Name : Saleebaan Xaaji Subject : Re : bbc world. have your say and world update on somaliland republic. Date : 2012-01-29
|
Weger, weli ma Yusuf Garaad baa hadal haysaan..BBC Af-Soomaligu waa makhaayad u furun wixii Somaliland neceb. Yaa u baahan, waxaynu haysanaa boqolaal idaacadood. Iska ilobwa BBC Af-Somaliga, berri bay ahaan jirta, wayna soo noqon, wakhitgan xaadirka waa goob bilaa micna ah...
|
[ Reply ] |
|