|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir
|
dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir |
 |
|
 Golaha Xukuumadda xilka ka degaysa maalinta berito ah oo kaga eeg mudadii distoorku u banneeyey inay xilka ku wareejiyaan, ka dib markii xisbiga KULMIYE kaga guulaystay doorashada Madaxtooyadda, ayaa todobaadkan bilowgiisii isugu yimi Xarunta Madaxtooyadda Somaliland oo ay ku galleen sawir ay ku dhammaystiranyihiin badi Golihii Wasiiradda xisbiga UDUB.
Dhab u Milicso Muuqaallada Wejiyada Golihii Xukuumadda Madaxweyne Rayaale oo iska Reebay Sawir Xusuus Mudan.
Hargeysa, 26, July, 2010-(Berberanews.com)-Golaha Xukuumadda xilka ka degaysa maalinta berito ah oo kaga eeg mudadii distoorku u banneeyey inay xilka ku wareejiyaan, ka dib markii xisbiga KULMIYE kaga guulaystay doorashada Madaxtooyadda, ayaa todobaadkan bilowgiisii isugu yimi Xarunta Madaxtooyadda Somaliland oo ay ku galleen sawir ay ku dhammaystiranyihiin badi Golihii Wasiiradda xisbiga UDUB. Sawirkan waxa ka dhexmuuqda Madaxweynaha xilka ka sii degaya Daahir Rayaale Kaahin, ku-xigeenkiisa Axmed Yuusuf Yaasiin iyo 44 xubnood oo isugu jira Wasiiro, Wasiir-ku-xigeeno iyo Wasiiru-dawlayaal. Ujeedada Madaxweyne Rayaale iyo Golihiisii wasiiradu u galleon sawirkan, ayaa lagu sifayn karaa mid uu Madaxweynuhu ku sagootiyey golihiisa wasiirada ee wadashaqayntu ka dhaxaysay mudada dheer iyo xusuus iska reeb. Haseyeeshee waxaa isweydiin leh waxyaabaha ay shacabka Somaliland ku xasuusan doonaan Madaxda iyo Golaha Wasiiradda ee xukuumada uu hogaaminayay Madaxweyne Rayaale. FADLAN ILAALI XUQUUQDA SAWIRKA OO U GAARA SHEBEKADDA BERBERANEWS
|
|
|
Posted on Tuesday, July 27 @ 02:19:59 DAVT by editor |
|
|
|
|
Name : Mujaahid Subject : Re : dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27
|
Intan sawirankan ku jirta, ayaaban tirin kari waayey; inta sawirkan ka maqana hadalkeedaba daa!
Name : xirsi Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27 in kasta oo ay xukuumada Riyaale badnayd hadana sawirkani ma wada aha wasiiro .waxaa ii muuqda qaar ka mid ah shaqaalihii madaxtooyada. | Name : Dhaangeeye Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27 Intooda badan waxaad moodaa inay naxsan yihiin, mid xagga dambe taagan ayaa qoslaya isna waxaad moodaa inuu qosol gariirayo, waxaadse ii sheegtaan ninkan Riyale iyo saciid Sulub u dhexeeyaa kumuu ahaa, ninakni waa kii maalintii aaska Suldaankii Burcona Riyaale agtaaganaa ee sida xun gacmaha isu dhaafiyay isagoo salaad ku jiree. | Name : qalabqalab Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27 waryaa qaar badan baad moodaa inaanay shaahaynba.
ta kale dawladii ina riyaale madaxda ka ahaa sow waxay
ahayd mid aan dumarka u roonayn, waxaa ka dhex muuqda gabadh keliya. | Name : Mujaahid Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27 Marka gabadha laga reebo, waar, wuxu wada fool xuma ma qoti baa? | Name : Mujaahid Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27 Somalidu, waxay ku maah maahdaa:
"Nabar kii geystey ayaa ledey ee kii loo geystey waa soo jeeda." | Name : Mujaahid 1 Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27 Siilaanyaa ka wada foolxun bantu baad moodaaba | Name : Hurguf Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-28 Waa badow dadkan meesha wax ku qoray. Sawirku waa taariikh. Wax naxsan ma jiraan, haddii codka lagaa helay, waa iska hawlaha adduunka.
Waa fikrad wanaagsan, dawlada walba markay ay xilka wareejinaso waa in ay sawir sidan oo kale iska qaadaan. Wax kastaba ha lagu sheego Madaxweynihii hore, Daahir Rayaale Kaahin, sharaf buu ku yimid, sharaf ayuu xilka ku wareejiyey. Taariikhda Somaliland baal dahab ah ayuu kaga jiraa. |
|
[ Reply ] |
|
Name : FTC Subject : Re : dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-27
|
Muxuu calaacal maanta wax tari, miyuu se xoog iyo xoolo soo naqi, manta eedi majirtee waan idin salamayna uun, waayo maanta maaha maalin talo laydin waydiiyo ee waxaad tihiin sidii carabka ciyaarta xaysiiyaa uu yidhaa MUSHAHIDIINAL KIRAAM aniga iyo idinku waan simanahay maanta, ee farxad ayaan idiin rajaynaynaa, waxba mahubno ee wa male uun kaliya, male rag waa noolina rag horaaba yidhi.
|
[ Reply ] |
|
Name : YAA YIDHI Subject : Re : dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-28
|
DADKA IGA KORREEYAA BADIDOOD WAA ABNAùL FAQASH BAAN UMALAYNAYAA
WADHI, QOFKII AAN QUUSANI ISAGAABA QUUS AH AYAA HORAY LOO YIDHI. SOMALI MARYO XUN WAANA BAAHAN TAHAY BARYADIINA HABAAR BAA KAGA DHACAY. OO TOLOW INTAY KOLBA SHEEDDA ISKA KAAYA TUSAYAAN SIDII GABADH YAROO HAASAWE DOON AH YACNIHII HADDA WAYKAN OO MISANA WAYKAN MAR KASTA MAALIN WALBA IYO GOLE KASTA OO SOMALILANDRSKU JOOGAAN BAL MAXAA U DIIDAY INTAY SIDA DUKHSIGA NAGU SOO XOOMAYAAN INAY AKHRISTAAN ALL-PUNTLAND IYO IDMAALE AMA JIDBAALE IYO GAROWE ONLINE HADDIISE AY WARKOODA KU KALSOONAAN WAAYEEN OO FARLLOE WAX U SOO MALMALUUQAY BAL MAY SI EDEB LEH HALKAN UGA QAATAN MACLUUMAADKA DHABTA DABEEDNA ISKA HOYDAAN IYAGOON ADYADOON. WAXASE TAABA IIGA SII DARAN WAAGII BARYABA WUXUUNBAA KA SII DHACAYA KOLKAY BEEN IYO BELAAYO KULLIGOOD U KALLAHAAN OO GARAN WAAYE MAALIN QUDHA RUNTA KA WAR DOONA SI ARRIMIHIINU U HAGAAGAAN, TAA MA YEELAANE WAY ISA SOO QAADQAADAAAN IYAGOO XAMMUURAN OON DHEG LA QABTO LAHAYN KOLKAASAY KU YUUSAAN SOMALILAND OO DUNIDA DALLACADEEDA LAGA JECEL YAHAY LOONA YAQAAN INAANAY LA NOOC AHAYN DHAKA FOORARTA DHEGTII SOMALINMO HORAY U GALAAFATAY. WAXA TAA IIGA SII DARAN DAMIIRBA MA LEH OO MA YAQAANNAAN HALKII SHALAY LAGUGU DILAY DIB HA UUGU ADYOON IYAGOO AAN MAYDKII HOREBA AASAN AYAY ISASOO MAQIIQAAN MAR KALE KOLKAASAA SUBAXAANA DHULKA LAGA XOREEYAA DHEGTANA DHIIGGA LOO DARAA DABADEED ORODKAY QAADAAN BAY GAROOWE ISKU SHUBAAN SIDII DAAD SOO ROGMADAY. MISANA WAA KUWII UUN OO BERRIBA WAA TALO XUMADII.
ANIGU YAABAYE DADYOW MA YAABTEEN. IMMINKABA DHEGEYSTA NIMANKIINNAA REER QALBI MARFUUC WAALLEE TAA WADDAAN KA WAAWAYNE JOOGI MAYSAAN JEEROON MAR KU HANKAABSADO TAN GAALKACAYO ILAA BOOSAASO KOLKAASAAD MALAHA CAQLI KEENI DOONTAAYE.
Name : MUJAAHID Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-28 SAADO CALI (INA CALI SAMATAR), MA DAD QALATADII DHEG DHEER EE LABAAD BAA?
WALLEE, BOHOLAHA XARGAGA HADAAN GAADH LAGA QABAN, WAXAANAY DHEG DHEER KALE INAGAGA SOO BIXI DOONIN! | Name : MUJAAHID Subject : Re :dhab u milicso muuqaallada wejiyada g/xukuumadda m/rayaale oo iska reebay sawir Date : 2010-07-28 ARRINKU, WAA SIDA AAD HADALKA U DHIGTAY OO AH:
"...REER QALBI MARFUUC WAALLEE TAA WADDAAN KA WAAWAYNE JOOGI MAYSAAN JEEROON MAR KU HANKAABSADO TAN GAALKACAYO ILAA BOOSAASO KOLKAASAAD MALAHA CAQLI KEENI DOONTAAYE."
ARRINKAASUNA, WAA INOO QORSHAYSAN YAHAY. |
|
[ Reply ] |
|
|