Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Warsaxaafadeed: Sumad: UDDAA/09/10: Taariikh: 08/09/2010       KDQ Iyo 3da Xisbi-Qaran JSL Oo Ka Dhawaajiyey Mowqifkooda Muddo-kordhinta Guurti       Dagaaladii Muqdisho Oo Sii Kululaaday Iyo Somalida Oo Dalbay Qaxoontinimo.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Martiqaad Ka Helay Dawladda Ethiopia.       Xisbi-xaakimka JSL - Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Muddo-Kordhintii Guurtida.       Quran Burning Will Endanger Lives: US General.....       Muddo-Kordhin Loo Kala Sameeyay Golayaasha Guurtida, Wakiilada Iyo Degaanada JSL       Ra\'iisal-Wasaarihii Hore Ee Dalkan Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kooxaha Mayalka       Golaha Guurtida Oo Maana Loo Akhriyey Qoral Uu Soo Gudbiyey Madaxweynaha JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dawladda ethiopia iyo jabhadda wslf ee ka soo horjeeday oo heshiiyay.

dawladda ethiopia iyo jabhadda wslf ee ka soo horjeeday oo heshiiyay.

News


 
Munaasbad ka dhacday Addis Ababa saaka, ayaa Wasiirka Federaalka ee Ethiopia wuxuu heshiis dagaalka lagu joojinayo uu la saxiixday Guddoomiyaha Jabhadda WSLF, Shiikh Ibraahim Maxamed Xuseen.






Jabhadda Soomaali Galbeed, WSLF, oo ka mid ah Jabahadaha la dagaallama Ethiopia, ayaa heshiis la gashay dowladda federaalka ee Ethiopia.

Munaasbad ka dhacday Addis Ababa saaka, ayaa Wasiirka Federaalka ee Ethiopia wuxuu heshiis dagaalka lagu joojinayo uu la saxiixday Guddoomiyaha Jabhadda WSLF, Shiikh Ibraahim Maxamed Xuseen.

Heshiiska qodobbadiisa ayaa waxa aka mid ah in Ethiopia y sii deyso dhammaanba xubnaha WSLF ee ku jira xabsiyada.

Qodob kale oo muhiim ahna waxaa uu yahay in Jabhadda WSLF ay aqbashay Datuurka Federaalka ah ee Ethiopia.

Weriyaha BBC, Cabdirisaaq Catoosh oo goob joog ka ahaa munaasabadda heshiiska lagu kala saxiixday waxaa uu sheegay in ay ka soo qeyb galeen wakiillo ka socda Midowga Afrika, Midowga Yurub iyo Danjiraha Sudan u fadhiya Addis Ababa.

Waxaa kale oo goob joob ahaa Ergo ka socota Puntland iyo taageerayaal WSLF oo dibadda ka yimid.

Dhaqdhaqaaq nabad doon ah
Ethiopia waxay beryahan wadday siyaasad aad mooddo in ay ka dabacsan tahay gacantii adkayd ee ay kula dhaqmi jirtay Soomaalida Ethiopia.

Waxay la soo baxday xarfad soo jiidatay dhinacyada ka soo horjeeda qaarkood.

Waxaa wadahadal iyaguna yeeshay garab ka tirsan ONLF iyo Dowladda Ethiopia.

Heshiis billow ah oo dhex maray ayaa xabsiga looga sii daayay xubno ka tirsan Golaha Dhexe ee ONLF oo ku xirnaa Ethiopia, inkasta oo ay weli dad ku jiraan xabsiyada.

Waxaa hadda la filayaa in wadahadallada labada dhinac dhowaan la soo geba gebeeyo oo heshiis la kala saxiixdo.

Guddoomiyaha ONLF, Maxamed Cumar Cismaan, isagu heshiiskaas qeyb kama aha, wuxuuna sheegay in aan wax wadahadal ahi dhex marin Ethiopia iyo ONLF.

Wuxuu ku adkeysanayaa in xubnaha heshiiskaas galay ay yihiin qaar ururka laga saaray.

Gobolka Soomaalida Ethiopia
Gobolka Soomaalida Ethiopia waxaa ku dhaqan Soomaali lagu qiyaasay 5 milyan oo intooda badan ah reer guuraa.

Waa tira badan laakiin marka la fiiriyo tirada guud ee Ethiopia oo kor u dhaaftay 80 milyan, Soomaalidu waxay noqoneysaa dad yar.

Qabaailka Soomaalida ee hadda afarta iyo barka loo bixiyay wey ku dhan yihiin gobolka.

Magaca gobolka Soomaalida Ethiopia la iskuma raacsana.

ONLF waxay ugu yeertaa Ogadenia, iyada oo raaceysa magacii gumeystuhu u bixiyay ee ku qoran khariidadda caalamka.

Soomaalida kale ee gobolkuna waxay u arkaan in magacaasi aanuu mideyn karin qabaa'ilka gobolka oo dhan.

Dadka reer guuraaga ah, siyaasad lug kuma laha dowladna wax kama dheefaan inta badan.

Laakiin kuwa siyaasadda isku haya ayaa dhibkoodu soo garaaa.

Soomaalida magaalooyinka deggan waxay xarun ka dhigteen magaalada Jig Jiga.

Inkasta oo ay jiraan degaanno ay Soomaalidu sheegan jirtay oo Qowmiyado kale loo xukmiyay, welina ay jiraan qaar lagu muransan yahay, haddaana Soomaalidu iyada ayaa aad dhexdeeda isugu mashquulsan.

Siyaasiyiinta gobolka waxay leeyihiin axsaab siyaadeed oo aan haddana qabiil ka maqnayn.

Inta badan Madaxweyne kasta xilka ayaa laga xayuubiyaa isaga oo aan wakhtigiisii dhammaysan.

Gobolkani waa gobolka ugu horumar liita Sagaalka kilil ee Ethiopia.

ONLF waxay ku eedeysaa in sababtu ay tahay Ethiopia oo aan dooneyn in ay Soomaalidu hore u marto.

Madaxda Ismaamulka Soomaaliduna waxay ku tilmaantaa in horumarka ka maqan Gobolka ay qeyb ahaan mas'uul ka tahay ONLF oo ammaanka wax u dhimeysa.

Dhinacyo kale ayaa ku tilmaama in biseyl la'aan siyaasadeed oo ka dhex jirta Axsaabta gobolku ay tahay sababta ugu weyn ee hor taagan horumarka.

Arrimaha Gobolka dadka u kuur galaa waxaa kale oo ay su'aal geliyaan kartida ay siyaasiyiinta gobolku u leeyihiin in ay la xisaabtamaan dowladda Federaalka ah ee Ethiopia.


Media

Posted on Thursday, July 29 @ 18:42:43 DAVT by admin



dawladda ethiopia iyo jabhadda wslf ee ka soo horjeeday oo heshiiyay. - dawladda ethiopia iyo jabhadda wslf ee ka soo horjeeday oo heshiiyay.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : TUSE
Subject : Re : dawladda ethiopia iyo jabhadda wslf ee ka soo horjeeday oo heshiiyay.
Date : 2010-07-30
Qoowmiyaddan Soomaalida waa dad aad meel fog wax ka arag, Maalintii Cabdul-maajid lahaa war aaynu wax la qaaybsano Dowladdan cusub ee Itoobiya ka dhalatey ee u baahan in aay soomaalida is gaashaanbuureeystaan, waa kuwii lahaa war waxa aay doonayaan in aay aawrka nagu kacsadaanee dhab kama aha nabaddu, hadda ila soco waa ku dhawaad labaatan sanno horteed, maanta markii aay jabeen horumar la'aani ku dhacdey dadkii iyo degaanadii aay ka soo jeedeen ayeey lagu haaystaam meles oo aay ukala dheereeynayaan, garaadka Soomaaliga ayaa ceeynkaa ku dhisan ilaa aay jabaan oo aay quus noqdaan in aaysan wax fahmin.


[ Reply ]


Pages : [ dawladda ethiopia iyo jabhadda wslf ee ka soo horjeeday oo heshiiyay. 1 ]