Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
G/Le Sare Jidhif Oo Xogla'aan Ku Sifeeyey Bixinta Saldhig Millatary BerberaHogaanka Ciidanka Bilayska JSL Oo Heegan La Geliyey.Sanad Wacan Oo Wanaagsan 2017.Aqoonyahanka JSL Ee Dalka India Oo Kulan Yeeshay.Safiirada JSL Ee Caalamka Oo Ku Wada Shiray Hargaysa.Wada-Hadala Xukuumadda Siilaanyo Iyo Kooxda Khaatumo-Seeg.Madaxda JSL Oo Degmada Saraar Ka Bilowday Wacyigelin Arr. Sahaminta Shiidaalka.Xuska Dhalashada Nebi Ciise ( SCWS ) Ee Magaalada Bethlehem.Dawladda Israa'iil Oo Iskaga Baxaysa Jimciyadda Qaramada Midoobay ( UN ).
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main


- Home - News - Articles - Health - Opinion - Feedback - Search - Archive - Submit News

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy.

dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy.

News


 http://nileacademy.ca/wp-content/uploads/2016/10/nile-academy-logo.pnghttp://www.presentermedia.com/files/animsp/00010000/10746/question_mark_thinker_text_md_wm.gifDawladda Turkiga ayaa Xukuumadda JSL ka codsatay inay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maalgeliyo siyaasiga lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay.








Dawladda Turkiga ayaa xukuumadda JSL ka codsatay in ay xidho dugsiga waxbarasho ee Nile Academy oo uu maalgeliyo siyaasiga lagu eedeeyay inqilaabkii fashilmay ee Turkiga ka dhacay Mr. Fethullah Gülen.

Wefti uu hoggaaminayo Danajire Olgan Bekar, oo ah Safiirka Turkiga u jooga Somaliya oo uu weheliyey Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Dibadda ee Baarlamaanka Turkiga Xildhibaan Dr. C. Kani Torun oo isna hore u ahaa Safiirka Turkiga ee Somalia, ayaa si rasmi ah Xukuumadda JSL uga codsaday in ay xidho dugsigaas, iyaga oo ballan qaaday in ay buuxinayaan kaalinta waxbarasho ee uu dugsigaas Nile Academy baneeyo.

Ilo xogogaal ah ayaa sheegay in Xukuumadda JSL diblomaasiyiintan Turkiga ah ugu jawaabtay in ay ka war sugaan muddo laba toddobaad ah, iyada oo aan la kala garan karin in ay xukuumaddu ku xidhi doonto dugsigaas muddada ay u qabatay iyo in ay mar kale ka gaws adaygi doonto.

Xukuumada JSL ayaa hore u caddaysay in aanay xidhi doonin dugsigan, maadaama aanu wax dambi ah ka gelin Dalka JSL.

Laakiin waxa muuqata in Dawladda Turkigu doonayso in ay JSL saarto cadaadis diblomaasiyadeed si loo xidho dugsigan.

SL Media

Posted on Saturday, December 24 @ 20:56:06 UTC by admin



dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy. - dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy.

The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : XYZ
Subject : Re : dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy.
Date : 2016-12-25
Wasiirka wasaaradda arrimaha dibada somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa ka hadlay damaca ay dawlada Turkigu ku doonayso in la xidho dugsiga Nile Academy oo ay ku eedaynayso inay maalgaliyaan kooxdii ka dambaysay inqilaabkii fashilmay ee dalkaasi ka dhacay.

Wasiir Sacad oo u waramay Geeska Africa waxa uu sheegay inaanay jirin wax cabasho iyo sharci jabin ah oo ay dawlada Somaliland ku aragtay dugsigaas,sidaas darteed aanay iska xidhi Karin madaama oo uu ku furan yahay sharci.

Wasiir Sacad oo ka hadlaya arrintan waxa uu yidhi “Safiirka Turkigu markii uu yimid dalka waan maqnaa oo Itoobiya ayaan jirey balse waxaynu nahay dal sharci iyo nidaam leh oo cid gaar ah dantooda iyo maslaxadooda aan ka shaqayn,sidaas oo ay tahayna waxaanu jecelnay oo aanu mar walba ku dadaalnaa inaanu muhiima koowaad siino danta dadkeena iyo dalkeena,wadamada aanu jaarka nahay iyo kuwa caalamkana aanu iyagana xidhiidh wanaagsan la yeelano oo danta guud ka wada shaqayno,balse dugsiga Nile Academy waa dugsi sifo sharci ah ku furan oo nidaam sax ah loosoo marey markii la furayey,ardaybaa inoo dhigata oo wax inoo barata cid ka cabanaysana maanu arag,nalooma sheegin markaas marka aanu aragno in aanu dantayada ka shaqaynayn sharciga dalkana uu jabiyo ama uu ka baxo waanu la xisaabtamaynaa sharcigana waanu marinaynaa,balse anaga oo cid gaar ah u danaynayna oo danteena iyo ta ardaydeena iska indho tirayna xidhi mayno,dal baynu nahay oo sharci baynu leenahay oo madaxwayne ayaa dalka ka taliya markaas hadba waxii inooga soo kordha talaabada ugu haboon ayaynu ka qaadaynaa”sidaas ayuu yidhi wasiir Sacad.

Wasiir Sacad Cali Shire oo aanu wax ka waydiinay in safiirka Turkigu maadaama oo uu dalka yimi inuu raali gelin ka bixiyey hadalkii ka soo yeedhay ee ahaa in wada hadalada somaliland iyo somaliya ee ay dhexda ka yihiin looga dan leeyahay midnimada Somaliya ayaa waxa uu ku jawaabay

“Turkigu wuxuu jecel yahay ma qarsado waxaanu jecel yahay oo mar walba uu ku cel-celiyaa midnimada Somaliland iyo Somaliya balse isagu gogosha ayuu inoo fidiyay ee marnaba naguma qasbi karo midnimo,waxaana dawlad Turkiga mar kaste aanu leenahay mawqifkayagu waa Somaliland oo noqota dawlad aqoonsi ka hesha beesha caalamka.Maantana waxaanu nahay dawlad kasoo baxday dhamaan shuruudihii looga baahnaa dal,ee idinku gogosha aad fidiseen ku eekaada oo wada hadalada dhex u ahaada”sidaas ayuu yidhi Sacad Cali Shire

Wasiirka arrimaha dibada somaliland Dr Sacad Cali Shire mar uu ka hadlayey wada hadalada Somaliland iyo Khaatumo ayaa waxa uu yidhi

“Wada hadaladan ka dhacay magaalada Addis-ababa waxa uu ahaa wada hadal aad muhiim u ah oo aanu ku faraxsanahay sidii loo wada hadlay iyo waliba qodobadii muhiimka ahaa ee kasoo baxay,waxaanan aad ugu sii faraxsanahay in maanta somaliland mid noqotay is fahan iyo is af-garad wacanina ina dhex maray”sidaas ayuu hadalkiisa kusoo koobay wasiir Sacad Cali Shire.

Name : Hayaan
Subject : Re :dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy.
Date : 2016-12-25
Wuxuu yidhi Hadrawi
"ninka doonidaydii kala dagay hankiiso,anna doonidaadi kalay dagay hankaygii"

waxay ahayd in safiirka loo diido in uu yimaado Somaliland isaga iyo qofka sidaa u hadlaba,
wxa kale oo ay ahayd in Somaliland caalamka u sheegto in Turkigu dhex ka ahayn wadahadlada Somaliland iyo Somalia sidaaa darteed loo wareejiyo wadan dhex ka noqon kara.

dawlada Somalilans mawqif adag ha iska taagto dawlada Turkiga.
Name : Haiban
Subject : Re :dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy.
Date : 2017-01-05
Waa salaamantihiin dhamaantiin


Mj. Hayaan.

Aad baan kuu salaamayaa, adiga iyo akhyaarta ardaaga caweyskaba. Haddii xukuumada Somaliland meel adag iska taageyso codsashada qaloocan ee Turkiga, waxyaabo badanbaa inoo qabsoomilaayo siday xukuumadeenu isu tix-galisaabaa loo tix-galinlaa. Waana halkii Mj. Ducaale II maahmaah Carabiyaa tidhaahda ( Kamaa Tu diin tu daan -
كما تدين تدان - Sidaad u dhaqantaabaa lagula dhaqmaa ), cid waliba way ogtahay inaanu Turkigu dhexdhexaad ka ahayn wada hadalada u dhexeeya Somaliland iyo Somalia ee uu leeyahay gogoshaan u fidhiyey, isagoo aan qarsanin inuu u taagan yahay midnimada Somalia. Waa inleys weydiiyaa maxay Somaliland ku qabtaa Turkiga ee ay iskugu dhejineysaa meeshaa aaney waxba u oolin. Waftiga Somaliland markuu ka soo noqdo Turkiga warka uu ina siiyo mid ka duwanbey sheegaan waftiga Somalia. Weynu ka dheregsanahay xukuumadeenu halkay dhadhamo jirtaba iney u gucleyso oo ay Somalia ku jirto. Intay xukuumadani Somaliland maamuleysey weynu ka war hayney iney wax waliba qaloocsameen. Xukuumadeenu waxba may qarsanine xumaantidu waa xaga bulshada Somaliland...iyo...iyo...iyo...???!!!.


Wassalaam.

Haiban.

[ Reply ]


Pages : [ dawladda turkiga oo dawlada jsl ka codsatay in la xidho dugsiga nile academy. 1 ]