Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.

xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.

News


 Wasiirkii hore ee Arr. Dibadda J. Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa shalay si rasmi ah xilkii wasaaradda ugu wareejiyey wasiirka cusub ee uu u soo magacaabay Madaxweyne Axmed Silaanyo, Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar.






 
Munaasibadan xilwareejinta ahayd oo lagu qabtay hoolka wasaarada arrimaha dibadda JSL ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirkii hore ee arrimaha dibada, wasiir-ku-xigeenkii arrimaha dibada, wasiiru dawlaha arrimaha dibada, wasiirka cusub, wasiir-ku-xigeenka cusub, shaqaalaha dawlada iyo qurb-jooga Somaliland qaar ka mid ah.

Waxa ugu horayn halkaas ka soo jeediyey warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo isagu jirtay waxqabadkii wasaarada arrimaha dibada iyo waxa u qorshaysan wasiir-ku-xigeenkii hore ee arrimaha dibada, oo isagu ku dheeraday marxaladiihii ka la duwunaa ee ay soo martay wasaarada arrimaha dibadu isagoo farta ku fiiqay wax qabadkii ay qabteen muddadii ay xilka hayeen.

Waxa isna halka ka hadlay wasiirkii hore ee arrimaha dibada Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo isagu si qoto dheer uga waramay siyaasadda arrimaha dibada ee J. Somaliland oo uu tilmaamay in ay soo martay duruufo kala duwan oo ay ka mid yihiin, urrurka ay ka mid yihiin IGAD oo ay albaabadoodu ka xidhnaayeen, iminka se maamulkan cusubi ku soo beegmay qaran dhisan oo saaxiibo badan dunida ku leh, isaga oo kula dardaarmay in aanay dib u noqon oo ay hore u socdaan, Somalilandna aanay joogin meel laga calaacalo, waxa kale oo uu hoosta ka xariiqay in ay xukuumada cusubi qirto wixii ay qabteen, waxa uu sheegay in ay jiraan wax badan oo dhiman una baahan in la dhammaystiro.

Wasiirku mar uu ka hadlaayey xidhiidhka wadamada jaarka, ka Kenya iyo Itoobiya sida ay J. Somaliland ugu kala dhaw yihiin waxa uu yidhi, “Boqortooyada Ingiriiska xidhiidh wanaagsan oo sokeeya ayaa inaga dhaxeeya, waana meesha kaliya ee aan safaaradeedaa Nairobi laynagala macaamilin wixi siyaasad ah ee nabadgelyo ah waxa la inagala macaamilaa Adisababa, maaha Nairobi oo wax badani inagaga lumeen.”

“Qaramada Midoobay xidhiidhkeenu wuxuu ahaa markii hore bisad iyo jeer hase yeeshee dhawaan ayay xaqiiqdii arkeen waanu wada hadalnay waxaanu isla garanay aakhirkii in la wada shaqeeyo oo ay Hargeysa ka furtaan xafiis siyaasadeed. Waxaynu ka rabnayna waxay ahayd inay warbixinada Somaliland ay u sheegaan si sax ah,”ayuu yidhi Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale.

Wasiirkii hore wuxuu sharaxaad dheer ka bixiyay waxqabadkii iyo socdaalo heerkoodu isugu jiray mid heer Madaxweyne, Madaxweyne-ku-xigeen iyo wasiiro oo ay ku tageen dalal badan oo ku yaala Afrika, Yurub, Carabta iyo Maraykanka. Waxaanu sheegay in ay J. Somaliland marayso heer wanaagsan oo u baahan in halkii uun laga sii amba qaado oo la sii daryeelo midhihii xukuumadii hore ee uu ka tirsanaa.

Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, wuxuu sheegay inuu si niyadsami ah ugu wareejinayo xilka Wasaarada Wasiirka iyo Wasiir-ku-xigeenka cusub, waxaanu isaga oo Wasiirka la kaftamayay uu yidhi, “Qoladayadan barig waxa lagu xantaa degdega oo waxaan is idhi salaada Jimcaha ee barri (maanta) aniga iyo colkaygu, yaanay salaatu sahwiyin oo ha is odhanina qoladiina (KULMIYE) ma idin sugaysaa inaad xilkii ku wareejisaan, markaa aad iyo aad ayay farxad weyn iigu tahay inaan xilka Qaran si kalsami ah kuugu wareejiyo adiga iyo Wasiir-Ku-igeenkaaga. Shaqaalaha aad halkan ugu iman doontaana waa shaqaale wanaagsan oo hawsha muddo dheer ku soo gudo jiray oo khibrad leh.”

Ugu dambayntii waxa isugana halkaa ka hadlay wasiirka cusub Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar, isaga oo si weyn ugu mahadnaqay wasiiradii hore iyo shaqaalaha wasaarada arrimaha dibada isaga oo sheegay in yoolka iyo hadafka J. Somaliland uu yahay in uu helo dalku aqoonsi caalami ah, waxa uu intaa ku daray wasiirka cusubi in wasaarada arrimaha dibada ee wasiirka looga dhigay ay tahay wasaarada ugu miisaanka culus leh ka midho-dhalinta, sidii ay J. Somaliland ugu xidhmi lahayd wadamada adduunka, isaga oo xusay in ay istaraajitiyad siyaasad cusub ah oo hor leh ku wejihi doonaan siyaasadda arrimaha dibada ee J. Somaliland.

Waxa isaguna ugu danbayntii halkaa ka hadlay wasiir-ku-xigeenka arrimaha dibada Maxamed Yuusuf oo sheegay in ay si weyn u wada shaqayn doonaan shaqaalaha wasaarada arrimaha dibada, isagoo si weyna ugu mahadnaqay wasiiradii hore iyo labada xisbi qaran ee UDUB iyo UCID oo uu sheegay inay door weyn ka soo qaateen tartankii doorashada, aqbaleena natiijadii ka soo baxday.

“Waxaan rajaynayaa halkan aad soo gaadhsiiseen wasaarada arrimaha dibada inaanu Anaguna sedan si ka sii fiican aanu ka sii ambo qaadno isaga oo uu nagu hoggaaminayo Wasiirka cusub oo aqoon badan u leh siyaasada dibada oo runtii mudadii uu xisbiga KULMIYE ahaana aan u shaqaynayn xisbiga oo qudhee danaha dalka u shaqeynayay,”ayuu yidhi wasiir-ku-xigeenka cusub ee arrimaha dibadu.

SL Media.

Posted on Friday, July 30 @ 14:54:38 DAVT by admin



xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl. - xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.