Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo ku saabsan maalinta nadaafadda jsl.

warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo ku saabsan maalinta nadaafadda jsl.

News


 Madaxweynaha JSL Md. Axmed Maxamed Maxamuud [Siilaanyo], ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay maalinta nadaafada Qaranka JSL. Ducana u diray ummadda JSL.





JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND

Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL
  Date: 03/09/2010Khudbadii Maanta ee Madaxweynaha


Bismilahi Raxmani Raxiim. Wa bihi nastaciinu calaa umuuri dunyaa wa diin.
 

Asalaamu calaykum wa raxmatulaahi wa barakaatahu.
 

Walaalayaal, dhamaan ummada reer Somaliland meel aydin joogtaanba waxaan idin soo gaadhsiinayaa salaam walaltinimo, salaam ehelnimo, salaanta islaamka.

Waxaan ilaaheena weyn inooga baryayaa inuu ina siiyo barakada iyo khayrka bisha Ramadaan ee uu bilaha ka doortay. Waxa kale oo aan ka baryayaa in uu inagu nageeyo nabadiisa iyo nimcooyinkiisa oo aan nuqsaan lahayn. Aamiin.

Walaalayaal,

Aniga oo ka duulaya tilmaamaha diinteena islaamka ah, tusaalaha Rasuulkeenii suubanaa iyo dhaqankeena iyo hiddaheena.

Aniga oo raacayaa distoorkeena JSL.

Aniga oo hirgalinaya qodob ka mid ah qorshe hawleedkii aanu xukuumad ahaan go'aansanay inaanu fulino 100 cisho ee u horeeya.

Aniga oo xoojinaya dareenka wadaniyadeed ee isku tashiga ah ee muwaadiniinteena. Iyo aniga oo dhiiri galinaya fikirka wax wada qabsiga bulshadeena iyo daryeelka hantida wadareed ee umadda ka dhaxaysa.

Waxaan maanta ku dhawaaqayaa Maalinta Nadaafadda Qaranka.

Waxaan ku dhawaaqayaa in ay Maalinta Axadda ee Bishan September tahay September 05, 2010 todobada Subaxnimo "7: 00 Am" in ay dalka oo dhan ka bilaamayso maalinta loo qoondeeyay ololaha nadaafada, taas oo 45 kii maalmoodba dalka oo dhan laga hirgalin doono si joogto ah haddii eebe idmo.

Waxaan ku wargelinayaa dhammaan Muwaadiniinta reer Somaliland, Madaxda iyo shaqaalaha Dawladda, Ganacsatadda, Hay'daha aan Dawliga ahayn, Culimadda iyo Dhamaanba Shacbiweynaha reer Somaliland-ba inay ka qayb qaataan ololaha Nadaafadda Qaranka.

Waxaan farayaa Badhasaabada iyo Dawladaha Hoose ee Dalka inay si buuxda ugu diyaar garoobaan Ololaha oo ay hirgelintiisa iyo guushiisaba ay hubiyaan.

ALLAA MAHAD LEH

C/laahi Maxamed Daahir ( Cukuse )

AF-hayeenka Madaxtooyada JSL

Posted on Friday, September 03 @ 18:27:55 DAVT by admin



warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo ku saabsan maalinta nadaafadda jsl. - warsaxaafadeed ka soo baxay madaxtooyada oo ku saabsan maalinta nadaafadda jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.