Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Ogaysiis: Shirka Telefoonka Qurba-Joogga JSL.       Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano

taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano

News


 Waxaa Goor Dhaweyd Dil Toogasho ah lagu dilay magaalo madaxada Gobolka Sool ee Laascanood taliyihii ciidamada Asluubta ee Gobolkaasi Cabdi Ciise Nuur ilaa hada lama garanayo cid ka danabaysay dilka talayaha ciidmada Asluubta ee Gobolka Sool.






Taliyihii Ciidmada Asluubta G/Sool Oo Goor Dhaweyd Toogasho Lagu Dilay Magaalada Laas-Caanood‏.

Taliyaha ayaa la sheegaya in goor dhaweyd ay tacshhiirad ku fureen rag aan haybtooda la garanaynin waxaana ilaa hada ku daba jooga baadhitaanka arintani Ciidmada Booliska iyo Kuwa Militariga oo iskaashanaya.
 
Magaalada Laascaanood ayaa xiligani waxa laga soo sheegayaa in guud ahyaanba la xidhay wadooyinka ka baxa iyo kuwa soo gala waxaana dhamaantoodba gaaf wareegaya Ciidmada Milatariga iyo kuwa booliska oo ku raad jooga cidii gaystay dilkani naxdinta leh.
 
Dadweynaha Magaalada laascaanood ayaa iyaguna arintani ay ku beertay yax yax iyo cabsi iyaga oo xasuusnayaa falalkii isugu jiray qaraxyada iyo dilalkii qorshaysnaa ee lal beegsanayay Madaxda Gobolka iyo saraakiisha Ciidmada Qaranka oo iyaga ay in mudo ahba ka ladnaayeen.
 
 
Maaha Markii ugu horaysay ee Fal noocani oo kale ah lala Beegsado saraakiisha ciidamada Somaliland ee Gobolka Sool balse dhawr jeer hore ayaa falal noocani oo kale ah lagu khaarajiyay sarakiil ka tirsan ciidamada Somaliland .

Oodweynenews.

Posted on Tuesday, August 31 @ 23:06:49 DAVT by admin



taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano - taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Morgan
Subject : Re : taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Nimankan Puntlanders ah ee u shaqeeya Idoorka waa in ay ogaadeen in la wada dilo doono

Name : Visitor
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
SII WADA DILALKAAS JAAHILNIMADA LEH OO WAXA AAD KA HESHAAN WAXBA HA NAGA SIININA!

Dilalka xaq darada iyo jaahilnimada lehi ee noocan ahi ee la iska caadeystay, waxay aakhirkii isu bedeli doonaan dagaal sokeeye oo ka dhex qarxa Beelaha Dhulbahante dhexdooda waayo mas'uulkii la dilaaba, waxa uu ka soo jeeda beel ka mida beelaha dhulkaas wada dega.

QURJIIROW, DILALKAAS WAAD KU HAGAAGSAN TAHAYE SII WAD!
Name : soolgirl
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
morgan waan ku salaamay.

inaga hadafkeenu waa in lawaayo mid s/land xil kaqabta aakkhirka danbiilayaashu way go ayaan dhamaan ama ssc hawdhasheen ama hayska daayeen .
waa run waa in nimankaa nin nin loo dilo intii qabiilka dhexdiisa saf iyo saf laysu dili lahaa marhadii wax maamulka s/land taageersan aan gobolada ssc laga rabin.

dhiigoodu waa xalaal waa khaa iniin ee kuwo kale dhawaan hala laayo bal in isaaqa godadka ku jiraa soo baxo iyo inkale maleeshiyada yar ee s/land beri dhow bay ssc isu dhiibaysaa ama kala firdhanayaan

iyagana marka hore saraakiisha halaga madhiyo . dilka ninkaasi waa guul weyn waxba nagama gelin haduu gobalka u dhashay yaa yidhi cadaw aan dadku rabin u shaqee ilaahow muu aabahay noqdo. baga nacas haduu aakhiro tago lama amaaneyn.
Name : soolgirl
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
vestor.

sxb saraa kiishu dhulbahante ma wada ahayn hayeeshee kuwaasi dhulbhante uma naqaan malaa adaa uyaqaan deerana deero u hirdiyi mayso waatii garaadadu sheegeen in aan mag laga qaadan ninkii isgoo cadaw la socda ladilo waa dameero bakhtiyey.

waana la wada laynayaa kuwa soo carara mooyee ee wax loo kala eegayaa siday u kala danbi badan yihiin ama ukala jago weynyihiin.
Name : Visitor
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
IF THAT IS THE WAY YOU THINK I SAY, GOOD FOR YOU!

PLEASE, CONTINUE KILLING YOUR OWN AND LET US SEE IF YOU WILL BE ABLE TO FINISH THEM OFF.

BUT, SOONER RATHER THAN LATER YOU WILL ALL REGRET A LOT.
Name : Weriye Cabdilaahi Cumar Geeddi oo caawa lagu diley magaalada
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Weriye Cabdilaahi Cumar Geeddi oo caawa lagu diley magaalada Galkacyo.


Galkacyo, Aug 31 - Alle ha u naxariistee waxaa fiidnimadii caawa lagu diley magaalada Galkacyo weriye Cabdilaahi Cumar Geeddi oo ka mid ahaa suxufiyiinta iyo farsamo-yaqaanada idaacadda Daljir, xarunta ay ku leedahay magaaladda Galkacyo.

Weriye C/llahi ayaa waxaa dilka u geystey koox hubaysan oo aan ilaa iyo hadda la aqoonsan meesha ay salka ku hayaan. Lama oga waxa uu eersaday marxuumku ee sababay dilkiisa aan ka ahayn mihnadiisa shaqo.

Weriye C/llahi ayaa maydkiisa la geeyey cisbitaalka guud ee magaaladda Galkacyo.

Dhamaan bahweynta idaacada Daljir waxaa ay tacsi u dirayaan ehelada iyo asxaabta marxuum C/llaahi Cumar Geeddi, una rajaynayaan sabri; waxaana ay Eebe uga baryayaan marxuumka naxariis.

Innaa Lillaahi Waa Innaa Illeyhi Raajicuun
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Nin walaalkii doorsaday Ilaah darajo siinwaayee.
Mac iyo sokor Allaylahee.

Tan labaad, Warlord Siil-aanyo wuxuu ku mahadsanyahay in uu u muujiyeey beelaha Daarod waxa calooshiisa ku jira wuuna ku mahadsanyahay saa walaahi ficiladiisu way namidaysay waxayna sii xoojisay wada tashiga beelaha Daarood iyo sidii afka ciida loogu dari lahaa isaga iyo kuwa la mabda'a ah. Waana Diiriye waana wax loo baahnaa wuuna ku mahadsanyahay.
Salaamulaahi calaal Rayaale.
Lets see what happens after Ramadan.
Name : Reality Check
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Inaar what's that got to do with the topic at hand,kkk inaar reer laascaanood wey isxoreen doonaad kanax ama ku farax,lol
Name : Xaalada dhabta ah ee Somalibi'iska ku soganyahay
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Cigaal shidaado col hortiiba jabay
Somalib'isku gacantiisa ayuu isku tirtiraya iyada oo aan cid kale u iman,


Halyey Layaqaan
August 31, 2010 - 10:26 am
Ma waxa ay nimankani jifi-jifi-nimo iyo reer-reer-nimo iyo awood-bursasho ay qola waliba doonayso inay kuwa kale ka-sed-badsato oo ka awood-badnaato oo talada iyo ciidammada ka-maroorsato, oo ay jifiyaha kale sanka-katosho oo u-baarqabayso, oo weliba ay degaannadooda ku-duusho oo is-tidhaahdo degaanka-ba kaqaad ayada oo jifidaas keli ahi ay marmarsiinya kadhiganayso Laascaanood baannu usoconnaa ee wax-walba noo-daba-fadhiista oo degaankiina nagusoo-wareejiya.

ma waxa la illaawi-karaa in Xagltoosane iyo garaad jaamac ay sannada badan budland-ta xera-majeerteen hoganayeen oo ay jagooyin kadoonayeen se kolkii loodiidey jagooyinkaas oo loo-dacarayey, ay is-yidhaahdeen waxa samaysataan urur idiin gaar ahoo aydin idinku madax ka-noqotaan oo qaar qurba joogta ah xoola kaga-furataan. Ma nilmanka caynkaas ah ayaa yeelaya inay dadka hawl-karka ahee ayagu weligood degaanka kusugnaa ay jagooyinka uga-degaan oo xilka ay ku-tunteen ku-wareejiyaan.

Reer-buuhoodle waa u eryey labadaas nin ee hawl-gab-ka ahee weliba degaankooda kusoo-duuley. sidaaas ookale barkadku waa uu ka-feejigaadey qorshooyinka iyo hodimooyinkii ay la-war-wareegayeen labaaasi, waana kuwa reer-widhwidh afka dhulka udaray oo sida ba”an ujebshey kolkii ay labadaas nin is-yidhaahdeen barkad kuduula oo Widhwidh ka-qabsada.

maanta waxa muuqata in kooxdaas aaran jaan ay tahay mirood cidla meeraysanaya oo kala-qaybsan oo kala-dareen-qabta oo kala-sanqadh-tiranaysa, oo aan sina nasteex isugu’ahayn oo qaarba qaar-ka kale ay tabca iyo diburooti iyo hodimo iyo jab iyo shirqool la-doonayso oo ula-soo-fadhido.

maxaa keenay in heshiis kusheeggi shalay dabadiis ay labad garab ee kayse Cabdi yusuf iyo xaglatoosane mid waliba si goonni ah telefoonnada uga-sheego in aan sina dhab ah aanay qolada kale ula-heshiin-karin oo ay qola-waliba qolada kale ku eedaysay in aanay nasteex ahayn oo kalsamayn oo aan laysku-hallayn-karin?!!!! Maxaa keenay in KAYSE IYO MAXAMED XASAN BURAALE XALAY SAQDII DHEXE HADDANA TELEFOONNADA QABSADAAN OO SHEEGAAN IN SIDA QUDHA EE LAGU-HESHIIN-KARAA AY TAHAY XAGLATOOSANE IYO CALI SABARAYE ISKA-WAREEJIYA XILKAN AANAY QAADAI-KARIN EE AY LUGTA KU-WALAAQAYAAN?!!! MAXAA KEENAY IN QOLA-WALIBA AY QOLADA KALE KU EEDAYSO JIFI-JIFI-NIMO IYO QABYAALAD IYO QOLA-QOLA-NIMO?!!! MAXAA KEENAY IN QOLA-WALIBA QOLADA KALE KU EEDAYSO INAY KAGA-BAXDAY INTAAS OO DAGAAL OO AY WELIBA WEERARRA GAADMA AH KUQAADDAY DAGAAL LAGU-BALLAN-SANAA DHEX-DIIS?!!!!!! mAXAA KEENAY IN AY XATAA DHARKAYN GEENYO LABADAAS QOLO KU-HESHIIN-WAAYAAN OO HADDANA SII-KALA-GUURAAN?!!!!!

aNIGU WAXA AAN LEEYAHAY YAAN BEEN LAYSU-SHEEGIN, OO YAAN HESHIISYA AAN JIRIN LAYS ODHAN DADKA QURBAJOOGTA AH XOOLA KALE IYO LACAGA KALE KAGA-FURTA, AYADA OO LACAGIHII HOREBA AY XAGLATOOSANE IYO GARAAD JAAMAC AY BOOBEEN OO HADDANA NAIROBI DIB UGU-DIREEN OO HUTEELKA WEYN EE LA-SHEEGAY KU’IIBSADEEN.
SOOMAALIDA AYAA KU-MAAHMAAHDA: MILIL DUSHIIS LAMA DHAYO.

HADDII SI DHAB AH LADOONAYO IN ARRINTAN MURUGSAN WAX LOOGA QABTO WAA IN LABADAN NIN HAWL-GABKA AH EE KALA XAGLATOOSANE IYO CALIS SABARAYE XILKA SI DEGDEG AH LOOGA-WAREEJIYAA OO NIMAN IYO DUMAR KALE HAWSHA LOOMAGCAABAA OO LAGU-WAREEJIYAA, HADDII KALE BERR KA-MAALINBA WAXA AYDIN MAQLI DOONTAAN WARARKA RUNTA AHEE DHABTA AHEE AY LABADA QOLO XALAY OODHAN MID WALIBA GOONNI-DEEDA SI QARSOODI AH UGU-DAFIRAYSEY IN SI DHAB AH LOOHESHIIYEY. WARARKAAS OO AY QOLA WALIBA JIFIDEEDA SI XOG AH UGU-TEBINAYSEY OO UGU-WARRAMAYSEY HESHIISKAAS BEENTA DABADIIS.

WAAR WAA RAMADAANE YAAN BEEN IYO WAX AAN JIRIN LAYUGU-WARAMIN, MAXAAYEELAY RUNTU WAXA AY TAHAY IN KOOXDAN AARAN JAAN AY SI KAMA-DAMABAYS AH UKALA-JABTAY OO UKALA-YAACDAY OO ISU-QOONSATAY OO NIMANKAAS IS-HAYAA UU MID WALIBA WATTO JIFIDIISA OO LA-SAFAN OO COLAADSANAYSA JIFIDA KALE OO WELIBA U-TIRINAYSA AANOOYIN HORE OO GAAMURSAN KANA FEEJIG IN AY QOLAADAASI KUSOO-DUUSHO DEGAANKEEDA.
KOOXAN AARAN JAAN WAA TU ITAAL-DARAN OO LICIIFSAN OO KADHAMMAAN WEYDEY ISQABQABSI IYO MURAN IYO ISKA-DABA-WAREEG.
SOOMAALIDU WAXAY TIDHAAHDAA: NINKA AAN QUUSANI ASSAGA AYAA QUUS AH. DADKA TIRADA YAR EE EEEBTA SHEEGAYA EE LEH WAXA HESHIIYEY KAYSE CABDI YUSUF IYI XAGLATOOSANE, WAA DAD AAN DAN KA-LAHAYN DHIBTADA A LABADAAS NIN KUHAYAAN UUNKA SABOOLKA AHEE AY KUDUL-MURMAYAAN OO AY KALA-JIIDANAYAAN OO AY ISKU-DIRAYAAN, WAA DAD AAN DAN KALHAYAN HOREUMAR AY BEESHU GAADHO, WAA DAD HUNGURI UU DUSHOODEY OO UBARTAY INAY QAAR QURBAJOOGTA KAMID AH XOOLA-KAGA-FURTAAN WARAR BEEN AHOO AY SOODHOOBDHOOBEEN. NIMANKANI WAXA AY DOONAYAAN IN XOOLAHA SAKAATUL-FIDRIGA AH AY QURBAJOOGTA KA-FURTAAN AYAGA OO HUUHAA IYO SHEEKA AAN JIRIN QURABJOOGTA KUMAAWEELINAYA, WAXASE AANAY DADKAAS HUNGURIGA WEYNI AANAY OGEYN IN QURBAJOOGTU KA ILBAXDAY OO KADHEGA-FURAYSATAY BEENTOODA IYO HUUHAADOODA IYO HUNGURI-WEYNAANTOODA, OO SHEEKADOODA MEEL ISKA-DHIGEEN WAX DAN AHNA KAYEELAN DOONIN, MAXAAYEELAY WAXA QURBAJOOGTU OGYIHIIN TALAXUMADA IYO KALA-JABKA IYO ITAAL-DARRAANTA IYO JIFI-JIFI-NIMADA KALA-DAAISAY KOOXDAAS KOLKII HOREBA AHAYD MID AAN BEEL WEYNTA DHULBAHANTE AY SI WEYN UGA-SOO-HORJEEDAAN OO UDIIDDAN YIHIIN OO AANAY KOLNA KA OGGOLAAN IN AY COLAADO IYO DAGAALLA AAN LOOBAAHNAYN DEGAANKA LASOO-GALAAN OO AY KUDUULAAN DEGAANNA AANAY UDHALAN OO AANAY LAHAYN SIDEII KADHACDAY BUUHOODLE EE KEENTAY IN BEESHA AXMED GARAAD KA ERIDO OO KA-CAYDHISO KANA SAARTO DEGAANKEEDA.

Reply
QormadaadaClick here to cancel reply.
Name (required)

Mail (will not be published) (required)

Website
Name : Cali
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Abyan aka real Darwiish
markii naanystaada meesha ugu dambaysay waxaad noo sheegtay in aad sanad maqnaan doonto, maxaa ku soo celiye adiga oo magac kale leh.

ta kale hadii Ramadaanto dhamaato maxaa dhacaya, ma waxaan dagaal ahayn ayaad sheegaysa,ahalan wasahlan,waxaad ka qaado ayaad leedahay
Name : Shuftada Somalibi'iska oo Dekad ku riyootay
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
http://www.riinji.com//full.php?id=6136


SSC oo Soqodara ka yegleelaysa Deked ay wax kala soo degaan
Aug 31, 2010
Buuhoodle:Hogaanka SSC ayaa waxay wadaan qorshe ay ku doonayaan in ay deked cusub oo ay maamula ka sameeyeen meel u dhexaysan Laasp-surad iyo Laasqoray oo dhacda Badan Cas...
Dekedan cusub ayaa waxay noqon doonta mid wax laga soo dejiyo lagana dhoofin doona waa sida ay hadalka u dhigeene SSC,Dekedan ayaa waxay laga yagleelayaa xeebta lagu magacaabo Soqodara Laasp-surad iyo Laasqoray oo dhacda Badan Cas halaaski oo ay beelaha SSC ay degaan ahaan u leeyihiin.
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Cali aka Abby, the village gay boy.
Ma waxaa lagaaray xiligii dixiriga kugu dhaqdhaqaagi jiray?
War hana lasoo doonan xanuunka ku hayo
Village gayboy waaxid
Name : Maxamad
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Shar al baliya ma yudxikak
markii aan furtay linka ku qoran commentka dusha waxaan arkay khariidada la baxday Northland state of Somalia .khariidada faalo ka bixin maayo oo qof waliba waa arki karaa.
laakin sida muuqta shuftaadaas ama Somalib'isku kuma eeka waxay ugu yeedheen xoraynta Lascanood iyo midnimada Somaliyadii xijaabatay. ee waxay ujeedadoodu tahay dagaal dheeraada oo beelaha walalaha ah lagu kala irdheeye.
dabcan awooda inta leeg oo riyadaasi ugu meel marto ma jirto laakin waa sii kala fogayn dadka iyo nacayb iyo karaahiyo aan dhamaan.

Somalidu waxat tidhaa dhubuq dhubuq hore dhabana hays dambe ayey leedahay
Name : Soomaliland iyo Puntland oo heshiis qarsoodiyihi dhexmaray
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Soomaliland iyo Puntland oo heshiis qarsoodiyihi dhexmaray
Maamulka soomaliland iyo Puntland oo yeeshan wadahadal hordhac ah oo qarsoodiya kas o ay ku macneeyeen is afgaraad bilow ah oo dhex mareey labada mamul sidii ay iskaga kaashan lahaayeen arima amniga iyo maslaxada labada mamul yadoo laga joogo mudo sadex wiig ah markii u ku dhawaaqey wasiirka arimaha gudaha mamulka Somaliland mr Gaboose in u ka codsanayo dhigiisa Puntland in ay is ka kaashadaan arimaha amning aya waxa dhacaay wadahadal qarsoodi ah oo dhex marey labada mamul ee Somaliland iyo Puntland wada hadal kaas oo dirada ay ku sareen labada maamuli, Hogaanka SSC iyo Jabhada Islamiga ah ee Ataam ee ka dagaalanta buuraha Galgala,

warkan oo an ka helney ilo lagu kasoon yahay aya tibaaxay in labada mamul isku afgarteen in ay meel uga soo wada jeestaan dhamaan wixii lidi ku ah labadooda maamul mamulka Puntland aya mudo laga jogo 6 sanadood waxa u dhexeey somaliland dagaal af iyo adinba leeh kaas oo lagaga adkaaday mamulka Puntland o lagala wareegey awood malatari magaalada lascanood ee xarunta gobalka Sool,

arinkaan wada hadalka labada maamul aya wuxu ku soo beegmey xili dagaalo ba ani ka socdaan magalada bura leeyda ah ee Galgala taaso ay Puntland la ildarantahay dagaal kan ay la galeen wadad dimeedka Ataam oo bilaabey in uu sameeyo dagaal kudhufo oo ka dhaqaaq ah goobaha lagu dagaalamayo aya ah meelo buuro ah oo ay adagtahay in u mamulka Puntland ka keeno gulo la taban karo dhinaca kale magaalada Bosaso aya amaan keedi faraha ka baxay oo ay ku so bateen dialalka iyo amaan xumo yado 48 sacadood ee la soo dhafey lagu diley 4 qof oo mid kamidi yahay askari ka tirsan cidanka ashahado ladirirka loo yaqaan,

Short URL: http://boocameonline.com/w-p/?p=3992

Posted by Boocame on Aug 30 2010. Filed under Wararka, slidernews. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. You can leave a response or trackback to this entry
1 Comment for “Soomaliland iyo Puntland oo heshiis qarsoodiyihi dhexmaray”am geelle
August 30, 2010 - 2:18 pm
run ahaantii heshiiska waxaa keliya oo dareema dadka aan waxa muuqda mooyee waxa kale arag laakiin waxaa xaqiiq ah oo wax qarsoon ahayn in so.land iyo put/land weligood xidhiidh lahaayeen, hadaba heshiiska labadan qolo maaha mid is jecayl ama is aaminid isu keentay ee waa dan khasab ah oo haddii aanay sidaas samayn ay dani badan oo ay leeyihiin lumayaan ,
1= waxaa haddii aanay wada shaqayn dhibaato soo gaadhaysaa dhanka dhaqaalahooda, .
2=waxaa dhaawax soo gaadhayaa dhanka maamulkooda .
3= tan ugu weyni waa dhanka siyaasada dibada oo ladabuba taageeroka helaan wadamada reer galbeedka.
waxaan filayaa in sadexdaas qodob sharaxaadooda fahmi karo qofkastoo aragati dheer lihi.
keliya waxay rabaan in ay cunaqabataynta ku sii dheereeyaan gobolda ssc iyo maakhir state,ooaanay doonayn in aanay marna madaxa soo qaadin,hadana waa tii hore oo ay dagaalo ugu darmeen.
waxyaalaha ay bixiyaan deeq bixiyeyaasha adduunku maaha in loogu tala galay labadaas meelood keliya ee faa,iidada ay helayaan ayaa waxay tahay sanad walba milaayiin loogu tala galay labadaas gobol ayay si sahlan oo cidna kula xisaabtamin ku qaataan jeebkkodana gasha,
haddaba heshiiskani wuxuu kaga duwan yahay kuwii hore waxaa weeye waxay leeyihiin war nimankii aan budhka madaxa kala dhacayney ku dhiman waaye oo hadda inagii baaba laga yaabaa inay inagu xumaatee sidee yeelnaa???
hadaba maanta siyaasada ay isticmaalayaan way ka duwan tahay middii hore oo sandareeradii ayay u labanlaabeen kuwa maqaarka ah ee leh gobolo ayaan metalaa,
gebogebadii runtu waxay tahay ssc iyo maakhir state dulqaadkii wuu ka dhamaaday maanta ka dibna mayeeli doonaan liidnimo,
shir hoose ama mid shaacsana midna loo joojin maayo halganka ay ugu jiraan in ay meel iska dhigaan busta qoyan ee saaran,

mahadsanidin
Naxamad
September 1, 2010 - 2:06 am
Your comment is awaiting moderation.

Adeer marka hore Somaliland waxba ugma baahana aye amaankeeda ku Ilaliso, horena amaankeeda way u ilaashan jirtay hadan waxoogay baasanboy ah waxba ka qaadi maayeen

“war nimankii aan budhka madaxa kala dhacayney ku dhiman waaye oo hadda inagii baaba laga yaabaa inay inagu xumaatee sidee yeelnaa???”

waan ku qoslay midhkaa, koorma wax lagu yeelay ee madaxa budh lagaala dhacay. yaa lu arkaba meelahaa ayaad ku dhumaata. maad siraga face to face uga hor timaadi inta aad kolba tuugo iyo gaadmo itaalsatay.
maan garan waayin in aan kaa daba imaado oo aan mar keliya meesha aad joogto kaasoo qabqabto, laakin waxaanad garanayn ayaan xeerinaya
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
sool girl abyan morgan iyo real majeerteen. iyo wixii soo raaca.

sii wada hadaad rabtaana laaya intaad rabtaan dhulbahantaha nagu jira. kolay dhulbahante iyo warsengeli kaloo noo shaqeeyaa waayi mayno.

mida kale ogow odoyaashiina maad illowdeen iyana way inoo shaqeeyaan.

kolay tababar wanaagsan ayay inoo tahay. dee horta laaya daaroodkiina markay iyagu dhintaan waxay inoo yihiin khibrad. dee kolkaas ayaan ana kuu tabaabushaysan sidaan idiinka dhamayn lahaa dhulweynaha somaliland.

well ciidankeena diyaarado ayaan u soo iibinaynaa kuwaas oo idinka oo dhan la idinku dhamayn doono.

kii ii yimaadaaba dila ku kalaan heli wax aad macaashteen maleh isaaq iyo samaroon ku dhiman maayaan halkaas. kabahana inta la idinka jafo ayaanu sidii xamar la idinka soo caydhiyay la idiinkana soo eryaday baanu inana idiinka eryan waqooyi. dadka dhul la'aanta ku dambayn doonaa waa idinka.

sool sanaag bari iyo buuhoodlena waxaa loo celin doonaa dadkii marka horeba asalka u lahaa ee gabooye, kuwaas oo aad idinku xoog kaga boobteen. somaliland wax gaadhaya maleh ee cida ay wax gaadhi doonto waa sool sanaag bari iyo buuhoodle.

dagaalkuna wuxuu aafeen doonaa idinka dhul aan leeyahayna cidi isku dul qabsan mayso. kolkaas sii wadidna ethiopia ayaa iyadana ina soo jamaacin sidoo kale USA and UK. waana la idin nabaad guurin.
Name : Morgan
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
War nimanka Daarood uma aragno ee waxay yihiin Idoor baqtiyay. We will start taking Isaaqlanders in the next couple of days and sooner or later Siilaanyo will go
Name : toosiye
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
WAARYAADHAHEEN DHULBAHANTE CAQLI YARE, WAAR IDINKU RAGGA AQOONTA IYO CAQLIGA LEH HAYSKA MADHININA EE IDOORKAN IYO MAJEEDHEENKAN IDIN KALA QEYBSADAY DILA, OO MADHATEBA EE MAXAYDUN WAX ISKAGA CELIN NIN CAQLI LEH OO HEBEL LA YIDHAAHDAABA IDINKUMA HADHINE, BEENNA NAFTIINA HA U SHEEGINA, ADDUUN WAA GABAABSIYE DADKIINA DHINAC KA RAACA WAXA KOONFUR KA DHACAYA WAA ARAGTAANE BAL QIYAASA IIDOOR OO MAANTA KOONFUR KU NOQDA OO XUKUNKA HAWIYE LA QEYBSADA OO SIDA AYDUN JECESHIHIIN CAGTA HOOSTEEDA IDIN GELIYA. ALLA IDINKA QABTA WAA LEEDIHIIN, LAAKIIN AWOOD IDINKA QABATA EEBE IDIINMA SAMAYN, WAXA HALKAA IDIN GEEYEY WAA WALAALTA IIDOORKU IDIN LEEYAHAY
Name : Visitor
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
DREAM ON, BABY.
Name : Visitor
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Qoraalkaas kor ku cad waxay jawaab u ahayd kan VUVUZELA-HA dhawaaqa xun golaha kula jira ee la baxay "Morgan."
Name : Guleed
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Morgan,
Anagu haddii aanu nahay sida aad u tidhi Isaaq, nacaska, doqonka, aqoon-gaapka, habalka, qirinqiirka, faqashta iyo wixii lamida sida adiga oo kale wakhti isgagama lomino. Digniin habalyo, waar
miyaadan ogayn in Madaxweyna dalku yahay nin SNM ahaa oo aad
ogtahay waxay faqashtii Afweyne iyo kuwa noocaga oo kale ah u
gaysteen. For your own safety, you better watch out and try not to get the lion's attention.
Name : Facts
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Akh mad/Abyan

Our president , Siilanyo , former SNM leader dismantled/distroyed the might army of Afweyne, your hero. And liberated the somli people from the dictorial regime of Afweyne, clan based so called Gov.

Afweyme and his supporter, your fathers, were chased all the way to Dhadhaab Refugee Camp, Kenya.

Both of you were born in that refugee camp and came to USA as refugees.

The people of SSC need food, hospitals and schools , they don't need barbaric clan war

If it wasn't for SNM/Siilanyo and USC you would have been living in Puntland as pirates or clan militia.

Enjoy your refugee life and shut up SOKKW.
Name : Lamaseege
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Waa lawada dhimanayaaye bal mareegtana ila eega asxaabey


http://www.medeshivalley.com/2010/08/is-isaaqland-tenable_30.html



Reality Desk
Lamaseege
Name : Haiban
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Waa salaamantihiin dhamaantiin:


Ramadaan Kariim........

Mj.Lamaseege,dee maqaalka http://www.medeshivalley.com/2010/08/is-isaaqland-tenable_30.html.wax cusubi kuma yaalaan,reer somaliland wey wada ogyihiin baan u haystay arrimahaas iyo qaar-kaloo qarsoonba.
dhabadana nagamay duwin oo aanu waliba ku taageersanahay Xukuumada,Waana halkii Mj.Ducaale II maahmaah somalilandaraa tidhaahda ( Ninay meeli u cadahay,meeli ka madaw ),yoolka meel baanu saarnayo ku xidhney oo uu shiishku haystaa,halkaasaana inoo balan ah dhamaanteen ineynu fadalka u jarno oo uu reerku ku hayaamo kuna dego ugu dambaysta ISHAA ALLAA....Waana halkii Mj.Afgaabe,mayla soctaa,may dharaarey,mee rageedii....iyo...iyo...iyo guuliyo barwaaqo....

Takale waa dhaqanka fulaha,dil intaanu ku dilin.

Maqaley warlaay, maloogu waramay, inu wabi rogmoo, waayuhu jiroo , waaguna baryo, Talo wiiqanto, warwar soo oscdoo, weydiin hadho, wadhafkuna lulmaayo, warmo soo afyeesheen, wiilkuna nasiibkii, weel ka buuxsado, wadhiduu dambayso, walbahaarna imano, dumar weer cadiyo,
wisiisinaw dambeeyo,weedhin waa halkeede, yey weheshan doontaa...


Wassalaam.

Haiban.
Name : Lamaseege
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Odey, Mj-Haiban,

Waxaan is lahaa cabaar ha yara filiqtamaan askartii Kulmiye lakiin waano iyo talaad la dhex qaadaysaa miyaad sanadkan xajkii ku laabatid aan meelaha weeteeyo maalmo e askarta kulmiye.

Odey Haiban aad baan kuu salaamayaa

Reality Desk
lamaseege
Name : Morgan
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
War Siilaanyo is a war criminal and he is a president of a country so stop referring to him as president. he is a thug and a war criminal worse than Hitler and others before him. Isaaqland will never amount to anything so you need to remember that much. Listen since you don't want to be part of Somalia, we don't want you either. As for the caado qaatayaasha hargeisa jooga, agteena waxay ka yihiin baqti. Aduunka waxaa ugu xun walaalkaa oo cadaw kuu soo raacay marka waa iyaga iyo Idoor in aanu dilnaa. Isaaq xukun doon weeyaan saas yuuna Soomaaliya uga xanaaqay
Name : Haiban
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Waa salaamantihiin dhamaantiin:

Ramadaan Kariim.


Mj. Lamaseege. Aad baan kuu salaamayaa adiga iyo akhyaarta ardaaga caweyska Ciil-Tira.

Waad iga qoslisay,waxaanan u maleyn iney noqon doonto sidaa aad tidhi,aad baan ugu baahanahay inaan xagaa iyo Xajjka iskaga sii loodo intay goori goor tahay.

Xaajji Cabdulkariim Xusseen-baa laga hayaa,waar haku buuqina oo hakaga cadhaysiinina,is-garab taaga oo caawiya aniguu da'ada igu xigaaye. Waa Madaxweynaha kuugu ka hadlayaa.

Anna waxaan is-lahaa da,adaad ku xigtaa Madaxweynaha'e wax kale u tarimeysida,qolkan faalooyinka ee ardaagan caweyska dhalinta ku yara foogaata ka yara maslax oo u yara caqli-celi si aanu u cadhoonin oo aanu xeedho iyo fandhaalka u kala tuurin, illeyn waa nin weyn oo markuu cadhoodo taladu wey ka firdhaysaaye.

Ujeedadaydu waxay u badan tahay iyo halkay ku aroortaaba waa halkaa ee wax kale meesha kuma jiraan. Waana halkii Mj.Ducaale II maahmaah somalilandaraa tidhaahda ( Nin reer u weyn iyo naag umilisa ahi,midna siday wax u ogyihiin,wax uma sheegaan ).


Md.Mj. Ducaale Hadal Wanaaje iyo Md.Mj.Halgame amba Visitor, waa kuwa noo dhaxeeya aniga iyo Madaxweynaha xaga da'ada, ee waan ka hororsanayaa,illeyn rag wax isuma ogolee..iyo...iyo..iyo...


Talana waxaaban ku soo jari-lahaa in Md.Mj.Madaxweyne Axmad M M(siilaanyo),wixii kaga cadhaysiinaya amba uu ka dareemi-lahaa inlaga dhawro.

Aad baan idiin salaamayaa dhamaantiin iyo qalbi furan,waana tobankii u dambeeyey Bisha Barakaysan Ee Ramadaane,
saamaxnaakum ummada Muslimiinta ah meelay joogaanba,
ee idina bal na soo saamaxa.........


Wassalaam.

Haiban.
Name : Lamaseege
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
Odey, Haiban,

Way iska tegi doontaa hadii aanay ka waantoobin hibashada iyo dhiisha cuqdada ah ee ay weedhaminayaan.

Muj- Waxaan ku su'aalay odeygii Dualleh II, ma rabadaantan ayaa tiisii 68-aad ah oo durduray la jiidhay mise tabliiq buu u yara baxay.

Reality desk
Lamaseege
Name : Haiban
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
Waa salaamantihiin dhamaantiin:

Ramadaan Kariim.

Mj.Lamaseegow,waxaan u maleynayaa iney wax ka jiraan sidaa aad ka dhawaajisay xaga Mj.Ducaale Hadal Wanaaje oo wuxuu sii dabo-goosanayaa barakada bishan ramadaan isagoo dambigana iska dhawraya oo afkiisii ka adkaaday,ee iney tii 70aad amba tii 69aa amba 68aad miday tahay isagaynu weydiin amba inoo sheegi-doona,ee adigu waa maxay meeshan toosan ee aad ka soo shiishtay Xaajji Ducaale Hadal Wanaaje iyo da'adiisa......

Akhyaarta ardaaga cweyska aadbaan idiin salaamayaa.



Wassalaam.

Haiban.

[ Reply ]



Name : Ahmed Yare
Subject : Re : taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Ilaahey naxariistiisa jano ha ka waraabiyo marxuumkaa bisha Ramadan ey dishey gacan xaqdaro. Ilaaheyna samir iyo iimaan ha ka siiyo qoyskii iyo caa'iladii uu ka tegey.

Dhinaca kale, dadka ku farxaya qof bini'aadam ah oo lagu diley waxa uu aaminsanyahey waxaan leeyahey, arrintaa ka fiirsada. Mandaqa eynu deganahey loogama baahna dil ee waxa looga baahanyahey horumar iyo magangelyo markaa hawlahan noocan oo kale ah waa inaan cambaareyno oo ka xumaano.

Ilaahey soonka ha inaga aqbalo.


[ Reply ]



Name : Reality Check
Subject : Re : taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
War meeshaan wey waalatay you dont know who is who, war maa hal magac (username) iskaga ekaatiin? magacyadaan kala duwan aad marba mid jeebka kala soo baxeysiin ma waxaa nii geystey isku kalsooni la'aan oo hadaad is muujisaan waxaad isleedihiin muraayad baa lagu siin doonaa ee shaatiyo kala iskaga ganbo laangaab is og uun baa taasi ka suurtowdaa. Teeda kale webkaan waxuu amaan ku mudan yahay sida isku kal soonida lah uu dadka ugu fasaxay iney fikirkooda U dhiibtaan halka kuwa kaloo badan ay taasi ku dhacin. viva Reality

Name : Run-Sheeg
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-01
Dowlada madaxweyne Sii-laanyo ha ka tashadaan dilalkan ka jira bariga dalka sib Sool waa iga digiin yaana laydin sirin waayo odayaashan aad la shiraysaan waa kuwo Garowe laga maamulo dhibaatadan sii jiitamaysana dhabayaco baa ka dambeeya ee Gaboose ha degdegin
Name : Lamaseege
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
http://medeshi-medeshi.blogspot.com/2010/08/dayaca-wadooyinka-hargeisa-daawo.html
Name : Guleed
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
Morgan,

you are a dark individual with a dark mind. You can not - and I mean, you can not kill no one ,even an ant. You hate yourself and that is why you are wasting your energy for what you are not capable of doing it. You are trying to mimic your ancesters, like the old Faqash Afweyne who is surely your father because during his era all his follower's ladies were his wifes. He has left so many bastards behind and that is why to day, Somalia is on fire and has remained to be a place that is practiced the same evil deeds of your forefathers. You are reaping the fruits that grow from for what the criminal had sown for you. He was eliminated by SNM forces and the same forces are ahead of you if you chose to follow the path that you are on it now.
Watch out Pro.
Name : Reality Check
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
Been-sheege.. Dabayacuun naf lacaariya aan cidna waxba ka qaadi karin baad tahay dhaqdhaq Dabayacuunimo mooyee, inaar horta ma isweydiisey marfashka harGAYsa ama Waqooyi galbeed iyo Sool inteey isu jiraan? adiga oon waligaa Taariikh lagaa heyna yaa kusiiyey dhul aadan shuqul ku laheyn? war Dabayacuun haduu leeyahay SSC iyo Awadalba SNM meysen xasuuqdeenee waxaan kuugula talinayaa inaad afaarahaas kabaxdid oo marqaankaada iskaga ekaatid,lol
Name : Visitor
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
DHAQAN XUMADA, AF XUMADA IYO FAAN BILAASHKAAS, WAA LA IDINKU YAQAANAAYE OO CIDNA KU HAROWSAN KARI MAYSAANE, CAQLI KALE KEENA.
Name : Lamaseege
Subject : Re :taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano
Date : 2010-09-02
Xasilooni ayaa loo baahanyey mushtamaca reer sool iyo sanaag waxa ay si balaadhan u gudanayaan xilka ka saaran deegaanka iyo nabada joogtada ahwaxaanay si balaadhan u barbar taaganyiin JSl waxa ay si balaadhan dabada ugaga jiraan tuugta cidiyo dheerta ah ee maatida raashinkooda ay cuneen habeenkii dooxaya ama dabka sudhaya.

JSL cidna amaankeeda iyo xasiloonida umadeeda uma dabo fadhido nidaam qarana wax bay ku hagaysaa dhanka amaanka iyo ciidamada waana daruuri in shacbiga sool xilkooda gutaan.

Reality Desk
Lamaseege

[ Reply ]


Pages : [ taliyihii ciidmada asluubta g/sool oo goor dhaweyd toogasho lagu dilay laascaano 1 ]