|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010
|
warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 |
 |
|
 Ururka Daryeelka Distoorka Somaliland (UDDAA) waxa fajaciso iyo lama qaataan ku noqotay go’aanka maanta Guurtidu muddaddii xilkooda ay isagu kordhiyeen saddex sanadood iyo sideed bilood, iyaga oo markaas raba in ay xilka hayaan 17 sanadood! Tani ka sii daran tii kordhintii 2006kii.
URURKA DARYEELKA DISTOORKA (UDDAA) PROMOTION OF THE CONSTITUTION GROUP
WarsaxaafadeedSumad: UDDAA/09/10 Taariikh: 08/09/2010. Isu-kordhintii 2006-kii tan ayaa ka sii daran, lagamana aqbalayo Guurtida Ururka Daryeelka Distoorka Somaliland (UDDAA) waxa fajaciso iyo lama qaataan ku noqotay go’aanka maanta Guurtidu muddaddii xilkooda ay isagu kordhiyeen saddex sanadood iyo sideed bilood, iyaga oo markaas raba in ay xilka hayaan 17 sanadood! Tani kasii daran tii kordhintii 2006kii, waayo xubnuhu wey soo arkeen sumcad xumada tallaabadaa hore keentay, maanaan fileyn in ay maanta dib-u-socdkan keenaan. Tan kale waa maxay sababta ay isu yidhaahdeen doorashadooda ama xulashadooda waxay qaadaneysa muddo ka dheer tan golayaasha degmooyinka iyo ta Wakiillada? Waxa nooga muuqatay go’aanka kordhinta muddadooda in ay weli Guurtidu hadal hayaan in ay had iyo jeer sannad ka dambeeyan Wakiillada, taasina maaha arrin xeer ama distoorka ku taal. Guurtidu miyey illaaween in muddadoodi xilka ee 6da sanno aheyd ay dhamaatay sanadkii 2003kii, Wakiiladii mar ay hawsha wada bilaabeenna ay xilkoodii dhammeysteen 2005kii markii kuwa cusub la soo doortay. Awooddan ay Guurtidu maroorsatay ee kordhinta muddada xilkooda iyo tan Golayaasha Degmeda ma aha mid Distoorka ama xeerarka dalku siiyey, waana mid u taalla Ummadda oo ay aheyd in wadatashi iyo xeer la wada aqbalay lagu xallilo. Waxaanu ku guubaabineynaa ummadda in aan la aqbalin korodhsiimooyinkan qayru distooriga ah oo arrimahan lagu xallilo wada tashi. In kasta oo Golaha Guurtidu awood u leeyehiin in ay kordhiyaan muddada xilka Golaha Wakiilada, arrintaasi waxay ku xidhantahay marka doorashada Golaha Wakiiladu ku qabsoomi weydo duruufo adag awgeed oo “dagaal baahsan, xasillooni darro gudaha ah, aafo dabiici ah oo culus sida dhul gariir, cudurrada faafa, abaaro culus”. Weyno ognahay in doorashadu aan u qabsoomeyn duruufo la xidhiidha dhaqaalaha, doorashada aynu dhowaan qabanay iyo qabyada xeerarka iwm. Haddaba waxa habooneyd in aanay Guurtidu ku degdegin go’aankan oo ay u daayaan in laga wada tashado oo la hubiyo sida ugu dhakhso badan ee loo qaban karo doorashada oo aan la caymin laba sannadood iyo siddeed bilood. Maaha markii u horeysay ee Somaliland hore ayay u soo aragtay muddo korodhsiimo noocan oo kale oo dalka ku abuura khalkhal iyo khilaaf siyaasi ah oo soo dhexgala golaayshasha, komishanka iyo xisbiyada Qaranka, kaasi oo inta badan ragaadiya wada shaqayntooda. Waxaana nasiib darro ah in xukuumadan cusub oo loo hanweynyahay ay la xidhiidhay Guurtida iyada oo aan weli laysla meel dhigin arrimahan xasaasaasiga ah, taas oo dhiirigalisay Go’aanadan sharci darrada ah ee Guurtidu ku degdegtay. Annaga oo ogsoon in loo baahan yahay in la xallilo arrimahan muddo dhammaadka golayaasha, waxaanu qabnaa in ay fiicneyed in laga wada tashado oo xeerar lagu soo saaro korodhsiimada muddada golayaasha degmooyinka iyo tan Guurtida. Taasina weli way furan tahay oo waa in hadda lagu dhaqaaqa, Guurtidana lagu adkeeyaa in ay si deg-deg ah uga noqdaan go’aandan muddo kordhinta muddada xilka ee saddexda gole. ----------------------------------------------------- UDDAA – URURKA DARYEELKA DISTOORKA
URURKA DARYEELKA DISTOORKA (UDDAA) - Promotion of the Constitution Group – waa koox-cadaadis (pressure group) ka madaxbanaan xisbiyada siyaasada, oo ay xubno ka yihiin Somalilanderka qurbaha deggan oo aaminsan in loo baahanyahay in hor loo mariyo oo la kobciyo Distoorka Somaliland. Diimoqraadiyadda, ku dhaqanka xeerarka, kala xadeynta awoodaha waaxyada dawladda, iyo xuqquuqda iyo xorriyadaha aasaasiga ah waa tiirarka Distoorka. Ujeedooyinka UDDA waxa weeye sharaxaada baahida loo qabo in laga hor tago fasiraada khaladka ah iyo kuxadgudubka Distoorka, iyo in loo olaleeyo garsoor madaxbanaan oo si karti leh u uga soo baxa hawshiisa sida gaarka ah Distoorku u cayimay.
|
|
|
Posted on Thursday, September 09 @ 00:47:44 DAVT by admin |
|
|
|
|
Name : Visitor Subject : Re : warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 Date : 2010-09-09
|
WAA AL-XAMDULILLAH, MAR HADDII GUURTIDA LAGU EEDEENAYO INAY TALABAADAAS AY QAADEEN AY KU DEGDEGEEN OO KELIYA OO AAN LAGU EEDEENAYN INAY DASTUURKII IYO SHURUUCDII DALKA U YAALEY BEY JEBIYEEN.
DHINACA KALE, WAX KHILAAF AH OO MEESHA YAALA MA JIRAN MAR HADDII AY DURBADIIBA GOAANKAAS GURTIDA LALA JAANQAADAY OO AY KU HESHIIYEEN SADDEXDA XISBI QARAN IYO KOMISHANKA MUDADA DOORASHOOYINKA DEGAANKA IYO WAKIILADU DHICI DOONTO.
|
[ Reply ] |
|
Name : kabadhige Subject : Re : warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 Date : 2010-09-09
|
Mogadishu (Sunatimes) Mustafa Khalil Abdulahi who is the son of Somaliland's minister of religion and Awqaf has been appointed to be the commander of Abu-Muhsin brigade which belongs to Al-Shabaab militant group and recently completed a military training course in Mogadishu, the capital of Somalia, official sources told Sunatimes on Tuesday.
Khalil 22 age, told his brigade of Al-Shabaab militias that his father had advised him to participate the Islami Jihad in Southern Somalia and then decided to join the insurgency in Mogadishu nine months ago.
"I came here to stand by my uncle Ahmed Godane Abu-Zubeyr. I was born in Hargeysa and I am fighting in Mogadishu which I had not seen before. this happened for Allaha's willing and my honesty based on how the Mujahideens would liberate the enemy of Allah out of the country." said Khalil.
Somaliland minister of religion and Awqaf Sheik Khalil Abdulahi told Sunatimes.com on the phone that his son Mustafa crossed into southern Somalia but denied he had sent him to join the war in southern Somalia. "My son knew nothing about the religion and I could not convince him to learn it." he added.
Most of Somaliland's new government members are Islamic extremists who have close ties with the Al-Qaeda terror group as the minister of the aviation Mohamud Hashi was the man whom the former president Mohamed Ibrahim Igal dubbed him as 'the Osama Bin Laden in horn of Africa'.
By Abdi Salan Abdulle
info@sunatimes.com
Mogadishu-Somalia
Name : Xariir Subject : Re :warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 Date : 2010-09-09 warkani war jir maaha ninka waagacusub qora oo dhor website leh ayaa warkan iska leh markaa dacayadihii hore ee fashilmay waxba kama duwana | Name : the mighty Darood friendly fire Colonel Shot in Bosas Subject : Re :warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 Date : 2010-09-09 Colonel Shoot died in Bosaso
September 8, 2010
By Admin
The crisis of economic city of Puntland Bosaso are increasing day after day each nigh one to two persons shoot died in the city, with out no reasons, innocent people lose their selves every night, the most targeted people are educators, businessmen, teachers and key figures of the community, Col Ahmed Hasan Haji allies as “Dhonge” the chief of Biyo kulul Bosaso station, was shoot died last night.
Two masks young man with pistols shot the officer, near Biyo Kulule police station where he usually runs the access of the city security, two others of his staff was also injured in the scene, the officer was run to the hospital misfortunately he died on arrival, the two masked guys later run off the scene.
No government officials commented the incident, it’s not first time to shot an officer of the government though they’re target by unknown people, there is two different mission troops operate the city, The Punt land Intelligence Service under the US administration, and Punt land Police, there is conflict between the way they operate the US backed troops and the local police of Punt land inside Bosaso.
The people of Bosaso city are worried about the shooting, killing, and eliminating the key important people of the community, these incident are linked to PIS, as the people of the city believe hence they’re party of security, there was motivations and revenges started during the Galgala attacks, those caused the death of hundred youth from different tribes of Punt land, there is a saying that members of PIS shot the officer linking him to a youth died in Galgala, the attacks led by Mohamed S. Atom, because the officer and the leader of Militia from one tribe, while the oppositions of these group are most of them are recruited by PIS.most of them from one tribe that created a hostilities and revenges among them.
Though the economic war of Galgala started 2006, where the Natural Resource Troops and PIS fought that caused the death of 13 soldiers of the government and one on the NRTs, Puntland president Abdirahman Farole announced Growe mosque an act of uprooting the community of Galgala saying “The people of Galgala must move the area and look for another palaces we are invading the city”. This kind of announcement can violate the international community’s law and the right of citizenship.
Late today another war broke out Af-urur near Galgala city, Af-urur is were the displaced people reach after the invasion of Punt land troops, Punt land troops led by the deputy minister of Security Abdi Jamal met a resistance from the Natural Resource Troops of Majayahan, Dhalan, and Galgala,. Elders of the area announced last week that they bring peace if they’re given chance by the government but they were not listened and respected their announcement.
A crackdown targeting a youth from Sanaag and Western Bari started; twelve guys were arrested last night by PIS linking them to Atom. But after twenty four hours they were released with no taking them to a court, this act of crackdown woke up the targeted youth’s community, that can led to expand the conflict of Punt land. Elders of the area call the international community and Somali people to take their party .to bring a solution for all parts.
GalGalanews@gmail.com

GalGalanews@gmail.com |
|
[ Reply ] |
|
Name : Nugul Subject : Re : warsaxaafadeed: sumad: uddaa/09/10: taariikh: 08/09/2010 Date : 2010-09-09
|
Ururku si fiican buu yeelay. Dadka badan kiisu wuu idin ku raacsan yahay
ee halka ka wada.
|
[ Reply ] |
|
|