Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Warsaxaafadeed: Sumad: UDDAA/09/10: Taariikh: 08/09/2010       KDQ Iyo 3da Xisbi-Qaran JSL Oo Ka Dhawaajiyey Mowqifkooda Muddo-kordhinta Guurti       Dagaaladii Muqdisho Oo Sii Kululaaday Iyo Somalida Oo Dalbay Qaxoontinimo.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Martiqaad Ka Helay Dawladda Ethiopia.       Xisbi-xaakimka JSL - Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Muddo-Kordhintii Guurtida.       Quran Burning Will Endanger Lives: US General.....       Muddo-Kordhin Loo Kala Sameeyay Golayaasha Guurtida, Wakiilada Iyo Degaanada JSL       Ra\'iisal-Wasaarihii Hore Ee Dalkan Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kooxaha Mayalka       Golaha Guurtida Oo Maana Loo Akhriyey Qoral Uu Soo Gudbiyey Madaxweynaha JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

xuska xaflad, xalladdii doorashada iyo xil la kala wareegii xukuumadaha jsl.

xuska xaflad, xalladdii doorashada iyo xil la kala wareegii xukuumadaha jsl.

News


 
London: Xaflad Balaadhan Oo Lagu Xusayey Doorashooyinkii Ka dhacay 26kii Juun Jamhuuriyada Somaliland Oo Xalay London Lagu Qabtay.









Waxa xalay ka dhacday xaafad ka mid ah xaafadaha ay Reer Somaliland aadka ugu badan yihiin oo ku taalla bariga magaladan London xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ujeedadeedu ahayd xuska iyo dabaaldega doorashadii ka dhacdey Dalka Somaliland 26kii juun.

Xafladan oo dadlkii ka soo qaybgalay ay ka kala yimaadeen dhamaan dacalada dalkan Ingiriiska waxa ay isugu jireen dhalinyaro, aqoonyahano, haween iyo wasiiro dhawaan madaxweynaha cusub uu jagooyin u magacaabay oo nasiib u yeeshay inay ka qaybgalaan xafladan.

Xafladan oo ahayd ujeedadeedu in la xuso horumarka iyo sida quruxda badan ee ay Somaliland uga dhacday doorashadu sidoo kale sida quruxda badan ee hogaankii hore ee dalku uu xukunka u wareejiyey oo ahayd mid runtii aan ka dhacin dalal badan oo aduunka ka tirsan.

Waxa xuska nasiib u yeeshay inuu ka hadlo mid ka mid ah wasiirada xukumada cusub ee uu dhawaan soo dhisay madaxweynaha cusub ee Somaliland Md. Ahmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo ah Dr. Sacad Cali Shire oo loo magacaabay Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarka. Waxa uu aad ugu mahadnaqay dadkii soo abaabulay madashan quruxda badan iyo dhamaan shacabka Reer Somaliland ee ka soo qayb galay, waxa kale oo uu sheegay in aanay kaligood waxba qaban karin hadii aanay ka helin tageero shacabka Reer Somaliland, sidoo kale waxa uu sheegay in wasaarad ahaan ay ku dedaalayaan inay wax weyn ka qabtaan baahiyaha ka jira dalka.
Xaqiiqadii dadka meesha ka hadlay oo aad u fara badnaa oo aan hadaladoodii halkan lagu soo koobi karin waxa ay dhamaan dadka madasha ka hadlay ka sinaayeen in ay maanta guul weyni u soo hoyatey Jumhuuriyadda Somaliland oo caalamkuna uu ogaadey in Somaliland ay ku talaabsatey horumar la taaban karo una baahan in caalamku wakhtigan uu Somaliland indhana ku soo eego.

Sidoo kale shacabweynaha Reer Somaliland ee madasha joogay waxa ay aad ugu faraxsanayeen sida quruxda badan ee ay Somaliland doorashadu uga dhacdey iyo rajada ay ka qabaan inay dalkii ka gaystaan tageero dhinac walba leh.

Dadkii meesha ka hadlay waxa ka ma mid ahaa Dr Sacad Cali Shire Wasiirka Qorsheynta iyo Horumarka Somaliland, Quman Jibriil Ali, Dr Cumar Cismaan Cartan, Cabdi Bacow, Asha –lul Maxamed Yusuf, Asha M. Qalib,Casha Maxamed Mareykan, Jamac Haybe, Bashe Jamac. Faysal Cilmi iyo madax kale oo aad u fara badan.

Waxa xafladan si wada jir ah u soo qabanqaabinaya ururada kala ah:

Somaliland Society UK (SSUK), West London Somaliland Community, Somaliland Society Europe (SSE), Somaliland Recognition Action Group, Somaliland Education and Cultural Project, Karin Housing Association, OSCA, Nomad International, TAF iyo Haringey Somali Community and Cultural Association.  Waxa kaloo munaasibadan ka qayb qaadanaya safaarada Somaliland ee London iyo xisbiyada qaranka Somaliland ee UK (KULMIYE, UCID iyo UDUB)

Hamse Ahmed Salaan
London
Hamse100@gmail.com




Hamse Ahmed Salaan
London

Posted on Saturday, July 31 @ 17:21:15 DAVT by admin



xuska xaflad, xalladdii doorashada iyo xil la kala wareegii xukuumadaha jsl. - xuska xaflad, xalladdii doorashada iyo xil la kala wareegii xukuumadaha jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Waasuge
Subject : Re : xuska xaflad, xalladdii doorashada iyo xil la kala wareegii xukuumadaha jsl.
Date : 2010-07-31
Furo Shabakadan ( YouTube ) oo Daawo Barnaamij Qurux Badan Oo TVga Dalkaasi Kenya Ka Diyaariyey Xafladii Xilwareejinta JSL.

http://www.youtube.com/watch?v=i4Tz_5Ws3oI&feature=player_embedded


[ Reply ]


Pages : [ xuska xaflad, xalladdii doorashada iyo xil la kala wareegii xukuumadaha jsl. 1 ]