Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Fadhigii Maanta Golaha Wakiilada Oo Loo Qaybiyay Ajandaha Kal-Fadhiga 26aad.       Tacsi Tiiraanyo Leh.       Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh....No Comment. ... Keine Kommentar...       Khilaafkii Golaha Wakiiladda JSL Oo La Soo Afjaray.       Ururadda EU Iyo AU Oo Magacaabay Wasiirkii Hore Arr. Dibadda JSL.       Xisbiga UCID Oo Jawaab Ka Bixiyay War Ka Baxay TV-ga Qaranka JSL.       Berhe Tesfaye: Ma Jirto Mas\'uuliyad Uu Hayo Oo Aanu Aqoonsanahay Cali Khal       20 Diplomaasi Oo Caalami Ah Oo La Sheegay In Ay Imanayaan JSL.       SSE: PRESS RELEASE      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
Oodweynenews
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

wasiirka maaliyada oo shaqadii ka eryay 14 ka mid ah...

wasiirka maaliyada oo shaqadii ka eryay 14 ka mid ah...

News


 Wasiirka Wasaarada Maaliyada JSL ayaa shaqadii ka eryay shaqaale gaadhaya 14- qof iyo 11 kale oo ka tirsan waaxda caashuraha bariga iyo Kastamka, kuwaas oo la sheegay in masuliyiinta maaliyadu ay fareen inay ka hawlgalaan tiro-koobka Bakhaarada iyo guryaha kirada loogu jiro ee degmooyinka 26ka June iyo Gacan libaax.





Wasiirka Wasaarada Maaliyada Eng. Maxamed Xaashi Cilmi ayaa shaqadii ka eryay shaqaale gaadhaya 14- qof oo ka tirsan waaxda caashuraha bariga iyo Kastamka, kuwaas oo la sheegay in masuliyiinta maaliyadu ay fareen inay ka hawlgalaan tirokoobka Bakhaarada iyo guryaha kirada loogu jiro ee degmooyinka 26-ka June iyo Gacan libaax.

Shaqaalahan ayaa amar lagu siiyey in mid kasta oo ka mid ahi uu maalintii soo tirakoobo konton guri (50 Guri), lana siinayo gunno dhan 50,000Sl.shilng.

Shaqaalahan ayaa la sheegay in hawsha sidii loogu diray ay u fulin waayeen, iyadoo wararku intaa ku dareen in sacadihii loogu talo galay inay hawshaas qabtaan dayaceen, isla markaana maalintii shalay tirokoobka ay keeneen guud ahaan shaqaalahaasi uu noqday sideetan guri oo kaliya, halka la doonayey inay soo tirakoobaan isugeyn 700 Guri.

Arintan ayay ilo xogogaal ah oo ku dhawdhaw wasaarada maaliyadu sheegeen in Eng. Maxamed Xaashi uu ka cadhooday hawshaa loo diray ee ay gudan waayeen, taas oo wasiirku uu shalay soo saaray qoraal uu shaqada kaga eryayo shaqaalahaasi tirokoobka Bakhaarada iyo Guryaha kirada loogu jiro ee degmooyinka 26-june iyo gacan libaax.

Dhinaca kale waxa wararka arintan ku saabsan intaa ku darayaan in masuliyiinta cashuuraha barigu ay wasiirka ka codsadeen inuu digniin marka hore u qoro shaqaalahaasi, balse wasiirku arintaas ka diiday kuna adkaysatay inuu shaqada ka eryo.

"Maanta (shalay) wasiirka maaliyadu wuxu shaqadii ka eryay dhawr iyo toban shaqaale oo isugu jira shaqaale joogto ah iyo qaar tambareeri ah, kuwaas oo loo diray inay soo tirakooban Bakhaarada iyo Guryaha kirada loogu jiro ee degmooyinka 26-ka juun iyo gacan libaax.

shaqaalaha waxa la faray in mid kasta soo tiro koobo maalintii konton Guri lana siiyo konton kun oo Somaliland ah ka dib iyaga oo Afar iyo toban ah ayay shalay xafiiska keeneen tirakoob dhan 80-tan Guri, taas oo loo arkay in aanay daacad ka hayn hawsha loo diray, wasaaradan maaliyaduna hore waxa ay u ahayd meel musuqu daashaday markaa wasiirku wuu ku saxsan yahay in shaqaalahan sagsaagay shaqada laga eryo" sidaa waxa yidhi mid ka mid ah shaqaalaha ka hawlgala maaliyada oo ka cudur daarta in magaciisa la shaaciyo.

Si kastaba ha ahaate tirokoobka guryaha kirada loogu jiro Bakhaarada ayaa ka mid ah ololaha wasiirka maaliyadu wado sidii dakhliga kor loogu qaadi lahaa, kaas oo Wasiirka maaliyadu uu dhawaan sheegay in shaqaalaha wasaaradu dardar galiyaan hawlaha dakhli ururinta si mushaharooyinka shaqaalaha loogu kordhiyo, taas la'aanteedna aanay suurto galayn mushahar la kordhiyo.

Haatuf

Posted on Friday, October 15 @ 15:09:53 AST by admin



wasiirka maaliyada oo shaqadii ka eryay 14 ka mid ah... - wasiirka maaliyada oo shaqadii ka eryay 14 ka mid ah...
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.