|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london.
|
mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. |
 |
|
 U Qaybsanaha Dawladda Ingiriiska waddamada Jumhuuriyadda Somaliland iyo Somaaliya ayaa sheegay in sababta JSL loogu casuumeen shirka London ay tahay inay Somaalida kale wax ka barato xikmadaha ay ku maareeyeen hawlaha dalkooda.
  U Qaybsanaha Dawladda Ingiriiska waddamada JSL iyo Somaaliya Mr. Mike Boo ayaa sheegay in sababta shirka London loogu soo casumay JSL ay tahay inay Somalida kale wax ka barato JSL, sidaana wuxuu ku sheegay mar uu xalay u waramayay Ilaacadda BBC-da. Mr. Mike Boo oo ka hadlayay doorkay ay JSL shirkan ku leedahay wuxuu yidhi, "Waxaanu ku soo casuunay Xukuumadda JSL, waayo JSL wax badan ayay ka baran karaan Somalida kale. Sidaas oo kale JSL wax weyn ayay ka tari kartaa xalka Somaliya".
Mr. Mike Boo wuxuu sheegay in sababta ay dawladda Ingiriisku ugu soo jeesatay wax ka qabashada dhibaatada Somalia muddo 20 sanno ah kadib ay tahay, sawiradii naxdinta lahaa ee xanbaarsanaa macaluusha Somaaliya. Markii ay ka gudbayeen xuduudka Somaliya la leedahay Kenya iyo dagaalada sii dabada dheraaday ee hadheeyay Somaaliya.
Haddaba hadalkan uu ka dhawaajiyay Mr Boo doorka JSL ee shirka ayaa noqonaaya kii ugu horeyay ee dawladda Ingiriisku kaga hadalsho doorka ay JSL ku yeelan karto shirka 23/2/2012 ka dhacaaya magaalada London.
In kasta oo aanu ajandaha shirka ku jirin hadalkan ka soo yeedhay u qaybsanaha dawladda Ingiriiska waddamada JSL iyo Somaaliya Mr. Mike Boo, ayaa hadana la odhan karaa waa hadal muhiimadiisa leh madaama oo uu yahay ninka dawladda Ingiriiska u qaabilsan abaabulka shirkaas.
Sidaas oo kale hadalkan uu hadda ka dhawaajiyay ayaa ah mid ka soo horjeeda sheegashadii Ra'isal Wasaaraha Somaliya Abdi Wali Gaas uu dhawaan ku duray JSL isaga oo la meeqaam dhigay kooxaha ay isku hayaan Somaaliya, balse hadalka Safiirka ayaa u muuqda mid su'aalo badan dhalin doona.
Dhinca kale JSL waxaa weli ka socda la-tashiyo uu wado Madaxweyne Siilaanyo. Ku waas oo u la leeyahay qaybaha kala gedisan ee bulshada iyo Axsaabta siyaasadda, lamana oga waxaa ka soo bixi doona, balse shirkan oo ay isku arkayaan dawladaha adduunka ugu waaweyn waxaa muhiim ah in Ra'isal Wasaaraha Ingiriiaska iyo dawladiisu diirka ka qaado hadalkan uu Safiirkoodu ka dhawaajiyay, isla markaana ay JSL sidaas ugu cadeeyaan.
SL Media
|
|
|
Posted on Saturday, January 28 @ 09:13:37 DAVT by admin |
|
|
|
|
Name : Dr Cali Yuusuf Axmed Subject : Re : mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-28
|
Somaliland xornimadeedii dagaal ayay kula soo noqotay ictiraafkana wada hadal ayey ku helaysaa
Shirka London lagu qaban doono ee uun Prime Minister-ka Great Britain Mr David Cameron ku marti qaaday Madaxwayne Axmed Maxamed Maxamuud (Siiraanyo) waa fursad dahabi ah oo aan hore inoo soo marin . Fursadaha waa laga faa'iidaystaa marka ay ku soo maraan ee tashwiish lama galiyo.
Dadka ku andacoonaya haddii aynu shirka ka qayb galno Somalia ayaa la inagu darayaa way riyoonayaan, ama cadowga Somaliland ayaa wax gashaday.
Somaliland inay tahay wadan xor ah oo madax bannaan shacabku 97% ayuu ugu codeeyay, distoorkeenana way ku taallaa, cid badali kartaana ma jirto.
Dawlad-ku-sheegga Somalia ee TFG waxay rabaan in Somaliland ayna shirka London ka qayb gelin, oo ay markaa dawladaha waaweyn ee adduunku ina go'doomiyo. Waxaa sidaa daliil u ah dacaayadaha raqiiska ah ee ay warbaahinta ku sii daaayaan, sida Somaliland mashruuc biyood ayaanu u saxeexnay iyo TFG iyo maamulo goboleedyo ayey la shirayaan. Erayadaasi waxay uga jeedaan dadka Somaliland waa caadifiin ee ha boodaan oo dawladooda ha ka shakiyaan. Somaliland way qaan gaadhay, way xisaabtamaysaa, danteedana way taqaannaa ee ha isdaalinina.
Waxaa fiican inaynu tariikhda wax ka baranno, madaxwaynihii hore ee Masar Mudane Anwar Sadat, khudbad uu ka akhriyey Baarlamaanka Masar 1977, waxa uu yidhi si dhulka Yuhuuddu inaga haysato ula soo noqonno si nabad ah, waxaa aan diyaar u ahay xattaa in aan tago barlamaanka Yuhuudda ee Kineesat. Adduunka oo idil ayaa yaabay, dawladaha carbeed ayaa aad ugu cadhooday, xattaa Yuhuudda ayaa rumaysan wayday. Sadat wuu kaga dhabeeyay, geesinimo ayuu muujiyey,Talabiib ayuu ka dagay barlamankii yuhuuddana wuu ka khudbeeyay. Khudbad tariikhi ah oo qiima weyn, si fiicanna looga soo shaqeeyay ayuu ka akhriyay Knesatka. Natiijada safarkiisii waxa uu noqday mid midha dhal ah. Yuhuuddu dhulkii Masar ay ka haysatay ee Sinai oo dhan ayey si nabad ah ugu kacday.
Sidoo kale madaxweynaheennu mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siiraanyo khudbad sanadeedkii uu ka akhriyey barlamaanka Somaliland January 2012 waxa uu yidhi, Somaliland meelkasta oo ay dani ugu jirto, waanu u tagaynaa,mudanayaasha barlamaanka Somalilandna sacab ayay ku ansixiyeen.
Madaxwayne, shacabka Somaliland waxay doorteen adiga,ku xigeenkaaga iyo barlamaanka,taladana u dhiibteen. Shacabka Somaliland raali ayey ka yihiin geedi socodka loogu jiro ictiraaf raadinta iyo xoojinta xidhiidhka dawladaha adduunka. Dad yar oo shaki la galiyay yeyna inaga leexin dariiqa toosan ee ka qayb galka shirka London.
Somaliland waa inay ka qaybgasho madal kasta oo lagaga hadlayo wax khuseeya. Waa inaynu codkeenna iyo mawqifkeena meelkasta gaadhsiinno. Xornimadeenna dagaal ayeynu ku soo dhacsannay, ictiraafkeenana dood iyo wada hadal ayaynu ku gaadhaynaa.
Sida argaygii madaxwaynaha martiqaadka u keenay caddeeyay, madaxwayne Siiranyo waxaa fursad loo sinayaa inuu la fadhiisto,lana hadlo,qadiyadeenana ka dhaadhiciyo David Cameron iyo madax kaloo adduunka ah. Shirkaa hadaynu ka baaqano dalal waa weyn oo adduunka ka mid ah ayaa colaad inoo qaadaya.
Ka qaybgalka shirkaa London insha allah wuxuu inoo noqon doonaa , talaabo soo dhawaysa ictiraafkeenna.
Xildhibaan, Dr Cali Yuusuf Axmed
Name : somali Subject : Re :mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-28 Anigoo si yar oo kooban kuugu jawaabaya: somali land ma ahee idoor land , isaaq land waxaad doonta la bax laakin joojiya dhulka aad boobaysaan, sida aydaan u doonayan dhulkiina in xoog lagu maquuniyo sool iyo sanaag waa dhul daarood xoogna kuma haysan kartaan , hadaa wada hadal doonaysaan diyaar ayaan u nahay laakiin waxaydaan jeclayn in ladinku sameeyo dadka ha ku qasbina... marka miis aakhirka la wada fadhiisto saas ayaay noqon, | Name : Gaadhhaye Subject : Re :mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-28 Salaamu calykum.
Ninka somali isku magaacabay, waxaan kuu sheegayaa malaa jahli baa ku hayee, somaliland waa xuduud, ee maaha qabaail, dadka somaliland ka soo jeeda ee dagan dhinaca shishe ee xaduuda Ethopia ma yidhaahdaan somaliland baanu ka tirsanahay, ee waxay ka tirsanyahiin dalka Ethpoia
ilaa 1954kii, laakiin xuduuda somaliland waxay jeexnayd ilaa 1886kii.
magaca Iidoor waxaad moodaa inay dad aan aqoon u lahayn siduu ku baxay iyo cida bixisay toona, ay ku hadaaqaan iyagoo isleh waxbaad ku yeelaysaan Reeka la yidhaa Isaaq.
Hadaba siduu ku baxay iyo cidii ay tumaatidiisu ku noqoaysaba waxay ahayd, Rag baayac mushtar ahaa, mudo ku beegan 250 sanadoo ka hor, ayaa waxay maryo cadcad oo maxamuudi lagu magacaabi jiray oo goayaal laga dhigan jiray ka keeni jireen, dhinacaa iyo magaalada cadan, waxaana xoolo nool lagaga soo doorsan jiray,Reerka Ogaadeen, oo madaamo aanay lacag haysan,maryaha geel lagaga soo doorsan jiray, II DOORI, halkaasay ka soo baxday.
Inkastoo aanay eray bixintaasi wax badan ka tarayn dadka calooshooda nacaybku ka buuxo, hadana siduu magacaasi ku baxay sidaasuu ahaa.
wa bilaahi tawfiiq. | Name : somali Subject : Re :mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-28 walaalo hadii taariikho hore la raacayo taariikhdii ugu danbeysay soomali inta jiilkan joogto ogtahay mid ayay ahayd, waa xuduuda hadaad ka hadlayso , oo ilaa nabi ciise iyo intii ka horaysay ilaa casra xajarigii hadii aan racayno xuduuda kolba meel ayay ahayd ilaa ay xuduudiba mar jirin, dadku waa degan walaalo saas ayay xuduud ku samaysantaa, ninba gurigiisa ayaa xuduud u ah iyo intuu ku ogaalado inuu kula wadaago, hadii ay timaad is jiid jiid iyo cadaalad daro nin ba meeshu dago ayuu leeyahay haba yaraatee , qolada dagta ithopiada soomaliya, raali kamay ahayn barigii hore waa tahay ahaayeen ONLF , hada iminka goortii ay xaqoodii heleen waa ithpian ,
WAXAAN IDID WAYDIIYAY HADII AAD XUDUUD LEHAYDEEN, OO WADAN LA YAAQAAN AHAYDEEN INTII AAN SOMALI LAYSKU DARIN ,,, CALANKIINII SEE BUU U EKAA, MADAXWAYNIHIINII U GU HOREEYAY MAGACIIS AYAA LA ORAN JIRAY,
TAN aan kaa leyahay maxaa dhibka uga socdaa goboladaa sool iyo sanaag iyo cayn
1- idinkaaba dowlad la ictiraafay ahayn oo maxaad dadkiina u balan qaadi kartaa,
2- golaha siyaasada uun baa iyo madasha ay beesha caalamku isugu timaad baad ka tiraahdaan cadaalad ayaanu kula dhaqanaa beelaha yar yar oo nala daga kula dhaqanaa ,,, intaas ayaaba quursi ugu filan, qabaail waa wayn sida warsangali iyo dhulbahane baad tiraahdeen waa others seebaaa saaxiibayaal lagu heshiinayaa.
3- waxaad aaminsantihin oo idinka dhaadhacsan in aad (ciidamada qaranka ) (mujaahidiinta) (kuwii kaadidood soo cabay) ... aad tihiin , saaxiib , qof walba oo dhulkiis xoog loogu yimaad, ama la quursado, kaadidiis ayuu ku soo cabayaa oo mujaahid ayuu kugu noqonayaa, jeer uu kaa helo xornimadiisa... taa prove ayaad u arki doontaan.
4- nimankaa xoogaada aad meelaha soo taagteen ee xaabsade iyo ragiisa ah waxba yay been idiin sheegin , idinba goortii dowladii maxamed siyaad jirtay niman aad isku bah tihiin baa wasiiro ka ahaa oo la oran jiray isaaq waa kuwaa dowladii ku jira, iminkana 100 xildhiban ka badan baa dowlada idiinku jira tan shariif... waxaas waa siyaasad runtu waa rabitaanka dadka
Runtu waa isaaq dooni mayo somali wayn, warsangali iyo dhulbahatana dooni maayo isaaq land.. | Name : Jawaan Bariis Subject : Re :mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-29 Somlaiyow,
Waad iska hadashay, ninba kaadi so cabay iyo sheeko meesha haysaaye, hada sii fiican faraha la isla galo ilaa iyo Garoowe ayaa la isla tagi saaxiib ee Waaxa la leeyahay bal Sidii MOgankii Faagatka ahaa yaan loo dhaqmin... Laakiin ha u qaadan in Malin qudha la isku raagayo haday sheekadu qadhaadh noqoto... Waa Jawaan O arintan sheegaya... Waar Puntland ayaa meesha lagu samayndoona haday xudhuda so dhaafto iska ba dhaaf afartan caynte ee isku waalaya Buuhoodle... Sillanyona wuxu nooso wada sheekadi lagu yaaqaanay HJ ee beer jilayca iwm... haday laakiin meesha u gacan gasho dad aan garanayo ee Libaax Sanka taabtay sheekadani way is badili o waxa laga ghaadi wax kama dabays'a... Laakiin ha ku riyoonina inay Somaliland tahay dugaag Maanto laynaysa inleen waxaasaad donaysaane, ceebta intaa leeg ee hadhow suugyada loo marindoono Somaliland u malayn maayo inay Somaliland samayndoonto... Laakiin ha sugina inay Somalia ama Puntland Xudhudh so dhaafto... Because taasi waxay keenidoonta ila iyo Boqol kun o commandos o hub so qaata, iyo qobol kun o kale o dhinaca dambe support ka so siiya. | Name : Jawaan Bariis Subject : Re :mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-29 Somaliyow,
Cali Galaydh so waydi inu diyaar u yahay ila dhowr Boqol o kun o commandos o markaliya so dagaal taga saaxiib? Ileen haday Sheekadu Qadhaadh noqoto Jawaan Bariis ayaa iman markaasu Qudbad jeedin doona markaasa loo yaaba Somalia... motherfucker... Waar ha iskugu yeedhina Jawaan ayaan idin leeyahay... Imisa jeer ayaanu idinku nidhi ha noo yeedhina? Sheikh Sirro iyo dadka meelaha ka xadiisa JOke ayay noqon doonaan Hadu Jawaan meeshaasi so cago dhigto... Taa iska dhaafo Gallaadana marku la hadlo iyago dhagaha faraha galiyay ayay ka duli doonaan wadanka markaasa odhandoonan : waar meeshi qof baa yimid e bal Aqoonsiga hoyaadi sameeyay miiska u saara... Jawaan laakiin ha u qaadanina Qof Jahiila o intu Qabyaalad Uraysa meel lasoo fadhisto isticmaali doona... Jawaan waxa keeni Doona PHilosphy o walibana Diintana dhinac ag socota... Markaasaad sidaad u dhantihiin Dhagaha faraha galindoontaan ... Dadkan la yidhi waxbay ku dhawaaqeen iyo Somalia ayaa shirar laga caasumay... Somalilandna lama casuumin... Malinta Jawaan meeshasi Faraha laso galo ayaa la idiin yaaba.. Imikana Qof wax u dhimanyihiin u qaata Jawaan, waxaad lakiin ogaataan inu inta dusha ka dawanayo arimaha meesha ka socda. | Name : Jawaan Bariis Subject : Re :mr mike boo oo ka waramay sababta jsl loogu martiqaday shirka london. Date : 2012-01-29 Qurba joogti Somaliland ka so horjeeday Way so shako tageen, Talow Qurba joogtaasi miyaanay ogayn Qurba joog kale o Somaliland supportgareesa inay jirto o haday meesha Malin qudha yimaadaan la isla tagayo Futada JAHANABA... WAARYADAHEEN TAASI MA OGIDIN MIYAA... WAAR AYAAR ISKA FADHIYA... ILAAHAY AYAANU KA BARYAYNA INANAY NAGU SUURTOBIN INANU MESHASI TAGNO ANAGO CADHAYSAN O MARKAANA LA TAGNO MATH EQUATION... ILEEN IDINKUBA MATH EQUATION GARBAGEKA LAGU CUNO AYAAD KEENTEEN MEESHA. |
|
[ Reply ] |
|
|