Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Warsaxaafadeed: Sumad: UDDAA/09/10: Taariikh: 08/09/2010       KDQ Iyo 3da Xisbi-Qaran JSL Oo Ka Dhawaajiyey Mowqifkooda Muddo-kordhinta Guurti       Dagaaladii Muqdisho Oo Sii Kululaaday Iyo Somalida Oo Dalbay Qaxoontinimo.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Martiqaad Ka Helay Dawladda Ethiopia.       Xisbi-xaakimka JSL - Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Muddo-Kordhintii Guurtida.       Quran Burning Will Endanger Lives: US General.....       Muddo-Kordhin Loo Kala Sameeyay Golayaasha Guurtida, Wakiilada Iyo Degaanada JSL       Ra\'iisal-Wasaarihii Hore Ee Dalkan Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kooxaha Mayalka       Golaha Guurtida Oo Maana Loo Akhriyey Qoral Uu Soo Gudbiyey Madaxweynaha JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.

dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.

News


 Sidoo kale waxaa deegaanka layidhaahdo Gal-gala ka dhacay dagaal kaa la mid ah oo ay labadan dhan fooda isku dareen,inkasta oo ilaa iminkana aanay cadayn qasaaraha rasmigaa ee kala gaadheyay labada dhan.Deegaamadan oo ah kuwo buuraleey ah isla markaana dhinaca isgaarsiintu ay aad ugu liidato.


Deegaamada Galgala iyo Karin oo ka tirsan Sanaag bari iyo Bari ee maamul goboleedka Pugland ayay maanta kadheceen dagaalo xoogan oo ay iskaga hor yimaadeen Ciidan goboleedka Puntland iyo kooxo lasheegay inay taabacsan yihiin Al-shabaab iyadoo  dagaaladan  labada meelood ka biloowday saaka la isu adeegsadey hub culus.


Kooxda taageersan ururka Al-shabaab oo uu hogaaminayo Nin lagu magaacabo, Max’ed Siciid Atam ayaa saaka hiirtii waaberi ku ekeeyey  weeraro xoogan  deegaanka Karin oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan maamul goboleedka  Pugland, waxaana warar aan la xaiijin sheegayaan in ay dagaalkaasi ku geeriyoodeen ilaa 5 ruux oo labada dhan ah.


Sidoo kale waxaa deegaanka layidhaahdo Gal-gala ka dhacay dagaal kaa la mid ah oo ay labadan dhan fooda isku dareen,inkasta oo ilaa iminkana aanay cadayn qasaaraha rasmigaa ee kala gaadheyay labada dhan.Deegaamadan oo ah kuwo buuraleey ah isla markaana dhinaca isgaarsiintu ay aad ugu liidato ayaa waxa adkaanaysa in warar buuxa oo rasmi ah oo dhex-dhexaad ah laga helo.


Safka-hore.com 


Posted on Tuesday, July 27 @ 04:42:10 DAVT by editor



dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab. - dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.


Pages : [ 1 ]

Name : Dacarqadhaadh
Subject : Re : dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.
Date : 2010-07-28
Nimankii dhafoorqiiqa ah waxaa loo dhigay cashar wacan. Karti dagaal sidaa ayey ka yihiin oo sidii Cabdi bile (morgan) ay cagaha wax ka dayeen markii xabadii u horeysay ka dul qaraxday.


Dacarqadhaadh


[ Reply ]



Name : bulsho
Subject : Re : dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.
Date : 2010-07-29
waxaa halkaan ka,salaamayaa wa,xuusta is,baheysatey ii soo tabisaya ama soo qorta warka ka,baxa bogaan somaliliid

Name : Tukade
Subject : Re :dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.
Date : 2010-07-29
Bulsho
adigaa Soomaalijecel ahe,maxaad afsoomaaliga sida loo qoro u baranweydey?? Intaadan cid wuxuush iyo wax la mid ah ku caayin horta adigu is canaano oo waxa ugu fudud ee aad isku canaanataa ka biloow in la fahmo waxaad qorayso. Iskuulkii dib ugu noqo,markaa golayaasha iskeen.

[ Reply ]



Name : Sanaagaawi
Subject : Re : dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab.
Date : 2010-07-30
Weli Majerteenia kama ay hadhin qorshahoodi macdan baadhista. Waxa ay gobolka Bari ee dalkaas Somalia ka samaynayaan iyaga ayay jirta laakin taako ka mid ah gobolka Sanaag macdan kama soo saari karaan.


[ Reply ]


Pages : [ dagaalo kadhex qarxay maamul-goboleedka pugland iyo al-shabaab. 1 ]