Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Warsaxaafadeed: Sumad: UDDAA/09/10: Taariikh: 08/09/2010       KDQ Iyo 3da Xisbi-Qaran JSL Oo Ka Dhawaajiyey Mowqifkooda Muddo-kordhinta Guurti       Dagaaladii Muqdisho Oo Sii Kululaaday Iyo Somalida Oo Dalbay Qaxoontinimo.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Martiqaad Ka Helay Dawladda Ethiopia.       Xisbi-xaakimka JSL - Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Muddo-Kordhintii Guurtida.       Quran Burning Will Endanger Lives: US General.....       Muddo-Kordhin Loo Kala Sameeyay Golayaasha Guurtida, Wakiilada Iyo Degaanada JSL       Ra\'iisal-Wasaarihii Hore Ee Dalkan Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kooxaha Mayalka       Golaha Guurtida Oo Maana Loo Akhriyey Qoral Uu Soo Gudbiyey Madaxweynaha JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.

xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.

News


 Wasiirkii hore ee Arr. Dibadda J. Somaliland Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale, ayaa shalay si rasmi ah xilkii wasaaradda ugu wareejiyey wasiirka cusub ee uu u soo magacaabay Madaxweyne Axmed Silaanyo, Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar.






 
Munaasibadan xilwareejinta ahayd oo lagu qabtay hoolka wasaarada arrimaha dibadda JSL ayaa waxa ka soo qayb galay wasiirkii hore ee arrimaha dibada, wasiir-ku-xigeenkii arrimaha dibada, wasiiru dawlaha arrimaha dibada, wasiirka cusub, wasiir-ku-xigeenka cusub, shaqaalaha dawlada iyo qurb-jooga Somaliland qaar ka mid ah.

Waxa ugu horayn halkaas ka soo jeediyey warbixin dhinacyo badan taabanaysa oo isagu jirtay waxqabadkii wasaarada arrimaha dibada iyo waxa u qorshaysan wasiir-ku-xigeenkii hore ee arrimaha dibada, oo isagu ku dheeraday marxaladiihii ka la duwunaa ee ay soo martay wasaarada arrimaha dibadu isagoo farta ku fiiqay wax qabadkii ay qabteen muddadii ay xilka hayeen.

Waxa isna halka ka hadlay wasiirkii hore ee arrimaha dibada Cabdillaahi Maxamed Ducaale oo isagu si qoto dheer uga waramay siyaasadda arrimaha dibada ee J. Somaliland oo uu tilmaamay in ay soo martay duruufo kala duwan oo ay ka mid yihiin, urrurka ay ka mid yihiin IGAD oo ay albaabadoodu ka xidhnaayeen, iminka se maamulkan cusubi ku soo beegmay qaran dhisan oo saaxiibo badan dunida ku leh, isaga oo kula dardaarmay in aanay dib u noqon oo ay hore u socdaan, Somalilandna aanay joogin meel laga calaacalo, waxa kale oo uu hoosta ka xariiqay in ay xukuumada cusubi qirto wixii ay qabteen, waxa uu sheegay in ay jiraan wax badan oo dhiman una baahan in la dhammaystiro.

Wasiirku mar uu ka hadlaayey xidhiidhka wadamada jaarka, ka Kenya iyo Itoobiya sida ay J. Somaliland ugu kala dhaw yihiin waxa uu yidhi, “Boqortooyada Ingiriiska xidhiidh wanaagsan oo sokeeya ayaa inaga dhaxeeya, waana meesha kaliya ee aan safaaradeedaa Nairobi laynagala macaamilin wixi siyaasad ah ee nabadgelyo ah waxa la inagala macaamilaa Adisababa, maaha Nairobi oo wax badani inagaga lumeen.”

“Qaramada Midoobay xidhiidhkeenu wuxuu ahaa markii hore bisad iyo jeer hase yeeshee dhawaan ayay xaqiiqdii arkeen waanu wada hadalnay waxaanu isla garanay aakhirkii in la wada shaqeeyo oo ay Hargeysa ka furtaan xafiis siyaasadeed. Waxaynu ka rabnayna waxay ahayd inay warbixinada Somaliland ay u sheegaan si sax ah,”ayuu yidhi Md. Cabdilaahi Maxamed Ducaale.

Wasiirkii hore wuxuu sharaxaad dheer ka bixiyay waxqabadkii iyo socdaalo heerkoodu isugu jiray mid heer Madaxweyne, Madaxweyne-ku-xigeen iyo wasiiro oo ay ku tageen dalal badan oo ku yaala Afrika, Yurub, Carabta iyo Maraykanka. Waxaanu sheegay in ay J. Somaliland marayso heer wanaagsan oo u baahan in halkii uun laga sii amba qaado oo la sii daryeelo midhihii xukuumadii hore ee uu ka tirsanaa.

Md. Cabdillaahi Maxamed Ducaale, wuxuu sheegay inuu si niyadsami ah ugu wareejinayo xilka Wasaarada Wasiirka iyo Wasiir-ku-xigeenka cusub, waxaanu isaga oo Wasiirka la kaftamayay uu yidhi, “Qoladayadan barig waxa lagu xantaa degdega oo waxaan is idhi salaada Jimcaha ee barri (maanta) aniga iyo colkaygu, yaanay salaatu sahwiyin oo ha is odhanina qoladiina (KULMIYE) ma idin sugaysaa inaad xilkii ku wareejisaan, markaa aad iyo aad ayay farxad weyn iigu tahay inaan xilka Qaran si kalsami ah kuugu wareejiyo adiga iyo Wasiir-Ku-igeenkaaga. Shaqaalaha aad halkan ugu iman doontaana waa shaqaale wanaagsan oo hawsha muddo dheer ku soo gudo jiray oo khibrad leh.”

Ugu dambayntii waxa isugana halkaa ka hadlay wasiirka cusub Md. Maxamed Cabdillaahi Cumar, isaga oo si weyn ugu mahadnaqay wasiiradii hore iyo shaqaalaha wasaarada arrimaha dibada isaga oo sheegay in yoolka iyo hadafka J. Somaliland uu yahay in uu helo dalku aqoonsi caalami ah, waxa uu intaa ku daray wasiirka cusubi in wasaarada arrimaha dibada ee wasiirka looga dhigay ay tahay wasaarada ugu miisaanka culus leh ka midho-dhalinta, sidii ay J. Somaliland ugu xidhmi lahayd wadamada adduunka, isaga oo xusay in ay istaraajitiyad siyaasad cusub ah oo hor leh ku wejihi doonaan siyaasadda arrimaha dibada ee J. Somaliland.

Waxa isaguna ugu danbayntii halkaa ka hadlay wasiir-ku-xigeenka arrimaha dibada Maxamed Yuusuf oo sheegay in ay si weyn u wada shaqayn doonaan shaqaalaha wasaarada arrimaha dibada, isagoo si weyna ugu mahadnaqay wasiiradii hore iyo labada xisbi qaran ee UDUB iyo UCID oo uu sheegay inay door weyn ka soo qaateen tartankii doorashada, aqbaleena natiijadii ka soo baxday.

“Waxaan rajaynayaa halkan aad soo gaadhsiiseen wasaarada arrimaha dibada inaanu Anaguna sedan si ka sii fiican aanu ka sii ambo qaadno isaga oo uu nagu hoggaaminayo Wasiirka cusub oo aqoon badan u leh siyaasada dibada oo runtii mudadii uu xisbiga KULMIYE ahaana aan u shaqaynayn xisbiga oo qudhee danaha dalka u shaqeynayay,”ayuu yidhi wasiir-ku-xigeenka cusub ee arrimaha dibadu.

SL Media.

Posted on Friday, July 30 @ 14:54:38 DAVT by admin



xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl. - xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Somali
Subject : Re : xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-30
I have seen this man debating prof. Abdi Samater on Aljazeera English about Somaliland the other day. He was hyperactive throwing his hands up and down. By the way, can any one help me to know what kind of PhD he has?

Name : Visitor
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
Before you narrowly try to evaluate someone merely on his academic qualifications first, ask yourself, what type of PhD does Prof. Ali Khalif Galaydh has or the two mischievous brothers (Prof. Abdi Samatar and Prof. Ahmed Samatar) or Prof. Buubaa or Prof. Ali Gheedi, etc. Second, ask yourself what their so-called PhD has benefited the Somali people, wherever they may inhabit inhabit.
Name : Somali
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
Brother,

Budhka dhig horta. Koob shaah ahna gacanta midigta ah ku qabso. Ninkan wax kama sheegin, laakiin waa xagjir ( Somalida ayuu sii kala fogaynayaa). Labada Samatar anigu qareen (Lawyer) uma ihi. Labadooduba Somaliweyn ayay aaminsan yihiin (Which is not bad idea) and so do I. Iima kala sokeeyaan ninkan iyo Samatarada. I am from deep South of Somalia. Laakiin ninna wakhtigan la joogo ayuu ka fekerayaa, ninna mustaqbalka fog. I strongly believe Somaliweyn, but I do not mind whether Somaliland is part of this unity or not. It is upto the people. I think those in Sool, Sanag-Bari, Awdal and some in the heart of Somaliland do want Somali unity, and that is what I care. Inta dadkaasi ay danaynayaan Somali unity, I am in the game no matter what you say. Waan fahamsanahay in durriyadda inteeda badan aysan doonayn Somaliweyn state. Balse I care about the voices of other brothers in Somaliland.
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
Brother Somali,

Thanks for saying the obvious. There are alot of nationalists from Northern Somalia who don''t necessarily subscribe to the secessionist agenda simply because there is no rationale for it except that the Englishman curved up the Somalis and that they were supporters of their oppressor. In all honesty, the reaction of the other debater to your brief view typically exposes the bankruptcy of the secessionist experiment.
The bone of contention that the secessionist camp fails to understand is that no single clan in proper Somalia has the prerogative and right to dismember the hard-won Somali nation. As it is practically impossible for a single clan in the former Italian Somaliland to impose its agenda on the other clans within that zone, it is equally impossible for a single clan in Norther Somalia to have the priviledge to hijack the wishes and aspirations of the other clans. Simply put, as history dictates, the Somalis are by nature had to tame, and in particular meekly aggresive when it comes to defend their honour and wishes. The whiteman failed after more than 80 years of oppression and injustice only to pack his bags and never to return.
As you will agree with me, the arguments of the secessionist is centred on two bi-polar extremes, namely
- Tayda anigaa leh taadana kula lihi
- Aniga waxaan xaq u leeyahay in aan qabiili noqdo adna xaq uma lihi in aad qabiili noqoto.
These are the two irrationa fundamental bedrocks of the secessionist camp and unfortunately it reflects the genesis of the Somali dilemma. Just imagine a fellow Somali telling another Somali that your somali brothers beyond the temporary and artificial line marked by the Englishman during the scrabble of Africa is an alien? All these is propagated just to achieve a tribal homeland and in the process wiping out the hard-won history of resistance that took centuries and revolutions to evolve. The nomads defied these artificial lines a century ago and continue to defy today. This is a very dangerous paradigm that will only backfire on those who tragically continue to lobby for a myth.
Rest assured that the Somali spirit is out there, and I believe as long as Mogadishu continues to burn there is no safe haven for Somalis in the Horn of Africa. I am from Sool region and I am a proud man who will never settle for anything less than Somaliweyn. I will never compromise my God given right to choose my destiny. God bless us all Amiin.
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
abyan

brother the rest of africa does that so you got to except this.
this is the way africa is so nothing ou can change.
somaliland will exist and nothing you can do about.

unless african people change their own agenda only.

you are african i am african. former italian somaliland is african and they will not allow puntland goes away and we will support them for that. same we won't let you do the same. unless you want to leave in africa. this is th rule of africa no one can change and nothing you can do about.
this is the life of africa and no body tell them anything.

are you excepting that you are african yes then except what we are saying. it is the choice of our people. we former british somaliland protectorate will doing the same as the rest of african nations. so this is african constitution.
Name : Somali
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
Brothers from Somaliland, let us be honest. Do you know that 90 million people (Ethiopians) with no sea port are your next door? How much are the Population in the "British Somaliland"? 2,3,4,5, or 6 million? I am sure some of you understand the geo-political structure in the Horn. Sooner or later Zaylac will be annexed. "It is historical port of the Ethiopian Monarchy". It is known that this agenda is in the minds of the Ethiopian elites (with no exception). That means the entire region of Awdal is gone? Sool and East Sanag are Somalia regions by nature and will not join Somaliland if Somalia state survives. What is left for Somaliland? Hargeysa, Berbara, Buro, and part of Sanag. They are all about 80,000 Sq km. It is a little more than Djibouti (23,000 Sq km). Somaliland then will be another bit for the Elephant (The 90 million). It is your own survival not only mine. Wake up!
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
somalia

saaxiib haduu case ku sidaas yahay dee jabuutiba maalaqabsado. the people of sool sanaag bari iyo buuhoodle is not part of somalia. it is part of somaliland. no matter how ever they say that but still the land will remain somaliland. there is colonial border that all africans are made their constitution.

somalia haku eekaato bosaso. hadii kale ethiopia iyo kenya sidaas ayay kaaga shikin doontaa. haday ethiopia rabto inay i qabsato iminkaba sow ima hesheen.

if ethiopia wants there is nothing stops her, because there is no power will stop her. apart from the international border. somalia wax kale ayay u jeedaa ee maslaxad idinkama ahan. somaliland says veto no somali unity. you cannot come cross with my border other wise you will face inernational war.

i will give a great bases the british troops and also american troops. berbera will be there basements. ethiopia will never do that. actually she helps me to get rid off somalia. way iga kaa xoraysay, colonial borderkana wax lagama badali karo. somaliland diiday kumana qasbi karto.

somaliland waa dal kaa madaxbanaan awdal state will never go away. wayna i taageeri. ethiopia waan keensan oo adigana xoog ayaan kaaga soo ceshan hadaad is tidhaah qabso sool sanaag bari iyo buuhoodle. awdal estatena somaliland way ogoshahay. 1991 kii ayaanu wada saxeexnay cidina xoog wax igagama tari karto. inaar tusaale waxaa kuugu filan in aad ku jabtay dagaalkii gobol somaliyeed oo ethiopia haysato. ma anigoo qaran kale ah oo wata Britain USA iyo ciidamadayda ayaad wax iga tari kartaa.

as i say we are taking same road as djibouti, djibouti gave it a great basement to the french and USA, we are doing similar. we will give it a basement the British and USA. so nothing you have. ethiopia is our friend and you are our enemy while you are claiming some part of my land. no matter who ever supporting you still you will never get anything. we will force them and they won't get no chance. sidii aad ugu fashilantay NFD iyo somali galbeed si lamid ah ayaad ugu fashilmaysaan sool sanaag bari iyo buuhoodle. by the way we put our case on ICJ as kosovo does and we will win surely. international court of justice.
Name : Somali
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
Codka,

Adiga Ingriis iyo Maraykan iyo Ethiopia miyaad gabbaad ka dhiganaysaa? Awood ma lihid? Ethiopia hadday rabto waa iqabsanaysaa. Ma saasaad dawlad ku rabtaa calan leh. Daciif. Waan ka xumahay in aad sidaas wax u qoro, balse nacasnimadaadaa iga keentay. Kulahaa Ethiopia markay doontay iqabsanaysaa. Fulay.
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
somalia

aniga itoobiya kuu soo kaxaysan maayee. britain iyo maraykana kuu soo kaxaysan maayee. sidaa ha u qaadan anigu somalia waan ka soo horjeedaa in aynu midow dambe lagalno. ee dagaal la igu qaado ama dhul aan leeyahay in la sheegto ma ogoli. waana sidaas, dee haday dantu igu kalifto oo qasab la is yidhaa ugu soo gala dee waan samayn. anagu asal ahaan somaliland waxaa dega 3.5million. waad iga dad badan tahay taasina waa run. ana jabuuti aad ayaan uga dad badanahay. ee xoog sheegasho ma ogoli go aankaygana waa in ay somali xushmaysaa weeye. waadigii arkayay siduu faarax macalin gudoomiye ku xigeenka baarlaanka kenya uga naqdiyay arrinkan.

dee qasab aad cid qasabto faa iido maleh. ee doonitaanka qofka ayay ku xidhan tahay de somalia waa inay xushmaysaa goaanka umadayda. oo wa in aanay isku dayin qasab iyo xadka kasoo gudub. anigu taydu waa different oo xad aan dhaxlay ayaan dhowranayaa, se adigu tan maad dhaxlin ee anaa kuula yimid inaad taas fahamtaan baa ka haboon.

anigu dowlad aan anigu ka tashado oo aniga ii gaar ah oo calankayga wadata ayaa ii dan ah. laakiin hadii la igu soo fara gasho oo dhulal iga mid ah lasoo galo.

waan dagaalamaa daawana maayo. somaliland oo ah tii xoriyada ka qaadatay maxmiyada oo kaliya ayaan rabaa ku eekaado. inaan cidkale u taliyo ilaahay kala alle. wallaal nin isagiiba tashankarin ayaa i leh ii tali.

horta anigu dowlad daciif ah ma rabo already dowladaydu hadaba way xoog badantahay. shabaab sidaas ayaan u ugaadhsanayaa. somalia hala iga daayo warkeeda oo ah midnimo. anigu midnimo waan ka quustay ismana lihi in ay somali dib weligeed u midoobi doonto sidaas ayay qiyaamadu inoogu imaanaysaa.

ee horta adigu wax qabso oo dowladaada si fiican u taageer. iskana daa sheekadan midnomo somaliweyn oo beri hore dhimatay. somaliland calan u gaar ah ayay leedahay adiguna ku kuu gaar ah ayaad leedahay djiboutina ku ugaar ah ayay leedahay. ee midnimo somaliweyn waa fidmo loola jeedo geeska africa ayaa loo wada arkaa. somaliland xoriyadeeda waxay qaadatay 26kii june 1960gii dee somali la midownay hadana aragnay heerka ay gaadhay. dee anigu dalkan yar oon iska leeyahay ayaan ka talinayaa. saliidana kaligay ayaan rabaa in aan qaato oon ku noolaado.

intan ku taal waqooyi kaliya oo ka kooban 26ka june uun. warsengeli iyo dhulbahantena waxaa ku dhacay cudurkii kursi jacayl oo waabay iyo qabiilaysi. dadkani somaliweyn uma socdaan ee lacag ayay adiga kuu soo doonteen. anigana lacag ayay iigu yimaadeen oo ay iila saxeexdeen 1991kii. dadkani sheeko kale ayay haytaan oo ah daarood kaligii somali ha u taliyo, adiguna waxba kalama socotid. run ayaad u qaadatay waxa lagugu sasabayo day. ragan waanu isasoo naqaanay 80 sano ku dhawaad. sheekadoodu waa lacag kursi iyo sheeko ah daarood kaligii ha taliyo oo umada madaxa ha kaga fadhiisto.

beri lacag markay kaa waayaan aniga ayay dib iigu soo ordi doonaan waanataas xaqiiqdu. somaliland hadaanu ka hadlayno adiga waxaanu kugula talin lahayn in aanad waqtiga iskaga lumin sheeko laga quus gaadhay. iskuna dayin in aad iigu soo dabo gabato oo aad rumaysato rag sheekadoodu tahay lacag kursi iyo boqortooyo u gaar ah daarood. waxay iiga cabanayaana waa lacag ayaa la ila qaybsaday anigu ma talin karo kaligay ee waa la illa wadaagaa. daaroodland kama dhisi garanayo. iska fiiri oona hubso raga aad la shaqay is leedahay.

somaliland na ka talo bax reer awdalna sidayda oo kale ayay mawqifkaas illa gaadheen. webkooda waxay ku qortaan snm ma aaminsanin oo dambiilayaal dagaal ayaanu u aragnaa laakiin somaliland lama dhalan snm. laguma dhex laaqi karo somaliland iyo snm. iyagu way ka go antahay. calan u gaar ah ayay leeyihiin kaygana way illa wadaagaan. oo kaasi waa wadaaga umada shacabka somaliland.

sscna maalinba calan ayay soo qaadataa, shalay waa puntland daraad waa somaliland maanta waa somalia, saad dambana waa shabaab. rag waalan oo lacagi madaxa ka gashay weeye. mana ogoli in umadayda lakala qoqobo markaa qoqobkan aad igu wadaan iga daaya ayaan leeyahay reer somalia.
Name : Asiya G
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
When the people are ignorant and do not know what is best for them they need to be led in the right direction. A leader of somali group is like a shepard who is leading a 100 camels all tied one behind the other. Now if the last camel in the chain is making noice about the direct the shepard should be taking then they should just be ignored.
Name : Asiya G
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
Somali, ahmed or jaale abyan, so your crocodile tears are not genuine then eh? Somaliland way jirtaa. In ay jirto waxaa kuu cadaynaysaa qaylada iyo oohinta idinka baxaysaa! Waxaan jirin lagama cawdo. Denying the existence of Somaliland is not and will make your problems disappear. The sooner you know the better.

Later.

[ Reply ]



Name : Somalilander
Subject : Re : xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
Beesha Toljecle, beesha Ayuub, iyo qaar ka mid ah beelaha Samaroon waa ay isku ceebeeyeen dalka iyo dibadaba marka ay yidhaahdeen "beesheena waxba lama siinin" iyago uu hadley sidi dad bila aqoon ah oo uu malaynaya in wasaaradaha kala duwan ee xukuumada la siiyay beelo gaar ah ama beesha uu ka soo jeedo wasiirka wasaaradaasi, qosol badana, badownimada intaas leeg in dalkeena laga heli karayay maaba aan filayn.

Gunaanad:

Wasiir kasta wuxu metela dhamaan beelaha dalka kolkaas kuwan badowda ah ee ka hadlaya wax aanay garanayn ee intaas qabyaalad qadhmuun ummada la horimanaya waa in la iska qabta.

Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-07-31
somalilander

walaalow aflagaado ma fiicna inaad kula kacdo tolkaaga.

beeshu cabasho ayay muujisay waana la dhagaysan waayay. anyway it is better to leave not saying bad things.

hadii kale arrinka ayay sii laba kaclaysiin doontaa, mana rabno isaaq ku kaca isaaq kale.

kolay somaliland heerkaas may gaadhin laakiin sillanyo ayaa isna aan ka fiirsan xukuumaduu soo dhistay in uu ka fiirsado ayay ahayd. si aanay arrinkani u dhicin.

umadu kolkay qabyaalad ka korto ayaa caynkaas la samayn lahaa laakiin dee qabiil umadii kama korin. siilaanyona horta intaanuu xilka qaban inuu dadka u sheego ayay ahayd. oo uu yidhaahanigu qabiil wax kuma bixinayo ee aqoon iyo khibrad ayaan wax ku bixiyaa. dee dadku may wareeren.

dadkuna horta inta ay is dhe degeyaan oo ay qabyaalada ka korayaan waa in la iskayara sii wataa. dee loogama baran systmkan wadanka waana wax ku cusub. reer galbeedku aad ayay uga soo shaqeeyeen arrinkan oo ay dhinac iska dhigeen. insha allah haduu dhaqan galo waa la arki. waayo dadku waxay u barteen inay yidhaahdaan beel heblaayo.
runtii sidii xukuumaadihii hore looga bartay ayay dadku qabatimeen. in wasiir hebel beel gaar ah iyo dad gaar ah wax u qabto.

taasaa umada kuwada qufulan ee waa in laga raaridaa oo la faham siiyaa arrinka ay xukuumadu u hirgalayso. somaliland need to take steps of democracy. markaa dadku waa in ay fahmaan oo ay qabatimaan systemkan cusub. waana arrin kolay la iska wada garanayo. cadaalad ayay dadku moodayaan qabiil. dee tii hore ayaa ku qufulan oo ah wasiir hebel beeshaas ayuu u taagan yahay oo beeshaas ayuu wax gaar ah u qabanayaa umadii kalena u yahay magac u yaal uun. inta arrinkan laga baxayo umada waa in si tartiiba looga raaridaa.
Name : sanaag-boy
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
marka hore dhamaan waan wada salaamaya xerta oo dhan
intaa ka bacdi waxaan la yaabsanahay beelahan
wasiir doonku ilowsiiyey qadiyadoodii biyo kama dhibcaanka ahayd!!!!

anigu beel ahaan waxaan dowladii riyaale ku lahaa
ilaa ku dhawaad toban xubnood oo wasiiro iyo wasiiro ku
xigeeno isugu jira iminkana waxa madaxweyne siilaanyo
beeshayadan u magcaabay laba wasiir misana waanu ku qanacsanahay
iaydoo ay sidaa tahay ayaanu madaxweynaha garab taaganahay anagoo
isku duuban shacabkan kale ee qaar cabashadu kasoo
yeedhayna waxaan kula tali lahaa inay sidada oo kale
somalilandernimo muujiyaan
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
aniga aragtidayda siilaanyo wuu actually ka fiirsaday ee dhibaatadu. waxa weeye wuu ku yara degdegay.

deg degu some time can cause a problem. inkastoon la yaabay reer awdal iyagoo haysta 2 wasiir iyo madaxweyne ku xigeenka ay hadana ka sii cawdaan.

inkastooy qaar isku dhaceen kamid ah isla beesha reer awdal. oo iyagu arrinkan ku qanacsan. oo ay ka raaridan tahay.

illaahbaa weyn dadkuna ha is dejiyaan meel walbay joogaan. haday yihiin reer sanaag ama reer sool ama reer buuhoodle ama reer awdal ama reer hargeysa ama reer togdheer ama reer saaxil ama reer gabilay. waanu qabatin doonaa systamkan cusub. sidoo kale waxa iga yaabisay xilkan cusub ee uu soo kordhiyay siilaanyo. oo ah chief of cabinet. oo kaliya leedahay djibooti jaban, iyo dalal tiro yar.

waxaan kula talin lahaa madaxweyne siilaanyo inuu halkaas ka sii amba qaado ictiraaf raadintii somaliland. markan somaliland albaab weyn ayaa u furan waa in uu iska daayo dowlado uu wax kadaba sugo. oo uu horgeeyo arrinta somaliland maxkamada ICJ oo laga soo gaabiyay international court of justice. taasoo ayaan dhowayto u hirgelisay madax banaanida dalka kosovo. oo ay aqoonsadeen dalal ka badan 69.
somaliland sidaa ha yeesho arrinkana sida ugu dhakhsaha badan ha u hirgashato.

siilaanyo ayaan odhan lahaa laftiisu ha bilaabo oo isagaa ugu qibrad badan. ooo xitaa ragana ka qibrad badanee ha yeelo caynkaas.
ayaan dhowayd dalal african ah ayuu weydiistay in xubin ay somaliland ka hesho AUda taasi waxaa ka horaysa arrintan maxkamada sare ee ICJ. illaa ay taasi hirgasho mooyee wax kale ma leh. anagu africa oo kaliya ma rabno in aan xubin ka ahaano ee sidoo kale qaramada midoobay iyo ururka commonwealthka sidoo kale ururka islaamka ee IOC iyo IGAd members in aynu noqono ayaanu rabnaa. kuna jirto AU oo ah African Union.
Name : Asiya G
Subject : Re :xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl.
Date : 2010-08-01
war hedhaaha qofkan marna islamaha magacooda soqadaneysa maney ahayn nacaskii ahmed soqadanjireyoo aha mentalka.
Hey lady jaale qabyanmise ceebyan..Duuqda, you’re further proving your grave inferiority complex as you try to verbally disintegrate ppl.//play ur game right. Oo cuqdada iska sar, puqland ama somalia toona somaliland la tartami kari meyse. God!

[ Reply ]


Pages : [ xalladdii xafladii xilwareejinta wasaaradda arr. dibedda jsl. 1 ]