Name : Reallity check aka Morgan Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Waraa 100 magacle,Soomaaliland aa caayi jirtaye maanta maa reer koofur dhahday ha la laayo nacalaa ku dhashaye,sidii adeeradaa iyo habartaa 1991 aan u galay si ka daranaan kugu samaynaa haddii mar dambe afkaaga xun aad ka jeedsan weydo reer koonfur.Eydii ku dhashay wase,waa isnaqaan aniga iyo adinka,hanoo maleyn masaakiintan aa iska ceynayso eehaddana dhulkooda aad ku nooshahay. |
Name : Hiiraan boy Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Saxid
Qormada kore anigaa leh waxayna ku socota wiilakan 100-ka magac leh sida Morgan,Reality check,Sool girl etc |
Name : Reality Check Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Waryaa donkey boy maxaa adiga afarahaan kusoo dhax galiyey? war dhareerka isa duw cid aad wax ka qaadi kartid majirtee walle booto naageed baad heysaa ogow adigaa maanta dad u liita anigana dal xor ah baan leeyahay, tan kale adigoo ku socda magaca "Hiiraan" maxaa Koonfur kaa galay mise Koonfur waxaad u taqaanaa Xamar madobeeydii aad ayeeyadaa ku kufsanjirtey? 100 kaan magac aad sheegesana waa uun kuwo aad riyada ka dhax aragtey anigu hal magac (username) baan meeshaan ku soo galaa raga qoraalkey yaqaanana taasi wey ogyihiin ee masterkaaga ka xishoo nacasyahow. |
Name : Reality Check Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 donkey boy haa waan isnaqaana inaad muqsusha ii dhaqi jirtey/dhaqdo waana taas meesha kaliya aan noocaago kale u hayo xaraantii dofaar ku dhashay was najaasyahay foqul najaasta ahi. |
Name : Jaale Abyan Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 In masaakiinta loo awoodsheegto waa cadaada Iidooristan. Dadkani waa dad baracayaal ah oo aan u dhalan isaaqland kana xoogsanjiray Burco ilayn war dhafoorka ayuu ku yaalaayee.
Cuqubadoodana waa mid idintaal. |
Name : BWD Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Jaaley Abyan ( Ambad ),
Kuwaas la qabqabtay waa kuwii aad adigu dadka ku dirtay ee iyaga oo magan ah oo dhulkooda iska xaabaya aad hadhkooda u qoonsatay markii aad kala dhammaan weyday Qabyaalad uraysa iyo guubaabo nacasnimo leh. Bal kuwaas ee faduushii Ssc iyo argagixso ha kaa saarto.
BWD |
Name : Haiban Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Waa salaamantihiin dhamaantiin:
Waar waxa ku jirtaan dhamaadkii Bisha Barakaysan'e Ramadaan, oo qof waloo muslin ihi xaga EEBAHII u jeesto amba isu dhiibo, bal inuu dambi-dhaafka bishan lagu daro.
Intayadan ardaagan caweyska idinku wehelisana dambibaa ugu jira akhriskeeda,caydan aad soo qoraysaan,haddaydaan idinku dhawrsanaynin ILAAHAY DARTII nagaga joojiya....
Nin walowba ogsoonow inaaney waxan aad is-leedahay difaac aaney aaakhiro waxba kuu taraynin,oo loo kala tagayo adiga iyo waxaad shaqaysatay,cid wax kuu qabayneysaa ma-jirto,ha ahaado, qabiil,qolo,hooyo,aabo amba walaal..........
Dhawrsigu qofka waa wax ku fiican,ifkiisa iyo aakhiradiisa....
Wassalaam.
Haiban. |
Name : BWD Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Isteyqfura Allaahu Al-Cadiim,
Mahadsanid Sheikh Hiaban. Wa Jazaakal Allahu Alfa Khayr. Wa Baaraka Allaahu fiik. Illaahoyw kuwaas sidii sheydaanka na hor boodaya naga qabo oo sharkooda na mooti.
Maxaynu samaynaa Sheikh Haiban. Waa qaar haddii laga aamuso meesha cidla' moodaya oo iska soo darjiidhaya. Waxa aan u malaynayaa in kuwaas difaacoodu la mid ahay jihaad gurigaaga iyo naftaada lagu badbaadinayo. Wa Allaahu Aclam.
BWD |
Name : Jaale Abyan Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-04 Haiban,
''Kalimatan dayibatan ka sharatan dayiba asluhaa thaabit wa farcuhaa fi samaa''.
Waad mahadsantahay saaxib, khayrna Ilaahay hakaa jiseeyo kalmadan wanaagsan ee aad nasoo dhexdhigtay.
Car wataasee bal badoow iyo visitor intaas ha gartaan.
Soo ducee. |
Name : BWD Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 Al-Sheikh Haiban,
Bal eega waa kaas Ambadkii Jaalle Abyan mar kale nagu soo ambaday ee na dambaajiyay. Soo bax baa la leeyahay oo ay sacabka leefeysaa.... Cajiib. Wax buu sheegahayaa oo uu hadana shareerahayaa. Ayyad buu akhrin aayad kalena wuu illowbahayaa! Allow ha na kala dhimin. Kuu soo ducaynay in uu Illaahay sida dadka wax uun xeeryiya kaa dhigo. Subxaana Allaah. Ramadaan kariim.
BWD |
Name : Hiiraan boy Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 Reallity check
Waqtigan xaadirka ah Addis ayaan ku suganahay,haddaad ilowdey ninkaan ahaay shalay,maanta baan ku xasuusin doonaa,wax yar i sug inta Beledweyn aan kusoo laabanaa. wada hadal intaas bes baa ka hartay. Dhowaan waad maqli war aad ka naxdo oo mar labaad inta Muqdisho martida ku ah iyo beledweynba aan qoorta u dheereeyn doonaa,halka aad joogtana inta kuugu imaaddo,qabyaaladda aad bartay soomaali ee ku burburisay lagaa jari dunuubteeda.
Waraa jiri doonee,
wiishka lee ha yeeree,
wara jiri dooneeee. |
Name : Jaale Abyan Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 INTAAD MASAAKINTA IDINKU SOO QAXDAY ISKA XIDHXIDHAYSAAN MAAD KA TALISAAN XABASHIDA WAJAALE DADKIINA HUDHEELADA KALA BAXAYAAN!
Ciidamo Itoobiyaan ah oo deegaano ka tirsan maamulka Somaliland si xoog ah dad uga watay iyo Somaliland oo….
Ciidamada Itoobiya ayaa la sheegay inay 3-nin kala baxeen Magaalada Xudunta Ganacsi ee Wajaale oo ku taala xududka Soomaaliya iyo Itoobiya, ka dib markii ay ciidamadoodu si xoog ah ku galeen gudaha magaaladaasi.
Sida ay dad goobjooga yaal ah xaqiijiyeen waxay Ciidamada Itoobiya habeenkii Arbacada ay soo galeysay ee todobaadkii tagay ay gudaha u galeen tuulada Wajaale gaar ahaan dhinaca uu xukumo maamulka Somaliland, iyadoo aanay wehelin cidkale oo ka tirsan maamulka Somaliland ee deegaankaasi, waxayna Ciidamada Itoobiya si toos ah u waajaheen Hotel ku yaalay tuuladaasi, waxayna halkaasi kala baxeen laba nin oo la sheegay inay dhalasho ahaan ka soo jeedaan Gobolka ay Soomaalidu degto ee dalka Itoobiya.
Warku wuxuu intaasi ku darayaa inuusan maamulka Somaliland waxba kala soconin howlgalka ay ciidamada Itoobiya kula baxeen ragaasi, iyadoo isla habeenkii xigay ay haddana mar kale ku soo laabteen deegaanka Wajaalle, halkaas oo ay haddana mar kale ka wateen nin kale oo ka soo jeeda gobolka Soomaalida ee ay Itoobiya maamusho.
Ilaa hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Somaliland oo ku saabsan qafaalashada 3-nin ee la gala-baxay Magaalada Wajaale, iyadoo sida la sheegay wax ogeysiin ah xittaa aysan siinin maamulka Somaliland, markii ay dadkan wadanayeen |
Name : dowlada somaliland Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 bal eega sheekadan uu daarood bartay.
waar i dhagaysta isaaq horta ha ka dhigan dow in aad ku bilowdo.
dadkani waa qaar dambiyo u socday in la iska qabtana wey inoo fiican tahay. reer koonfur wataas hargeysa ku naaloonayaan ooo ay maanta raxmad inaga heleyaan. ee kooxdan dibadaja inooga soo dhacday ee carabuhu inoo soo samaysteen baa umadii wareerisay. kolay aasaasuhu waa daarood wuxuuna islahaa isaaq ka dhigo hogaan sidaad qudhunkiinan ugu qarisaan meeshan.
waar heedhe isaaq ayaad shalay caayaysay maantana hawiye ayaad ka isku doonatay ood hadana is leedihiin kii aad shalay caayaysay isku yara dhaji oona beer laxawso.
so kuumaan sheegin in somali ku kala laaban doonto xuduudihii isticmaarku uga tagay. well adiga dhulbahante iyo warsengeli waataasee bal car isaaq ka baxso kuwiinan majeerteen iyo mareexaanba ahina waataasee hawiye ka baxso.
daarood waxaan weligiis waa lagu yaqaan beerlaxawsi laba wajiila nimo. waarheedhe sowdigii shalay i caayaayay maantana sheeko kale la timid oo somaliland ayaad tahay. weger idinkaana soo aasaasay shabaab sidaad ugu basan baysaan oo aadna u keentaan khilaaf xaga xuduudaha ah.
ceeblaawayaal somaliland iyo somalia iyo jabuutiba way isku baahan yihiin. sidoo kalena waanu idiin tashan doonaa.
waaryaadhaheen hadaanu fahan nay sheekada alshabaab waxa wata waa daarood. intuu isaaq ka dhigtay hogaan hawiyena ka dhigtay ku xigeen buu is yidhi qudhukaaga ku dhex qarso. oo indhaha dadku ha arkaa waxyaalahaas.
sheeko sheeko badanaa imisa weji ayay dadkani leeyihiin. marna isaaq beer laxawso oo hawiyena cay markuu doonanana hawiye beerlaxawso oo isaaq cay. kolkuu doonana samaroon wx ka sheego. puntland iyo ssc waxaa maanta horyaala daad weyn oo kaga iman doona hawiye iyo isaaq.
somaliland iyo somaliyana wey jiri sidoo kalena jabuuti wey jiri xuduudihii isticmaarna waa laga hirgelin dhulkan somalida.
live long somaliland live long somalia and live long djibouti.
ha dhacaan ssc iyo puntland. hawiye iyo isaa si fiican bay idiin barteen. |
Name : ala yaqaankii faqash eryey snm Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 waar ha la qabqabto cid kasta oo laga shakiyo walaa koonfur walaa waqooyi ha ka soo jedee
nabadeey |
Name : Reality Check Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 dowlada somaliland aka codka dabayacuunta
kkkk war heedhe dad makala taqaanidee iska aamu amusnaantaa laguu qaatee, inaar the noble Majerteen aint no mareexaan hawiyana horuu wax nooga qaadi kari waayey oo waataas aanu dowlada nahay hadaba ma haduu wax naga qaadi karaa? miskiin inaar booto waxba laguma qaado iskukalsooni iyo dadnimaa loobaahanyahay, adigana bal aanu aragno in Waqooyi galbeed iyo Togdheer inaad ku hesho dowladnimo aan waligaa laguugu aqoon jirin caalamkuna xaqiiqdaas baa hortaala.lol |
Name : Reality Check Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-05 kkkk Hiiraan boy aka donkey boy war waad isceebeeneysaa war mukulal madowdii ku xasuuqi jirtey ayaa wax naga qaadi kari waayey ma adigoo xawadle ama gugundhabe ah baa wax naga qaadi kara?kkkkkkkk miskiin wuxuu maqley hawiya wax xasuuqey wuuna is ilaawey isaga iney hore u xasuuqeen maantana ka heystaan Hiiraantii uu shaley dowlad ku sheeg Nairobi ugu soo dhisey, war haye ma adis ababa baa joogtaa haye askarkii Xabashi Hiiraan kuu xoreen laheyd wali ma xuduudey joogaan haye warka nasii oo goormey soo gudbi doonaan iyagoo adiga dhabarka kuugu sida,kkkk markaas kabacdi baan iswareysan doonaa,Ok kkk |
Name : codka jamhuuriya somaliland Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-06 real majeerteen
kaalay horta goormaad wax wada qabsi gaadheen. hawiye run ahaan wuu idiin seexday se anigu indhahaan kala furtay illaa xiligii madaxbanaanida ku dhawaaqnay.
mida labaad anigu xuduud isticmaar aan ka dhaxlay ayaan heystaa africana waa sidaas. runtii dowlad goboleed ayaad tahay aan haysan waxaan haysto.
somalia wax way kaa tari hawiyena goortuu soo tooso ayuu kuugu iman garowe.
laakiin anigu hargeysa ahaan wax nalaga qaadayaa ma jirto africaanku wey soo fahmeen jiritaanka somaliland iyo xaqiiqada ay somali qariso.
ingiriis ayaanu isku xidhanahay oo inoo dooda marka arimaheena lasoo dhexgalo. africana waxaa u taal xuduud gumaysi kaas ayay somalilandna waafaqsn tahay. adiguse xuduud qabyaaladaysan ayaad wadataa.
walaal ana sool sanaag bari iyo buuhoodle waan kaa saari hawiyena adigoo dhan buu gacanta kugu dhigi. hawiye isaaq wax uu la maagi karaa maleh wuuna ogyahay in aan markii horeba ka fogaa. cidna kama xasuuqin waxna uma gaysan maatadiisiina anaa u adbaadiyay.
ogow somaliland waa sida jabuuti ayay qiima u leedahay laakiin puntland waa maamul qabyaalad ah oo dulaysan. ii sheeg wax uu majeerteen ula tagayo africa well anigu somaliland protectorate kii britishka ayaan haystaa. hawiye waxaan isku haysanaa waa kala kaxaynta labadii 60kii isku yimi taasina ay u taalo umada reer waqooyi oo dhan.
hawiye awood buu u leeyahay inuu puntland qabsado laakiin somaliland umaleh.
mida kale majeerteen anigu waxaan ugu xidhayaa mareexaan kow isla daarood ayaad tihiin. mida kalena xuduudkayga ayaad u soo talowday markaas hadaad iiga baxdo xadkii uu britishku ii calaamadiyay dee waxba kuuma sheegteen. anigu waxaad rabto samee somaliyana dheh waan ka go ay laakiin weligay kuma aqoonsadeen. taasina africa ayay u taalaa. laakiin intaad ku jirto gobolada bari ee somaliland sida sanaag bari sool iyo buuhoodle waan kugu daba jiraa.
snm iyo ssdf markii hore run ahaan saaxiibo wey ahaayeen inkastooy after ay coloobeen. waayo anagu xuduudkayagii isticmaar ayaanu lasoo noqonay oo waynu idin cidlaynay ayaad noo haystaan. especilly xuduudkayagii aanu lahayn 26kii june 1960kii ayaanu soo ceshanay. hawiyena taas igagama daba iman karo adna iigama soo talaabi kartid.
hadaad somaliya ka go ayso iyo hadaad kusii jirayso adinka dhexdiina ayay taasi idiin taalaa. waxayna ka dhaxaysaa waxay majeerteen iyo hawiye isla gartaan. laakiin aniga hadaad xadkayga u soo talowdid waanku aasi. hawiyena kala hadli maayo madaxbanaanidayda. maanta somalia waxaa igala qiimo badan somaliland iyo maxmyadii xoriyada buuxda i siisay ee 26ka juune oon anigu iska dumiyay iskana xumeeyay.
taas ayaan maanta u soo laabtay viva somaliland viva queen elezebeth viva united kingdom. down down somalia iyo caabidiintii talyaaniga. hana beerlaxawsan umadayda waan ku ognahay waxaad tahayee. hadaad ku cidleeyay dee waxaan haysto maad haysan ee iska soco fara madhan iskaga tag ama adigu u tali somaliya hadaad rabto aniga se ima qusayso orod oo iiga bax xuduudkayga igala tag qabyaaladaada. somaliland xadkii ay lahayd 26kii june 1960kii ayay lasoo noqotay. kuu talin maayo orod oo tasho waxna la qaybso hawiye illeen waa dadkii aad xoriyada isku mar wada qaadateen. anigu hortiin baan xoriyada qaaday waana idina date duganahay sida jabuuti oo kale. |
Name : Morgan Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-07 Hiiraan boy,
Hooyadaa was xayawaan Xawaadle ah oo aan Hawiye ahayn baad tahay ee afka ilaasho. Teeda kale in aadan xawaadle ahayn waxaa cadaynaysa sida aad af somali u qorayso. Idoor wareeray baad tahay |
Name : dowlada somaliland Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-07 wasakh adiga hooyadaa was ninkaagan maanta gaadhay in aad ku bilowdo hawiye.
walee maanta ayaa la gartay xumaanta daarood. kkkkkkkkkkkk
walaalow ma aragtaa yaa adna isaaq ka waabo majeerteena hawiye ayuu ka waabanayaa.
walaalow somali way idin wada nacday dad nacdali korkooda tahay ayaad wada tihiin.
kolkay reer samaroon kuu jawaabaana waxad tidhaah iidoor. kkkkk
kolkuu hawiye kuu jawaabana isna waa iidoor. walaalow ninkan hiiraan boy inuu hawiye yahay waxaa cadayn ah afkiisa iyo lahjadiisan.
dadkaasi sida reer waqooyi wax uma qoraan waana run la idinku bartay. ma aragtay xumaanta uu ku hadlay walaalkaa majeerteen waana kan labaxay rea check kolay waxaan u naqaan real mj.
morgan adna sii waalo hawiye xumaantiina bartay waana idin arkayaa. maalina isaaq beer laxawso maalina hawiye beer laxawso se waa wadkiinii.
shabaabna dadka markiisan hore samaystay waa idinka kolkaana ka dhigtay nin isaaq ahhogaan halkaas ku xigeenkiina ka dhigteen hawiye. waxaad is tidhaahdeen sheekada dhan kale u leexiya oo basanbaasa.
waala idin hayaa sidaad halkaas uga sii wadaan sheekadii daarood. laba mawjadood oo qul qulaya ayaa idiinkaga iman koonfur iyo galbeed oona idiin ku shubi bada.
kkkkkkkkkkkkkkkkkk. sheekada waa yara qariya shabaab kolay waxay asal ka yimaadeen waa puntland. walaal beerlaxawsi wax kuuma keeno. dad la nacay yaa la shaqeeya. xabashigii la yasi jirayna uu kaa sharaf sareeyo.
qudhun adiyad badan sidoo kalena can not except the reality. walaal umada somali darod waxay u arkaan midgihii yemen deganaa oo u soo guuray somalida dhulkooda. waana la idinka xaaqi dhamaan dhulkan somalida oo dhan. af uraayo taag malaawe. run lagama baxsado waana aflagaado qaawan ayaa loo gaystay beelaha hawiye wayna iska cadahay. iskana dhig tiiyoo runta layaqaano in ay somali adiga kugu wada xidhan tahay kolkaad rabtana aflagaadeey.
hiiraan boy you see now what daarood's are like we got them it is the time you let me go and have my freedom and it is the time we slaves the daaroods. adna dhankaagan ka adoonso ana dhankaygaan ka adoonsan. hooyadood wastayaal futada kawasa kabahoodana waynu wada leefsiin sida eyda.
walaal sida yuhuudu bilaa dhul u tahay ayaad adna u dhul laadahay. |
Name : Morgan Subject : Re :dad lagu qabqabtay mgaalada burco.. Date : 2010-09-07 Codka Idoor,
Adigu marna Hawiye marna Idoor, marna reer Awdal marna Reer Soo, marna reer Sanaag iska dhig. War heedhe maxaad tahay? doofar xun oo khamri europe ku dishay baad tahay. Hadii aad Daarood iyo Siad Barre nacday luuqadii uu qoray baad ku hadli remember that much |