Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Tabaha Cawlamada Ta Allaa Ka Weyn.       Ogaysiis............ Ogaysiis..............Ogaysiis.       Money Tansfer Business Under Threat In Somaliland......       Murashaxa Madaxweyna Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Kulanka Deeq-Bixiyaasha.       Somaliland:The First Indigenous Modern African Form Of Government ....       Hogaamiyayaasha Siyaasadda JSL Oo Ku Kala Aragti Duwanaaday Diiwaangelinta.       Maal-Gashiga JSL.       Aragtida Prof. Gees Korodhsiimo Loo Sameeyo Xukuumadda Siilaanyo.       Notre Dame Biometrics: Helping An Honest Elections In The R. Somaliland.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

ubax galool: buug cusub: by; amran maxamed axmed.

ubax galool: buug cusub: by; amran maxamed axmed.

News


 Xaflad aad u qurux badan oo loogu talo galay bandhigga buuga cusub ee loo bixiyey UBAX GALOOL ,Waxay buugan ku soo ururisay suugaanteedii iyo tariikhdeediiba Amran Maxamed Ahmed oo ka mid ah suugaanyahanka Somalilyeed ee deggan dalkan Ingiriiska. Waxa ay buugeeda ku cabiraysaa......Sawirada.









Xaflad aad u qurux badan oo loogu talo galay bandhiga buuga cusub ee loo bixiyey UBAX GALOOL, Waxa buugan kusoo ururisay suugaanteedii iyo tariikhdeediiba Amran Maxamed Ahmed oo ka mid ah suugaanyahanka Somalilyeed ee dalkan Ingiriiska degan, waxa ay buugeeda ku cabiraysaa isaga oo gabay ah xaaladihii ay soo martay ee kala du-duwanaa hadii ay noqoto qaxoontinimadii iyo qurbaha.



Waxa kale oo ay gabayada qaar ku soo hal qabsatay inan (wiil) ay dhashay aygabayga kula hadlayso tusaysana hooyada iyo muhiimada ay u leedahay waxa dadkiimadasha fadhyeen aad uga heleen,Waxa kale oo ka mid ah gabayada mid ay dhalinyarada u tirisay oo ay ku guubaabinayso iyo mid wadankaba ah .



Amran waxa kale oo ay si kooban uga shekeysay waxbarashadeedii oo ay sheegtay in Fanaankii weynaa ee Maxamed Mooge uu macalin u ahaan jirey ayna waxweyn ka faa'ideysatay.



Waxa kale oo ka hadlay Abwaan Rashiid Sheekh Cabdilaahi (Rashiid Gadhweyne) oo qaybweynka qaatay soo saarida buugan cusub waxaanu sheegay"Amran waxay tahay qof karti badan oo had iyo jeer jecel inay gabayada iyo suugaantaba aad ugu dedaasho, buugan cusub ee UBAX GALOOLA uu noqon doono buug ay dadku ka faa'ideystaan,kuuna iftiiminaaya waxyaalo badan oo bulshadu ay u bahan tahay.



Waxa madasha ka hadlay dad fara badan oo isugu jirey aqoonyahan iyo abwaano ka kala yimid meelo kala du-duwan oo dhamaantood soo bandhigay sida buugani uu u yahay muhiim loona baahan yahay la akhriyo oo laga faa'ideysto, waxa iyana gabayo kale kusoo bandhigay Abwaanada Cumar Aw Jamac (Caynab),Cabdiweli Yalas iyo Cabdi Ciise Caynte.



Dadkii furitaanka buuga cusub ka hadlay oo hadalo qiimo badan kasoo jeediyey waxa ma mid ahaa.



1. Axmed Ciise Caynte 2. Foosiya Yusuf Xaji Adan 3. Rashiid Sheekh Cabdilaahi(Rashiid Gadhweyne) 4. Ismaciil Aw Aadan 5. Waris Cabdi 6.Maxamuud Ismaciil Xudeydi 7. Cumar Aw Jamac (Caynab) 8. Maxamuud Maxamed (Beeldaaje) 9. Xaamud Ducaale 10. Cabdiweli Cabdi Geele (Cabdiweli Yalas) 11. Cabdilaahi Guleed.



Buugan UBAX GALOOL waxa uu noqonayaa bugii ugu horeyey ee ay qof dumar ahi soo saarto inkastoo had iyo jeer ay raga suugaan yahanku soo saraan bugaag kala duwan, lakiin buugani waxa aad ka dheehan kartaa waxyaalo badan oo ku saabsan bulshada iyo wacyo galin dhibaatada qurbaha iyo arimo kale oo kala duwan.



Hadii aad doonayso inaad buugan hesho si aad uga fa'ideysato fadlan la soo xidhiidh .Tell..07943974292.

Xamse Axmed Salaan London
 hamse100@gmail.com

Posted on Monday, September 19 @ 22:50:59 AST by admin



ubax galool: buug cusub: by; amran maxamed axmed. - ubax galool: buug cusub: by; amran maxamed axmed.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : CLAAHI YARE
Subject : Re : ubax galool: buug cusub: by; amran maxamed axmed.
Date : 2012-11-25
AAD IYO AAD BAAN UGA SAWIRADAAADA WALAAL


[ Reply ]


Pages : [ ubax galool: buug cusub: by; amran maxamed axmed. 1 ]