dhow aqoonsi .. which is almost impossible.. because dadka ku xeerani maba laha intellectual maturity ay sida ugula talinkaraan.. ya ku xeeran cirro: maxamad bixi yonis o cadhoonaya, xirsi o xagjir a, ina buuba o somaliweyn a.. iyo kuwo kaleh .. and we rests our case..

no booze
Name : dadweynaha
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2017-01-02
jawaan

allaha u naxariiste c/raxmaan tuur wuxuu ahaa mujaahid dalkan usoo halgamay. laakiin kolkay siyaasadii timid ayay bulshadii somaliland ee ay ugu horayso beeshiisa garxajis siiba habar yoonis iskaga hor yimaadeen. sidaas buuna madaxweyne cigaal kusoo baxay waayo cigaal wuxuu lahaa aqoon siyaasadeed waayo aragnimo iyo aqoon diplomatics ah.

muuse biixina wuxuu ahaa mujaahid dalkan usoo halgamay, laakiin kolkay siyaasada timaado bulshada somaliland ayay isaga hor imaan doonaan oo ay ugu horayso beeshan subeer awal ee uu sheegto siiba sacad muuse, sidaasna waxa guusha kaga qaadan doona c/raxmaan ciro oo inoo sheegtay aqoon siyaasadeed waayo aragnimo iyo xidhiidh diplomatics ah inuu leeyahay.

c/raxmaan ciro garabkiisa waxa fadhiya siyaasiyiin diplomasiyada ku ah ruug cada sida maxamed biixi yoonis, ambasador maxamed cali oo ah madaxweyne ku xigeenka xisbiga wadani.

mujaahidnimadu waa halkeeda oo noble prize keeda waa la isa siinaya. laakiin bulshada kolkay timaado iyo siyaasada guud ee qaranka, waxaanu rabna siyaasi aqoon leh waayo arag ah xidhiidhka diplomasiyada wax ka yaqaana.

muuse taa kuma aragno oo cira ayaanu ta ka haynaa. bulshadu waxay door bidaysa ciro isagaana dalkan hogaaminaya inoona noqon doona madaxweyne qaran.

cigaal, daahir riyaale, siilaanyo iyo c/raxmaan ciro waa siyaasiyiin ruug cada ah.

halka muuse biixi, c/raxmaan tuur iyo maxamed kaahin ka yihiin mujaahidiin askarnimo soo martay se khibrad u lahayn siyaasada.

i respect them halgankooda, but sorry siyaasada kolkay timaado we need qof khibrad leh, waxna yaqaana.

[ Reply ]



Name : Qodaaljoog
Subject : Re : wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-30
Walalayaal,
Somaliland waxay ku sii socotaa JIDKII COLAADAHA IYO BUTBUTKA. Waxaa soo fafhiisanaya TVyada dad isugu hanjabaya waji Qabiilinimo ah oo eedaabta ka baxsan oo aan waxba la isu reebayn.
Waxaa cad in la inagu dhexjiro oo cadawga dahsooni ku soo dhex-dhuumanayo LOOLLANKA DOORASHADA.
Anigu waxaan Ka baqayaa in DAGAAL- CEELEED dhaco mar kale.
Waa in shaqo laga qabto TVyada iyo suxufiga qalin-duuraha ee xaaraan-quuteyaal ah ee ka macaasha hoogga iyo dhibaatada ummadda masaaakiinta ah.
SALAAMAAT.

Name : Bulsho
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-30
Mudane Qodaaljoog.

Ha biqin Somaliland.

Illeyn Alle Aamin Ma Iisho Ifkee.

Way jirtaa sida aad sheegtay in ay gacantii dheerayd wax walaaqayso iyada oo ka soo dusaysa dhinaca Kulmiye. Hadana ha biqin Somaliland oo ka qalin jebisay dagaalada iyo dhibaatooyinka. Xaaladuna waa afka baarkiisa iyo bariiska maalintaas ay kuwa hadlayaa ka rabaan. Waa iska foof daran habow....
Name : dadweynaha
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-31
bulshada somaliland waa bulsho soo martay marxalado kala duwan, kana soo gudubtay maraaxiil aad u adag.

taqaana dhibka ay colaadu leedahay, leh marjac kolka khilaaf dhexdooda ahi timaado. taqaana kala dambayn khilaafkoodana ku xalisa wadahadal iyo isu tanaasul.

mana ahan bulsho colaad looga baqo. ilaahayse waxaanu ka baryayna inuu naga qabto wax alaale iyo wixii shisheeye ah ee nala damacsan dhib iyo burbur inuu inaga hayo.

se siyaasiyan kolka ololaha lagu jiro waa la isku tuur tuura hadalo aan munaasib ahayn.

waxaan xasuusta ereyadii udub u adeegsatay kulmiye oo ahayd inay kulmiye argagixiso yihiin inay somaliweyn yihiin inay yihiin dad dalka badh raba badhna rabin. hadana bulshadu kulmiye ayay dooratay.

maantana kulmiye tabtii udub buu isleeyahay isna ku dur wadani, laakiin bulshadu kaa la caayayo bay dooran doonta.

kolka waa ololaha siyaasi kolku rabo inuu xisbi xisbi kale iska reebo wax kastoo qadaafo leh waa ku hadla.

[ Reply ]



Name : dadweynaha
Subject : Re : wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-31
cali khaliif galaydh " danta yadaanu ka raacnay midnimada somalia, waxa inooga daatay dhiig iyo dheecaan cid inoogu hiilisa iyo cid inooga garowda ka waynay xamar, adeer danta yadaanu ka raacayna midnimada somalia" cali khaliif galaydh oo yidhi midnimada somalia maalahuu

http://khaatumonews24.com/2016/12/30/deg-def-daawo-videomadaxweyen-cali-khaliif-midnimada-soomaaliya-dantayadaanu-ka-raacnay/


viva united somaliland republic

Name : no booze: CIRRO WA FINISH
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-31
NINKA CIRRO LA YIDHAHDO WA FINISH.. WALEH HADU HAL VOTE KA HELO HARGEISA ADUUNKU WABAA ROGMANAYA.. CAR ONE VOTE HA KA HELO HARGEISA..

XITA LAASCAANOOD AYAANU ONE VOTE KA HELIDOONIN.. ANAGU GARANMAYNO WAXA NINKA CIRRO WELI U HADLAYO.. NINKAASI WAX VOTE HELO CAALAMKUBA WA YOOMAL QIYAAMEH AYU GALAYA.. CAR WAX U HELO AANU ARAGNO.. FUCKING SHIT..

WAX U HELO IYO MADAXWEYNEH U NOQDO.. WAA MAALINTA FAAGATYADA CAALAMKU AY CAALAMKA MAAMULAAN.. FUCKING SHIT.. MAALINTA AY MADAXWEYASHAA CAALAMKU AY GAY WADA NOQDAAN AYA CIRRO MADAXWEYNEH KA NOQONDONA SOMALILAND.. FUCKING SHIT..

DAGAAL SOKEYEH IYO DIINTA ABAHEED SOKEYEH O MEESHA KA DHACAYANA JIRIMAAYO.. HADU CIRRO SHEEKADA KEENO WAXA LA GAYNDOONA MAXKAMADA HAGUE EH CAALAMKA MARKAASA INTA MAXKAMADEEYO AYU KU DHIMANDOONA JAIL KU YAALA BELGIUM.. FUCKING SHIT.. MAXA MEESHA LAGU KIBRAY.. KIBIR IYO FUCKING AYA MEESHA LAGU BARTAY MIYA.. WA MAXKAMAD HAGUE TA CIRRO LA GAYNAYO HADU FATAALNIMO KEENO.. FUCKING SHIT..

WAARYADAHEEN INLEEN WAXA LO ERYANAYAY AXMAD MUMIN SEED WAXAY AHAYD SHEEKO XAFADI FUCKINGKA LAGA KEENAY O SOMALIWEYN A.. LOOOOOOOOOL.. FUCKING MOOOOOOOOOOOOTTTTTTTTTTTHHHHEEEERFUCKERS FOQAL MOTHERFUCKERS..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE
Name : no booze: MAXKAMAD CAALAMIYA AYA CIRRO KU SOCDA
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-31
WAARYADAHEEN MADAXWEYNEHNIMO AYAYDU KA HADLAYSAAN EE NINKAN CIRRO CAQLIGISU SIDU U SAMAYSANYAHAY WAXA U KU SOCDA WA MAXKAMAD CAALAMIYA.. LOOOOOOOOOOOL..

NINKANI WUXU CAQLIGISU JOOGA BERIGI DAGAALKI SOKEYEH.. LOOOOL.. WA NIN CADHONAYA O WAX U DHIMANYIHIIN.. MARKAANA CID NINKAN AAMINIKARTA ANAGU GARANMAYNO..

NINKANI SIYAASIBA MA AHA EE WA QOF WAALAN O CADHONAYA.. WAXANA TA LAGU OGAANKARA MARKA LA SO DHAAFO SIDU MAALINTI DHAWAYD U HADLAY EH LA MOODAYAY QOF WAX U DHIMANYIHIIN WATI LA OGAA INU PARLIAMENT DHEXDI KU DHEX FEEDHAY KU XIGEENKISI O WAXA LA HAYA YOUTUBE VIDEO ISAGO FEEDHAYA MAXAMAD BASHE FARAX.. LOOOOOOOOOOOOL.. NINKAASA DONAYA INU NOQDO MUSHARAX.. WAAR MAXA DAD WAALAN MEESHA JOOGA..

MALAHA WADANKAAN ILBAXNIMO WELI GAADHINEH MIYANA LA SAMAYNKARIN A POLITICAL ADVERTISEMENT CIRRO WAX FEEDHAYA IYO CIRRO LEH " XABALIHI AYA WELI QOYAN".. MARKAANA MUSE BIXI GADAAL KA ODHANAYO " I AM MUSE BIXI AND I SUPPORT THIS MESSAGE" ... LOOOOOOOOOOOL... FUCKING SHIT.. WAAR SAMEEYA POLITICAL ADVERTISEMENT O MEEL KASTA IYO CHANNEL KASTA SO GALIYA O LACAG KAGA BIXIYA O NINKAN HAWADA WA INU KA BAXA.. NIN WAALANI WA INA WAALIDISA LASO BANDHIGA.. INTAANU UMMADA WAX YEELO U KEENIN.. WAABA SERIAL KILLER NINKANI AYAANU U MALAYNAYNA ANAGU..

WAA NINKA KHIYAMEEYAY FAISAL CALI WARABEH, FEEDHAY BASHE MAXAMAD FARAX, KHIYAMEEYAY AXMAD MUMIN SEED.. LOOOOL.. WAABA INTU SAMEEYAY LABADI SANADOOD EH INA SO DHAAFAY O QUDHA.. KAASA LA LEEYAHAY WA MUSHARAX.. ALA MAXA DAD WAALAN MEESHA BOODAYA.. LOOOOOOOOOOL.. FUCKING WAALI FOQAL WAALI..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : no booze: WAAR BAL DAWAADA HEERKA LA KALA JOOGO
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-31
MUSE BIXI O TAFSIIR KA BIXINAYA QALCADI SAYID MAXAMAD CABDILEH XASSAN..

https://www.youtube.com/watch?v=A2XpXu23JoU

CIRRO O LEH "XABAALO AYA QOYAN IYO AKHIRO AYA DAD LOO DIRAYA"..

https://www.youtube.com/watch?v=lab9TGh8ybA

MALAHA CIRRO WAXAANU OGAYN SIYAASADU INAY TAHAY GAME LA CIYAARO O SI FIICAN LO CIYAARO.. MARKA GAMEKA SIYAASADA LA CIYAARAYO LOOMA HADLO SIDI QOF WAX U DHIMANYIHIIN O CADHAYSAN EE WAXA LO HADLA SI KALSONI KU JIRTO O ISAGO FARAXSAN O KALSOON O MARKAANA U DADKA KA DHAADHICIYA INU ISAGU YAHAY NINKA MEESHAN AY TAHAY INU DADKU DOORTO.. LAAKIIN NIN WAALAN O CADHONAYA CIDNA AAMINIKARIMAYSO..

NO BOOZE SUPPORTS THIS MESSAGE
Name : no booze: MUSHARAX MADAXWEYNEH O HANJABA HALKEH LAGU ARKAY
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2016-12-31
WAAR WAXAN IDIN WAYDIYAY MUSHARAX MADAXWEYNEH O HANJABA HALKEH LAGU ARKAY CIRRO HORTI???

JAWAABTU WA TAAN.. NIN NOCASIYA WAXA LAGU YAQAANA SIDI NINKI HITLER IYO NIMANKA CUNSURIYADA LEH EH JEAN MARY LE PEN EH FARANCISKA EH DHINTAY EH MAANTANA INANTISI DONAYSO INAY NOQOTO MUSHARAX MADAXWEYNEH IYO NINKA LA YIDHAHDO DAVID DUKE EE RACISTKA MAREKANKA.. DADKAA O KALEH AYA LA MOODA CIRRO.. CIRRO MARNABA UMA EEKA QOF MASKAXDISU HAGAAGSANTAHAY..

SHAQSI MASKAX HAGAAGSAN O NIYAD FICAN UMA EEKA AYANU LEENAHAY .. NINKA CIRRO WAXBA KA SIYA EE HA LA BAADHO SHEEKADISA IYO MASKAXDISA.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE SUPPORTS THIS FUCKING MESSAGE
Name : dadweynaha
Subject : Re :wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg.
Date : 2017-01-02
jawaan

muuse biixi iyo c/raxmaan tuur ilaahay ha u naxariiste waxay ahaayeen mujaahidiin dalkan usoo halgamay, biladaasi cidi kuma haysato in la siiyo.

laakiin labaduba may ahayn siyaasiyiin, siyaasadana waxba kama aqoon.

c/raxmaan tuur ba shacabkii somaliland ba ka horyimid oo ay beeshiisa garxajis ugu horaysay siiba habar yoonis, waxayna doorteen madaxweyne cigaal. sababtuna waxay ahayd siyaasada uma lahayn aqoon sida u dheer.

maantana muuse biixi shacabka somaliland ba ka hor imanaya, oo ay xitaa ugu horayso beeshan subeer awal siiba sacad muuse oo uu sheeganayo. waxaynuna wada dhisi doona c/raxmaan c/llaahi ciro isagaanu ka wada dambayn.

mujaahid nimo biladeeda la isa siinaya la iskuma hayo ee waxa weeye siyaasada maxaad ka taqaana, diplomatics ka aqoon intee leeg baad u leedahay. illeen dalal caalami ah baad la deal garaynaysaaye.

sababahay kusoo baxeen cigaal, riyaale iyo siilaanyo waxay ahayd oo lagu oga siyaasada inay yaqaanaan. waayo aragnimo aqoon siyaasadeed iyo aqoon diplomatics bay sheegteen.

ciro wuxuu inoo sheegtay maanta aqoon siyaasadeed iyo mid diplomatics ah. muuse taa kama hayno aan ka ahayn mujaahidnimo waa hore laga soo gudbay.

bulshadu waxay rabta cid wax u qabata oo wax tarta ee uma baahna nin mujaahidnimo laga soo gudbay ku faana.

nin ka dhabiya hanka bulshada somaliland ee ah dal midaysan oo ictiraaf ka haysta beesha caalamka. c/raxmaan cirona cay laguma weerari karo.

[ Reply ]


Pages : [ wada-hadala xukuumadda siilaanyo iyo kooxda khaatumo-seeg. 1 ]