Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
G/Le Sare Jidhif Oo Xogla'aan Ku Sifeeyey Bixinta Saldhig Millatary BerberaHogaanka Ciidanka Bilayska JSL Oo Heegan La Geliyey.Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2017.Aqoonyahanka JSL Ee Dalka India Oo Kulan Yeeshay.Safiirada JSL Ee Caalamka Oo Ku Wada Shiray Hargaysa.Wada-Hadala Xukuumadda Siilaanyo Iyo Kooxda Khaatumo-Seeg.Madaxda JSL Oo Degmada Saraar Ka Bilowday Wacyigelin Arr. Sahaminta Shiidaalka.Xuska Dhalashada Nebi Ciise ( SCWS ) Ee Magaalada Bethlehem.Dawladda Israa'iil Oo Iskaga Baxaysa Jimciyadda Qaramada Midoobay ( UN ).
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dawladda israa'iil oo iskaga baxaysa jimciyadda qaramada midoobay ( un ).

dawladda israa'iil oo iskaga baxaysa jimciyadda qaramada midoobay ( un ).

News


 http://www.unic-eg.org/eng/wp-content/uploads/2014/12/UN-Logo-660x330.jpghttp://www.youngprogressivevoices.com/wp-content/uploads/2015/10/Netanyahu.jpgRa'iisal Wasaaraha Israa'iil ayaa sheegay in uu ku amray Wasaaraddiisa Arrimaha Dibadda in ay samayso soo afjaridda xidhiidhka Ururka Qaramada Midoobeey.









http://www.youngprogressivevoices.com/wp-content/uploads/2015/10/Netanyahu.jpgRa'iisal Wasaaraha Israa'iil Mr. Benjamin Netanyahu, ayaa sheegay in uu ku amray Wasaaraddiisa Arrimaha Dibadda in ay qiimeyn ku saabsan soo afjaridda xubinimada iyo xidhiidhkooda ay Qaramada Midoobeey la wadaagaan oo aanay u bahnayn. Waxaana ka mid ah qeybaha ay qiimeynta ku sameynayaan dhaqaalaha ay Israa'iil siiso QM iyo joogitaanka Wakiillada QM ee Israa'iil.

Ra'iisal Wasaaraha Israa'iil ayaa hadalkaas ku dhawaaqay maalin ka-dib markii Golaha Ammaanka ee QM uu meel mariyay qaraar ka dhan ah guryaha laga dhisayo dhulka la haysto ee Falastiiniyiinta.

Madaxweynaha Maraykanka Mr. Trump ayaa isaguna dhinaciisa hakiyay go'aanka QM ee ka dhanka ah Israa'iil.

Qaraarka QM ayaa waxa uu dalbanayaa in la joojiyo deegaameynta iyo dhismayaasha Israa'iil ay ka wado meelaha ay ka mid yihiin Qudus iyo Daanta-Galbeed.Mr. Netanyahu ayaa go'aankaas QM ku tilmaamay mid ceeb ku ah oo aan qalmin.

Waxaanu wacad ku maray in waqti yar gudihiisa la laali doono go'aankaas QM.

Media

Posted on Sunday, December 25 @ 11:52:05 UTC by admin



dawladda israa'iil oo iskaga baxaysa jimciyadda qaramada midoobay ( un ). - dawladda israa'iil oo iskaga baxaysa jimciyadda qaramada midoobay ( un ).

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : XYZ
Subject : Re : dawladda israa'iil oo iskaga baxaysa jimciyadda qaramada midoobay ( un ).
Date : 2016-12-27
Trump Oo U Hanjabay QM.

Trump oo Qaramada Midoobay ku tilmaamay murugo socota.

Qoraal uu ku baahiyey bogga uu ku leeyahay shabakadda Twitter-ka ayaa Trump ku sheegay in Qaramada Midoobay oo noqon kari lahayd mid wax tartaaa ay noqotay gole ay iskugu yimaadaan dadku oo ku haasaawaan wakhti fiicanna ku wada qaataan.

Todobaadkii hore ayuu si shakhsi ah u faro galiyey oo isku dayey inuu hakiyo cod bixintii Golaha Ammaanku u qaadayey qaraarkii cambaaraynayey deegaameynta Israel ka wado daanta galbeed.

Kama dambaystii waxa qaraarkii la meel mariyey Jimcihii, tallaabadaasina waxay Trump ku dhalisay inuu bixiyo digniin ah in arrimuhu sida ay yihiin ka duwanaan doonaan marka isaga loo caleemo saaro madaxweynenimada.


[ Reply ]


Pages : [ dawladda israa'iil oo iskaga baxaysa jimciyadda qaramada midoobay ( un ). 1 ]