Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Waxgaradka Gobolka Awdal Oo Ka Digay Waxyeelada Qaranimada JSL.       Mataanaynta Magaalooyinka Berbera/JSL Iyo Bristol/UK.       Shirkadda Shidaalka ( Genel Energy ) Oo Saadaalisay Shidaal Laga Heli Karo JSL.       Jaaliyadda JSL Ee Magaalada Muunikh ( Munich ) Dalka Jarmalka Oo La Aqoonsaday.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Socdaal Tax-taxaash Ah Ku Soo Maray Hargaysa.       Qaadashada Kaadhka Diiwaangelinta Madaniga Oo Looga Digay Shisheeyaha.       Fly Dubai Airline Will Start Flights To Somaliland....       Kulan Dhex Maray Murashaxa Xisbiga Ucid Iyo Wasaaradda Arr. Dibadda Ingiriiska.       Xukuumadda JSL Oo Dirtay Ciidamo Soo Qabta Suldaan Iyo Kooxdiisa Fallaagooday.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.

calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.

News


 "Waxaan u aragnaa arimaha soconaya kuwo aan sharci ahayn, oo si khalad ah ay isku naas nuujinayaan labada dhinac TFG iyo Somaliland, waxaana arintani ay si cad meel uga dhacaysaa oo dhaawacaysaa yididiiladii loo qabay shirkii London ee 23kii Feberaayo ka dhacay magaalada London". Faroole.








Taariikhdu markay ahayd 19kii bishan aynu ku jirno ee Juun, Hor-boodaha Pugtland oo ku hadlaya magaca degaankiisa iyo dadkiisa wuxuu warqad u qoray dawladda Britian, dawladda Norway iyo waliba midowga Yurub .

Ujeedada warqaddu ay ka hadlaysay ayaa waxay ahayd shirkii magaalada London ku dhex maray TFG iyo JSL, oo ay Pugtland saluugtay waxyaabihii ka soo baxay.

Warqaddan xubnaha ay sida gaarka ah ugu socotay waxay ahaayeen, Matt Bough oo ah Safiirka Ingiriiska u fadhiya Somaliya, Alex Rondos wakiilka gaarka ah ee midowga Yurub ee Afrika, iyo Per Ludvig Magnus oo ah ambassador-ka Norway u fadhiya Kenya.

Sidan ayuu Faroole hadalkiisu u dhignaa:-

Mudanayaal.
 
"Xukuumadda Puntland waxay taageero u muujisay dawladda Britain isku daygii iyo qabashadii shirkii Somalida ee London ka dhacay 23dii Feberaayo 2012, kaas oo Somalidu ku kulantay qodobbo dhaxal gal ahna laga soo saaray.

Ayadoo isla shirkaasi London laga shidaal qaadanayo, madaxwaynaha dawladda kumeel gaark ah ee Somaliya wuxuu magacaabay 7 xubnood oo dar dargaliya wada hadallo u dhexeeya TFG iyo Somaliland.

Go'aankaasi uu madaxwaynuhu ku magacaabay guddigaasi 15kii April 2012, wuxuu ahaa go’aan uu madaxwaynuhu qaatay oo mudnaantiisa lahaa marka la eego xaaladaha adag ee dalka ka jira.

Dawladda Puntland waa ay aqoonsatay guddiga uu madaxwaynaha dawladda federaalku magacaabay oo ka koobnaa 7 xubnood oo ay ku jireen 2 xubnood oo aad u sareeya oo ka tirsan dawladda Puntland. Tixgalintan gaarka ah waxay ahayd mid saxan marka la eego waxyaabaha 10kii sano ee la soo dhafay soo dhex marayay Puntland iyo Somaliland, gaar ahaan Somaliland barakicinta ay ku haysay qoysas badan . Cabashooyin adag oo ka dhan ah Somaliland-na waxay kallifeen in dagaalo lagala horyimaado Somaliland , taas oo khal-khal galisay xasiloonida gobolka.

Dadka ku nool gobollada Sool iyo Sanaag iyo waliba Buuhoodle oo daris la ah waxay milatariga Somaliland kala kulmeen dhibaatooyin iyo tacaddiyo badan, xilli ay beesha caalamku ay ka aamusan tahay wali. Hadda oo la joogo Somaliland way waddaa siyaasado rabshad iyo qas ku salaysan oo is ballaarin ah.

Mudanayaal

Waxaan ognahay inay London marti galinayso wada hadal u dhexeeya TFG iyo Somaliland, waxaana ogaannay in TFG ay si kadis ah booska uga saartay xubnihii dawladda Puntland u matali lahaa wada hadalka sabab aan la garan Karin, ayadoo ka dhigtay 5 xubnood xubnaha wada hadallada ka qayb galaya.

Liistada cusub ee laga tagay xubnihii matalayay dawladda Puntland waxay ku tusinaysaa in madaxda TFG cadadis siyaasadeed kadib inay isku dhiibeen dalabkii Somaliland ee ahaa wada hadallada fool ka foolka ah.

Waxaan u aragnaa arimaha soconaya kuwo kuwo aan sharci ahayn, oo si khalad ah ay isku naas nuujinayaan labada dhinac TFG iyo Somaliland, waxaana arintani ay si cad meel uga dhacaysaa oo dhaawacaysaa yididiiladii loo qabay shirkii London ee 23kii Feberaayo ka dhacay magaalada London.

Sida saadaasha ah wada hadallada dhex maraya koonfurta Somaliya iyo Somaliland waxay siinayaan awood aysan u qalmin iyo mudnaansho dheeri ah Somaliland oo doonaysa inay ku dooddo helidda madax bannaani, ayadoo si indho adayg ah ku sheeganaysa xudduuddii gumaystayaashu ay xilli hore sameeyeen, isla markaana si cad isaga indho tirayso runta iyo xaqiiqada meesha k ajirta.

Puntland waxay horay tanaasulaad uga gashay kabixidda guddiga wada hadallada inta ka harsan xilliga kumeel gaarka ah oo ahaa 4 bilood, laakiin sidaas oo ay tahay, Puntland ma aqbali doonto is beddelada hadda socda iyo wixii ka soo baxa shirka wada hadallada ee TFG iyo Somaliland taas oo meesha ka saartay xubnihii Puntland, si ay Somaliland jaanis ugu hesho daneheeda go’itaanka.

Mudanayaal.

Dawladda Puntland waxay ka codsanaysaa Dawladda boqortooyada Ingiriiska inay dib u milicsato marti galinta iyo soo dhawaynta shir noocaan oo kale oo aan loo dhammayn, Puntland-na ma aqoonsan doonto, raallina kama noqon doonto waxa ka soo baxa shirkaasi tan iyo inta waxa khaldan laga saxayo.

Tan iyo markii la aasaaasay Puntland 1998dii, Puntland waxay ku hawlanayd xasilinta deegaannadeeda ayadoo adeegsanaysa dadkeeda iyo ciidankeeda, iyo waliba habkooda gaarka ah. Puntland way sii wadi doontaa dadaalkii wanaagsanaa ee looga bartay si loo helo dawlad awood leh oo Federaal, waxayna ugu yeeraysaa beesha caalamka inay ka qayb qaataan dhiiri galinta nabadda, dib u heshiisiinta iyo horumark Somaliya ayadoo la isticmaalayo hab wanaagsan oo nadiif ah loona samaynayo dadka Somaliyeed taageero la taaban karo .

Madaxwaynaha Puntland
Abirahman Mohamed Mohamud (Farole)

Warqadda oo English ku qorran halkan ka akhriso:

 http://puntlandi.com/wp-content/uploads/2012/06/PL-Resp-TFG-SL-Talks.pdf

Source: puntlandi.com

Posted by: Safka-hore

Posted on Saturday, June 23 @ 15:59:58 AST by editor



calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia. - calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Salman Al-Somalandi
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Movie about Faroole: Title the mini-Pirate/human smuggler

Faroole is a former Siyad Barre officer. When his uncle ignobly toppled he fled to Australia where he became a taxi driver. Some years ago he came back and get into the business of sea piracy,human trafficking, many times attempted to bring about fake and ghost mafia he called oil companies. All became false. He made a lot money in that business. He used that money to buy semi-elected tribal chiefs from his few batch work of barren-Butiland. In that fashion he became the head of Butland. After that he put tried t put his nose into everything. He tried to disrupt the negotiation paving the way for the peaceful sorting thing between independent Republic Somaliland, and the weak, IGAD invention so-called Somalia Italiano. Again Froole failed when he tried to bully the inexperienced, an un-elected Shariff of the devastated Mogadishu to let him add some illegitimate members on the the five Shariff appointed. The republic of Somaliland vehemently opposed that. Her he comes again, the pirate, the mafiaso, the greedy. This corrupt former Siyad Barre hing man is trying to be at middle of everything. Not this time Mr. miafiaso, no this time Mr. pirate.

Name : horufadhi
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
sixid

daawada calaacalka durba kasoo yeedhaya kooxda kastuumo estate ( macnaheedu yahay nigis estate ) kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

Maamulka khaatumo State oo sicad iga soo horjeestey Qodobada shirkii london ku dhexmaray Dowlada KMG ah Iyo Maamulka Lamagac baxay Soomaaliland



Maamulka Khaatuma State ayaa sicad ugasoo horjeestay shirkii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ku dhexmaray dalka ingiriiiska.
Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa sheegay in qodabadii kasoo baxay shirkii London uusan waxba ka jirin islamarkaana Maamulka Khaatuma dad u matalaya aysan jirin.

Wuxuu sheegay in shirkaasi iyo qodobadii kasoo baxay uu ku eegyahay kaliya dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka Silaanyo islamarkaana dhankooda aysan jirin wax ka khuseeya.

Agaamaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan waxa uu sidoo kale ka hadlay dastuurka iminka dowladda ay ku mashquulsan tahay.

Wuxuu sheegay in dastuurka inta aan la ansixin ka hor loo baahan yahay in la horgeeyo odayaasha dhaqanka si ay u eegaan islamarkaana wixii qaladaad ee Soomaalinimada dhaawacaya hadii ay ku jiraan dastuurka ay ka saaraan.

Dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa xukuumadda KMG Soomaaliya iminka ay ku mashquulsan tahay waxaana la wadaa dadaalo lagu doonayo ka hor August in la ansixiyo dastuurkaasi.

mohamed badulahi khalif(shine)

Nairobi Kenya

shabakada Horufadh Online

horufadhi.com@gmail.com

Short URL: http://horufadhi.com/?p=1420
Name : Ku somalibiiska Ambad
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Faroole marna waa laandheer,marna Somaliland ayuu soo raaca

http://horufadhi.com/2012/06/17/somaliland-and-puntland-joint-attack-on-khaatumo-state-territory-by-khaatumo-forum-for-foreign-affairs/
Name : khaatumo state of somalia
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-25
Dagaal Faraha Layska Gubtay Oo Ka Bilowday Fardolaguxidh Ee Gudaha Awdal State

Wararka aanu ka helayno deegaanka fardolaguxidh ee mamul awdal satate ayaa laga soo warinaya inuu halkaasi si rasmiya. uga bilaamay dagaal qadhaadh oo khasaare badan geystay oo uu dhaxeeya naftood hurayaasha awdal state iyo maleeshiyaadka Snm ee ku sugan
gudaha deegaanka awdal state.

dagaalkan oo bilaamay cadceeda soobixii hore saka ayaa lagu soo waramaya inuu wali socdo ka dib markii ay maleeshiyaada Snm iyo niman cadan ah oo la rabay inay buuraha awdal state ay ka fadhaan macdan qiimo badan taas oo ay iska hortaageen naftood hurayaal ka mid ah ciidanka awdal State waxaana dhinac naftood hurayasha awdal state ku sugan ilaa hada hal naftiihure ah oo dhaawac ah laguan magacaabo joogdaaq dagaalkan oo ah kii ugu horeeyey ee dhexmara naftood hurayaasha awdal satate iyo maleeshiyaadka snm ayaa hada galay wajigii kowaad ahna mid bilow ah waxana la filayaa inuu ku faafo guud ahaan deegaanka awdal state

mukhtaar@allssc.com

Short URL: http://allssc.com/?p=32119

[ Reply ]



Name : Somalilander I
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Salaan iyo raynrayn,
WAA GUUL, GUUL GUUL,
Waxaa cadaatay oo qoraalkiisa ka muuqata in Duqii Dhabayaco is dhex yaacay oo sida Naag lala guursaday oo hinaastay is dhex qaad. Waxaa hadalkiisa ka buuxa, weedho iska hor imanaya oo la moodo in ay ka soo baxeen qof dhimirka wax ka qaba, sida marka uu leeyahay Pirateland nabad bay ka shaqaynaysaa isaga oo shalay uun ku duulay deegaanno ka baxay Pirateland oo xoog ku qabsaday oo dadkoodiina qixiyey, waxna laayey!!!!!!!
Beelayo pirateland bay ka soo baxdaa.

Name : soomaalidiid
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
aleyleh waxbaa ka dhacay faroole waa wadani ma ogala in aad ka hadashaan wax aqoonsi la yiraahdo midka aad wasiirka ku sheegtaan ee iu eg minasanaawi hortii ayaa laydun ku sheegay inaan loo imaan kale go iyo kala carar xafudulaah wasiirka arimaha dibada ee jamuuriyada soomaaliya ee wixii lagu wada hadley wadani amiin caamir ayaa soo qoray ee halkaa ka aqrista soomaaliya wey hagaagtey ilaa rascasey ilaa raskambooni jamuuriyada soomaaliya ayaa u talisa ee calacaka joogiya 1luuliyana u diyaar garoba wabilaahi towfiiq
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Fikirka Madaxweyne Faroole waa fikirka Soomalidu wada qabto marka laga reebo kuwa cuqdadu waashay ee Soomalidiidka ah.
Waxaa markhaati madoonta ah in umadda Soomaliyeed ay kawada siman tahay ilaalinta wadajirka dalka Soomalia, caalamkuna taasi ka dheregsanyahay.
Toloow kiniiniga dambe ee la idinsiindoono muxuu noqon doonaa.
Name : ku Somalibiiska
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Faroole waa ka lahayd $300000 ayuu siiyey ciidamada qaranka ee Somaliland si looga buufiyo tukaraq khaatumo seeg.
Name : Somali sax ah
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Maasha Allah ,Ilaahay halgu shkri naqo,kol hadii maantaba xaqeeni dhayda laga cadeeye,kol hadii Pugtilan iyo khaatumo labaduba baroor iskala horjeesteen,
waxa uu shirku ku guulaystay somali sax ah ayaa is horfadhiistay oo ibnu xalaal ah.
Somali inta ay ku jiraana noocyada khaatumo seeg iyo bugtilan walgeed isu imanmayso

Somaliland GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL
Cadwgeed jabaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaan
Name : Somali sax ah
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Pugtlan waa qayb ka mid ah Somalia (ex South) mana ka hadli karto waxa ka soo baxa dawlada TFGda kol hadii ay keentay raisal wasaaraha,
Somaliland ma diidan in dad u dhashay Somalia beeshay doonaana ha noqdaan shirka ku jiraan.
Somaliland waxay ogolaatay in Gudida Somalia ka timid uu ku jiro nin dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland si aan loo odhan Somaliland ayaa carqalad gelisay.
laakin hadii Pugtilanawood is biday ,hadii wixii ka bilaabma

1.Somalia waa in ay wasiirada ,barlamaanka dhalasho ahaan ka soo jeeda Somaliland iska ereda.
2, wada hadlada dambe ee dhexmari doona Somaliland iyo Somalia waa in aan lagu soo darin xubno u dhashay Somaliland
3.Somalia waa in ay iska soo erida odayaal ku sheega u dhashay Somaliland
4. Somalia waa in ay gacanata u soo gelisa dawlada Somaliland kooxda khaatumo seeg ee carqaladaynaysa nabad kuwada noolashaha ummadda Somaliyeed beesha caalamkana la siiya magacyadooda.

hadii Sida Somalia yeeliwaydo ha ogaato in ay ka baxday heshiiskii labada dhinac dhex mari lahaa

xudduuddii gumaystayaashu ay xilli hore sameeyeen
Name : ku somalibiiska
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Pugtilan maxay taleex ka yeelaysa?
markan $500000 dolar ayey bixinaysa si khaatumo seeg loga sifeeyo Taleex
halkan ka dhagayso puglan


http://taleex.net/2012/06/20/puntland-oo-ka-hadashay-tukaraq-talaabada-ay-ka-qaadayso-kooxda-khaatumo-ee-taleex-cod
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Faroole waa laandheere, laandheeruhuna ma calaacalo.
Laakin horta yaa ku sifoobay calaacal iyo inangumeednimo aan ahayn beelaha SNM.

Yaa habeen iyo maalin la gola taagan waanala gumaadayeey iyo waanala gumeeyayeeey aan beelaha SNM ahayn?.

Yaa gole muslin iyo gaalaba la taagan waanala xasuuqay iyo soo bandhigid taalo cuqdad lagu dhisay?

Yaa faqash iyo mujaahid iyo kaadi-baan-usoo-cabay ku xadreeya habeen iyo maalin?

Yaa ku aba'biya ubadkooda taarikh cuqdadaysan iyo faqash baa nagumaaday?

Waxaanu idinleenahay siday aayatu tiri: ""MUUTUU BI QAYDIKUM''
U DHINTA CARADIINA!
Name : qarniga
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
ninka la baxay somalidiid iyo ambad.

waxaan idin leeyahay nafta ayaa idin haysee sii kordhiga calaacalka haye bacaaaaaaac da sii gur hada waayo gabalku waa ku dhacayaa hada. kkkkkkkkkkkkkkkkk

waxaan leeyahay faroole warqada calaacalka ah ee uu diray la yaabi maayo waayo wuxuu ka baqayaa inuu isaga iyo beeshiisa majeerteen ay ku siibtaan afka hawiye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

kastuumo kooxda la baxday iyo kooxda kale ee sanaag bari uga ah faroolena wuxu kala baqayaa in aan anigu afka ku gurto. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

kolkaa cabaada hada kkkkkkkkkkk

waxaa la dhacda neefka intaan laqalan ayuu sii haftaa oo qaylo ku waashaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

waan soo faraxalanayaa oo waan kuu jeedaa sida lowska oo kale ayaan afka kugu guran. kkkkkkkkkkkkkkkk

hawiyena waa soo socdaa isna waa soo faraxalayanaa oo waa kuu jeedaa. sida lowska ayaanu idiin qadhaabsanaynaa labadeenuba. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

inkastay beelaha koonfurta degan ee aan daarood ka ahayn ay ka qabaan warwar goosadkeena se taasi kolkaanu ka shaafino ayaanu labadeenuba soo wada faraxalan. sida lowskana waanu idiin wada qadhabaan oo afkana waanu idinku guri. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

haye intaasina ku waasha bacaac.com. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

lows macaan dheh yaan ku bilaabaa oon afka ku ritaa talow su aashu waatane. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Name : qarniga
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
ambadow

waxaad isku sasabaysaa waatane yaah

waxaad ogaata hawiye wa soo toosay. adna malagaagii baa galay cabaadna kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

sida lowska ayaanu idin liqaynaa. kkkkkkkkkkkkkkkkkkk


sii qayli maanta taasi maleh laandheere waa siilaanyo iyo sheekh shariif. se faroole kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

waa ka ku waashay isaaq iyo kastuuma ayaa wada shaqeeya. haye iska dhaaf faroole waaba aasmaye dhawaan sida itoobiya uu ugu sujuudo ayaa u hadhay inuu iigu sujuudo kolkaan xoogaa xanuun ah tuso oon hawiye kusii yara daayee.

bal iiga waran kooxdii ahayd kastuumaysane ee ku waalnayd maanta durba calaacal ayay keentay ay leedahay anagu wwadahadalkii london wixii kasoo baxay qaadan mayno kkkkkkkkkkkkkkkkkk

duli dheh

haye kastuumaysane aka nigisaysane iga dheh.

kastuumo dhinacaasi reer koonfurku waxa ay u yaqaanaan nigiska hoosta laga gashado kolkaa madaxa nigis calanka somalia ka samaysan bay madaxa ku duubtaan bayna ku waasheen somali waa mid. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Name : jawaan Bariis
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Anigu ma qabo fikirka meeshan ka socda,

Waxaanu aminsanahay inay meeshan noqoto in dib loo kale noqdo o maskax la so yeesho, horumar la gaadho markaana dib lo wada hadlo... Faroole iyo Abyaan iyo fikirkan ay u haystaan inay Jaahilnimo kale meeshan ka bilaadmayso anigu waan ka so horjeeda, cida donaysa inay jaahilnimo meesha ka bilaabto waanu ka so horjeedna, waxaanu doonayna in la iska daayo jaahilnimada, lagu socdo Law and order and horumar.. Koonfur waxaanu la doonayna o kale horumar iyo inay iska daayaan jaahilnimo iyo Qabyaalad iyaguna.. Anigu waxaan aaminsanahay inay meeshani dadka badankiisu ku socdo jahawareer.. Waar iska daaya jahawareerka, Qabyaalada ka baxa.. Qabyaalad waa dib u socod jaahilnimo.. Wax horumar lagu gaadhayo ma jiro.. Anagu waanu ka so horjeedna Qabyalad siday doonto marka loo isticmaalo.


Jawaan Bariis
Name : Jawaan Bariis
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Anigu personally, dadkan meeshan is qabyaladaynaya cid aanan wax isku ahayn kuma jiro, Abyan xita waxbaanu isku nahay because dhulbahanteh ayaanu very close nahay, markaa in laga hadlo dad ayaa sidan lagu samaynaya iyo dadkale ayaa sida lagu samaynaya waanu ka so horjeedna.. Waanu gudbinay Math Equation... Math Equationkana ugu maanu talagalin in lagu isticmaalo Qabyaalad, waxa loogu talagalay in dadka maskaxdooda lagu horumariyo... Halkaasan kaga baxay hadalka.. Anagu waxaanu aamisanahay hadu qofka IbnAdamku iska ilaali waayo waxyaaba ugu horeeso Qabyaaladu inu u noqonayo Ibleys adoon o markaana Ibleys ku shaqaysan doono.


Jawaan Bariis.
Name : Jawaan Bariis
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Dadkan Ilaahay aburayna cida isku diraysa waa shaydanka.. Anagu cida kaliya ee ka so horjeedna e mabda'yagu ku dissanyahay in laga so horjeedsado Shaydanka that is it... Anagu Shaydanka ayaanu sii fiican u fahamnay cidu yahay, markaanu akhrino waxyaabaha la qorayo waxa no cadaatay inay Mabda'yagu yahay 100% SAX, because waaxanu arkayna sida dhibtayar ee Shaydanku uga fa'idaysanayo IbnAdamka ee markana dhibaatada u bilaabayo...
Philosophigaya o dhan wuxu ku salaysanyahay sidi looga badbaadi laha Shaydanka... Waxanu so akhrinay nin kale o isaguna philosophera o ka falooday arimahan o Mareekana laakiin isagu ismu ogayn inu ka hadlayay Shaydanka wuxu ka hadlayay o inu Mareekanka ku dhacayo chaos marka dadku noqdaan Selfish.. Wuxu ninkaasi qoray ayaanu u firsanay markaana waxyaabo caajiba ayaa nooga so baxay.

We rest our case.

Jawaan Bariis.

[ Reply ]



Name : RUNU WAXAY TAHAY
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
MEEL QALDAN AYAAD WAX KA RAADINAYSAAN , ARINTAN DHULKAN LAYSKU HAYSTO WAXAY U DHAXAYSAA DAAROOD IYO ISAAQ, MARKA HADII XAL DHABA LA DOONAYO DAAROOD IYO ISAAQ WAA INAY MIIS WADA FARIISTAAN SI XAL WAARA LOO HELO HADII KALE HADEE WAA SIDAY AHAAN JIRTAY CID WALBA DAAQSINKEEDA WAY TAQAAN,

ABYAN WAXBA HA KU ORDINA TOL AYUU KA DHASHAY WALAALIHIIS AH OO DHAN WALBA KA XIGA (Ilka abeeso hoos bay ka xiriiraan).

Name : ku somalibiis
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
sidaa warka u cadee ma jirto wax Somaliweyne la yidha ,meesha hadii dan Daarood laga waayo waxba soconmaayaan.


awalba way ii cadayd in aan la ila wadin somalinimo
Name : Ku somalibiiska Ambad
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
faroole marna wa kuu laandheere marna waxaad leedahay Somaliland buu noo soo raacaya

http://horufadhi.com/2012/06/17/somaliland-and-puntland-joint-attack-on-khaatumo-state-territory-by-khaatumo-forum-for-foreign-affairs/
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Runtu waxay tahay,

Inaadeer, Jazaakalaah khayre, runtuna waa sidaad u sheegtay sidaasayna tegi doontaa aakhirka haddii loo baahdo.
Laakin, iminkana mid ku seexo, Siday weligaadba ahaan jirtay Beelaha SNM anigaa ku filan walaahi, taasina waxaa u markhaati ah jabka ka raacay degaanadda Buuuhoodle wixii ay ugu yeeri jireen ''ciidamada qaranka'' oo ay dhisaayeen in kabadan labaatanka sanadood. Waxaa markhaati madoonta ah in inamo yaryayr oo reer miyi ah in ay baacsadeen iyadoo oo xitaa qaar ka mid ah ciidamadoodu ay hubka ka iibsadeen reer buuhoodle si ay uga badbaadaan dhamacda baaruud daraawishta. Walaahi waxa eryadda jirida buuhoodle, oo xitaa Dhulbahataha reer Caymeed uma dhama dagaalka. Runtuna waa taas.
Name : qarniga
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
waxaan leeyahay ninka sheegtay runta ee leh somaliland meel qaldan ayay wax ka doonaysaa oo ah waa in ay daarood hor timaado.

waxaan leeyahay saaxiib waad ii cadaysay hadalka. ee waxaan ku leeyahay. inagu daarood la hadlimayno ee beelaha aan daaroodka ahayn ee koonfurta degan ayaanu la hadlaynaa.

waayo 1960kii anagu wax daarood ah lamaanu midoobin heshiisna lamaan saxeexan. ee hawiye iyo reexaan wayn iyo dir koonfur ayaanu wax wada saxeexanay.

adiga sida uu gumaysigu kuu dhigay oo uu rabay baan kaa dhigayaa oo ah xaalka kurdishku ko nool yahay. wax itoobiya gees ku wasto wax kenya geesta kale ku wasto wax somaliya gees ka wasto iyo wax somaliland gees ka fuushan tahay kuna orgiso.

kolkaa daarood lama midoobine somali talyaani oo ay gadhwadeen ka ahaayeen hawiye reexaan weyn iyo dir koonfur ayaan la galay midow. muqdisho vs hargeysa ayay ahayd.

kolkaa somaliland socotay hawiyena kolkaanu wadahadal dhan isla gaadhno waa kuu jeedaa oo waa kuu soo jeedsan.

wax aad ka qabato maleh waataasi inaga oo isaaq ah iyo iyakoo hawiye ah is hornimi. dedaal u gashay inaad isku diido in ay labadoodu kulmaan oo ah kuwaad dhiigooda ku soo faraxalatay. se kugu qabteen.

kolkaa maanta sidii kurdishka ayaad ku dhow dahay wax aan hadal ahayna ma haynaysid. sidaad daaroodka degan kenya iyo itoobiya uga quusatay baad uga quusan kuwan uu ingiriisku i raaciyay. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

ina guumeedow anaad ii noqon guumeed kuuna talinaya. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk. majeerteena afka ayuu ugu dhacayaa hawiye anna afkaan ku ridan labada kale ee warsengeli iyo dhuloos. kuwooda illa jiraana waa kuwaasi masuulka looga dhigayo goboladaasi. kuwan iga soo horjeedaana sida ay xabashta iyo sawaaxiligu afka ugu riteen daaroodka degan deeganada ingiriisku siiyay oo kalaan afka ugu guran. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Name : Jawaan Bariis
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Waxaa la qorqorayo waa waxba kama jiraan,

Cida Math Equation ka gudbisay Ottawa waa Jawaan Bariis, Jawaana wuxu sheegaya inaanay waxan lagu sheekayno dhacidoonin, waxa kale o Jawaan Ku daraya ina Math Equationka loogu talagalin inay wixi marki horeba laga gudbay ee dhibaatada keenay inaan lagu dhaqmi doonin Because Ilaahayba ma ogola.. Waxanu ku darayna inaanu ugu talagalnay Math Equationka inaanu kaga hortagno Ina Godane Mabda'isa o u cadaynay Galaada inu mabda'ani ka iman meel kale ee yahay mid meeshan ka abuurmay, waana ta keentay in la yidhahdo Somaliland iyo Somalia wada hadla.. Waxaanu sheegnay inay dhibaatada meesha ka dhacday tahay mid nooga timid Galaada o Galaadanu u sheegnay arintaasi o waliba ugu darnay inay Qabyaaladu jirtay laakiin aanay ahayn sidan ay tahay maanta o taasina tahay mid ka timid directly ama indirectly interactionkii Galaadu la samaysay Somalida.. Waxanu ku darnay inay dhibaatada ugu weyn tahay marku Siyaad Barre yidhi Ilaahay ma jiro o waxa lagu noolanayaa mabda'a Shicuyada ee Ilaahay ka so horjeeda kuna daray inu isticmaalo Qabyalad, taasina masul ka tahay dhibaatada meesha ka dhacday iyo Nidamka Ina Godane e leh "ha lala dagaalamo adunyado dhan"... Math Equationkayagu muhiimad ma saarayo cida ku dhaqmaysa xumaanta ee waxa muhimada la saaraya xumaanta iyo Qabyaalada... Math Equationku waa xisaab markaana Siyaad Barre iyo Sillanyo waa irrelevant dhinaceeda... Math Equationkuna waa ta lagu dhaqmidoono meeshani... Waxaad doontaan ku hadla... markaanu ka so faraxalano waxaanu hayno ayaad arkidoontaan waxaanu ka hadlayno.. Waxaanu u adkaysan waynay dad la yidhi badaha ayay ku dadanayaan marki meesha dhibaatadeedi la xamiliwaayay, waana taa keentay inaanu samayno nidamkan, o gudbino... Galaduna dhagaha ayay faraha galiyeen markay arkeen meeshanu ka hadlayno, una malaynmaayo inay wax idinka sheegeen laakiin Galadu intay aamuseen ayay idinla yimaadeen Nidamkan Shirka London e la leeyahay wada hadla... Hadi ka shakiyilahayeen Nidamkayaga maanta meeshan waxba kumaanu qorneen ee waxa nalaga dhaadhicin lahaa Gutanamo Bay...


Jawaan Bariis.

[ Reply ]



Name : Qurbajoog
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Kuwa Somalia burburiyay waxa ay ahayd Faroole iyo noocisa, majerteen oo dhan ma aha, majerteen badan oo wanaagsana oo daacad ay ka ahayd soomalinimadu wey jireen laakin kuwa qabyaaladu iyo majerteenimadu madaxmartey baa ka xoogbadnaadey. Madaxweyne Sharmaarke oo soomali oo dhan jeclayd koonfur iyo waqooyiba waxa diley niman majerteen ah oo qabyaalad madaxmartey waana kuwa maanta ka taliya majerteenia, marka iyaga codkooda cidina dhegeysan mayso.

Yaa ciidamo itoobiyaan ah ku soo hogaamiyay Muqdisho iyo koonfurta somalia si ay uu babiiyaan hawiye, raxan weyn dir konfureed iwm? Sow cabdullahi yusuf iyo faroole iyo kuwan puntland isugu sheegeya may ahayn? Miyaanay iyagu ahayn kuwi xasuuuqa ka geystay Muqdisho iyago taangi itobiyaan ah ah ka horeeyo?

Hawiye, Raxanweyn, Dir konfureed iyo Darood qeybo badan oo ka mid ah wax colaad ah oo ka dhexeysa iyaga iyo reer Somaliland ah ma jirto, waxa dhibaatada iyo colaada keenay waa majerteeniya kuwa ka taliya, iyaga soomaalidi isku direy, iyaga Somaliland gooni-isu-taageeda ka dhigey wax dhib uu keenaysa soomalida koonfur, balse waa been taasi.

Somalia iyo Somaliland waxa ay noqonayaan labada wadan ee aduunka isugu dhow oo walaalo ah, Jabuuti, Somaliland iyo somaliland waxa ay noqon doonan sedex wadan oo wada shaqeeya oo is caawiya. Waa laga yaaba in dhowr sano ka dib ciidamada sedexda wadan la mideeyo, balse tartib tartib sida Eu-da. Soomaalida oo sedex wadan yeesha iyo sedex kursi un-ta iyo igad wax ka fiican ma jirto.

Soomaali ha noolato ileen qurbaha waanu ku daalney ee!!


[ Reply ]



Name : Jawaan Bariis
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Maantan fahmay waxa keenay inu Ina Godane noqdo qofka ugu maskax badan Geska Africa o noqdo qof adunya dhani raacday o mabda'isa qaadatay.

Dadki loogu talagalay inay dhibatada meeshan ka saaraan ma joogaan meeshani.. That is all I am going to say.

Anagu waxaanu qadanayna leave of absence madaama aanu arkayno heerka Jaahilnimada laga taaganyahay.

Waxaanu sheegayna inay adunyadani Geska Africa ayay khatar ugu jirto inay markale dad ugu dhintaan caqli yari iyo jaahilnimo.. Anaguna marku wakhtigu no sahlo ayaanu faraha la galidoona o wax ka qabandoona.

Marnaba isku wareerin mayno dadkan Somalida o maskaxdoodu aad iyo aad u hoseeso.

Marka la leeyahay wada hadla waa la qaldamay, waxay ahayd in loo taliyo dadkani inay wada hadlaan ma'aha.. Waa in mid kasta lagu yidhahdo xududi Isticmaarka ku noqo markaana sidaasi la idinku talinaya.


Jawaan Bariis.

Name : somaliland
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
سلام عليكم
Name : Jawaan Bariis
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-23
Idinko naga raaliya,

Waxaanu u aragna inay dadkani jaahiliin yihiin, fikirkayagii si xun ayaa loo fahmay waxaana loo qaatay inay adunyadan Wareersan fahmi karayso waxaanu gudbinay... Anagu waxaanu donaynay in dadkan dib loogu celiyo 1960 markaana markay maskax yeeshan dib u wada hadlaan.. Dadkani Maskax ma leh, cida u haysata inay maskax leeyihiin way riyoonaysa. Haday Makax leeyihiin dadkani Ina Godane mu noqdeen qofka ugu maskax badan Somalido dhan..

Waxa loo arkay malaha inay meeshanu ka fikirayno inay ka fikiri karayaan dadkani laakiin waa riyo arintaasi, waxa kale o jira inay Adunyadu u haysato Somalidu inay maskax leyihiin because waxa lagu sheegaa inay yihiin dad Carab ka yimid, lol... Waa miscalculation weyn arintaasi.. Waligood meel ma gaadhayaan dadkani, waxanu sadaalinayna inay sida ku jiridoonaan, adunyada kalena tagidoonto Dayaxa iyo meesha lo yaqaano Planet Mars iyada o weli Somalidu xaarkeeda cunaysa. Jawaan Bariis faraha ayu idinkala bixi doona, beri dambe o loo bahdo ayaa laga yaaba in dib faraha idiinla so galo, laakiin madaama looba haysto inu joke yahay Jawaan wuxu ku tashaan doona inu sheeda ka dawado meeshan.


Jawaan Bariis.

[ Reply ]



Name : guutaale
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Waxaa la yaabay weebside yada Daarood ee iyaku ku waashay Irir baa shiraya,, waa la yaab war xagay joogaan Irirka shiraya oo u tashanaya waxyeelada Daarood.

Maxay tahay halka bukta reerka waxaa loo wada hadlayaa Koonfur iyo Waqooyi, ama Somaliya iyo Somaliland , qabyaaaladda iyo balaayada ay abuurayaan waa maxay?

midda wehiliso Isaaq miyaa Irir aqoonsan, Dirkoodi bay dafireene xaguu Irir joogaa, , Faroole maxaa danqaya oo uu la qayliyey?

Waxaan kula talinayaa inaan dib loo soo celin qabyaaladda...
Somaliland iyo Somaliya waa xaq inay ka wada hadlaan aayahooda


[ Reply ]



Name : Ducaale II
Subject : Re : calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
Faroole wixiisu calaal ka weyn ee waa cabaad iyo baroor cad. Hadalkaasna afka kamuu odhan ee ooftiisa ayuu ka booday. Xaqii baa ku qarxay.

Qofkii aan ogaynow hadaba baro. Cudurka Somali dishooday ee halkaas dhigay waa qaar ka soo jeeda Pugtland. Ma wada xuma Majeerteen oo waxa jira qaar iyaguba khatyaan ka jooga SALEEBAANADA. Qaybaha loo yaqaan IGAD Majeerteenia ( Idinfacle, Gumasoor, Ammanle, Dashiishe ) iyaguba waa xaq u dirir.

Faroole iyo kooxdiisu waa kuwa ay Somali ka socon la'dahay. Waa Waraabayaal aan lafahoodana u roonayn laf guri taalna u roonany. Waa dad kala dhiman oo xiska qaar maqan yahay. Waxa ay qabaan cudurka loo yaqaan 'Annaaniyadda' 'Selfness'. Waa tii loo dhiibay hogaanka Somaliyeed 1960kii ee ay dadkii dib ugula soo jeesteen ee ay ku baadheen ( Fadhato ).

Qaylada Faroole ee maanta ma aha Somalinimo ee waa baroor u gaar ah oo waxa ku soo yaraaday dhufayskii ay ku dhex dhuuman jireen iyo Somaliweyntii ay beenta ka sheegi jireen isyaga oo kula shaqaysan jiray Somalida xarfaddooda dugaagnimo ee loo yaqaan 'Xamareey xeeladaa badan, Majeerteenna hoosta kaga naban'. Waa kuwa kharibay ee loo nacay midnimada Somali ay ka mid yihiin. Somalilandna waaba iyaga oo keli ah kuwa ay ka goosatay. Somaliladna hore ayay ugu soo jeediyeen Somalia in aynu kuwaas tuurno oo iska goyno iayaga inteena kalena midoowno. Waayo midnimo suurta geleysaa ma jirto inta ay kuwaasu dhex boodayaan dhufayska weyn ee Somaliweyn LAAKIIN waxa la arki doonaa sida ay u hagaagto Somalinimadu marka ay hir gasho kala noqoshada JSL iyo Somalia ee kuwaas loo geliyo kab le'eg. Inshaa Allaah.

Wa Allaahu Al-Muwafaq

Ducaale II,

Name : ku ducaale
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
miyaadan ogey in shirka lagu qabanayo talyaaniga ee saxiixayaasha roadmapka lagu casumey maamulka soomaaliid mar dhow la soco midka aad tiraahadaan waa wasiir ina minasanawi isaga ooleh caalamka ayaa nala jooga hadhona wuxuu idiin sheego ma yaqaan indha ayuu ka mirirgsiiyaa teeda kale fikirkaaga ah saleebaano ayaa meesha ku ciyaara koleeaqoon xumo ayaa ku haysa ee dashishishle ma ahan majeerteen ee waa niman hartidarood isku dirka maad ka wadaa ee burco maanta waa habarjecelo iyo habaryoonis shirka ayaan ka war sugeynaa
Name : ku somalibiiska abyan
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-24
faroole marna wa kuu laandheere marna waxaad leedahay Somaliland buu noo soo raacaya

http://horufadhi.com/2012/06/17/somaliland-and-puntland-joint-attack-on-khaatumo-state-territory-by-khaatumo-forum-for-foreign-affairs/
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.

U hayso in inama yar yar oo reer miyi ahi horjoogaan ciidamada qaranka , waxaan aan Bohodle aragagixisada ugu buufanwaaye cid walabi way ugtahay taa kaa jawaab kaa siinmaayo. ,meeshan ha keenin sheekadada aad lacagta qurbo jooga ka urursatid. hadaad wax isla hayso beri hore ayaad ka soo bixi lahayd xaynka aad ku dhuumanayso

haddii Somaliland ka qayb gasho shir Somalia leedahay iyi hadii kalaba waxaan kuu sheegaya in Go'aanka shacabku reer Somaliland iska leeyihiin cid wax ku qasbi kartaana aanay jirin.

waxaa iman doona Ilaahayba og laakin maanta waxaad ka mid tahay SPOILERS ka .sidii shirkii LONDON ka soo baxaynaya waxay Somali iyo SOMALILAND ku heshiiyeen in ay iska kaashadaan dabargoynta Spoilers ka.
Name : awdal state vs hargaysa somalidiid state
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-25
http://awdalstate.com/?p=15787
Name : BWD
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-25
Awadal State,

Bal nin walooba noqotay mid bilaayo kale u adeegaya ee waxa aad doontaba sheego oo bal ku keen wax dadka u cuntama iyo nolosha loo baahan yahay. Waa in la kala saaro qabiil iyo qar.

BWd
Name : ku somalibiiska Ambad
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-25
Qurbameer state
Name : ku somalibiiska Ambad
Subject : Re :calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia.
Date : 2012-06-25
Saxiixeyaasha road-mabka iyo Somaliland oo lagu casuumay shir hor leh oo maalmo ka dib ka furmaya Talyaaniga


Shir looga hadlayo arrimaha dalka Soomaaliya ayaa ka dhacaya dalka Talyaaniga 30-ka bishan, kaasoo ay ka qeyb galayaan dhinacyada siyaasadda ee Somalia xubno ka socda bulshada rayidka ah iyo aqoonyahano Soomaaliyeed.

Shirkan oo qeyb ka ah shirar looga hadlayo xaaladda dalka Somalia, lana mid ah kii dalka Turkiga ka dhacay ayaa la sheegay in dowladda Talyanigu ay qabashadiisa ku baaqday.

Faahfaahin lagama soo saarin waxyaabaha looga hadlayo, balse waxaa la hadal hayaa inuu la xiriiro hirgelinta qorshaha Road Map-ka, waxaana la sheegay in dowladda Talyaanigu ay balanqaaday inay bixineyso qarashka ku baxaya Road Map-ka qeybo badan oo ka mid ah.

Shirkan oo sidoo kale lagu casuumay xubnaha la baxay saxiixayaasha Road Map-ka ayaan la ogeyn in laga casuumay maamulka Somaliland oo muddooyinkii dambe si weyn uga soo dhex muuqanayey shirarka dhinacyada siyaasadda Soomaalida, inkastoo aysan iyagu qeyb ka qeyb ka aheyn qorshaha Road Map-ka, balse shirarka ay ka qeybgalaan ka soo jeediya in hormarin ku saabsan si gaar ah loo siiyo, isla markaasna arrimahooda laga dhigo kuwo gaar ah.

Warar aan la xaqiijin ayaa sheegaya in shirka uu gaar u yahay saxiixayaasha Road Map-ka, isla markaasna ay ka qeybgalayaan iyaga iyo wakiilo ka lixda xubnood ee saxiixayaasha, iyadoo warar kalena ay sheegayaan in shirkani uu yahay mid ay dowladda Talyaanigu kula tartameyso dowladda Turkiga maadaama uu horay Talyaanigu u gumeysan jiray dalka Soomaaliya, Turkiguna si la yaab leh uu u soo dhexgalay mudooyinkan dalka Somalia.



--------------------------------------------------------------------------------

Xafiiska Warqabadka Dayniile.com
Webmaster@dayniile.com
Tafatiraha Wabka Dayniile.com

--------------------------------------------------------------------------------

Deyniilecom@hotmail.com
Webmaster@dayniile.com
--------------------------------------------------------------------------------

[ Reply ]


Pages : [ calaacalka faroole uu ka muujiyey wada-hadalka jsl iyo somalia. 1 ]