Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ethiopia Oo Ka Hadashay Saamiga Dekedda Berbera Laga Siiyey.Curashada Bilsha Barakaysan Ee Ramadaan.The World Doen't Respond Until Children Are Dying....Madaxweynaha Maraykanka Oo Ka Sii Barakaystay Gidaarka Oohinta.Madaxa Maamulka Khaatumo-Seeg Oo Soo Gaadhay Caasimadda Hargaysa.Sanad Guurada 26aad Ee Madax-bannaanida Qaranimada JSLBBC: Somaliland One Of The Most Stable Places In Africa.Madaxweynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Degay Dalka Sacuudiga.Xuska Maalinta 18ka May Ee JSL.
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.

madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.

News


 http://gabiley.net/wp-content/uploads/2014/08/shidaal-baadhista-Somaliland.jpghttps://s-media-cache-ak0.pinimg.com/originals/66/6a/26/666a26dc02ba6c765c11b68b57648213.gifWasiirka Tamarta & Macdanta JSL ayaa shaaciyey in loo baahan yahay aqoon bulshadu u yeelato waajibaadka golaha deegaanka iyo xukuumadda dhexe marka laga hadlayo sahaminta shidaalka iyo shirkadaha ku hawlan.








http://www.somaliland.org/images/b/2016/12/Hussein.jpgWasiirka Tamarta & Macdanta Jamhuuriyadda Somaliland, Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, ayaa shaaciyey in loo baahan yahay aqoon bulshadu u yeelato waajibaadka golaha deegaanka, xukuumadda dhexe marka laga hadlayo sahaminta shidaalka iyo shirkadaha ku hawlan.

Eng. Xuseen Cabdi Ducaale, oo kaga qeybgalay magaalada Caynaba, kulan wacyigelin ah oo la xidhiidhay kaalinta bulshadda ee sahaminta shiidaalka, “Ujeeddada kulankani waa in lagu gudbiyo wacyigelinta bulshada ee hawlaha dhinaca shidaalka ee ka socda gobolka Saraar, kaalinta golaha deegaanka, xukuumadda dhexe, shirkadaha shidaalka iyo bulshada deegaanku ku leeyahiin horumarinta hawlaha sahaminta, iyo sidii dadku u heli lahayeen macluumaadka xaqiiqada ah,” Ayuu yidhi Wasiirka Tamartu. Wasiirku waxa uu intaas ku daray, “Xukuumadda Somalilan, oo u marayasa Wasaarada Tamarta iyo Macdanta waxay abuuri doontaa ilo waxsoo-saar waara, oo dhaqaale dadka wada gaadha iyo shaqo abuur ka soo baxo, isla markaana wadanku ugu guuro heerka dakhliga dhexe, si aqlabiyada shacabka Somaliland u gaadhaan faa’iidooyin dhaqaale, caafimaad iyo adeegyo bulsheed la taaban karo xilligan iyo mustaqbalka.”

Wasiirka Tamarta oo faahfaahin ka bixinayey qorshaha xukuumada iyo wasaarada Tamarta uga yaalla soo saarista kheyraadka dalka sida shidaalka, macdanaha, waxaannu yidhi, “Ka hor intaan la soo saarin kheyraadka dhulka Somaliland, waa inaan ku deynaa guulaha wadamadu ka gaadheen maamulka kheyraadkooda, loogana fogaado khaladaadka kuwa ku guul-daraystay, waxaan doonaynaa inaan u marno dariiqa wanaagsan si aan u gaadhno saameyntiisa togan ee dadka iyo dalkaba.”
Eng. Xuseen Cabdi Ducaale ayaa baaq guud ugu jeediyey shacabka Somaliland guddo iyo dibedba inay taageeraan dedaalada Wasaaradda Tamartu ugu jirto ka midho-dhalinta soo saarista kheyraadka dalka, “Waxaan ugu baaqayaa dhammaan shacabka Somaliland inay taageeraan dedaalada Wasaarada Tamartu ugu jirto horumarinta kheyraadka dalka, Ilaahay ha innoo sahlee. Waxaan ugu baaqayaa bulshada inay dulqaad muujiyaan, si aynu u noqono wadan ka faa’iidaysta kheyraadkiisa,”ayuu ku dooday Wasiir Xuseen.
Hawlaha sahaminta shidaalka ayaa lagu inay ka bilaabmaan gobolka Saraar, ugana sii gudbaan gobollada Togdheer, Daadmadheedh iyo Hawd, sida uu xaqiijiyay Wasiirka Tamarta Eng. Xuseen Cabdi Ducaale. Madaxda dhaqanka Gobolka Saraar, oo hoggaaminayey Jaamac Ibraahim Maxamed iyo Guddoomiye-xigeenka Gobolka Saraar ayaa si weyn u soo dhoweeyey hawlaha sahaminta shidaalka ee ka bilaabi doona deegaannada gobolkaas.
SL Media

Posted on Monday, December 26 @ 14:29:51 UTC by admin



madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka. - madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Mujaahid
Subject : Re : madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
Daawo Maqal Iyo Muuqaal:-Mujaahidiin Iyo Siyaasiyiin Dhaliilo Xooggan Huwiyay Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi


https://www.youtube.com/watch?v=s124i9a763c

Name : NO BOOZE: BULLSHIT
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
MARKA HOREH WAXA SO BAXAY DECREE MADAXWEYNEH O LAGU MABNUUCAYO BOOZKA.. BOOZKI WA LA MABNUUCAYA MADAAMA MANAGERKI MEESHAANU KA SHAAQAYNAY O MEESHA SHAQADA ISKU DHEX XAARTAY MARKA BOOZE SO CABTAY.. FUCKING SHIT..

WAXA KU XIGA INA MUSE BIXI U YAHAY SHAQSI .. MUSE BIXI MAXKAMAD CID U GAYNKARA O JIRTA MA JIRTO.. WA SHAQSI MUSE BIXI.. MUSE BIXI MA ODHAN CIRRO AYAN GAYNAYA MAXKAMAD.. WAXA MAXKAMAD GAYNKARA CIRRO O KHIYAAMO QARAN KU QAADIKARA WA QARANKA.. WA PARLIAMENTKA IYO GURTIDA.. SHAQSI WAX U SAMAYNKARO MA AHA EH MALAHA WAXAYDAAN FAHAMSANAYN WAXA DEMOQRADIYADA IYO QARANKU YAHAY.. MUSE BIXI MA AFWEYNEBA TALOW.. MEESHA MA DICTATOR DADKA XIDHA AYU YAHAY??? LOOOOOOOOOOOOL.. FUCKING SHIT.. WAAR WAYDU WALATEEN MALAHA..

CIRRO HA MACNEEYO WAXA NEWSPAPER KENYA LOOGUSO QORAY INU LA SHIRAY KOONFURTA SOMALIA EH LO TALIYO.. TAASA AY TAHAY INA CIRRO MACNEEYO..

MUSE BIXI MA AHA QARAN EH WA SHAQSI WAANA MUSHARAX MADAXWEYNEH.. HADU XITA MADAXWEYNEH NOQDO CIRRO KUMA GAYNKARO MAXKAMAD CID AYU LA SHIRAY.. MADAXWEYNEH IYO SHAQSI IYO INA MOTHERFUCKER CID MA GAYNKARAAN MAXKAMAD EH QARAN AYA GAYNKARA MAXKAMAD CIRRO.. WA ARIN QARANKA U TAALA O U TAALA GOLAYAASHA GURTIDA IYO PARLIAMENTKA.. FUCKING LOSERS FOQAL LOSERS.. MEESHA MA MAKHAYAD AYAYDU U HAYSATAAN MIYA.. LOOOOOOOOOOOOL..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE
Name : NO BOOZE: PETROLKA SOMALILAND AYA LA DOONAYA
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
SOMALILAND WAXA KU JIRA PETROL ILA YOMAL QIYAAMAHA LA GURANKARO.. KAASANA LA DONAYA EH OGAADA.. EAST AFRIKA O DHAN AYU PETROL KU JIRA WAXA MEESHA LOOGU WAASHAY WEEYEH ARINTAASI..

MAXA UNITED NATION LACAG UGU BIXINAYSA SOMALIA O DHILOWDAY, TA MIYA LA IS WAYDIYAY WELI.. MAXA ILA MAALINTI AFWEYNEH LA ERYADAY MEESHA AY UN U IMANAYSAY KOLBA?? TA MIYAYDU IS WAYDISEEN.. MARKA UNITED NATION LAGA HADLO YA BIXIYA LACAGTA UGU BADAN EH UNITED NATION?? TA MIYA LA IS WAYDIYAY??

MAXA DIYARADA UGASO DULAYAAN DJIBOUTI O USO GALAYAAN HAWADA SOMALILAND ??? TA MIYA LA IS WAYDIYAY?? MAXA DIYARADO HELICOPTER INTA DJIBOUTI KA IMADAAN USO FADHISANAYAAN SAYLAC .. UNA SO DULMARAYAAN HARGAYSA HABEEN KASTA?? TA MIYA LA IS WAYDIYAY??

SOMALILAND PETROL AYA KU JIRA MA EHEH.. WAXA MEESHA MOTHERFUCKERKA KU JIRA PETROL CAADIYA IYO MIDKALEH O DHAGAXAHA KA BUUXA O FRACKING LAGAGASO SAARIKARAYA IYO SADEXDA BOQOL EH SANADOOD EH SO SOCDA..

MARKA INA LA INA XASUUQO O PETROLKA SADEXDA BOQOL EH SANADOOD LA GURTO AYA LA DOYANA EH OGAADA.. FUCKING SHIT.. TECHNOLOGY FRACKING LA YIDHAHDO AYA JIRTA O MEESHA IN YAR O PETROL LAGA HELO.. AYA INTA CHEMICAL LAGU SHUBO DHAGAXAHA AYA BIYO XOOG KU SOCDA LAGU SHUBAYA MARKAANA PETROL AYA KASO BAXAYA DHAGAXAHA O FARABADAN O KA BADAN PETROLKA KALEH EH CAADIGA.. MARKA PETROLKA CAADIGA HADA MARBA LA HELO MEESHU SIDAY U DHANTAHAY DHAGAXA AYU KA BUUXA PETROL KALEH O DHAMANAYNIN.. YEMENTA LA XASUQAYO IYADANA WA SIDASI O PETROL AYA KA BUUXA FRACKING LAGAGASO SAARIKARAYA.. FUCKING SHIT.. SHEEKADU WA TAASI.. MARKA UMMADAHA MEESHA KU NOOL AYA LA DONAYA SIYABAHA UGU FUDUUD EH LO XASUUQIKARAYO SI MEESHA LO YIMAADO O PETROLKA LOOGALA SO BAXO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE RESTS HIS CASE.
Name : NO BOOZE:AQONSIGA SMLD WUXU KU CIDHANYAHAY RADAR + MISSILES
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
SADEX HANTIYOOD AYAY LEEDAHAY SOMALILAND

WAXAY SADEXDA HANTIYOOD KALA YIHIIN: DHULKA + CIRKA + BADA..

WADAMADA CAALAMKU BADANKOODU WAXAY LEEYIHIIN O QUDHA DHULKA IYO CIRKA..

WAXA TA KASI DARAN INA SOMALIALND AY LEEDAHAY HANTI BADA IYO CIRKA O DUNIDU AY BIL QASAB KU TAHAY INAY MARTO HADAY DONAYSO INAY ISKAGA GUDUBTO EUROPE IYO ASIA..

MARKA WAXA LA DONAYA INA CIRKA IYO BADA LA INAGA FARAMAROOJIYO..

MARKASA WAXA TA KA DARAN INA MEESHA LAGU OGAADAY INA PETROL KU JIRO DHAMANAYNIN.. MARKAASA LA DONAYA HADANA IN DHULKA LA INAGA QAADO.. FUCKING SHIT..

WAXA NO BOOZE KU TALINAYA INA MARKEEDA HORE SI DEGDEGA LO SAXEEXO HESHIIS MILITARY O LALA SAXEEXDO UAE SI AY MEESHA U KEENTO DIYAARADO MILITARY.. TAASINA AY KHALKHAL GALIDOONTO DIYARADAHA KALEH EH MEESHA MARAYA.. MARKAANA LAGA SAXEEXO UAE INAY GACANTA U GALISO CIDANKA QARANKA SOMALILAND RADAR MODILE A IYO SURFACE TO AIR MISSILES O LA DHIGO XUDUUDA AY DJIBOUTI LA WADAAGTO SOMALIALND IYO XEEBTA O DHAN IYO MEELAHA KALEH O WELIBA AY RADARKAASI YO SAWARIKHDA IS WATA AYA YIHIIN KUWA SAARAN GAWAADHI O MOBILE A O MEEL KASTA LA GAYNKARO O ANY TIME SO RIDAYA DIYAARADAHA MEESHA ISKASO GALAYA..

MARKA SOMALILAND YEELATO MOBILE RADAY IYO MOBILE SURFACE O AIR MISSILES.. WAXA MARKAABA SOMALILAND LAGALA HADLIDOONA SIDI AQOONSIGA LO SIINLAHA O CILAQAADYO LOLA GALILAHA BECAUSE MOTHERFUCKERADAN MEESHA ISKASO GALAYA AYAY ARINTAASI KHATAR KU NOQONDOONTA.. SOMALILAND AYA CIRKEEDA LASO GALIKARA AYA KHATARI KA IMANAYSA.. MARKA WA INA LA AQOONSADA..

MARKA AQOONSIGA SOMALIALND WUXU KU XIDHAN YAHAY WA MOBILE RADAR AND MOBILE SURFACE TO AIR MISSILES.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE ONE MORE FUCKING TIME..
Name : NO BOOZE: LABA GROUP AYA KA JIRA SOMALILAND
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
SOMALILAND LABA GROUP AYAY LEEDAHAY:

GROUP WUXU DONAYA INA SOMALILAND LO TALIYO, WUXUNA KA KOOBANYAHAY GROUPKAASI: MAXAMAD BIXI YONIS, CABDIRAHMAN CIRRO, XIRSI, INA BUUBA, CALI AREEYEH.

GROUP KALEH O KASO HORJEEDA INA SOMALILAND LO TALIYO, WUXUNA KA KOOBANYAHAY GROUPKASI: MUSE BIXI, AXMAD SILLANYO, CALI WARANCADEH, FAISAL CALI WARABEH, JAMAL CALI XUSSEIN, SALEBAAN XAGLE TOSSIYEH, AXMED ISMACIL SAMATAR.

LABADA GROUP AYA MEESHA KU TARTAMAYA EH OGAADA..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE.

[ Reply ]



Name : NO BOOZE: POLITICAL VIOLENCE WA INA LA JOOJIYA
Subject : Re : madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
WAXANU SO JEEDINAYNA INA SI DEGDEGA LO JOOJIYO POLITICAL VIOLENCE MEESHA JIRTA.. WA INA QOFNA LAGU WEERARIN ARIMO SIYAASADEED..

ARIMAHA SIYAASADA SIDAY U JIRAAN WAANU SHEEGNAY, MEESHA CID KASTANA COD AYAY DHIIBANDOONTA.. CIDA AANU KU KALSONAHAY INAY SO BAXAYSONA WA LA OGYAHAY.. MARKA POLITICAL VIOLENCE AMA WEERAR SIYASADAYSAN IYO DAD LA WEERARO O JIDH DHIL LOOGU GAYSTO HARGAYSA SIYASADOODA WA INA LA JOOJIYA..

DEMOQRADIYADU MA OGOLA WERARO SIYASADAYSAN.. WA INA LA JOOJIYA AYAANU LEENAHAY.. DADKA WAXA SAMAYNAYA WA INA LA QABTA.. ANAGU MA OGOLIN POLITICAL VIOLENCE MARNABA.. DADKA SIYASADOODA INA LAGU WEERARO WA WAXA UGU HOREEYA EH KA SO HORJEEDA QARANIMADA IYO XORIYADA U CONSTITUTIONKA SOMALILAND SIYAY MUWADINIINTA SOMALILAND.. WAANA DAMBI .. MARKA DAMBIGA IYO CRIMINALITY HA LA JOOJIYO AYAANU LEENAHA.. CIDI WAXA SAMAYNAYSANA WA INA LA QABTA O MAXKAMADA LA GEEYA AYAANU LEENAHAY.. ..

NO BOOZE

Name : NO BOOZE
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-26
ANAGU WAANU SHEEGNAY SHEEKADU MEESHAY KA SOCOTO IYO HALKAY U SOCOTO:

POLITICAL VIOLENCE JOOJIYA.. MEESHANA WA INA SI DEGDEGA DORASHADA LO QABTA.. IYO INA INTAANAY DORASHADU DHICINBA WA INA SILLANYO SI DEGDEGA U SO SAXEEXA HESHIIS MILITARY O UAE .. ISLA MARKAANA HESHIISKASI SI DEGDEGA LOO HORGEEYA PARLIAMENTKA O LA HIRGALIYA.. ISLAMARKAANA WA INA SI DEGDEGA LO HELA MOBILE RADAY IYO MOBILE SURFACE TO AIR MISSILE O WA INA SI DEGDEGA CIDANKA QARANKA SOMALIALND GACANTA UGU DHIGA AIR SPACEKA SOMALILAND.. WA INA ARINTANI SI DEGDEGA U DHACDO.. HADAL MADHAN IYO SHEEKO GABAMYAR LOOMA BAHNA..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE
Name : NO BOOZE: SHEEKADU WA PETROL SIDAY U DHANTAHAY
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-27
WAXA SIRDOONKA MADAXABANAAN KA CODSANAYA MADAXWEYNEH SILLANYO INU SI DEGDEGA USO SAXEEXO CILAQAAD MILITARY.. DEGDEG AYAANU RABNA.. O SI DEGDEGA LOOGU KEENO HESHIISKA PARLIAMENTKA O DEGDEG U ANSIXIYAAN..

SHEEKADU PETROL AYAY KU BILAABANTA KUNA DHAMAATA.. PETROL DAD KU WAASHAY AYA ADUUNKA KU NOOL O MEESHAN U HAYSTA INA PETROL KA BUUXO..

MARKA WA INA SI DEGDEGA LO HELA MOBILE RADAR IYO MOBILE SURFACE TO AIR MISSILES O AIR SPACEKA SOMALILAND U NOQDA MID KU JIRA GABI AHAANTI GACANTA CIDANKA QARANKA SOMALILAND.. FUCKING SHIT..

WA INA DHINACA XUDUUDA DJIBOUTI IYO XEEBTA GALBEEDKA SOMALILAND IYO SOMALIALND INTEEDA KALEH LA DHIGA MOBILE RADAR IYO SURFACE TO AIR MISSILES.. WA INA AIR SPACEKA SOMALILAND NOQDA MID KHATARI KA IMANAYSO GO GALITAANKISA.. MARKAANA LAGU DHAWAAQA INA KHATARI KA IMANAYSO SO GALITAANKA AIR SPACE EH SOMALILAND.

NO BOOZE.
Name : NO BOOZE: SHEEKADU WA PETROL SIDAY U DHANTAHAY
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-27
WA INA CIDA SO GALAYSA AIR SPACEKA SOMALILAND AY SAXEEXDA HESHIISKI AY KUSO GALILAHAYD AIR SPACEKA SOMALILAND O MARKAY AIR SPACEKA SO GALAYSO AY TELEPHONE IYO RADIO KULA XIDHIIDHA CIDANKA QARANKA SI DIYARADAHOODA LOSO RIDIN..

WAANA CIDA SO GALAYSA AIR SPACEKA SOMALIALND EH DIYARADO CIDAN KEENAYSA AY CADAYSO WAXAY USO GALAYSO AIR SPACEKA SOMALILAND.. WAANA INAY SAXEEXDA HESHIIS BUUXA O WADA SHAQAYN A O LA YEELANAYSO CIDANKA QARANKA IYO DAWLADA SOMALILAND SI HADAY WAX DHACAAN CID LOO RAACO LO HELO.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE
Name : NO BOOZE: WA INAYDU XASUUQ U DIYARGAROWDAAN FUCKING SHIT
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-27
SIRDONKA MADAXBANAAN MARKU XISSAAB ISKU GEEYAY WUXU KULA TALINAYA SOMALILAND INAY XASUUQ U DIYARGAROWDO..

MARKA MEEL LA DOONAYO INA LA XASUUQO O WELIBA LOOGA DAN LEEYAHAY PETROL IYO FUCKING SHITKALEH WAXA MARKEEDA HORE LA SAARA CUNAQABATAYN DHAQALEH.. WAXA KU XIGTA INA LALA WAREEGO CIRKEEDA.. CIRKEEDA O DHAN AYA LALA WAREEGAYA MARKAANA DIYAARADO DAGAAL AYA ISKA QAADANAYA CIRKEEDA.. MARKA LABADA LA ISKU HELO EH MEESHA SI FIICAN LO OGAADO WAXAY TAHAY IYO TIRADA CIDAMADEEDA IYO SALDHIG MILITARY AY LEEDAHAY IYO AWOODEEDA MILITARY IYO SIDA UGU SAHLAN EH LO QABSANKARO MADAAMADA CIRKEEDA LA HAYSTO O EVERYDAY LA ISKA DUL MARAYO O LA SAWIRANAYO WAXA MEESHA JOOGA.. MARKA WAXA LA KEENAYA ARIN CRISIS O LA ODHANAYO WAXBA MEESHA JIRA MARKANA WA INA LAGU DUULA SI WAXA KHATARTASI MEESHA JIRTA LOOGA HORTAGO.. MARKANA WA LAGU DULAYA O WA LA QABSANAYA.. MARKAANA WAXA LA KEENAYA CONTRACTORS IYO SHIRKADIHI PETROLKA O BIL QASAB AYA LAGU QAADANAYA PETROLKA..

TAASA IDINKUSO SOCOTA O WAXYAABIHI UGU HOREYAY AYA SI FIICAN LO ARKAYA MAANTA.. CUNAQABTAYNTI DHAQALEH WA JIRTA.. CIRKI INA LALA WAREEGO AYA LA DOONAYA.. INTA KALEH WA IMANAYSA..

WAXAANU KU TALINAYNA INA MARKEEDA HORE CIR IYO DIINTA ABIHI O LALA WAREEGA AANU JIRIKARIN.. DHAQAALEH CUNAQABATAYN LA SAARAY ISKA QAADA O U YEEDHA SI DEGDEGA UAE O DHISA PORTKA.. CIRKANA WA INA SI DEGDEGA LO SAXEEXA CILAQAAD MILITARY O MARKAANA LA KEENA DIYARADHA UAE IYO MOBILE RADAR IYO SURFACE TO AIR MISSILES.. WA INANAY JIRIKARIN DIYAARAD SO GASHA HAWADA SOMALILAND IYADO LAGA WAR HAYNIN.. FUCKING SHIT..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE.
Name : INA GHELEH YA U OGOLADAY INA DIYARADO KA IMADAAN WADANKISA
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-27
WA AYO CIDA OGOLATAY INA INA GHELEH FAAGAAT SALDHIGYO SIIYO AJAANIB MARKAANA AY DIYARADO KASO KACAAN DJBOUTI O SO GALAAN AIR SPACEKA SOMALILAND?? ARINTA YA OGOLADAY??

YA OGOLADAY INA INA GHELEH FAAGATLACAG KAGA QAATO MAREEKAN IYO CHINESE IYO INA MOTHERFUCKERS INAY DIYARADAHOODA JOOGAAN DJIBOUTI O LA SIIYO LACAG INA GHELEH DAMEER SI AY MARKAANA UGU SAMEEYAAN VIOLATION AIR SPACE KA SOMALILAND..

LABADA ARIMOOD AYA HORYAALA SOMALILAND.. MIDA WA INA GHELEH IYO DJIBOUTI.. TA KALEH WA CIDA SO GALAYSA MEESHA.. LABADA ARIMOOD AYA MEESHA JIRA.. LACAG AYA LAGU QAADANAYA SIDI SOMALILAND LOSO GALILAHA O MARKAANA LO DUL MARILAHA.. O DIYARADO MILITARY U DUL MARILAHAYEEN O KHATAR U GALINLAHAYEEN SOMALILAND.. SOMALILANDNA ONE PENNY LAMA SIINAYO EH INA GHELEH DAMEER AYA SALDHIGYO LACAG DIYARADO KHATAR GALINDOONA SOMALILAND LACAG KU QAATA.. MARKAASU KOLBA MEESHA USO DIRA AFAR MOTHERFUCKERS O KU YIDHAHDA LASO HADLA SOMALILAND..

WAARYADAHEEN BAL HORTA MARKEEDA HORE INA GHELEH ISKA CELIYA.. MOTHERFUCKERKAASI CID ISKA CELISA MIYA LAGA WAAYAY SOMALILAND/??? FUCKING SHIT.. CID INA GHELEH MAALIN QUDHA U HANJABTA MIYAANAY JIRIN MEESHAN SOMAILAND EH CAQLIGA KA WASSAN??? FUCKING SHIT..

MARKA IMIKA SOW MA FAHMAYSAAN INA LA YIDHAHDO SOMALIALND SOMALIA AYAY KA MID TAHAY.. WA AIR SPACEKA HA LA ISKA ISTICMAALO IYADO SOMALILAND WAXBA LAGA WAYDINAYNIN.. O WELIBA ANY ASSHOLE O INA GHELEH DAMEER UGU HOREEYO HA KU HELO LACAG DIYARADO KASO KACAYA DHULKISA O ISKASO MARAYA SOMALILAND WAXAY DONAAN SAMAYNAYA.. CID NINKA INA GHELEH U HANJABTA WA INA LA HELA MEESHAN.. SHIT.. MARKAANA WA INA LA HELA MOBILE RADAR IYO MOBILE SURFACE TO AIR MISSILES.. WA INA AIR SPACEKA SOMALILAND U NOQDA QAALI SO GALITAANKISU INLEEN WAX KASTA LACAG AYA KU SOCOTAYEH.. WA INA MEESHA U KA DHACA INFLATION MOTHERFUCKERA SIDA DOLLARKA MAREEKANKU INFLATION U GALIYAY SOMALILAND WA INA SOMALILANDNA GALISA INFLATION SO GALITAANKEEDA CIRKEEDA O DHAN.. FUCKING SHIT..

WA IN SIDA KALIYA EH AIR SPACEKA SOMALIALND LAGU GALAYA AY NOQOTA INA MAREEKANKU TOOS U YIMAADO SOMALILAND O SALDHIG UGA SAMAYSTO O AANU MEEL KALEH KA IMANKARIN BECAUSE WA LASO RIDI DIYARADAHISA.. WA INA SOMALILAND TIDHAHDA WE MEAN BUSINESS YOU MOTHERFUCKERS..

NO BOOZE RESTS HIS FUCKING CASE

[ Reply ]



Name : Mujaahid
Subject : Re : madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-27
Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ee dalka UK Xuseen Aadan Cadde waxa uu fool-xumo siyaasaddeed iyo aragti gurracan ku tilmaamay Weerarkii lagu waxyeelleeyay Xoghayaha Caddaalada iyo Garsoorka ee Xisbigaas Haldoor Barkhad Jaamac Batuun iyo Guddoomiyaha Dhalinyaradda heer qaran Maxamed Sadiiq Dhamme.

Guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee carriga Ingiriiska Xuseen Aadan Cadde waxa uu sheegay in falkaasi uu ka yimid Xisbul-xaakimka taagta daran ee ku guuldaraystay hoggaaminta ummaddan, isla markaanna waxa uu iftiimiyay heerka uu taagan yahay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, kaasoo uu tilmaamay inuu rafadkii u danbeeyay ku jiro, waxaannu marag iyo markhaati ka dhigtay labaddii Weerar ee sida gaadmadda ah dhaawacyadda loogu gaystay laba Sarkaal oo ka tirsan Xisbiga WADDANI.


Mudane Xuseen Aadan Cadde waxa uu sidaa ku sheegay mar uu khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews, waxaannu ka hadlay falka lagu dhibaateeyay Xoghayaha Caddaalada iyo Garsoorka Barkhad Jaamac Batuun iyo Guddoomiyaha Dhalinyaradda heer qaran ee Xisbiga WADDANI Maxamed Sadiiq Dhamme, heerka uu KULMIYE taagan yahay iyo Warka ku saabsan in Guddoomiye iyo Wefti uu hoggaaminnaayay la kulmeen Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Cumar-Cabdirashiid-Cali-Sharmaarke.iyo arrimo kale.

Guddoomiye Xuseen Aadan Cadde oo ka hadlaaya weerarradii dhagaraysnaa ee Dhalinyaradda Xisbiga WADDANI lagu qaadday waxa uu yidhi “Runtii aad-baan uga xumahay Weerarka lagu waxyeelleeyay labadda Mas’uul ee dhalinyaradda ah Maxamed Sadiiq Dhamme iyo Haldoor Barkhad Jaamac Batuun. Waxaan qabaa in Xisbiga talada haya ee KULMIYE uu xammili karri waayay dhaliilaha karkaaradda jabshay ee ay Xoghayaha caddaalada iyo garsoorka Barkhad Jaamac Batuun iyo Guddoomiyaha dhalinyaradda heer qaran ee Xisbiga WADDANI Maxamed Sadiiq Dhamme ay farta ku fiiqaan, iyagoo shacabka Somaliland u hogo-tusaaleeya boobka, sharci-jebinta, musuqa, eexda, qaraabo kiilka ay isku bahaysteen Xukuumaddan iyo Xisbigeedda KULMIYE, waanann cambaaraynayaa talaabaddaas foosha xun oo aad uga arradan hab-dhaqanka siyaasaddeed ee dalkeenna.” Ayuu yidhi Guddoomiyaha UK ee Xisbiga WADDANI Xuseen Aadan Cadde.

Waxaannu intaas ku daray oo uu yidhi “Waxaan leeyahay Barkhad iyo Maxamed waa laba Mas’uul oo dhalinyaro ah oo garannaaya Waajibka saaran, waa xilkas u feejigan inay goorkasta si tolmoon oo dal jecayl ka muuqdo uga hadlaan dayaca iyo boobka lagu hayo shacabkoodda dan-yarta ah, indhahanna ka qarsan maayaan dhaliilaha is wada barkan ee Xisbiga KULMIYE iyo Xukuumaddan fadhiidka ah, waanan aaminsanahay inaanay ku joogsanayn hanjabaad iyo weerar midkoodna, annagunna waannu hareerro joognaa oo ka laaban mayno sheegidda xaqa.” Ayuu yidhi Mudane Xuseen Aadan Cadde.

Waxa kale, oo uu guddoomiyaha Xisbiga WADDANI ee dalka UK Xuseen Aadan Cadde waxa uu warar maalmihii u danbeeyay uu Xisbiga KULMIYE buun-buunninaayay, kaasoo ahaa in Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro iyo Wefti uu hoggaaminnaayay ay magaalada Nairobi kulan kula qaateen Ra’iisal-wasaaraha Soomaaliya Cumar-Cabdirashiid-Cali-Sharmaarke, waxa uu warkaas ku tilmaamay mid aan jirin oo Xisbiga KULMIYE uu miciinsadday, waxaannu yidhi “Horta in Xisbigii KULMIYE uu itaalkiisa ogaadday waxaad ku garataa Been ummadda loo sheego iyo Weerar lagu qaaddo Siyaasiyiinta Xisbiga WADDANI ayaa ka soo hadhay. Aragti siyaasaddeed iyo Himillo ummaddeed midna malaha, waxaad ka war haysaan intii Xukuumaddaa KULMIYE talada dalka gacanta ku haysay kaddeed iyo mushkulladaha ay shacabkaa dan-yarta ah ku hayaan. Xukuumaddan waxay ku hawlan tahay aruursiga shillimaadka yar ee danyartii laga qaadday-ba u baahan tahay, waxay ku hawlan tahay kala qaybinta shacabka Somaliland oo aad arkaysaan Qabyaaladda uu dalka geliyay Xisbiga KULMIYE, waxaan leeyahay IIaahay-baa idin arkaaya oo la iskaga tagi maayo. Xisbiga WADDANI waxa uu gurmad ugu jiraa Shacabka abaaruhu saamaynta xun ku yeesheen, intaad ku jeeddaan Sawirrada la isku keenkeennay iyo beenta aad faafinnaysaa waxa ka habboon idinka hoos ku eegga Sixir-bararka iyo Abaaraha ay ummaddani la ildaran tahay.” Ayuu yidhi Md. Xuseen Aadan Cadde.

Name : NO BOOZE: CALI AREYEH AYA U BAAHAN IN LUGAHA LA JABIYO
Subject : Re :madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2016-12-27
KUWA DADKAN WAX YEELAYNAYA WAABA WAALANYIHIIN.. KI DADKA CAAYAYAY LUGAHA MA JABINAYAANEH DAD WAX AY SAMEEYEEH IYO CID AY CAYEEN JIRIN AYAY PROBLEMYADOODA LA DUL KORAYAAN.. DAD WAALAN AYA MEESHA JOOGA AYAAN U MALAYNAYA..

NINKA CALI AREYEH AYA UGA BAAHAN INA LUGAHA LA JABIYO NOT BARKHAD BATUUN AND THE OTHER GUY, AS FAR AS WE KNOW DADKAN AY FARAHA ULA TAGAYAAN WA DAD BULSHADA SHAQO U HAYA O EDEB LEH.. KI CIYAALASUUQA AHA EH CALI AREYEH NAGAMA EDBINAYAAN EH DAD EDEBLEH AYAY FARAHOODA ULA TAGAYAAN .. SHIT..

NO BOOZE.

[ Reply ]



Name : yes yidhi
Subject : Re : madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka.
Date : 2017-01-17
shidaalka oodweyne iyo dhulalakaa laga baadhayo way dagdagaysiiya dawolada ma dhalanee dhowrtaysaa ogaa inay umada madaxa isku galisuun doonayaa shidaal hala baadho hala sahmiya waxba kuma jibna lakiijnse wakhtigeeda iyo xiligeeda hala gaadho dadkii lagama dhaadhicinee degdeg badaan dawladaydu


[ Reply ]


Pages : [ madaxda jsl oo degmada saraar ka bilowday wacyigelin arr. sahaminta shiidaalka. 1 ]