Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

madaxweyne siilaanyo oo martiqaad ka helay dawladda ethiopia.

madaxweyne siilaanyo oo martiqaad ka helay dawladda ethiopia.

News


 Dawladda Itoobiya ayaa markii ugu horreysay shalay daboolka ka qaadday in ay martiqaad rasmi ah u fidisay Madaxweynaha Jumhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo).







Sidaana waxa lagu sheegay war-murtiyeed ay si wadajir ah magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya uga soo wada saareen Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar iyo Wasiiru-Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya Dr. Tekeda Alemu ka dib markii ay kulan gaar ah labadaas wasiir yeesheen shalay.

Warsaxaafadeed uu magaalada Addis Ababa ka soo diray Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Somaliland ku leedahay Itoobiya Mr. Ayaanle Salaad Diiriye oo lagu faahfaahiyey natiijada kulamo muhiim ah oo Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar magaalada Addis Ababa kula yeeshay shalay madax sare oo ka tirsan dawladda Itoobiya iyo diblomaasiyiin shisheeye ah oo kala duwan, waxa uu isaga oo faahfaahsan u qornaa sidan:

“Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar ayaa maalintiii labaad maanta [shalay] kulan khaas ah la yeeshay Wasiiru-dawlaha Arrimaha Debadda ee Itoobiya Dr. Tekeda Alemu, kulankaasna waxa si qoto-dheer loogu lafo guray xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya labada dal Itoobiya iyo Somaliland ee jaarka ah, iyada oo si gaar ah looga wada hadlay arrimo la xidhiidha nabadgelyada, ganacsiga, isgaadhsiinta iyo guud ahaan iskaashiga labada dal. Waxana si buuxda la isugu afgartay in labada geesoodba ku faraxsan yihiin xidhiidhka fiican ee hadda ka dhexeeya labada dal, diyaarna u yihiin sidii loo kobcin lahaa, loona ballaadhin lahaa xidhiidhkaas.

Ugu dambantii, labada wasiir waxa ay kulankaas ka soo saareen war-murtiyeed ka turjumaya siyaasadda iyo dareenka labada dawladood ee ku wajahan xidhiidhka iyo iskaashigooda.

Waxa kale oo war-murtiyeedkaas lagu caddeeyey, laguna baahiyey in Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) uu booqasho rasmi ah ku tegi doono waddanka Itoobiya. Sidoo kale, waxa war-murtiyeedkaas lagu baahiyey warbaahinta Itoobiya iyo ta gobolkaba.

Geesta kale, Wasiirka Arrimaha Dibadda J. Somaliland waxa kaloo uu isla maanta [shalay] la kulmay Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Maraykanku ku leeyahay magaalada Addis Ababa, ahna sii hayyaha safaaradda Mr. T. Kirk Mcide iyo safiirku-xigeenka labaad Mr. Casey. Waxana ka mid ah arrimaha wasiirku kala hadlay mas'uuliyiinta Safaaradda Maraykanka sidii dhallinyarada ka qallin-jebiya jaamacadaha Somaliland loogu samayn lahaa fursado shaqo si uu markaas u kordho dhaqaalaha dalku iyo si loo yareeyo saamaynta arrimaha xag-jirnimado ku yeelan karo dhallinyarada.

Waxay kaloo labada dhinac kulankaas iskula soo qaadeen doorka Maraykanku ka qaadan karo dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha dalka sida dekedaha, waddooyinka wershadaha wax-soo-saarka, kulankaasina guud ahaan wuxuu ku dhammaaday is afgarad buuxa.

Sidoo kale waxa wasiirka maanta [shalay] ku booqday hudheelka uu deggan yahay ee Hilton Hotel, Addis Ababa Safiirka Itoobiya u fadhiya waddanka Roomaaniya Ambassadot Gabriel, iyagoo ka wada hadlay sidii loo sii xoojin lahaa xidhiidhka ka dhexeeya Midowga Yurub iyo Somaliland, maadaama safiirku yahay madaxa ururka safiirrada Yurub ee fadhigoodu yahay Itoobiya. Waxay kaloo ka wada hadleen sidii J. Somaliland uga qaybgeli lahayd shirarka Midowga Yurub ee lagaga hadlayo arrimaha Geeska Africa

Safiirku waxa uu sheegay sida loola dhacsan yahay Somaliland dhan walba, isla markaan aan loo dafiri Karin mihiimadda Somaliland iyo saamaynta ballaadhan ee ay ku leedahay gobolka

Kulamadaas waxa wasiirka ku wehelinayey Mr. Ayaanle Salaad Diiriye oo Safiir-ku-xigeenka Safaaradda Somaliland ku leedahay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya,” ayaa lagu yidhi warsaxaafadeedka.

SL Media

Posted on Wednesday, September 08 @ 17:45:21 DAVT by admin



madaxweyne siilaanyo oo martiqaad ka helay dawladda ethiopia. - madaxweyne siilaanyo oo martiqaad ka helay dawladda ethiopia.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.