Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal

cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal

News


 Dhamaan Xubnaha Dalada  Ardayda JSL ee Dalka Yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaa shakhsiyaad isku magacaabay inay matalaan Daladda Aradyda JSL dalka Yemen, isla markaana sifo aan haboonayn ugu adeeganaya magaca Ardayda, waxana ay halkan ku cadaynayaan in shaqsiyaadkaasi ay yihiin kuwo u taagan dano gaar ah.  Sawirada.





Dhamaan xubnaha Dalada  Ardayda JSL ee dalka Yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaa shakhsiyaad isku magacaabay inay matalaan Dalada aradyda jsl ee dalka Yemen, isla markaana sifo aan haboonayn ugu adeeganaya magaca Ardayda, waxana ay halkan ku cadaynayaan in shaqsiyaadkaasi ay yihiin kuwo u taagan dano gaar ah oo shaqsiyeed isla markaana aanan matali Karin kuna hadli karin Magaca iyo Mawqifka ardayda Jaaliyada JSL ee dalka Yemen.


Waxa kale oo  ay Dalada Ardayda Jaaliyada JSL ee Yemen marlabaad iyo mar sadexaadba cadaynaa inaanay shakhsiyaadkaasi ku hadli Karin afka ardayda JSL ee dalka Yemen. Dhamaana aradyda Jaaliyada JSL ee dalka Yemen waxay shakhsiyaadkaa ugu baaqayaan inay kawaaan toobaan sheegashada xaqiiqda kafog ee ay kula kacayaan magaca Jaaliyada Ardayda JSL ee dalka Yemen.


Dalada Ardayda JSL ee Dalka Yemen, waa jaaliyad ay ku bahoobeen ardayda waxa ka barata dalka Yemen ee reer Somaliland, waana Dalad u tagaan midnimada Jaaliyada iyo koruqaadista xidhiidhka ka dhexeeya ardayda reer Somaliland iyo bulshada aan la noolahay ee dalka Yemen.

Daladu waxay u tagan yahay sidii ay ardayda reer Somaliland eek u nool dalka yaman u heli lahayd waxbarasho tayo leh iyo dhamaan xuquuqaha aasaasiga ah ee ay ardaydu ku leeyihiin bulshada dhexdeeda, waxa kale oo uu yahay mid u taagan xushmadna u haya wanaajinta xidhiidhka ka dhexeeya ardayda iyo masuuliyiinta reer Somaliland ee dalka Yemen Ku Sugan.
 
Gudoomiyaha Jaaliyadda Ardayda JSL/Yemen
Maxamed Cali Yuusuf

Posted on Tuesday, August 31 @ 05:26:35 DAVT by editor



cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal - cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.