|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal
|
cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal |
 |
|
 Dhamaan Xubnaha Dalada Ardayda JSL ee Dalka Yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaa shakhsiyaad isku magacaabay inay matalaan Daladda Aradyda JSL dalka Yemen, isla markaana sifo aan haboonayn ugu adeeganaya magaca Ardayda, waxana ay halkan ku cadaynayaan in shaqsiyaadkaasi ay yihiin kuwo u taagan dano gaar ah. Sawirada.
Dhamaan xubnaha Dalada Ardayda JSL ee dalka Yemen waxay si wada jira u cambaaraynayaa shakhsiyaad isku magacaabay inay matalaan Dalada aradyda jsl ee dalka Yemen, isla markaana sifo aan haboonayn ugu adeeganaya magaca Ardayda, waxana ay halkan ku cadaynayaan in shaqsiyaadkaasi ay yihiin kuwo u taagan dano gaar ah oo shaqsiyeed isla markaana aanan matali Karin kuna hadli karin Magaca iyo Mawqifka ardayda Jaaliyada JSL ee dalka Yemen.
Waxa kale oo ay Dalada Ardayda Jaaliyada JSL ee Yemen marlabaad iyo mar sadexaadba cadaynaa inaanay shakhsiyaadkaasi ku hadli Karin afka ardayda JSL ee dalka Yemen. Dhamaana aradyda Jaaliyada JSL ee dalka Yemen waxay shakhsiyaadkaa ugu baaqayaan inay kawaaan toobaan sheegashada xaqiiqda kafog ee ay kula kacayaan magaca Jaaliyada Ardayda JSL ee dalka Yemen.
Dalada Ardayda JSL ee Dalka Yemen, waa jaaliyad ay ku bahoobeen ardayda waxa ka barata dalka Yemen ee reer Somaliland, waana Dalad u tagaan midnimada Jaaliyada iyo koruqaadista xidhiidhka ka dhexeeya ardayda reer Somaliland iyo bulshada aan la noolahay ee dalka Yemen.
Daladu waxay u tagan yahay sidii ay ardayda reer Somaliland eek u nool dalka yaman u heli lahayd waxbarasho tayo leh iyo dhamaan xuquuqaha aasaasiga ah ee ay ardaydu ku leeyihiin bulshada dhexdeeda, waxa kale oo uu yahay mid u taagan xushmadna u haya wanaajinta xidhiidhka ka dhexeeya ardayda iyo masuuliyiinta reer Somaliland ee dalka Yemen Ku Sugan. Gudoomiyaha Jaaliyadda Ardayda JSL/Yemen Maxamed Cali Yuusuf
|
|
|
Posted on Tuesday, August 31 @ 05:26:35 DAVT by editor |
|
|
|
|
Name : Khattari Saana Subject : Re : cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal Date : 2010-08-31
|
Sucuudiga oo lagu wado in uu jooiyo xoolaha uga dhoofa Berbera
Aug 31, 2010 at 01:20 PM
Hargysa,Dalka Somaliland News
Dawlada Sucuudiga ayaa la sheegayaa in ay isha ku hayso sidii ay u joojin lahayd xoolaha uga dhoofa magaalada dekada Berbera ee Somaliland, warar iska soo daba dhacaaya ilaa todobaadkani ayaa xaqiijinaaya in uu jiro khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay shirkadii xoolaha Somaliland soo furtay oo ogolaanshiiyo ka haystay xukmadii Rayaale, isla sidaasina lagu furay xoolihii xidhnaa in mudo ah.
Hadaba khilaafkan iyo mad madawgan lagu xidhaayo ama lagu joojinaayo xoolaha ka dhoofa magalada Berbera ayaa ay wararku sheegayaan in ay ka danbayso xukumadan cusubi kadib markii ay maxjaro kale ka garab furtay kii weynaa ee sharciyaysnaa isla markaasna ay dhibaatooyin kale oo lug qabasho ah kula kacday ganacsatada xoolaha u dhoofisa dalka Sucuudiga, sida ay sheegayaan wararka ka soo baxaaya magaalada Berbera iyo dalka Sucuudigaba.
Warkani ayaa hadii uu dhab noqdo waxa uu meesha ka saarayaa xoolaha u dhoofa dalka Sucuudiga oo in mudo ah socdasy isla markaasna dhaqaalaha dadka reer miyiga ah iyo reer magaalka ah ee reer Somaliland kor u soo qaaday.
Sida ay doontaba ha ahaatee arimahan adhiga ilaa hada kama ay hadal ganacsatada iyo xukumadu toona iyo halka ay wax marayaan, hase ahaatee xoolaha Somaliland oo caafimaad qaba oo ah xoolaha ugu hilibka macaan caalmka waxa ay u oogsnayaan maamul xumo ka imanysa xukumada Siilaanyo, iyada oo ay xiligan jiraan ganacsato kale oo aan ahayn ilma Indho Deero oo iyana la sheegaayo in ay Maxjar sadexaad hirgaliyaan taasi oo hadii uu Siilaanyo diidana noqon doonta mid cawaaqib xun ku keenta maamulkiisa.
Xukumada Siilaanyo ayaa tan iyo intii ay dalka maamulkiisa la wareegtay waxa laalmay oo cirka isku sii shareeray xidhiidhkii wanaagsanaa ee u dhaxeeyay Somaliland iyo Itoobiya, taasi oo ay xukumada Siilanyo mudo yar gudaheed ku dhaqaaqday in ay xididada u saarto dhamaan xidhiidhka ay Somaliland la lahayd dalalka dariska oo maalin walba ka sii daraaya
Name : Visitor Subject : Re :cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal Date : 2010-09-01 WITH THIS KIND OF CHEAP BROUHAHA, YOU WILL NEVER REACH ANYWHERE POLITICALLY, ECONOMICALLY, SOCIALLY AND MILITARILY.
THEREFORE, YOU BETTER GO BACK TO SCHOOL AND LEARN HOW TO CREATE MEANINGFUL AND EFFECTIVE POLITICAL PROPAGANDA. |
|
[ Reply ] |
|
Name : Xubin Ardayda Subject : Re : cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal Date : 2010-09-03
|
Inkasta oo ay Ardayda Somaliland ee dalka Yemen ay yihiin qaar dadaal badan oo isku filan hadana inta yar ee ka dhiman iyo midnimo la'aantooda waxa ugu wacan maamulayaasha safaaradda Somaliland Yemen oo karti daran isla mrakaasna ah qaar aan xil weyn iska saarin isku duba ridka hawlaha ardayda iyo guud ahaanba arrimaha Jaaliyadda Somaliland ee Yemen.
Name : Haiban Subject : Re :cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal Date : 2010-09-05 Waa salaamantihiin dhamaantiin:
Ramadaan Kariim.........
Xubin Ardayda ka mid ahi arrintan uu sheegay iney lug ku leeday Safaarada JSL ee joogta dalka Yemen,waxaan anigu maqlay dhawr sano hortood,waxaanan uga waramay dad ku dhodhowaa Madaxweynahii hore Md.Madaxweyne: D R Kaahin iyo ku-xigeenkiisii Md. A Y Yaasiin,iney ardayda reer somaliland ee Yemen wax ka barata,dhibaatada la soo gudboonaata ay rag kale oo aan Safaaradooda ahaynin oo aan looga baahneyn in magacooda halkan lagu daabo ka caawiyaan goor-walba, EEBE swt magacooda ha raajiyee,ardayda reer somaliland iyo raggaasina wey iska war hayaan. Ardayda reer somaliland ee Yemen wax ka barata, waxaanu leenahay,maruunbaydun heli dhego idin maqla ee adeer haka daalina dantiina guud-ahaaneed,waananu idinku hambalyeyneynaa dadaalkaa haddiyo goor muujisaan.
Adeer, heartly we are proud of you,sons, you are the future leaders of Somaliland.........
WALLEE,waa magacii ba'a nin meel loo xil-saarayoo ka dhex muuqan-waayay,kaas waxaa la yidhaahdaa Magacii ba'e.........
Waana halkii Mj.Ali Mohamoud Ali-Eid'e...
East And West Somalilan Is Best.....
Wassalaam.
Haiban. |
|
[ Reply ] |
|
Name : Iska Hadle Subject : Re : cambaarayn loo soo jeediyey kooxo la sheegay inay meel kaga dhaceen sumcada jaal Date : 2010-09-07
|
Waxa halkan lagu soo qoray, nimanka soo qoray iyo ninka u soo geliyey ee websitekan ka tirsanba waa dad aan wax sidaas u sii badan is dhaamin. Ururka Ardayda Somaliland ee Dalka Yemen waa urur midaysan oo shaqo badan, kana fayow waxyaalo badan oo aafeeyey ururro badan oo ka jira dalkeennii iyo dalal badan oo ardaydu wax ka bartaan. Waa ururka keli ah ee taladiisa aan lagu murmin ee sannad kasta maamul cusub loo doorto, halka maamulkii horena si bilaa muran ah xilka uu u wareejiyo.
Nimankan soo qoray waxani waa niman ku dooda in ay yihiin arday beel metesha rabtana saami qaybsi ay sheegaan in ay xaq u leeyihiin. Taas baa dhalisay buuqan, ka dib markii laga diiday fikirkaas loona sheegay in jiilka cusub aan marnaba looga fadhiyin dhaqan caynkan oo kale ah.
Safaaradda Somaliland ee Yemen kollay wax waan ka tirsaneynaa laakiin halkan iyo comment iyo wax maqaal lagu sheego midna maaha, ee dariiqii loo mari jirey baan u maraynaa insha Allah.
Ninkan website kan ka tirsan ee innamada propogandadan u soo daayey si fiican baanu isu naqaanaaye waxaan leennahay adigu adeer waxan shaqo kuma lihide faraha kala bax, ardaydan aad kala qaybineysona jooji, tii 18 May aad dhigtay na waanu ogeyn oo waanu ku tix geliney runtii. Waxan aad samayneyso waxaanu u aragnaa qorshe aad ku kala qaybineyso ardayda, nimankan yaryarna cidda dabada ku wadataa waa adiga.
Ramadan Kariim iyo Saamaxnaakum waan yara taraaree.
Hargeisa, Somaliland
|
[ Reply ] |
|
|