Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

ra'iisal-wasaarihii hore ee dalkan ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka

ra'iisal-wasaarihii hore ee dalkan ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka

News


 “Kooxaha mayalka adag waxay dalalka Somaliya iyo Yeman ee ay dadka ku dilayaan ma aha wax aan anagu ka dambeyno”! Ayuu yidhi Ra’iisal Wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Mr. Tony Blair oo sheegay in kooxaha mayalka adag lagula dagaalo meel kasta oo ay joogaan.







Ra'iisal-Wasaarihii hore ee dalkan Ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka adag ee Somalia.
Mr. Tony Blair oo ahaa Ra’iisal-Wasaarihii hore ee Dowladda Dalka Ingiriiska ayaa isaga oo u waramayay Warbaahinta dalkaasi waxa uu ka hadlay Muslimiinta mayalka adag ee ku sii faafaya qaar ka mid ah dalalka caalamka wixii ka dambeeyay 11kii September 2001dii. Markaasi oo la qarxiyay xaruntii ganacsiga adduunka ee Dalka Mareykanka.

Waxa uu sheegay Mr. Tony Blair in kooxaha mayalka adag ay rumeysan yihiin inay bannaan tahay wax kasta oo lagu fulinayo qadiyadooda, isla markaasina hubka Nukliyeerka haddii ay heysan lahaayeen ay adeegsan lahaayeen. Wuxuuna
tilmaamay Tony Blair in kooxaha mayalka adag ee Islaamka ahi looga hortegi karo in wadajir loola dagaalamo.

“Kooxaha mayalka adag waxay dalalka Somaliya iyo Yeman ee ay dadka ku dilayaan ma aha wax aan anagu ka dambeyno”! Ayuu yidhi Ra’iisal-Wasaarihii hore ee dalka Ingiriiska Mr. Tony Blair oo sheegay in kooxaha mayalka adag
lagula dagaalo meel kasta oo ay joogaan, ayna muhiim tahay in ugu yaraan niyadda laga diido.

Isaga oo ka hadlayay hadalada ay kooxahani dadka ku qaldayaan oo uu sheegay inay yidhaahdaan “Reer galbeedka ayaa xoog ku yeeshay Somaliya iyo Yeman”. Wuxuuna sheegay Mr. Tony Blair in kooxahaasi ay sameynayaan wax la soo
dhaafay xilliyo hore, taasi oo uu sheegay in kooxaha xag-jirka ah ay dilaan had iyo goor dadka rayidka ah iyo cid kasta oo ka hor timaada afkaarahooda cunsuriga diimeed ah.

Dhinaca kale Mr. Tony Blair waxa uu sheegay in dalalka caalamka ay iska kaashadaan olole ballaadhan oo lagu cidhib tirayo kooxo diimeedyada xag-jirka ah ee ku sugan dalalka Somaliya iyo Yeman, isaga oo tilmaamay in kooxahani laga soo horjeesto, falalka qaraxyada, dagaalada, is miidaaminta iyo ficilada xun-xun ee ay ku faafinayaan dalalka caalamka.

Xamse Ahmed Salaan
Safka-hore.com
London/UK

Posted on Tuesday, September 07 @ 01:48:04 DAVT by editor



ra'iisal-wasaarihii hore ee dalkan ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka - ra'iisal-wasaarihii hore ee dalkan ingiriiska oo ka hadlay kooxaha mayalka
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.