Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010

warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010

News


 Ururka Daryeelka Distoorka Somaliland (UDDAA) waxa fajaciso iyo lama qaataan ku noqotay go’aanka maanta Guurtidu muddaddii xilkooda ay isagu kordhiyeen saddex sanadood iyo sideed bilood, iyaga oo markaas raba in ay xilka hayaan 17 sanadood! Tani ka sii daran tii kordhintii 2006kii.






URURKA DARYEELKA DISTOORKA (UDDAA)
PROMOTION OF THE CONSTITUTION GROUP


WarsaxaafadeedSumad: UDDAA/09/10                  Taariikh: 08/09/2010.
                                     
Isu-kordhintii 2006-kii tan ayaa ka sii daran, lagamana aqbalayo Guurtida

Ururka Daryeelka Distoorka Somaliland (UDDAA) waxa fajaciso iyo lama qaataan ku noqotay go’aanka maanta Guurtidu muddaddii xilkooda ay isagu kordhiyeen saddex sanadood iyo sideed bilood, iyaga oo markaas raba in ay xilka hayaan 17 sanadood!  Tani kasii daran tii kordhintii 2006kii, waayo xubnuhu wey  soo arkeen sumcad xumada tallaabadaa hore keentay, maanaan fileyn in ay maanta dib-u-socdkan keenaan.

Tan kale waa maxay sababta ay isu yidhaahdeen doorashadooda ama xulashadooda waxay qaadaneysa muddo ka dheer tan golayaasha degmooyinka iyo ta Wakiillada?  Waxa nooga muuqatay go’aanka kordhinta muddadooda in ay weli Guurtidu hadal hayaan in ay had iyo jeer sannad ka dambeeyan Wakiillada, taasina maaha arrin xeer ama distoorka ku taal. Guurtidu miyey illaaween in muddadoodi xilka ee 6da sanno aheyd ay dhamaatay sanadkii 2003kii, Wakiiladii mar ay hawsha wada bilaabeenna ay xilkoodii dhammeysteen 2005kii markii kuwa cusub la soo doortay. 

Awooddan ay Guurtidu maroorsatay ee kordhinta muddada xilkooda iyo tan Golayaasha Degmeda ma aha mid Distoorka ama xeerarka dalku siiyey, waana mid u taalla Ummadda oo ay aheyd in wadatashi iyo xeer la wada aqbalay lagu xallilo. Waxaanu ku guubaabineynaa ummadda in aan la aqbalin korodhsiimooyinkan qayru distooriga ah oo arrimahan lagu xallilo wada tashi.

In kasta oo Golaha Guurtidu awood u leeyehiin in ay kordhiyaan muddada xilka  Golaha Wakiilada, arrintaasi waxay ku xidhantahay marka doorashada Golaha Wakiiladu ku qabsoomi weydo duruufo adag awgeed oo “dagaal baahsan, xasillooni darro gudaha ah, aafo dabiici ah oo culus sida dhul gariir, cudurrada faafa, abaaro culus”. Weyno ognahay in doorashadu aan u qabsoomeyn duruufo la xidhiidha dhaqaalaha, doorashada aynu dhowaan qabanay iyo qabyada xeerarka iwm.
 
Haddaba waxa habooneyd in aanay Guurtidu ku degdegin go’aankan oo ay u daayaan in laga wada tashado oo la hubiyo sida ugu dhakhso badan ee loo qaban karo doorashada oo aan la caymin laba sannadood iyo siddeed bilood.

Maaha markii u horeysay ee Somaliland hore ayay u soo aragtay muddo korodhsiimo noocan oo kale oo dalka ku abuura khalkhal iyo khilaaf siyaasi ah oo soo dhexgala golaayshasha, komishanka iyo xisbiyada Qaranka, kaasi oo inta badan ragaadiya wada shaqayntooda. Waxaana nasiib darro ah in xukuumadan cusub oo loo hanweynyahay ay la xidhiidhay Guurtida iyada oo aan weli laysla meel dhigin arrimahan xasaasaasiga ah, taas oo dhiirigalisay Go’aanadan sharci darrada ah ee Guurtidu ku degdegtay.

Annaga oo ogsoon in loo baahan yahay in la xallilo arrimahan muddo dhammaadka golayaasha, waxaanu qabnaa in ay fiicneyed in laga wada tashado oo xeerar lagu soo saaro korodhsiimada muddada golayaasha degmooyinka iyo tan Guurtida. Taasina weli way furan tahay oo waa in hadda lagu dhaqaaqa, Guurtidana lagu adkeeyaa in ay si deg-deg ah uga noqdaan go’aandan muddo kordhinta muddada xilka ee saddexda gole.

-----------------------------------------------------

UDDAA – URURKA DARYEELKA DISTOORKA

URURKA DARYEELKA DISTOORKA (UDDAA) - Promotion of the Constitution Group –  waa koox-cadaadis (pressure group) ka madaxbanaan xisbiyada siyaasada, oo ay xubno ka yihiin Somalilanderka qurbaha deggan oo aaminsan in  loo baahanyahay in hor loo mariyo oo la kobciyo Distoorka Somaliland. Diimoqraadiyadda, ku dhaqanka xeerarka, kala xadeynta awoodaha waaxyada dawladda, iyo xuqquuqda iyo xorriyadaha aasaasiga ah waa tiirarka Distoorka. Ujeedooyinka UDDA waxa weeye sharaxaada baahida loo qabo in laga hor tago fasiraada  khaladka ah iyo kuxadgudubka Distoorka, iyo in loo olaleeyo garsoor madaxbanaan oo si karti leh u uga soo baxa hawshiisa sida gaarka ah Distoorku u cayimay.
 
Isuduwayaal: Lulu Farah
luluforumuk@yahoo.co.uk
Khadar Ali Gaas
 somalilander_1@yahoo.co.uk
La Taliye: Ibrahim Hashi Jama 
ibrahim@somalilandlaw.com

Posted on Thursday, September 09 @ 00:47:44 DAVT by admin



warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 - warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.