Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Warsaxaafadeed: Sumad: UDDAA/09/10: Taariikh: 08/09/2010       KDQ Iyo 3da Xisbi-Qaran JSL Oo Ka Dhawaajiyey Mowqifkooda Muddo-kordhinta Guurti       Dagaaladii Muqdisho Oo Sii Kululaaday Iyo Somalida Oo Dalbay Qaxoontinimo.       Madaxweyne Siilaanyo Oo Martiqaad Ka Helay Dawladda Ethiopia.       Xisbi-xaakimka JSL - Kulmiye Oo Ku Gacan Saydhay Muddo-Kordhintii Guurtida.       Quran Burning Will Endanger Lives: US General.....       Muddo-Kordhin Loo Kala Sameeyay Golayaasha Guurtida, Wakiilada Iyo Degaanada JSL       Ra\'iisal-Wasaarihii Hore Ee Dalkan Ingiriiska Oo Ka Hadlay Kooxaha Mayalka       Golaha Guurtida Oo Maana Loo Akhriyey Qoral Uu Soo Gudbiyey Madaxweynaha JSL.      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.

Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.

musaveni oo yidhi somalia kama jirto wadaniyad & midnimo-toona

musaveni oo yidhi somalia kama jirto wadaniyad & midnimo-toona

News


 Shirka Madaxda qaaradda Afrika ee ka socda Magaalo Madaxda dalka Ugandha ee Kampala ayaa furitaankisii waxaa hadallo ka jeediyay M/weynaha Ugandha Yuweeri Musaveni oo ka hadlay Argagixisada Alshabaab ee Somalia ku sugan, kuwaas oo halis ku haya Mandaqada geeska Africa.



Musaveni Oo Yidhi Somalia Kama Jirto Wadaniyad & Midnimo-toona Waxa Ka Jira Waa
Dowlad Magac Ah Oo Taag Daran.


Kampala, 25-Jul-2010 - Shirka Madaxda qaaradda Afrika ee ka socda Magaalo Madaxda
dalka Ugandha ee Kampala ayaa furitaankisii waxaa hadallo ka jeediyay M/weynaha
Ugandha Yuweeri Musaveni oo ka hadlay Argagixisada Alshabaab ee Somalia ku sugan,
kuwaas oo halis ku haya Mandaqada geeska Africa.

Masuuliyiinta halkan fadhiya waxaan u sheegayaa sidan "In Soomaaliya aan loo deyn
karin ururada argigixasada ee caalamka iska soo uruursadey, loona baahan yahay in
aan qaadno talaabo deg-deg ah oo aan kaga nadiifinayno sharwadayaasha iska soo
abaabulay bariga dhexe". Madexweyne Musaveni waxa uu yidhi "Somalia waxaa jooga
dawlad kala qeybsan oo aad u taag daran, Soomaalidana kama heyno dad wadaniyiin ah
oo aan taageera, kuwas oo sameeya ururo dib uga xoreeya Alqaacida dalka soomaaliya".

Masuuliyiinta kale ee shirka lagu marti qaaday waxaa kamid ahaa Raisul wasaarihii
hore dalka Britain Gordan Brown oo shalay khudbad horudhac ka jeediyay taas oo ku
sheegay in uu soo marti qaaday saaxiibkii Males Zenaawi Raisul Wasaaraha Ethiopia oo
uu sheegay inay wada qabteen hawlo badan oo Africa iyo caalamka waxtar u leh, walina
uu diyaar u yahay in uu la shaqeeyo.

" Qarnigii 20aad ee tagay dadka Afrikaanku waxay ku faani jireen, waxaan jabinay oo
aan ka xorownay gumaystihii reer Yurub ee xooga badnaa, waxaan nahay geesiyaal leh
halyeeyo. Laakiin maanta waxaa looga baahan yahay in ay hormuud u noqdaan arimaha
horumarka caalamka oo uu qaranigaan 21aad noqdo kii Afrika hogaanka aduunka ay qaban
laheyd" sidaas waxaa yiri Gordon Brown

Sidoo kale waxaa joogo shirka wafti ballaran oo uu hogaaminiyo Eric Holder oo ah
Qareenka Guud ee Dalka Maraykanka iyo xubno sarsare oo Sirdoonka ah iyo Wasaaradda
Arimaha Dibadda ee Dawladda Mareykanka iyo waliba EU.

Maanta ayaa lafilayaa in shirka laga soo saaro go,aano degdeg ah oo khuseeya sidii
xal loogu heli lahaa dalka Somalia ee dagaaladu aafeeyeen.



by: Osman Abdillahi Sool....Freelance Journalist. sooldhuub@hotmail.com








Posted on Tuesday, July 27 @ 01:46:22 DAVT by editor



musaveni oo yidhi somalia kama jirto wadaniyad & midnimo-toona - musaveni oo yidhi somalia kama jirto wadaniyad & midnimo-toona
The comments are owned by the poster. We aren't responsible for their content.