Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

lafo ka mid ah xasuuqay malka durduro oo daad soo faqay.

lafo ka mid ah xasuuqay malka durduro oo daad soo faqay.

News


 Xaqqa Lama Aasi Karo!!!Qaar ka mid ah Xabaalo Wadareedyadii Shacabka Reer Somaliland Lagu Guray kolkii ay Xasuuqayeen Ciidamadii Afweyne  oo Roobabku Soo Saaraan.








 Maalintii Doraad(29/08) ayaa waxa la arkay lafaha qof ka mid ah dadkii ciidamadii Afweyne ku xasuuqeen duleedka magaalada Hargeysa (Xaafada Malka-durduro), halkaas oo ay ku jiraan xabaalo wadareedyo ka mid ah Kumaan kumka shacbiga reer Somaliland ee ciidamadii Siyaad Bare 1988-kii Xasuuqa Ba’an ugu geysteen.


Lafaha maydadka dadkii Ciidamadii Afweyne ku laayeen xiliyadii xaq u dirirka SNM dagaalka kula jireen Ciidamadii Faqashta ee Siyaad Bare ayay Roobabka tododaabadan ka da’ayay caasimada Hargeysa oo soo rogay daad ay dibada usoo saareen lafaha qaar ka mid ah dadkii Ciidamadaasi xasuuqeen.
 
Qolfoofka Lafaha Marxuumka ayaa waxa uu sidii ugu jiray dharkii uu gashanaa intaanu dhiman, kuwaas oo sidoodii ahaa isla markaana aanay ciidu cunin muddo ku siman 20 labaatan sano, taas oo Surwaalkii iyo suunkii uu xidhnaa aanay wax isbedel ahi ku dhicin maryahaa.

Lafaha dadkaasi Rayidka ahaa ee ka soo jeeda Somaliland ee ciidamada nacabka ahaa xasuuqeen ayaa isugu jiray, Dhalinyaro, Ganacsato, Aqoonyahano, Culimaa’udiin iyo dad waayeel ah, kuwaas oo raxan raxan inta la isugu xidh-xidhay qoryaha daran-dooriga u dhaca lagu furay, isla markaana xabaalo wadareedyo ay cagaf-cagaf ku rogtay Ciida.

 
Xabaalo wadareedyada ay ku aasan yihiin dadkaasi ee agagaarka hareeraha dooxa xaafada Malko Durduro ee duleedka Hargeysa, ayaa wakhtiyada xilli roobaadka ee Gu’ga marka la gaadho sanad walba ay roobabka da’aa daadadka ka soo rogmadaa dibada u soo saaraan lafaha dadkii ciidamadii Siyaad Barre xasuuqeen 1988-kii.


Maalintii doraad, ayay dadweyne farabdani ku arkeen xaafada Malko-durduro ee duleedka galbeed Hargeysa lafaha qof ka mid ah dadkii xasuuqaasi ku nafwaayey oo roobabku dibada u soo saareen ayaa Mujaahid Muxumed Cumar (Qulka) oo ka mid ahaa ururkii xaq u dirirka SNM ee wakhtigaasi dagaalka kula jiray dawladdii Siyaad Barre oo lafaha soo arkay, ayaa waxa uu Haatuf u sheegay in qolfoofkaasi macal dharkii uu gashanaa aanay ciidu cunin, islamarkaana Surwaalkii uu gashanaa ay ka muuqato rasaastii lagu dilay meeshii ay kaga dhacday iyo halkii ay ka baxday.

Maaha Markii ugu horaysay ee la arko Lafo dadkaasi xasuuqaasi ka mid ahaa, balse laga soo bilaabo sagaashanadii ilaa hadda xilliga roobaadku curtaan ayaa daadadka soo rogmadaa dibada usoo saaraan lafaha dadkii, iyadoo dhawr jeer oo hore xabaalo wadareedyada qaarkood ama inta badan ee ku aasan Malko durduro guddi loo saaray dib lafaasi inta la isku ururiyay la aasay, isla markaana sibidh iyo sabad lagu adkeeyay, balse may noqon wax adkeeya ee daadadka soo rogmada ay wakhtiyada qaar daadad aad u waaweyni meelo badan xabaalo wadareedyada ka soo saaraan lafaha dadkii xasuuqaa lagu laayay.

Waxa hadaba loo baahan yahay, in dadweynaha reer Somaliland, ganacsato, aqoonyahano, waxgarad, xukuumad loo gurmado sidii xabaalo wadareedyadaasi meel weyn loogu aasi lahaa oo roobabka looga badbaadin lahaa, iyada oo dhanka kalena loo baahan yahay in dadkaasi sanad walba xus loo sameeyo lagu xasuusanayo falkaa Axmaqnimada ahaa ee taliskii dhiigya cabka ahaa u gaystay ummada reer Somaliland.

Source: Haatuf

Posted on Wednesday, September 01 @ 14:17:55 DAVT by editor



lafo ka mid ah xasuuqay malka durduro oo daad soo faqay. - lafo ka mid ah xasuuqay malka durduro oo daad soo faqay.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.