Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

hay'adda ewada oo ceelal-biyood ka hirgelisay deegaano badan jsl.

hay'adda ewada oo ceelal-biyood ka hirgelisay deegaano badan jsl.

News


 Hay'adda Samafalka Islaamiga ah ee EWADA ayaa ceelal biyood ka hirgelisay Deegaamada Oodweyne, Xaaxi, Ceelxume, Gebogabo, Qoryaale, Kirir, Higlo iyo weliba Deegaanka Dubur.








 
Hay'adda Islaamiga ah ee East Afirca Welfere Development Association  (EWADA) ayaa in  ka badan  16 Ceel oo ah ceelasha biyaha laga cabbo ka hirgelisay kana qodday  Deegaano Badan oo hoos yimaada Gobolkan Togdher.



Hay'addani EWADA oo ah hay’ad islaami ah kana shaqaysa samafalka ayaa ceelal biyood ka hirgelisay Deegaamada Oodweyne, Xaaxi, Ceelxume, Gebogabo, Qoryaale, Kirir, Higlo,iyo weliba Deegaanka Dubur.



Ceelashani ay hay’addani ka hirgelisay  Deegamadaas ayaa gebi ahaantoodba  si toosa u shaqaynaya wakhtigan islamarkasna ay ka cabbaan dadka deegaanadaasi.’



Ceelasha ay hay’adda EWADA  ka hirgelisay ayaa noqonaya kuwo saddexdii bilood ee u danbeeyey hay’addani ku mashquulsanayd sidii ay dadka deegaankasi u heli lahaayeen ceelal biyood oo ay kaga raystaan Biyo la’aanta islamarkaasna Dadka ka dhexeeya.

 

Guddomiyaha Hay’addani  EWADA sh. Adam hassan sacid oo ka warbixiyey ceelasha ay qodeen  ayaa sheegay in ceelashani ay ka mid yihiin ceelal aadu tiro badan oo sannad kasta ay ka hirgeliyaan Gobolkani Togdher, iyadoo  Dhowr Bilood ka hor ay ahayd markii ay hay'addani Riiga weyn ka qoday Gudaha Magaalada Burco.



Hay’adda EWADA oo sannad kasta Dadka Masaakiinta ah siisa ZAKADA iyo weliba Fidrida ayaa Gobolkani ka hirgelisay mashaariic badan oo khayri ah, iyadoo hay’addu xidhiidh wada shaqayneed oo fiican la leh hay’ado islaami ah oo ay ka mid tahay Hay’adda Islaamiga ah ee MUSLIM CHARITY.



Ugu danbayntii Mashaariicda ay hay’addani sannadkan ka fulinayso Gobolka ayaan ku koobnayn intan balse waxa barbar socda oo illa iminka u qorshaysan sida uu xaqiijiyey Guddomiyaha hay’addani, Masaajido, Dugsiyo Quraan iyo weliba Baraago laga hirgeliyo Dhammaanba Gobolkani Togdheer.

 
SL Media

Posted on Friday, January 27 @ 22:32:15 DAVT by admin



hay'adda ewada oo ceelal-biyood ka hirgelisay deegaano badan jsl. - hay'adda ewada oo ceelal-biyood ka hirgelisay deegaano badan jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.