Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ogaysiis: Shirka Telefoonka Qurba-Joogga JSL.       Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.

khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.

News


 Wararka ka soo baxaya dhinaca DF-da Somalia ayaa sheegayaa in maalmahan danbe uu khilaaf hor lihi ka dhex oogmey Sh Shariif Sh Ahmed iyo Omar Abdirashiid Sharm'arke.






Sh. Shariif Sh Ahmed. Somalia Presiden.
somalia presidentWararka ka soo baxaya dhinaca Dawladda Federaalka ah ( DF-da ) ee Somalia ayaa waxay sheegayaan in maalmahan danbe uu khilaaf hor lihi ka dhex oogmey Madaxweyne Sh Shariif Sh Ahmed iyo Ra'iisal-wasaarahiisa, Omar Abdirashiid Sharm'arke.

Khilaafkan cusub ayaa la sheegay inu salka ku hayo dastuurka federaalka ee qabyada ah ee cusub, kaasi oo hore ay u soo diyaariyeen guddi madax bannaan bishii July dhamaadkeedii 2010. Weli se waxa la sheegay in aan la isla meel dhigin in la soo dhex dhego baarlamaanka iyo in afti loo qaado hadda.

                                                                                                        Omar Abdirashiid, Somali PM.
PM Omar Abdirashiid

Waxase wararka qaar ay sheegeen in khilaafkani cusubi uu ka abuurmay qoraal ku saabsan dastuurkan cusub oo uu Raiisal-wasaaruhu u kala diray beesha caalamka, taasi oo aanu Madaxweynuhu waxba ka ogeyn, oo sida la sheegay aanu raallina ka ahayn waxyaabaha ku qoran waraaqdaas oo aan illaa hadda laga bixin wax faahfaahin ah.

Dhinaca kalena, kulan ay madaxtooyada ku yeesheen xubno ka tirsan baarlamaanka dawladda ku meelgaadhka ah, maalintii khamiistii, ayaa eedayn looga soo jeediyey xukuumadda Ra'iisal-wasaare Omar Abdirashiid, waxana lagu soo qaaday arrimo ay ka mid yihiin dastuurkaasi cusub.

Khilaafyadii hore.

Bishii May ee aynnu soo dhaafnay 2010 ayaa madaxweynuhu waxa u ku dhawaaqay inuu soo magacaabi doono Raiisal-wasaare cusub, sababta oo ah in xilligii xilkaasi uu ka dhamaaday Raiisal-wasaaraha haatan xilka haya Omar Abdirashiid.

Xaaladdani waxay ka danbeeyeen kala qaybsanaan soo dhex gashay baarlamaanka, shir-guddoonkii baarlamaanka, iyo dawladda dhexdeeda.

Haddana go'aankaasi madaxweynuhu waxa kale oo uu dhaliyey muran iyo khilaaf weyn oo siyaaadeed, isaga oo Omar Abdirashiidna uu ku gacansaydhay go'aankaasi madaxweynaha, kuna tilmaamay in aanu sharci ahayn.

Dhinaca kalena waxa uu culays weyni ka yimid beesha caalamka iyo dawladaha gobolka, taasi oo kalliftay in Madaxweye uu Sh Shariif ka noqdo go'aankiisii hore.

Media.

Posted on Saturday, September 04 @ 17:17:14 DAVT by admin



khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub. - khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : XYZ
Subject : Re : khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-04
Mooshin ka dhan ah Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid oo mar kale la horgeynayo Baarlamaanka

Xubno ka tirsan Xildhibaanada Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa mar kale bilaabay olole ka dhan ah Xukuumadda Ra'iisul Wasaare Cumar C/rashiid Sharmaarke, ka dib markii doraad kulan ay ku yeesheen Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya xildhibaanadan oo gaadhayey boqolaal ay dalbadeen in Xukuumadda Cumar C/rashiid Baarlamaanka hor timaado.

Sidoo kale waxay ka soo horjeesteen Guddiga madax banaan ee Dastuurka, kaas oo dhawaan soo diyaariyey qoraal qabyo ah oo Dastuur u sameynta dalka ah, waxayna xildhibaanadani oo tiradooda lagu sheegay 170-xildhibaan ay doonayaan inay mooshinka ay ku ridayaan Xukuumada mar kale hor dhigaan Gudoonka Baarlamaanka, waxaana guuxa mooshinkaasi uu hadheeyay magaalada Muqdisho.

Xildhibaan Cumar Islow ayaa sheegay in Xukuumadda ay waddo qorshayaal dahsoon oo ay ku dooneyso in awood aanay Axdiga qabin la soo baxdo, isaga oo si kulul u weeraray qoraal Ra'iisul Wasaaraha uu u qoray UNDP iyo Hay'ado kale, kaas oo muujinaya in xilliga kala guurka ay kala diraan Hay'addaha Dowladda.

Dhinaca kale xildhibaano kale oo ka tirsan Baarlamaanka ayaa ka digay in la rido Xukuumadda xilligan, waxayna sheegeen in taasi ay horseedi doonto bubur ku yimaada guud ahaan dowladda KMG.

XYZ


[ Reply ]



Name : YAA YIDHI
Subject : Re : khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-04
Yaa yidhi xukuumadda Kulmiye soomaaliweyn maaha, Wegerey weger wallee ka sidaa qabaa gudcur buu gudayaa, waar meeshiiba waxa laga soo buuxiyay taageerayaashii caanka ahaa ee maxkamadaha uga muddaharaadi jiray BB (ma garatay) yacni Burco bari, iyo qaar kale oo aad taageersan fikradda somaliweyn.

Name : WAARYAA
Subject : Re :khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-05
FUCK SOMALIWEYN FUCK IT HUDRED TIMES!!!!! DOONI MAYNO!
Name : RUNTA.
Subject : Re :khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-07
waxa iga yaabiya dadka is yidhaah kaadhka kaga guba, somaliweyn baa la rabaa siiba xukumada cusubaa rabta, adeer horta marka hore ma jirta wax la yidhaah dowlad somalia oo aan ahayn tan magac u yaalka ah ee ciidamada afrikanku ku ilaaliyaan qasriga madaxweynaha. yaa sheekh jiib noom tani ayuu yidhi carabkii.

Hadaad been sheegaysid been run u eeg sheeg.

[ Reply ]



Name : BWD
Subject : Re : khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-05
Somaliya waxa qasyaa waa dhafoorqiiqlayaashii. Waxa Somaliland qasayaana waa isla dhafoorqiiqlayaasha. Ma dadkaas baa laga tashan waayay oo ay weliba Abagaal ka tashan waayeen?

BWD

Name : Reality Check
Subject : Re :khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-06
Islaan boqol wajiileey dhafoorqiiqlayaasha adiga maxaa isaga celin weydey intaad gabdhahaada u geeneysey?kkkkkkk inaar like it or not "dhafoorqiiqlayaasha" is the past present and future of Somaaliya include your Isaaqland, of course
Name : somalilander.
Subject : Re :khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-07
MJ. BWD.

QOOMKAN REER AFWEYNE IYO ABDULAHI YUSUF KA HADHKII AHI WAA AGOON XAQDARO LAGU SOO KORIYEY DADKANA U HAYSTA IN UU SIDOODA WADA AHAA MARKAA HADII LOOLA HADLO SIDII NABI NUUX CS QOOMKISII ULA HADLI JIRAY IN LEEG WAA MUSTAXIIL IN AY KU DHAQMAAN WANAAGA MARKAA HAYS KU DAALIN WAA QOOM HALAAGANE.
Name : BWD
Subject : Re :khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub.
Date : 2010-09-08
Somalilander,

Wanaag xeerintu iyo wax ka tanaasulku waa waxa ishaas ii yeelay. Waxa aan barayaa wiilkaas dhabayaco oo kolley ka mid ah kuwii ciirtayda dahami jiray ee ku soo korey gacmahayga naxariista badan in aan maanta tuso runta oo wax kale iska daayee aan waxbaba looga tanaasulin xattaa cayda iyo yooyootanka. Waxa aan goostay in aan cayda kaga danbeeyo, hadalka kaga danbeeyo, hawsha kaga danbeeyo, hubka kaga danbeeyo, nabarka kaga danbeeyo, amarka kaga danbeeyo illaa aan dulleysto sidii duumaale. Yaan la iigu iman aniga ayaa aqaan halka lagu dhifto iyo usha yar ee xawdhka ah ee lala dhaco cagahana uu wax ka dayo oo aanu dib u soo jeesan. Hawiye iyo Abgaal danbe oo inta Somalinimo ku harowsado hoosta ka galaana way hadhay. Waa in aanu iska helno garoonka oo cidlo ah. Markaas baan kuu aqaan in uu sidiisii yidhaaho hoogayeey, ba'yeey iyo boowe i daah.

BWD

[ Reply ]


Pages : [ khilaaf ka dhex oogmay df-da somalia oo ku saabsan dastuur cusub. 1 ]