Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Shahaadooyin La Guddoonsiiyay 101 Arday Oo Ka Qalin Jebiyey Kulliyadda SHIFA/JSL       Ciidamada Liyuu Booliska Kilinka 5aad Oo Lagu Bedelay Kuwa Fedraalk Ethiopia.       Xukuumadda JSL Oo Aqbashay Martiqaadka Shirka London 23ka Feruary 2012.       Somaliland To Pass Central Bank Law Within 3 Weeks: cbank       Wasiirka Arr. Dibadda JSL Oo Ka Hadlay Shirka London Iyo Kooxdii Khaatumi-Seeg.       Ina Galeyd: Cagtii Joogsan Weydaa Marbay Ceeb La Kulantaa....       Taliyaha Guud Ciidanka Qaranka JSL Oo Hambalyeeyay Ciidanka Qaranka JSL.       UK Working With Somaliland On Curbing Piracy..       Maxaa Ka Dhexeeya Maamulka Kililka 5aad Ethiopia Iyo Khaatumo-Seeg??      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.

dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.

News


 Madaxweynaha Cusub JSL Md. Siilaanyo oo saaka ku dhawaaqay  Golihiisa Wasiiradda oo ka kooban 26 Wasiir, oo isugu jira Wasiiro iyo Wasiir-ku-xigeeno. Kuwaas oo hor-dhaca u ah xukuumadda cusub ee ka hawl-geli doonta 5ta sano ee soo socota JSL.





Madaxwaynaha cusub ee Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa saaka si rasmi ah ugu dhawaaqay golihii Wasiirada ee xukuumadiisa cusub ee uu soo dhisay Madaxweynaha cusubi.
Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacyada golaha wasiirada cusub kaga dhaawaqay shir-jaraa’id oo ku qabtay xaruunta Madaxtooyada Somaliland ee Hargeysa ayaa waxa uu bulshada ka codsaday inay si fiican ula shaqeeyaan xukuumada cusub.

Md Siilaanyo waxa uu sheegay in golaha wasiirada xukuumadiisu yihiin 20 Wasiir iyo lix ku xigeen, kuwaas oo dhammaantood is hoos imanaya.

Magacyadda Wasaaradaha iyo Wasiirada loo magacaabay xukuumadda cusub ee JSL.

1.        Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo Xidhiidhka Caalamiga ah: Md. Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar.

2.        Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Md. Dr Maxamed Cabdi Gaboose.

3.        Wasaaradda Maaliyadda: Md. Eng Maxamed Xaashi Cilmi.

4.        Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo Hor-u-marinta: Md. Dr Sacad Cali Shire.

5.        Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Gaadiid: Md. Xuseen Axmed Caydiid.

6.        Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare: Marwo, Samsam Cabdi Aaden.

7.        Wasaaradda Caafimaadka: Dr Xuseen Muxumed Maxamed (Aw-xoog).

8.        Wasaaradda Gaashaandhiga: Md. Axmed Xaaji Cali Cadami.

9.        Wasaaradda Ganacsiga, Warshaha iyo Dalxiiska: Md. Cabdirisaaq Khaliif Axmed.

10.      Wasaaradda Xannaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumainta Reer Miyiga: Md. Axmed Xaashi Oday.

11.      Wasaaradda Boosaha Iyo Isgaadhsiinta:  Md. Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed.

12.      Wasaaradda Garsoorka iyo Cadaalada: Md. Prof. Ismaaciil Muumin Aare.

13.      Wasaaradda Diinta iyo Aw-Qaafta: Md. Sheekh khaliil Cabdilaahi Axmed.

14.      Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada: Marwo, Ilhaan Maxamed Jaamac.

15.      Wasaaradda Kaluumaysiga, Khayraadka iyo Maamulka Sakedaha: Md. Dr Maxamed Yaasiin Xasan.

16.      Wasaaradda Macdanta, Biyaha iyo Tamarta: Md. Dr Xuseen Cabdi Duceele.

17.      Wasaaradda Cayaaraha, Dhalinyarada iyo Dhaqanka: Md. Maxamed Xaashi Madar.

18.      Wasaaradda Beeraha iyo Was-Soo-Saarka: Md. Prof. Faarax Cilmi Maxamuud

19.      Wasaarada Duulista iyo Hawada: Md. Maxamuud Xaashi Cabdi

20.      Wasaaradda Warfaarinta: Md. Cabdilaahi Jaamac Cusmaan [Geel-jire]

21.      Wasiir-ku xigeenka Waxbarashada iyo Tacliinta Sare: Md. Cali Xaamud Jibriil

22.      Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arr. Dibada: Md. Maxamuud Yoonis Cawaale.

23.      Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Md. Cismaan Garaad Soofe.

24.      Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta: Md. Cali Cabdi Saa’iq.

25.      Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda: Md. Warsame Siciid Cabdi.

26.      Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka: Marwo, Nimco Xuseen Qawdhan.


SL Media.

Posted on Wednesday, July 28 @ 22:38:53 DAVT by admin



dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl. - dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Tukade
Subject : Re : dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-28
Madaxweynaha iyo golahiisa xukuumadda ee cusub ilaahay ha la garab qabto xilalka loo igmaday,nin xil qaaday eed qaad ayay oraah Somalilander ahi tiraa.
Ilaahay ha ka dhigo kuwo keena isbedel dhab ah oo dhinaca siyaasadda iyo dhaqaalahaba ah.
Dal iyo dad bisil ayaad hogaanka u qabateen oo nasiibku idiin saamaxay ee uga faaiideysta fursadda sida ugu fiican ee suurtogalka ah.Ilaahayna waxaan ka baryayaa in doorashadan teeda ilaahay inagu wada gaarsiiyo inagoo qabsannay wax weyn,ah dal jira oo aqoonsi buuxa oo caalamiya haysta,dadkiisuna barwaaqo ku noolyihiin iyo farxad.
Guuxa iyo guusha geyigeenna ka dhacday Gaashaamay noogu timid galabcarrawgii.

Guul Soomaaliland.


[ Reply ]



Name : Ducaale II
Subject : Re : dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-28
Waad salaamantihiin Sxb-da iyo akhyaarta akhriska shabakaddan barakaysan iyo golaha ardaaga cawayska Safka-hore JSL. Safar dheer iyo hawl shaqo oo aan ka soo noqday ka dib. Waxa aanu leenahay,

"Mabruurk Madaxweyne Siilaanyo iyo Ummadda JSL. Xukuumadda cusubna waxa loo rajaynayaa mid noqota tii inta hadhay dalka dalcadda ka saari lahayd. Waxa aanu leenahay hambalyo Wasiirada iyo Ku-xigeenada. Nin lagu seexdow ha seexan. Ku soo dhowaada qalbi furan iyo dherbaaxo kulul oo la xisaabtan ah.

Mabruuk. Sanad walba walba iyo JSL oo kor u socota, hor-u-mar, nabad, bash-bash iyo barwaaqo leh. Inshaa' Allaah.

Wa Allaahu Al-Muwafaq.

Ducaale II

Name : Hurguf
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-28
Waa war wanaagsan, siiba Sacad Cali Shire oo aan si wanaagsan u aqaano. Waa wadani Somalilander ah, oo qayb wayn ka qaatay horumarka dalka iyo dadka Somaliland. Waxaan isku baranay Oxford House, 1989, markii iigu war dambeysay wuxuu u shaqaynayay xarunta Dahabshiil ee London. Wuxuu ahaa ragga si weyn jaamacadaha Somaliland, Caamuud, Hargeysa iyo Burcaba dadaal weyn ka muujiyey. Dr.Cumar waa raggedii, lakiinse Maxamed Xaashi iyo Gaboose, wax alaale waxay dalka iyo dadka u kordhinayaan lama garanayo.
Name : Morgan
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-28
War heedhe nimankii reer Awdal maxaa lagu suubiyay? labo "wasiir" oo waxba aan ahayn baa la siiyay wixii harayna habraha baa qaatay. Imisa baa la idinku yiri Idoorku wuu idinku awr kacsane ka kaca meesha oo calankii quruxda badnaa la soo baxa kan Idoorkana saxarada iskaga tirtira
Name : Hassan Habane
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Morgan,

A nice words from an outside born orphange. Keep within your cronic virus triblesim that never heels pain.

Vive Somaliland Republic

Hassan Habane
Borama/Awadal
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Morgan,

You are right in hitting the point. We Daaroods knew the outcome as we were and never shall be part of Iidooristan and their emotional nonsensical experiment as dictated to them by their mentor Mengistu. I am glad that the Samaroons were treated as they deserve, now they are crying blah blah blah. Just visit Saylac.com and you will see how revolted they are about the way warlord Siilaanyo treated them. I have copied and pasted from Saylac.com the following news item to support my argument incase these delusional Iidoors thinks otherwise -
''Golaha Wasiirada dawlada cusub Liiska Magacyadooda 90% Isaq 10% Beelaha Kale ..Hargeysa (Saylac.com)-Madaxweynaha Cusub ee Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo goor saaka ku dhawaaqay Golihiisa Wasiiradda oo ka kooban 26 Wasiir''

I have also copied and pasted a single comment from this news item which actually reflects the general feelings about the Awdalians. Lastly, I hope they will learn from their mistake and repent from sharing a forum with these die-hard tribalist whose only agenda is to achieve the impossible myth of Iidooristan. -
'Fahiye says:
July 28, 2010 at 7:08 pm
Anigu waxan reer Samaroon kula dardaarmayaa waar dhulkiina iyo dhulka isaaq wuu isleg yahay ee ha sugina kolka sharaf xumadaan mid ka badan la idiin gaysto.

ha sugina inta la idin ku kor aqoonsanayo wax layiraahdo dawlad isaaq .
markaas waxaa la inku samayndoonaa shafxumo midaan ka badan.''

What a bed of nails! what a bed of nails! what a bed of nails!
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Allah maxaa ku dhacayee "Marabidii oo la qadiyey" News/Articles


Danbiile dagaal ninkii dhiiga badan ku daadiyey waqooyiga Soomaaliya Siilaanyo madaxna ka ahaa Jabahadii SNM oo Faqashta nebcayd ayaa maanta Beeshiisa u sameeyey maamul la mid ah kii SNMta isaga oo ka tegay marabidii la joogi jirtay



Siilaanyo oo Allsanaag horay u sii sheegtay in uu yahay Qabiilayste xun oo xitaa marabida la joogta oo aan la Beesha ahayn oo ka soo jeeda Sool iyo Sanaag ka hor marinayo ninka jooga Xamar ayaa sidan wax u qaybiyey







1. Wasaaradda Arrimaha Dibada iyo xidhiidhka caalamiga ah Dr: Maxamed Cabdilaahi Cumar: , Sacad Muse Jibriil Abokor Isaaq


2. Wasiirka Arrimaha Gudaha: Dr Maxamed Cabdi Gaboose Habaryoonis, Muuse Care Damal Muuse ISaaq




3. Wasaaradda Maaliyada Maxamed Xaashi Cilmi : Sacad Muuse Reer Gadiid Isaaq




4. Wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka xuseen axmed caydiid: ARAB Isaaq




5. Wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare Samsam Cabdi Aadan : Sacad Muuse Reer Axmed Isaaq




6. Wasaarada qorsheynta qaranka iyo horumarinta Dr. Sacad Cali Shire Ciise Muuse, Maxamed Ciise Isaaq




7. Wasaarada caafimaadka Dr.Xuseen Muxumed Maxamed: Ciidagale Abokor Muuse Isaaq




8.Wasaarada gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami Ugaaslabe Marti




9. Wasaarada ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Cabdirisaaq Khaliif Axmed, Dhulbahante Marti




10. Wasaarada xanaanada xoolaha, deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Dr. Axmed Xaashi Odey Sacad Muuse,Isaaq




11. Wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Cabdirisaaq Ibraahim Maxamed: Dhulbahante Marti




12. Wasaarada cadaalada iyo garsoorka Prof. Ismaciil Muumin Aar, Samaroon:




13. Wasaarada diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil Claahi Axmed ARAB Isaaq




14. Wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada Ilhaan Maxamed Jaamac Habarjeclo Isaaq




15. Wasaarada kaluumeysiga , khayraadka bada iyo maamulka dekadaha Dr. Maxamed Yaasiin Xasan, Habaryoonis Muse Cabdalle Isaaq




16. Wasaarada macdanta, biyaha iyo tamarta Dr. Xuseen Cabdi Ducaale Habarjeclo Isaaq




17. Wasaarada ciyaaraha, dhaliyarada iyo dhaqanka Maxamed Xashi Madar: Ciise




18. Wasaarada beeraha Prof. Faarax Cilmi Mahamoud : Samaroon,




19. Wasaarada warfaafinta C/laahi Jaamac Cismaan Ina Geel Jire, Habaryoonis, Isaxaaq,Qaasin Isaaq




20. Wasaarada Duulista iyo hawada Maxamuud Xaashi Cabdi : Habarjeclo Isaaq




21. Wasiir ku xigeenka waxbarashada iyo tacliinta sare Cali Xaamud Jibriil: Samaroon




22. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha dibada Maxamed yoonis Cawaale : ARAB Isaaq




23. Wasiir ku xigeenka wasaarada arimaha gudaha Cismaan Garaad soofe :Dhulbahante




24. Wasiir ku xigeenka wasaaarada hawlaha guud iyo gaadiidka Cali Cabdi Saa'iq :Tumaal




25. Wasiir ku xigeenka wasaarada maaliyada warsame Siciid Cabdi : Habaryoonis Muuse Ismaciil (Gadhweyn) Isaaq




26. Wasiir ku xigeenka wasaarad caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan : Habaryooni Ba'dhulbahante Isaaq

War hada na soo gaaray wuxuu sheegayaa in Gawaari kuwa dagaalka ah oo joogay Magaalada Ceergaabo ahaana 5 tikniko u goosteen dhinaca Hartiga ee Puntland





Aduunka hada ma ogaaday in Beel ka mid ah Soomaalidu doorteen mid iyaga ka mid ah sidaas awgeed ayna dhicin doorasho ayan aka jirin wax la yiraahdo dimoqraadiyada.



Allsanaag.com
Name : Visitor
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
It is "time for jaw-jaw, not war-war in Somaliland" so keep your nonsense to yourself.
Name : Facts
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Morgan/Akh Mad/Abyan

Madaxweynaha Majeertenia/Puntland ayaa maanta eryay sadex xildhiban oo ka soo jeeda SSC , kadib markii lagu eedeeyay in ay taageeraan miliishiya beeleedda SSC ee qaska ka wada degaanada Sool, Sanaag iyo Cayn.

Horaan u idhi , the Majertens are smart they need to keep thier peace. They careless about the so called Harti or SSC. They prefer to enjoy the revenue they get from Human trafficking and Piracy.
Name : Udubaysane
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Umadni inay bislaaty wxaan ku garanyaa ma jirto cid is weydiinaysa qabaailka nimakn wasiirda ah, wxase la i s weydiinyaa aqoontiisa iyo kartadiisa marka laga reebo websiteka la yidhaaho Qarannnews oo hadda wixii kadambeeya aynu u bixinayso qurunnnews, iyagan aan u ducayno waa niman aan is ogeynoo xanuunsanyee, waxaan kaloo idiin sheegyaa inaan websitekaa sina loola xidhiidhin xisbiga UDUB oo loo aqoonsado cida leh.
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
cadaalad daro ayaa dhacday, beelaha qaar ayaa laga tagay. sida beesha warsengeli oo la siiyay halwasiir taasina aad ayaan ula yaabay xukuumadan cusubi.

sidoo kale beesha reer yoonis ayaa iyadana laga tagay sidoo kale kuwa laga tirada badan yahay. somaliland in ay cadaalad ahaato ayay ahayd maahan sidan.

beeshayda ayaa meeshan ku heshay 5 taasina ay ku keeni karto cadaalad daro umada kale. somaliland waa in ay cadaalad ahaataa.

udub ayaa dhaamay balkan umadii buu inagu dirayaa. waar heedhe siilaanyow wax kaa talaxun ma arag. riyaale wuu kaa tala fiicnaa. weliba ragan uu inoo magacabay wax alaalae iyo waxay yihiin cidiba garan mayso. wuu iska soo doortay.

siilaanyow maanta qalad aad u badan ayaad gashay kana daran daahir riyaale tiisii. warsengeli reer yoonis iyo kuwa laga tiro badan yahay ayaa dulun lagula kacay. waa in ay meeshan ka muuqdaan.
Name : Xoogsade
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Maa ashbaha laylul baarixa, Xalay iyo caawa maxaa isaga ekaasho badan, waxaan in muddo ah dhowrayay waddaniyadda dhabta ah een qabyaaladaysnayn ee ay yeelan karto umaddda R Soomaliland, waxaan aad ula yaabanaa qoladii horyaalka qabyaaladda kaalinta labaad kaga jirtay Soomaliya (waa Isaaqe), marka laga reebo Hartiga oo 1aad ah, ayaa ku sabray Mudane Daahir, iyo Maamulkiisa iyakoo ku badashay waddaniyad iyo dawladnimo, hase yeeshe waxaa warkaasi mugdi galayaa sida uu noqdo reactionka reerkii uu ka dhashay Madaxweynihii hore sida ay u liqaan akhbaartan cusub uguna sabraan sadkaa yar ee la siiyay iyakoo u hurayo midowga ay kula midaysan yihiin beesha Isaaq
dowladnimada Somaliland.
Name : qalabqalab
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
waan hanbalyaynayaa xukuumada cusub ee mudane siilaanyo soo dhisay.
waxaan rajaeynayaa inay noqoto mid wadanka wax u qabata.

waxaase meesha ka muuqata inuu siilaanyo meel kaga dhacay ragii
xisbiga kulmiye ka tirsanaa ee mudada dheer halganka kula soo jirey.
isagoo ka doortay qurba joog iyo odayadii xisbiga QARAN samaystay.
waxaa iyana uu garab maray in gobol waliba ka muuqdo dawlada uu soo dhisay, isagoo gobolada qaar siiyay wax ka badan toban wasiir
qaarna aan meeshaba kusoo darin.


gobol kastaa waa leeyahay aqoon yahano, markaa maxay tahay sababta
uu gobolada qaar isaga indho tiray.

ta kale bulshooyinka ku dhaqan gobolka togdheer, saraar, iyo sanaagba
dadkii codadka ugu badan siiyey waxba ma siin ,
dimuqraadiyadu miyaanay ahayn in dadka kusoo doortay aad raali geliso.
haduuse beelo wax ku qaybiyey muxuu isaga indho tiray beelaha ugu
balaadhan gobolada aan kor ku xusay.

si kastaba ha ahaatee SIILAANYO wuxuu , u muuqdaa ABAAL LAAWE
markuu jagadii gaadhay xisbigii kulmiye iyo taageerayaashii soo doortay
ka abaal ka dhacay.

waxaanuse taa ku ilaawaynaa hadii xukuumadiisu wadanka wax muuqda u qabato.

SOMALILAND GUUUL
IYO GURI BARWAAQAA.
Name : Gaashaamo-boy
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Sxbyaal labo arrimood meesha ma wada qabtaan?? Siilaanyoow dowlad tayo leh noo soo dhis iyo qabiil hebel meesha ma ka muuqdo. Sxbyaal waxa lasoo gaaray xilligii maskaxdu shaqayn lahayd ee indhaheennu arki lahaayeen inta sankeenu dherer le,eg yahay.
Wasiir qabiilkaaga ah oo aad ka dhex aragto golaha xukuumadda miyaanay ka fiicneyn in wasiir aan kula qabiil ahayn oo wax kuu qabanaya meesha la keeno oo aqoonteeda iyo kartideeda leh?
Haddii la yiraa qabiil halagu jaangooyo golaha xukuumadda,immisa wasaaradood ayaa loo baahan yahay in la sameeyo.
Sxbyaal shaydaanka ha layska naaro,dadkanina idinkay idiin adeegayaan,kii waxqabadkiisa aad qawadaan wax ka sheega ,lakiin rag waxay galaan iyo waxay gudaan aydaan garaneyn oo weli howshoodii gudogelin in wax laga sheego maaha.
....or sal fududaa,wuxuu sugayo muu dhowro.
Hoos u foorarka iyo isu fiirsashada ha laga gudbo,hana loo guntado in hore la eego,lalana tartamo umadaha inala midka ah ee umadohoodu farxadda iyo raynraynta ku noolyihiin.
Ilaahey idinkii hal qabiil ha kasoo wada jeedaan dhamaan wasiiradu,bes halagula xisaabtamo wax qabadkooda. Kii gaabiya idinkaa awood u leh inaad eridaan,waa dad idinka idiin adeegaya oo aad shaqada idinku u igmateen,mushaharadana idinku siisaan,idinkaa ka sareeya,iyagu hawl uun bay kororsadeen.
WELI MA LA ARKAY WASIIR QABIILKIISA WEBI MALAB IYO CAANO AH U JEEXAY???
Qaran la qanciyo ayaa ka qurux badan qabiil la qanciyo.
Gooladii qabiilku inagu ooday ee ilaa xilligii layna abuuray aynu ku wareegeyney inaynu ka baxno waqtigeedii ayaa lasoo gaaray.Enough is enough.
Name : HURGUF
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-29
Waar wasiirka warfaafinta ee cusub ma ninkii Geeljire baa! Jow, walee weli rajo baan leeyahay. Ninkii Geeljire ee Canada qoraalada ka soo qori jiray maanta waa wasiir, Ducaalow, meesha maxaa ina dhigay..
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
walaalayaal anigu waan soo dhawaynayaa madaxweyne siilaanyo. laakiin inagu heerkaa yurub mabaynu gaadhin ee umadan intay ka helayaan aqoonsi caalami ah.

laakiin sida aan arkay result kii iyo siday beeluhu u kala heleen meeshan dhan beel ayaa iska dhexweyday taasi uu sababtay banaanbaxyo ka dhacay xaafad ka mid ah xaafadaha hargeysa. beeshani waa beesha ayuub. sidoo kale beesha warsengeli waxay dareemeen saluug. waayo halnin ayay ka heleen meeshan laakiin iyagu way ku qasban yihiin inay helaan waayo beesha ciido gale ayay isku mid yihiin oo iyana helay 1 kursi laakiin waxay kaga duwan yihiin iyagu waa beel hoostagta beesha garxajis. sidoo kale ciise muuse oo hoostagta beesha habar awal.

laakiin sidoo kale meeshan waxaa a maqan kuwa laga tirada badan yahay. horta waa run waxaa haboon in la yidhaa nin u leh khibrad iyo aqoon sidaasi waa wax fiican laakiin taasi waa marka lagaadho aqoonsi buuxa. beelnimada waxaa ka wanaagsan aqoonimada. taasina waa run laakiin horta shacabku ha ka koraan qabyaalada oo meeshan halaga saaro reer hebel iyo reer hebel. dee tiiyoo sidaas la yahay dee is maqabanayaan cilmi iyo qabyaalad.

dadku ha is dhexdegaan markaas ayaa la odhan karaa beelnimo waa laga guuray. dee tiiyoon dadkii aanay is dhex deganayn dee in labilaabo maahan. taasina waxay qaadanaysaa waqti laakiin siilaanyo waxan leeyahay soo dhawoow laakiin ka fiirso horta intaanad talaabada qaadin. dadkii waxaa haysta jaahiliyad qabiil markaa tiiyoo taasi jirto la iskuma isticmaali karo aqoon khibrad iyo in beeli tidhaah anigaa meesha iska waayay. dee jiho wareer ayaa meesha imanaya ee dadkan horta fahamsii arrinka oo qabyaalada haka koraan. dee maahan in la yidhaa reer hebel ayaa meesha iska waayay. dee horta dadka soo ilbixi markaasaa la is afgaran karaa. se maaha in beeshaasi bilowdo arrin dadkan ka cadhaysiin karto.

mida kale beeshii meesha iska dhexweydaa waxan kula talin lahaa inay marka dambe codkooda siistaan xisbigay is yidhaahdaan waad ka dhexmuuqataa. dadweyno maxaad u malaynaysaa fikirkan. qoladii meesha iska dhex weydaa waa inay codkooda siiyaan xisbigay is yidhaahdaan waad ka dhexmooqataa inta la bilaabi lahaa rabshado iyo banaan baxyo aan micno dhalinayn. sidoo kale aad noqonaysaa against the nation oo ah qaranka dalka ka jiraa. loomana baahna in la sameeyo wax ka cadhaysiiya umada dalka.
Name : Ducaale II
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
Mj. Hurguf,

Waad salaaman tahay Sxb. Haddii aan garanayo oo ay leedahay meel ay isku taagto oo ay ku joogsato qabyaaladdu waan kugu raaci lahaa in qabyaalad wasiirada lagu qaybsado. Sidaas oo kale haddii ay tahay hebelba Wasiir buu noqday ee adiguna doono. Dadkuba markaas wada wasiir bay noqon lahaayen.

Wasiirka uu madaxweyne ( any one ) doortay ee xukuumad lagu dhisay qabiil gaar ah ma metelo. Qabiilna ma soo dooran ee wasiirku waa shaqaale uu Madaxweyne ( any one ) u doortay in ay kala shaqeeyaan fulinta sharciga uu dal dhigtay.

Haddii ay wax tarayso xukuumad lagu dhisay qabiil - Somalia ayay wax tari lahayd 4.5 oo ah ta ay eedeen. Qabiil iyo Qaran, waa dab iyo dhagax ee la iskuma dhuftee kala dhowraaye....

Sida ay waxa kaleba uga koreen Reer Somaliland. Waa in ay uga koraan si la mid ah isku qabashada Qabiil iyo Qaran. Yaan Wasiirka loo arkin wax kale oo aan ahayn qof la kalifay in uu qarankiisa u shaqeeyo. Wax kalena ma istaahilaan Madaxweynaha iyo Wasiiradiisu in loo duceeyo mooyaane.

Mj. Hurgufow. Ha ina xasuusin Madaxweynuhu cidla ha ina moodee in aanu inoo kallifin xilkaas, ammaanadaas iyo mas'uuliyaddaas culus ee halista ah.

Wa Allaahu Al-Muwafaq

Ducaale II
Name : Jaale Abyan
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
hiiraan online

Silanyo’s First Day in Power: A preliminary assessment

by Ali H. Abdulla
Thursday, July 29, 2010

Miyaa lays dirqiyayaa ileen dookhu waa qarane: Saada Cali Warsame

The new president of the secessionist enclave in the North Western part of Somalia has finally taken office after waiting impatiently one month for his predecessor to vacate the seat of power in Hargeisa. This waiting period saw the emptying of the government coffers and the pilfering of many assets such as land and vehicles that were diverted to personal use by members of the departing administration.
Some of the neighboring countries such as Ethiopia, Djibouti and Kenya sent representatives to the inauguration ceremony of the new president. Conspicuously absent were representatives from the Somali people. The Federal government in Mogadishu, the embattled administration in Puntland and the newly formed state of Galmudug were not invited to attend the ceremony thus signaling a bad start for Somali unity and dialogue. Such action is a failure on Silanyo’s part to capitalize on a golden opportunity to bring Somalis together and start the process of healing a very sick nation.


On inauguration day, the new president failed to address the guests and elected to postpone his speech till the next day for reasons only known to him. It appears that Mr. Silanyo wanted to avoid embarrassing the departing president who seems to have cleaned the treasury before relinquishing power.
On his first day in power, the new president declared Somaliland as bankrupt, announced the names of his cabinet and extended a half-hearted olive branch to the unionist clans in Sool, Sanaag and Ayn (SSC) regions of Northern Somalia. The three regions are opposed to the outright secession of Somaliland from the rest of the county.
One would normally assess a new administration after a reasonable time frame in power, but I could not resist pointing out a few problems with how things started. We have a saying in Somali, “Wadaanta isha ka qalloocata, faylkay la tagta”. It is difficult to correct what started on a wrong footing.
First of all, the president seems to have ignored the recommendations of the committee that he appointed for advising him on the structure of his cabinet. The committee recommended a lean government composed of 15 highly qualified members. It seems that the clan element took precedence and he ended up with almost doubling the cabinet members by expanding it to26 members.
Although most of the members of the cabinet are highly qualified individuals, at least from the educational and professional side, there are several problems with its composition. The list is not based on merit alone and has a clan oriented distribution. For example, 18 members of the cabinet hail from one clan although Somaliland has 4 major clans. One of the fours clans may not ring a bell for many, but it is the marginalized community of the Gabooye who suffer in silence. Thousands of its members live in squalid conditions in Hargeisa. Practically, they do not count. They received a half Minister while the other two major clans shared 7 Ministers and half-Ministers. This is a 70-30 distribution, a slight improvement from the original 25% allotted to non-SNM clans when Somaliland was first established in the early 1990s by the SNM militias who ,after the central government collapsed, captured all the arsenal of the Somali government in the major cities of the North such as Berbera, Hargeisa and Burao.
Secondly, the president has paid lip-service to the problem in the SSC regions. Apart from inviting the traditional leaders and intellectuals of these regions for talks, he has not expressed his willingness to address the root cause of the problem: the illegal occupation of these areas by the SNM militias. He merely repeated the words of his new foreign Minister who portrayed the problem in SSC as political and economic grievances that could be solved through dialogue. In his opinion, provision of clean water and a few other projects here and there would solve the problem.
Thirdly, the President has used a very disturbing word when he talked about his to-do list. One of the tasks on his agenda is taking care of the Mujahidin, an acronym for the SNM militias that helped destroy the Somali government and plunge the country into a period of anarchy and bloodshed. The word Mujahid in his vocabulary means those who fought and defeated the government forces and their non-SNM allies in the North. This terminology is disturbing and can only serve to alienate many people in the North. Instead of starting with a clean slate, the new President seems intent upon opening wounds that would have been better left to heal with time.
Finally, the new President should realize that the problem in SSC regions is not about political or economic marginalization. It is about Somali Unity versus secession. It is about the blue Somali flag versus the Ethiopian inspired SNM flag. It is about the rejection of historical colonial boundaries versus the glorification of these boundaries.
The sooner that Mr. Silanyo understood the bones of contention, the better it is going to be for all the Somali people who have suffered enough. I certainly hope that he would refrain from repeating the mistakes of his predecessor and start addressing the problem seriously before the situation deteriorates any further.

Ali H. Abdulla

[ Reply ]



Name : Somalilander
Subject : Re : dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
Caruurta nebi adan isku aqoon ma wada aha, hadaba kuweena aqoonta leh ha qanciyaan walaalaha inagu dhex jira ee ay qabyaaladu madax martey kuwaas oo iyagu moodaya in wasiirka la magacaabo metelo beel halka ay runtu tahay in wasiirku metele wasaarad iyadu metesha dhamaan ummada Somaliland.

Laakin qof muraayad qabiil wax kasta ku eegeya in la qanciyo aad baa ay uu adagtahay si kastaba ha ahaate waxa muhiim ah in dadka gudaha joogo la wacyigeliyo oo wasiir kasta ku dhawaaqo inu metelo dhamaan ummada Somaliland oo kursigu ku fadhiyo aanu ahayn kursi uu degaan ama gobol gaar ugu shaqeynayo.

Madaxweyne Siilaanyo ma aha nin metele Caynabo ee waa nin metele Lawyacado(xadka Somaliland/Jabuuti) ila Yoocada(xadka Somaliland/Somalia!

Somaliland ha noolato, cadowgeedu ha jabo!


[ Reply ]



Name : Somalilander
Subject : Re : dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
Xukuumadu sanad marka ay jirtey ayay muuqan doonta inay dalka wax uu qabatey iyo in kale, sidaas daraaded wakhtighi doodaha "waxa la qabtey ma aha" balse maanta waa wakhtigi Somaliland oo dhan tageeri lahayd xukuumada cusub.

Cadowgeena shisheeye wuxu galay shaqadi lagu yaqaanay ee kala qeybinta reer Somaliland balse sidi caadadu ahayd meelna ma gaadhsiin doonto qorshahaasi aan ahayn burbur iyaga ku dhaca mooyaane.

Somaliland ha noolato, caodwgeedu ha jabo!

Name : Morgan
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
I will have to congratulate Mr. Siilaanyo for not including members from the Warsangeli clan in his tribal entity. Siilaanyo understands that we are not interested in the Isaaqland dream and would rather fight and die defending our rights. Ducaale your master finally got the point, when will you get it? When he shuffles his government, the three idiots from Puntland will not be included
Name : Tukade
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
Morgan
Somaliland's new government show u thst u r nothing neither Somaliland nor Puntland, so stay your primitive dusty Badhan city till u die. U r absolutely '0'.
Name : muj.dirir
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
hambalyo hambalyo runtii waxa uu soo dhisay madaxwaynuhu
dawlad kooban iyo waliba dad cusub in kasta oo ay jirto tabasho
farabadani oo dadka qaarkii saluugeen dawlada iyaga oo u maraya
qaab qabiil hadaba dadkaa waxaan rayigayga odhanlahaa walaalayaal
kala reeba dawlad tayoleh hala soo dhiso iyo anagu hadaanu nahay reer
hebel dawlada kuma jirno ama wasiiradaanu rabnay nalama siin

markaa dawlada cusub waa in ay shacabku taageeraan hadii kale
shan sano oo yooyootan ah ayeynu galidoonaa xukuumaduna
taageerada shacabka la aanteed waxba u soconmaayaan


guuuuuuuul iyo gobanimo somaliland
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
morgan

walaalo wax makuu sheegaa adiga inuu wax ku siiyo mabaa ahayn. laakiin halnin ayuu kusiiyay se.

laakiin adigu waxaad ku fiicneed in lagu gumaysto oo madaxa lagaaga fadhiisto. kolay waa la wasi jiray warsengeli weligiin.

somaliland adiga kuuma xidhna. ee iska aamus. inaar happy noqo ama ha noqon. laakiin in lagu waso ayaaba laga yaabaa. kursi ayuu kugusadaqaystay laakiin ogow inaar waxaabay ahayn in xoog laguugu soo galo oo qasab laguugu taliyo.

weligiin waa la idin wasi jiray dee in sidaas la idiin la dhaqmaa.
Name : codka jamhuuriya somaliland
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-30
reer somaliland waxaan leeyahay waa in ay taageeradooda siiyaan xisbiga udub.

waayo siilaanyo wuu cadaystay cadaalad daradiisii. riyaale ayaantuu sheegayay runtii ayay ahayd.

waxay ahayd cadaalad daro. su aashu waxa weeye ma dhibaatayn doonaa ragii diyaarada isku dayay inay inoo dhisaan.

manoqon doonaa nin ka shaqaysta dantiisan. anigu waxaan aad uga xumahay xaqdarada siilaanyo kula kacay beesha sheekh isaxaaq gudaheeda iyo beesha aanu walaalaha nahay ee gadabguursi.

dhamaan dadka waxaan odhanayaa next election kala doorta ucid iyo udub kana booda kulmiye. illaahow somaliland garab qabo oo isku keen umada somaliland haday degaan galbeed haday degaan bari iyo haday degaan badhtmaha dalka somaliland. shacabka reer somaliland oo ka kooban 5tan beelood.

isaaq gadabguursi ciise gabooye iyo harti darod inay midoobaan oo uu isku keeno umada shacabka somaliland. xisbigay doortana ha u codeeyaan.

anigu hadal xumo kasoo yeedhaa rag isku sheega harti wax kama soo qaad ayay yihiin kolay waa rag cuqdadaysan. oo isleh isaaq aya waxkuu gaysanaya. isaaq xaqdaro haduu idinku hayo sow barihoreba idinkuma bilaabeen. ee meeshan waa la is cafiyay ee joojiya xumaantan aad caadaysateen.

somaliland hadaanad adigu saxeexin sow garaadadii idinka horeeyay miiska ma fadhiisan 1991kii oo qalinka kuma duugin in somaliland jirto oo qoloba saamigeeda inay meeshan ka heshaa laguma heshiinin. cadaalad daro way dhacday laakiin joojiya idinku fadqalada. somali midnimadeeda waxay u taalaa umada reer waqooyi oo wada saxeexday iskuna raacday. dee maahan intaydaa diiday aan la tago sheeko maahan.

arrinku waxaa weeye ama waqooyi oo wada socda ayaa halkaas tagaya ama iyagoo isku dhan ayay sidaasi somaliland ahaan ku joogayaan. wax lakala qoqobayo meeshan majirto. hadii beeshaadu diido oo kuwa kale yeelaan waad ku qasbantahay in aad somaliland ahaatid.

ee hadaad wax kale u jeediina soo sheegta markaa waa la isbaran doona sifiican meelna u bixi maysaan. hadaad se midnimo somali u jeedaana reer waqooyi ayay kasoo wada go aysaa. no matter hadii beeshaadu tidhaah yes somali weyn kuwii kalena yidhaahdaan no.

still somaliland ayaad ahaanaysaa. waana sidaas arrinku, marka kaliya ee taasi kuu suurttoobaysaa waa marka ay reer waqooyi oo dhan sidii berigii 1960kii wada yidhaahdaan yes. somalida kalena kaligaa ku dooni mayso ee reer waqooyi ha iswada keeno ama hanaga wada tago ayay arrinkoodu yahay. ee daarroodland wax la yidhaa weligeed jiri maayaan live long somaliland. waxaana jira sadex dal oo kala ah somalia somaliland iyo jabuuti. tirada dadka ayana la eegayaa. again shan somali ayaan kusoo celinayaa.

dee waa sidaas ama reer waqooyi ha isku raaco ama hawada tago. se nina kaligii mataliyo mana iska cararikaro. somaliweyn ayaan rabaa because beeshaada ayaa tidhi. dee noway somaliland waxay u taalaa beelahan oo dhan. labaa la helay ayaad tidhi dee kuwii la helay kala ordeen markii horena anigaa awood iskaga saaray siyaad bare./

kuuna soo galay dee ogolow. dadka reer waqooyi halkay u bataan ayaa la eegaya. de haday u bataan no somaliweyn oo ay beel kaliya oo laga badan yahay tidhaah yes. still beshaasi wadan ayay ku tirsantahay. ee wadankaas ayaad la socotaa kaligaana carari maysid ee isasoo dhiib.
Name : HURGUF
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-31
Mj.Ducaale, saxiib afkaaga caano lagu qabay..Walee waad keentay, wa in aynu u ducaynayo wasiirada, xitaa Geeljire, waayo waxay hayaan masuuliyad culus... Imika golaha wasiirada ee cusub waxaa ku jira xidigo, sida Sacad Cali Shire, iyo Maxamed Abdilaahi Cumar, Samsan, Ilhaan, iyo Nimco Xuseen..lakiinse waxaa kaloo ka buuxa dhuxul, sida Gaboose, iyo Maxamed Xaashi, iyo saxiibkeen Geeljire..Sidaan ogahay Ducaalow aniga iyo adiguba dhuxusha ku jira golaha cusub ee wasiirada waynu dhaamnaa...
Name : Ducaale II
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-07-31
Md. Mj. Hurguf,

Inagama qasna Sxb. Waayo halkeena ayaynu wasiiro iyo safiiro ku wada nahay. Meel kasta oo uu joogo xubin kasta oo muwaadin Somalilander ahi halkiisa ayuu ku yahay mas'uul wakiil ka ah dalkiisa iyo dadkiisa oo iskaa wax u qabso ah. Markii shalay loo wada dhimanayaya xoraynta dalka JSL cidina mushqaayad iyo abaal marin kumay rabin. Maanta weli halgankii wuu socdaa oo waa halkeedii.....

Wa Allaahu Al-Muwafaq

Ducaale II
Name : khaayin dhukur
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-08-02
dacaylow dhimashadii way dhammaatee dheregga haloo sinnaado haddii kale dhimashadiibaa dib u bilaabmi doontaa, reer gobihi intaa wey yaqaanaan gunna loo sheegi maayo
Name : muse
Subject : Re :dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl.
Date : 2010-08-07
beesha warsangeli waxa aay heshay wasiir wanaagsan waloow aan ka jeclaan lahayn 2 ama 3..lakin wax la aan wa dhantaa...cadamina waan u hanbalyeeynayaa.

[ Reply ]


Pages : [ dhismaha xukuumadda cusub iyo magacyada golaha wasiirada jsl. 1 ]