Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

tacsi tiiraanyo leh: mj. maxamuud cabdi caraale - jikraale.

tacsi tiiraanyo leh: mj. maxamuud cabdi caraale - jikraale.

News


 
Marxuumku Wuxu ku dhashay Degmada Ceerigaabo 1950 Malcaamadda wuxu ka galay Degmada C/gaabo. Dugsiga Hoose ka galay Degmada C/gaabo Dugsiga Dhexe wuxu ka galay Dayaxa Dugsiga Sare wuxu ku dhammaystay D/Sheekh 1970 – 1973kii wuxu waxbarasho u tegey Dalka Raashiya. Halkaas oo uu ku soo bartay
Engineering-ka Boosaha ah










TAARIIKH-NOLOLEEDKII Profisoor Mj. Maxamuud Cabdi Carraale ( Jikraale )  oo 23/01/2012 ku geeriyooday Magaalada Hargaeysa.

Marxuumku Wuxu ku dhashay Degmada Ceerigaabo 1950 Malcaamadda wuxu ka galay Degmada C/gaabo. Dugsiga Hoose ka galay Degmada C/gaabo Dugsiga Dhexe wuxu ka galay Dayaxa Dugsiga Sare wuxu ku dhammaystay D/Sheekh 1970 – 1973kii wuxu waxbarasho u tegey Dalka Raashiya. Halkaas oo uu ku soo bartay Engineering-ka Boosaha ah. 1974 wuxu ku soo laabtay dalka. Wuxu ka soo shaqeeyey Boosaha iyo War-Isgaadhsiinta xilligii dawladdii Soomaaliya. Wuxuna kazoo qabtay xilal kala duwan.

1979 wuxu ka mid ahaa 5tii nin ee loo xidhay Siyaasaddii Somaliya. Laguna xidhay Xabsiga Mandheera. Waxana lagu soo daayey cafis-madaxweyne oo kala ahaa:-

1. Mujaahid - Maxamuud Jikraale

2. Mujaahid - Gurey Dawaarre.

3. Mujaahid - Hamashool iyo

4. Mujaahid - Hurre.

Waxay Xabsiga ka soo bexeen 1980.

1982 Wuxu ku biiray Halgankii hubaysnaa ee SNM. Wuxuna ka mid noqday saraakiishii hoggaaminaysey halgankii SNM, ilaa intii dalku ka xoroobayey. Kaddib La soo-noqoshadii madax-bannaanida Somaliland lagu dhawaaqay waxa loo magcaabay Taliyaha Ciidanka Badda G/Sanaag.

Xilligii Maxamed Ibraahim Cigaal waxa loo magcaabay Taliyaha Qaybta Boliiska Gobolka Sanaag. Hay’ado badan oo caalammi ahna wuu ka soo shaqeeyey. Doorashadii ugu horraysey ee golayaasha Degaanka wuxu ku soo baxay Xil-dhibaan golaha degaanka Degmada Ceerigaabo.

Marxuumku ifka wuxu kaga teyey 8 Carruur ah iyo hooyadood.

ALLE HA U NAXARIISTO MUJAAHID MAXAMUUD CABDI CARRAALE (JIKRAALE)

SL Media

Posted on Tuesday, January 24 @ 12:13:05 DAVT by admin



tacsi tiiraanyo leh: mj. maxamuud cabdi caraale - jikraale. - tacsi tiiraanyo leh: mj. maxamuud cabdi caraale - jikraale.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.