Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london.

mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london.

News


 U Qaybsanaha Dawladda Ingiriiska waddamada Jumhuuriyadda Somaliland iyo Somaaliya ayaa sheegay in sababta JSL loogu casuumeen shirka London ay tahay inay Somaalida kale wax ka barato xikmadaha ay ku maareeyeen hawlaha dalkooda.









U Qaybsanaha Dawladda Ingiriiska waddamada JSL iyo Somaaliya Mr. Mike Boo ayaa sheegay in sababta shirka London loogu soo casumay JSL ay tahay inay Somalida kale wax ka barato JSL, sidaana wuxuu ku sheegay mar uu xalay u waramayay Ilaacadda  BBC-da. Mr. Mike Boo oo ka hadlayay doorkay ay JSL shirkan ku leedahay wuxuu yidhi, "Waxaanu ku soo casuunay Xukuumadda JSL, waayo JSL wax badan ayay ka baran karaan Somalida kale. Sidaas oo kale JSL wax weyn ayay ka tari kartaa xalka Somaliya". 

Mr. Mike Boo wuxuu sheegay in sababta ay dawladda Ingiriisku ugu soo jeesatay wax ka qabashada dhibaatada Somalia muddo 20 sanno ah kadib ay tahay, sawiradii naxdinta lahaa ee xanbaarsanaa macaluusha Somaaliya. Markii ay ka gudbayeen xuduudka Somaliya la leedahay Kenya iyo dagaalada sii dabada dheraaday ee hadheeyay Somaaliya.

Haddaba hadalkan uu ka dhawaajiyay Mr Boo doorka JSL ee shirka ayaa noqonaaya kii ugu horeyay ee dawladda Ingiriisku kaga hadalsho doorka ay JSL ku yeelan karto shirka 23/2/2012 ka dhacaaya magaalada London.


In kasta oo aanu ajandaha shirka ku jirin hadalkan ka soo yeedhay u qaybsanaha dawladda Ingiriiska waddamada JSL iyo Somaaliya Mr. Mike Boo, ayaa hadana la odhan karaa waa hadal muhiimadiisa leh madaama oo uu yahay ninka dawladda Ingiriiska u qaabilsan abaabulka shirkaas.

Sidaas oo kale hadalkan uu hadda ka dhawaajiyay ayaa ah mid ka soo horjeeda sheegashadii Ra'isal Wasaaraha Somaliya Abdi Wali Gaas uu dhawaan ku duray JSL isaga oo la meeqaam dhigay kooxaha ay isku hayaan Somaaliya, balse hadalka Safiirka ayaa u muuqda mid su'aalo badan dhalin doona.

Dhinca kale JSL waxaa weli ka socda la-tashiyo uu wado Madaxweyne Siilaanyo. Ku waas oo u la leeyahay qaybaha kala gedisan ee bulshada iyo Axsaabta siyaasadda, lamana oga waxaa ka soo bixi doona, balse shirkan oo ay isku arkayaan dawladaha adduunka ugu waaweyn waxaa muhiim ah in Ra'isal Wasaaraha Ingiriiaska iyo dawladiisu diirka ka qaado hadalkan uu Safiirkoodu ka dhawaajiyay, isla markaana ay JSL sidaas ugu cadeeyaan.

SL Media

Posted on Saturday, January 28 @ 07:13:37 DAVT by admin



mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. - mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.