Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.

golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.

News


 Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta waxa magaalada Haregysa uga bilowday fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga doodayaan muddo kordhinta golayaasha Wakiilada iyo Guurtida oo wakhtigoodu dhawaan dhammaanayo.






Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen waxa laga hor akhriyey qoraal soo jeedin ah oo uu u soo qoray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo.
Fadhigan oo uu shirgudooninayay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Nuux Sheekh Axmed Fureh, ayaa markii uu fadhigu furmay waxa uu mudeyaasha ku wargeliyey in loo akhtiyi doono qoraal kaga yimi dhinaca Madaxweyne Axmed Silaano.

Qoraalka oo halkaas laga akhriyey, ayaa waxa uu Madaxweynuhu ku sheegay maadama oo xilka mudda-kordhinta ay distooriyan leeyihiin Golaha Guurtida Somaliland, oo xilkii Golayaasha Guurtida iyo Wakiiladuna uu dhamaanayo bisha September dabayaaqadeeda iyo bisha October dhamaadkeeda in muddo-kordhini ay lagama maar maan tahay.

Waxaana Madaxweynuhu muddo-kordhintaa ku sababeeyey in dalku hadda uun ka soo baxay doorashadii Madaxtooyada, dhaqaale la’aan, wakhtiga oo cidhiidhi ah iyo xeerarkii doorashada ee Golayaasha oo aan diyaar ahayn.

Sida ku cad qoraalka Madaxweynaha, waxa uu u soo jeediyey Golaha Guurtida oo iyagu leh qiimaynta duruufaha iyo xilliga lagaga bixi karayo inay la tashadaan daneeyayaasha doorashada oo loo fasirtay inay yihiin xisbiyada iyo ciddii kale ee danaynaysa doorashooyinka.

Sida oo kale waxa uu Madaxweynuhu qoraalkiisaa maant laga hor akhriyey Mudaneyaasha Golaha Guurtida uu ugu soo jeediyey Golayaasha Baarlamanka inay dhamaystiraan xeerka doorashada.

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Nuux Sheekh Axmed Fureh oo isna halkaa ka hadlay, ayaa mudaneyaasha Golaha Guurtida waxa uu u sheegay in looga fadhiyo inay si weyn uga fiirsadaan mudda labada Gole loo kordhin karo ee lagu qaban karo doorasho.

Waxa kale oo uu Odoyaasha Golaha ugu baaqay in si wada-jir ah oo aan khilaaf lahayn looga doodo arrintan, iyada oo la eegayo sumcada Goleyaasha.

Muddo-kodhintan Guurtida iyo Wakiilada ka sakaw, waxaa iyadana Golaha Guurtida hor taala Goleyaasha deegaanada ee magaalooyinka Somaliland oo wakhtigoodii uu xilli hore-ba dhamaaday sidii doorasho loogu qaban lahaa.

Gudda-galka dooda la xidhiidha qoraalka soo jeedinta ah ee Madaxweynuhu u soo gudbiyey Guurtida, ayaa la filayaa inay si dhakhso ah u bilaabanto, iyada oo laga yaabo inay qaadato muddo dhawr maal mood ah, ka dib-na waxa laga sugayaa inay go’aan dhamaystiran soo saaraan.

SL Media.

Posted on Tuesday, September 07 @ 00:38:08 DAVT by admin



golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl. - golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.