Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Wasiir-Ku-Xigeenka Wasaarada Arr. Dibada Switzerland Oo Booqasho Ku Jooga JSL.       Golaha Wakiilada JSL Oo Meel Mariyey Xeerka Diiwaangelinta Iyo Doorashooyinka.       Fariinta M/Weyne Siilanyo Ee Qalin-Jebinta Ardayda JSL Iyo DF-da Somalia.       Muslimiintii Maraykanka Oo Loo Diiday Gudashada Xajka.       Xoolihii Ugu Badnaa Abid Oo Todobaad Laga Dhoofiyey Dekedda Berbera/JSL.       549 Arday Oo Ka Qalinjibiyey Kuliyadaha Kala Duwan Ee Macaadka SIDAM/Hargaysa.       Shirkadda 4R INC Oo Dacwad Ku Soo Oogtay Madax Ka Tirsan Xukuumadda JSL.       Diiwaangelintii Madaniga Doorashooyinka JSL Oo Laga Bilaabay Hargaysa.       Faallo Ma Leh...Shib-Ka-Dheh......No Comment....Keine Kommentar.....      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile

ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile

News


 Ra’iisal-Wasaaraha Ethiopia ayaa si adag u dhaliiley hadallo turxaan leh oo dhawaan ka soo yeedhay siyaasiyiinta dalka Masaarida. Waxaanu tilmaamey in ay ahaayeen kuwo ay kaga baxsanayaan mucaaradad xoog leh oo dhawaanahan kaga yimid gudaha bulshadooda.









Ra’iisal-Wasaaraha Dalka Ethiopia Mr. Haila Mariam oo si adag u dhaliiley hadallo turxaamaysnaa oo dhawaan ka soo yeedhay siyaasiyiinta dalka Masaarida ah waxa uu ku tilmaamey inay ahaayeen kuwo ay kaga baxsanayaan mucaaradad xoog leh oo ka soo waajahday gudaha dalkooda dhawaanahan.

Warkan oo ay baahisey wakaalada WIC, Waxa uu kaga dalbaday siyaasiyiinta Masaarida in ay dib u ee gaan mowqifkooda aan laga caawin karin ee biyo-xidheenka ‘Renaissance Dam’. Waxaanu sheegay in haddii ay Masar dagaal ku gasho biyaha Nile ay noqonayaan hoggaamiyayaashii ugu waallnaa ee soo mara dalkaasi.

Waxa uu ku booriyay in ay yimaadaan miiska wada hadalka iyo iskaashiga oo ay ka wada xaajoodaan sida faa’iidada u leh labada dad ee saaxiibka ah.

Ra’iisal-Wasaaruhu, waxa uu u bogey taageerada Suudaan u muujisay tan iyo markii la bilaabay laba sano ka hor dhismaha biyo-xidheenka warshadda dhalinaysa awoodda koronto oo dhan 6,000 MW.

Waxaanu ku bogaadiyay dalka Suudaan iskaashiga ay muujisay iyo sida ay u aqoonsatay faa’iidada dhaamkaasi u leeyahay dalalka uu maro webigu.

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Suudaan oo yimid Salaasadii dalka Ethiopia ayaa dib u xaqiijiyay mowqifka dalkiisa ee dhaamka.

Haila Mariam waxa uu caddeeyay sida ay dawladdiisa uga go’an tahay iskaashiga arrimaha biyaha Nile-ka inta la aqoonsanyay saami caddaalad ah oo Ethiopia ka helsho khayraadka biyaha.

“Itoobiya, waxa ay u taagan tahay iskaashi ay ka gasho arrimaha biyaha Nile,” Ayuu yidhi Haila Mariam.

Ethiopia waxa ay qaaday tallaabo lagu abuuray guddi khubarro caalami ah oo ay ahaayeen wax cad tallaabooyinkoodii intii ay howsha ku jireen Khubaradaasi oo daraasadoodii baahisay toddobaad ka hor waxa ay caddeeyeen mowqifka Itoobiya ee ahaa in aanu dhaamkaasi waxyeello sidaas u lahayn dalalka biyaha webigu maraan inkasta oo ay taasi ka soo horjeesatay sheegashada ka imanaysa warbaahinta iyo siyaasiyiinta Masar.

Media

Posted on Thursday, June 13 @ 14:08:42 AST by admin



ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile - ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Somalilander I
Subject : Re : ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
Date : 2013-06-13
Masaaridu waa dad macluumaadkoodu ku kooban yahay dalkooda oo kaliya.
Sida ay dhaqanka qofka Somaliga ah ay uga mid noqotay Jaahilnimada ku dhisan Qabiilka ayey Masaaridana u noqotay dhaqan in ay moodaan in ay yihiin dadka aduunka ugu caqliga badan.Sidaas awgeed waa wax dhici kara in ay isku dayaan in ay weerar ku soo qaadaan ETHIOPIA, dagaalkaas oo ay ku fashilmi doonaan?

Name : Jawaan Bariis
Subject : Re :ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
Date : 2013-06-13
Sillanyo iyo xawaalada uraysa waa inay dhaafan Somaliland, waa ina meesha koraan Muse Bixi dawlad u hogaamiyo o ku jiraan Ahmed ismaciil samater, Salebaan xagle tossiyeh, Jamal Cali Xussein, Cali warancadeh, Xassan Cise Jamac, Ibrahim Dhagaweyneh, Ina Xashi ... waa ina Golaha Gurtidana laga qaada odayga daciifka o la saara Abdirahman Cirro.. Waa inay intaasi dhacda intaan dhibaatadu bilaabmin o Somaliland yeelata diyaarado dagaal iyo maraakiib dagaal..

Wazirka madaxtoyadana laga qaada Xirsi Torrileh o laga dhiga Jawaan Bariis..

JB
Name : Jawaan Bariis
Subject : Re :ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
Date : 2013-06-13
AQOONTI ADUNYADU SIDAY U DHANEED INTERNETKA AYAY KU JIRTA EH XAWAALADA URAYSA EH XAGJIRKA MAAMUS XAYUBIN HA LAGU SAMEEYO HADIKALEH WA WAALIHI IYO BILAAHI INAANU ABAABUL KA SO GALI TORONTO.. XAWAALADAN URAYSA EH CABLE HIGH SPEEDKI TIDHI DJIBOUTI HA LOO DABA FADHISTO DHIBAATADA AY SOMALILAND KU HAYSO MID AANU U ADKAYSAN KARAYNO MA AHA.. FUCKING SHIT.

JAAHILIN URAYA FOQAL JAAHILIN URAYA.

JB
Name : Jawan bariis
Subject : Re :ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
Date : 2013-06-13
Shirka sacad muse eh la sheegayo.. Wa inu mid Kaliyah ka so baxa: Ina support la siinayo muse bixi si u madaxweyneh u noqdo hadi kaleh waxan sheegaya inu sacad muse yahay faagaat gabi ahaanti ... Waar wadanka ka badbaadiya dadkan waalan aydu aaminteen..

Fucking shit..

Jb
Name : Omer
Subject : Re :ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
Date : 2013-06-15
Maamulka shabakadan barakeysan

Saaxiibayaal, idinkoo mahadsan, duco qaatoo caweyskan ciil-tire ka joojiya kuwa haasaawaha dhabqinaya sida ninkan jawaan ee afka meesha xun ka bartay. Hadaad kari kareysaana u sheega in uu badalo luqada uu ku hadlayo ee yaqyaqsiga leh ee qof damiir lihii in uu ka xishooda ay tahay.

Hadaydaan sidaa yeellin qiyamkii shabakadaanu huwaneyd uu wiiqmayaaye ogaada.

Waa yaab miyaan halgameba la waayeyn!!!

[ Reply ]



Name : mm cige
Subject : Re : ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile
Date : 2013-06-14
waar waaxaan ka yaabanahay jawaab bariisa oo mawduuc kalel kka hadlaya meeshuna ay tahay wabiga niil anoo mowqifku wuxuu yahay ethiopia haday niilka xidho iyo hadii kalaba maxaa inaga galay haday masar soo weerarto oo ethiopia la jabiyo maxa inaga galay inaan masar u jirnoo oo u raxlayno maxaa inaga galay haday masar baabado ama ethiopia gubato ama eritia baabiso maxaa iinaga ggalay talow


[ Reply ]


Pages : [ ra'iisal-wasaaraha ethiopia oo markale ku celiyay mawqifkiisa webiga nile 1 ]