Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ogaysiis: Shirka Telefoonka Qurba-Joogga JSL.       Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.

golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.

News


 Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta waxa magaalada Haregysa uga bilowday fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga doodayaan muddo kordhinta golayaasha Wakiilada iyo Guurtida oo wakhtigoodu dhawaan dhammaanayo.






Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa maanta fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen waxa laga hor akhriyey qoraal soo jeedin ah oo uu u soo qoray Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo.
Fadhigan oo uu shirgudooninayay Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Nuux Sheekh Axmed Fureh, ayaa markii uu fadhigu furmay waxa uu mudeyaasha ku wargeliyey in loo akhtiyi doono qoraal kaga yimi dhinaca Madaxweyne Axmed Silaano.

Qoraalka oo halkaas laga akhriyey, ayaa waxa uu Madaxweynuhu ku sheegay maadama oo xilka mudda-kordhinta ay distooriyan leeyihiin Golaha Guurtida Somaliland, oo xilkii Golayaasha Guurtida iyo Wakiiladuna uu dhamaanayo bisha September dabayaaqadeeda iyo bisha October dhamaadkeeda in muddo-kordhini ay lagama maar maan tahay.

Waxaana Madaxweynuhu muddo-kordhintaa ku sababeeyey in dalku hadda uun ka soo baxay doorashadii Madaxtooyada, dhaqaale la’aan, wakhtiga oo cidhiidhi ah iyo xeerarkii doorashada ee Golayaasha oo aan diyaar ahayn.

Sida ku cad qoraalka Madaxweynaha, waxa uu u soo jeediyey Golaha Guurtida oo iyagu leh qiimaynta duruufaha iyo xilliga lagaga bixi karayo inay la tashadaan daneeyayaasha doorashada oo loo fasirtay inay yihiin xisbiyada iyo ciddii kale ee danaynaysa doorashooyinka.

Sida oo kale waxa uu Madaxweynuhu qoraalkiisaa maant laga hor akhriyey Mudaneyaasha Golaha Guurtida uu ugu soo jeediyey Golayaasha Baarlamanka inay dhamaystiraan xeerka doorashada.

Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida Somaliland Sheekh Nuux Sheekh Axmed Fureh oo isna halkaa ka hadlay, ayaa mudaneyaasha Golaha Guurtida waxa uu u sheegay in looga fadhiyo inay si weyn uga fiirsadaan mudda labada Gole loo kordhin karo ee lagu qaban karo doorasho.

Waxa kale oo uu Odoyaasha Golaha ugu baaqay in si wada-jir ah oo aan khilaaf lahayn looga doodo arrintan, iyada oo la eegayo sumcada Goleyaasha.

Muddo-kodhintan Guurtida iyo Wakiilada ka sakaw, waxaa iyadana Golaha Guurtida hor taala Goleyaasha deegaanada ee magaalooyinka Somaliland oo wakhtigoodii uu xilli hore-ba dhamaaday sidii doorasho loogu qaban lahaa.

Gudda-galka dooda la xidhiidha qoraalka soo jeedinta ah ee Madaxweynuhu u soo gudbiyey Guurtida, ayaa la filayaa inay si dhakhso ah u bilaabanto, iyada oo laga yaabo inay qaadato muddo dhawr maal mood ah, ka dib-na waxa laga sugayaa inay go’aan dhamaystiran soo saaraan.

SL Media.

Posted on Tuesday, September 07 @ 00:38:08 DAVT by admin



golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl. - golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Mubarak Qoorubaxay
Subject : Re : golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
Date : 2010-09-07
Maadaama Shacabka Somaliland iyo mucaaradkuba ka xanaaqi jireen Mudo kordhin loo sameeyo Gollaha Guurtida, Gollaha wakiillada iyo Gollaha Xukuumadda, waxaan soo jeedinayaa inaaan la samaynin wax Mudo-kordhin ah ee lagu saleeyo Shax boqoleey ah (%) oo lagu sargooyo intii Xisbi waliba ka helay Natiijadii Doorashadii Madaxtooyada ee ugu danbaysay inta waqtiga doorashada Xukuumadu diyaarinayso.

Ka dibna in xukuumadda talada haysaa diyaariso mudo aan Sanad iyo Lix billood ka badnayn in Doorashada Gollayaasha Qaranka lagu qabto iskumar oo la is raaciyo hal mar si dalka looga dulqaado culayska Doorashooyinka ee markasta joogtada noqday oo ay u noqoto wax mudo cayiman oo loogu soo hagaaga yeesha sida dawladaha caalamka ka dhisan.

Taas macnaheeda oo ah yaan Gollayaasha Muddo loo kordhine hala kala diro ama saamigii Xisbiyada Siyaasada ee Natiijada Doorashada Madaxtooyada halagu saleeyo.

Tusaale ahaan Doorashada Mudanayaasha Guurtida iyo wakiillada Kuraasida 82-ka ah hadii lagu saleeyo codadkii natiijada Doorashadii Madaxtooyada ee dhacday 26 June,2010 waxay noqonayaan sidan:

Magaca Xisbiga Codadka Kuraasida uu helayo

KULMIYE 49.59 % 40.66
UCID 17.18% 14.10
UDUB 33.23% 27.24

Marka ay noqoto Doorashada Gollayaasha Degaankana ha lagu saleeyo inta xisbi kastaaba ka helay Gobolkaas iyo Degmadaas doorashadan u danbaysay ee Madaxtooyada.

Taasi waa fikrad meesha ka saaraysa inaanay dhicin wax la yidhaaho mudo kordhin oo la isku afgaran waayo ama Mudanayaasha Guurtidu ugu marmarsoodaan dhaameelkii ay cuni jireen ee ay u barteen ka dibna xukuumadda aanay shuruud ugaga dhigin inaanay Mudada golayaasha kordhinaynin ilaa la siiyo Laaluushkaas ay barteen.

Waxa kale oo ay taasi soo bandhigi doontaa habka iyo nidaamka xisbi waliba cadaalad ugu saleeyey beellaha reer Somaliland ee kuraasida uu helay u qaybiyey, waxa kale oo ay waxtar u noqon doontaa haweenka iyo dadka laga tiro badan yahay inay helaan cid u metesha golayaasha qaranka inta la gaadhayo doorasha aan Mudadeedu ka badnaanin Sanad iyo badh.

Hadii qorshahaasi u suuro geli waayo waxaa madaxweynaha sharciyan u banaan inuu kala diro labada Golle ee Guurtida iyo Wakiiladda , taasina waxay suuro gelinaysaa in hab xulasho ah oo ku salaysan natiijaddii Doorashada madaxtooyadda lagu saleeyo soo xulitaankooda, Sababtoo ah imikaba waxaa gollaha Wakiiladda ka mid xubno badan oo ku yimi nidaamka isxambaarka oo sidan la mid ah.

Mubarak Qoorubaxay
qarmaaje@yahoo.com
Sweden.

Name : Law Maker
Subject : Re :golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
Date : 2010-09-07
Mubarak we know you are supporter of Kulmiye and above all a close relative of president Silanyo, therefore you want to spread a bias argument.

We know that Kulmiye won the last election but your suggestion is absoulutely nonnesence since that party has won the yet unheld parliamentary or the municipal polls, which can not be perputated by power taking fiction plan as you put it.

And finally we know that you can not fool anybody by pretending as a neutral player while your poor and illicit showdown of making a family dictatorship is immence, you do this because you are in short of national political conscience.

[ Reply ]



Name : dhanxiir
Subject : Re : golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
Date : 2010-09-07
Alaylehe nimankii wasiirada ahaa waa iskaga jareen mar haday intay soo ururiyeen yaryarkii dhafoorada xiirnaa ee wax qorqori jiray ,ku hafiyeen warbixino dhamys tiran iyo qorshe cad oo lagu hagayo dalka iyo dadka yaa waxaaba ka heli jiray aw riyaale iyo udubtoodii waxoonbay hoos u shuuqsan jireene.

Adeer waan ogaaday in la kala sareeyo wasiirada siilaanyo oo laba nin qoodh yihiin ,kuwa kalana qaar naago keeneen iyo qaar abti loo yahay oo wasto ku yimiye waxaad ka warantaa gaboose iyo ina xaashi maxaa ciil iyo cadho haya ay meel ay u maraan laayihiin ,ilayn waxa hor taal laba madaxweynaa xil la kala wareegay ,oo dawlad laka wareegaye idinku shaqaale uu soo kaxaystay siilaanyaad tihiine hawsha laydiin diro uun ku eekaada waxba ha hibanina cawil iyo cire e.


[ Reply ]



Name : MADAXWAYNE SIILAANYO WAA SAX
Subject : Re : golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
Date : 2010-09-07
WAA LOO BAAHANYEY IN LA KORDHIYO MUDADADA GUURTIDA. WAXAA FIICAN IN GUURTIDU AY WALIGOOD JOOGAAN. WAKIILADANA WAY FIICANTAY IN LOO KORDHIYO OO AY ISKA SII JOOGAAN MAADAAMA AYSAN JIRIN DHAQAALE LAGU QABTO DOORASHOOYIN. LAAKIIN WAXAA FIICAN IN GOLAYAASHA DHAKHSO LOO BADALO.


[ Reply ]



Name : Fariid
Subject : Re : golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
Date : 2010-09-08
Doofaar abidkii ma daahiro.... Haddii ay wanaag keento iyo haddii ay xumo keentoba arrintan sharcidarada ah ee uu ku dhaqaaqay maamulka Siilaanyo waxaa ka masuul ah Siilaanyo. Siilaanyo waxa uu ahaa ninkii ugu cabadka waynaa markii la yidhi doorashadii dibay u dhacday. Isbedelkii uu sheegaayey mee. Riyaale ayaa boqol jeer ka wanaagsan mar haddii aqoonta Siilaanyo iyo isbedelkii u sheegaayey u kan noqday. Waar nadhaaf waxba ma soo wadide. Duqa hala ilaaliyo waxba ma uga eh.

Name : Visitor
Subject : Re :golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl.
Date : 2010-09-09
NINBA WAA MARKIISIYE MUS MA KULA KORAY!

[ Reply ]


Pages : [ golaha guurtida oo maana loo akhriyey qoral uu soo gudbiyey madaxweynaha jsl. 1 ]