Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

madaxweyne siilaanyo oo horkacayay banaanbaxii ictiraaf-doonka jsl

madaxweyne siilaanyo oo horkacayay banaanbaxii ictiraaf-doonka jsl

News


 404946_3111083149277_1630328653_2736931_1018364892_n401294_327265200659171_127078077344552_984449_65617965_nBanaanbixii ugu ballaadhnaa abid intii ay jirtay JSL ee ka dhaca Dalka dibadiisa ayaa maanta laga dhigay Magaalad London, gaar ahaan Xafiiska Rai'iisal-Wasaaraha Dalka Ingiriiska hortiisa. Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen dad aad u tiro badan oo taageerayay Qaranimada Jumhuuriyadda Somaliland. Kaas oo uu horkacayay Madaxwene Siilaanyo. Sawirada.







Banaanbixii ugu ballaadhnaa abid intii ay jirtay JSL ee ka dhaca Dalka dibadiisa ayaa maanta laga dhigay Magaalad London, gaar ahaan Xafiiska Rai'iisal-Wasaaraha Dalka Ingiriiska hortiisa. Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen dad aad u tiro badan oo J. Somaliland Qaranimadeeda taageerayey Dawladda Ingiriiskana ka codsanayey in ay J. Somaliland Ictiraafto ayaa waxa ka dhex muuqday Mas'uuliyiinta J. Somaliland oo uu hor kacayey Madaxweynaha J. Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo).
Quantcast

Banaanbixii ugu ballaadhnaa ee intii ay jirtay JSL ka dhaca Dalka Dibadiisa ayaa laga dhigay Magaalad London, gaar ahaan Xafiiska Rai'iisal-Wasaaraha Dalka Ingiriiska hortiisa. Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen dad aad u tiro badan oo taageerayay Qaranimadeeda JSL ayaa Dawladda Ingiriiskana ka codsanayey in ay aqoonsadaan JSL waxaana ka dhex muuqday Mas'uuliyiinta uu hor kacayey Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo).

395944_2376784199019_1833035727_1433719_174856831_n

Waxa kale oo ka qayb galay Banaanbaxan Jaaliyadaha JSL ee ku dhaqan Dalka dibadiisu oo iskaga kala yimid wadamo kala duwan oo Yurub ee meelo kaleba leh. Kuwaas oo halkaas ku muujiyay qadiyadooda iyo sida ay Beesha Caalamku uga aamustay aqoonsi buuxda ee JSL. Halkaas oo loo gudbiyay beelsha caalamka fariin adag oo ku saabsan xaqa ay JSL u leedahay in la siiyo maadaama oo ay buuxaan shuruudihii dawladnimo ee looga baahnaa. Banaanbaxan ayaa waxa si weyn uga dhex muuqday Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siillanyo) oo dhex lugaynayey dadweynihii madashaasi iskugu soo baxay isaga oo ku faraxsan sida ay dadkiisu ugu heellan yihiin rabitaanka qaranimadooda xaqa ah.

431507_10151307703690360_777965359_22797072_1026305055_n

Posted on Thursday, February 23 @ 03:49:44 DAVT by admin



madaxweyne siilaanyo oo horkacayay banaanbaxii ictiraaf-doonka jsl - madaxweyne siilaanyo oo horkacayay banaanbaxii ictiraaf-doonka jsl
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.