Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Aqoontu Ma Istaagto Ardaygaase Is Dhigta! Opinion
Waa dareen farxad iyo raynrayn leh, waa dareen qofka qalinjabinaya qiimo gaar ah u leh, waalilkiisana naruuro galinaysa, cidkastoo taageero ka gaysatayna  ay la farxayso markay arkaan midhihii ay beereen oo baxay misna bislaaday. By: Al-Baana.
Posted by admin on Sunday, October 17 @ 21:06:37 DAVT (326 reads)

(Read More... | 11003 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Hooyo Kuwanina Ma Oromaa?! Maya Hooyo Ee Waa Caruurtii Shuhadada SNM Oo Dayacan. Opinion
Wax yaalaha  lagu garto dhumucda fikir siyaasadeed ee hogaan ummadeed waxaa ka mid ah diir-nax, damqasho, dabac-sanaan iyo beer-jilleec uu u hayo, muwaadinka dhabta ahi, saboolkiisa  jilicsan ee waayaha iyo wakhtigu helleen. By: Xamse Suldaan Aden Faarax.
Posted by admin on Sunday, October 17 @ 20:51:01 DAVT (291 reads)

(Read More... | 4517 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Gumaadkan loola Badheedhay Deegaankayaga Wasiirku Meel Ha Iska Mariyo! Opinion
Dorraad oo bishu ahayd 11 Oct.Wareysi BBC du la yeelatay Was. Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Dr. Ahmed Hashi Oday, waxan dhegta u raaricinaayey, in la weydiiyo ama uu isaguba ka waramo, Xoolihii la soo celiyey Bakhtigoodii ka Wasaarad ahaan Tabaabushaha tirada Bakhtigaa inta leeg ay kaga hor tageen si loo xakameeyo Cuduro ka faafa oo dad iyo Duunyaba waxyeelaysa.
Posted by admin on Thursday, October 14 @ 14:55:08 DAVT (378 reads)

(Read More... | 7552 bytes more | 10 comments | Score: 0)

Ninka Ugu Il Dheer Baa Dadka Ugu Ayaan Daran!! Opinion
Waxan halkan idinku soo gudbinayaa Ranking Web iyo sida 12000 ee Jaamacadood ay u kala baxeen, waa tallaabadii kowaad ee Said Ali Tamaam Il duufay!! Aqoonyahanka Dadkiisa u tudhayaa Ammaan iyo Sharaf ayuu inaga Mudan yahay. By: Caaqil A H Haji Adan.
Posted by admin on Tuesday, October 12 @ 07:06:07 DAVT (741 reads)

(Read More... | 6092 bytes more | 10 comments | Score: 0)

Qoritaanka Taariikhda Yaan La Marin Habaabin! Opinion
Waxaan dhowaan ka akhriyey bar ka mid ah mareegaha internetka. Maqaal lagu soo qoray, kaasoo ka waramayey qayb ka mid ah taariikhdii la soo dhaafay. Qoraha maqaalka oo aan sheegin ujeedada uu ka lahaa soo gudbinta qoraalkiisa, hadana mareegta uu ku soo gudbiyey waxay u sameysay hordhac marin habaabin! By: Cawil Cali.
Posted by admin on Monday, October 11 @ 23:20:41 DAVT (459 reads)

(Read More... | 3881 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Should Somaliland Think Outside The Box To Resolve Its Problem. Opinion
Should Somaliland accept religious plurality as long as it does not infringe on its constitution A pluralism definition has the basis in operating under the principles of acceptance and diversity. It is promoted as a system for the “common good” of all. It is a coming together with common recognition and credence to all beliefs and developments of modern social, scientific, and economic societies.
Posted by admin on Thursday, October 07 @ 17:13:19 DAVT (518 reads)

(Read More... | 8657 bytes more | 34 comments | Score: 0)

Maxaa Daran, Maxaa Dan Ah?! Opinion
Inkasta oo illaa hadda talaabadaasi sugan tahay, dawladan cusub ee JSL lama gaadhin xilligii loo kala tirin lahaa amma la difaaci lahaa oo anigu weli waan ka dhur sugayaa dib waxay ka noqoto lixda bilood ee innagu soo fool leh, laakiin koleyba dawlad ka kooban qabiilka qurba joogta oo mucaaridkeedu yahay qabiilka qurba joogta dalba-juuqadeedu wax la dedo ka xeel xeel dheer. By: Hamud Duale.
Posted by admin on Wednesday, October 06 @ 21:26:29 DAVT (389 reads)

(Read More... | 13157 bytes more | 11 comments | Score: 0)

Waa Maxay Chief of Cabinet, WhatÃ�ÃÂ& Opinion
Dadka qaar ayaa ku naanaysa chief of Cabnetka, Ra'iisalwasaare. Awooddaa badan ee uu leeyahayna waxa uu ku samaystaa Chief of Cabinet saaxiibo culculus halkaas oo badanaaba uu qabto Chief of Cabinet xilal culculus oo dawladnimo, Isaga oo Chief of Canibet ama Chief of Staff uu aakhirka isu soo sharaxo Madaxweyne. By: A.k.J. Ismail - Dacar
Posted by admin on Wednesday, October 06 @ 20:52:30 DAVT (407 reads)

(Read More... | 9592 bytes more | 26 comments | Score: 0)

Maxaa Sababay In Dollar-ka Maraykanku Hoos U Dhaco JSL. Opinion
Maxaa Sababay In Dollar-ka Maraykanku Hoos u Dhaco .. Mohamed Hashi Wasiir-ka Maaliyadu Ma ku Fiicnaa Khasnaji? Inteese Ayuu Ka Yaqaanaa Siyaasada Dhaqaalaha Lagu Maamulo. By: Osman Abdillahi Soo
Posted by admin on Tuesday, October 05 @ 22:40:08 DAVT (446 reads)

(Read More... | 7080 bytes more | 12 comments | Score: 0)

Waar Hooy Dalka Yaan Lagu Durdurin Ee Nabad Ha Loo Daayo! Opinion
Intii ka dambeysay Doorashooyinka ka dhacay Somaliland 26kii Juun 2010, waxa aan si gaar ah indhaha ugu hayey xalaadaha siyaasadeed ee wadanka ka jirta . Waxaadna moodaa in maalin kasta ay Somaliland ku soo kordhayaan arrimo  cusub oo  aan hore uga jirin. Waxaa tusaalle fiican kuugu filan arrimahan ay ka mid yihiin:-
Posted by admin on Monday, October 04 @ 10:17:22 DAVT (534 reads)

(Read More... | 4135 bytes more | 35 comments | Score: 0)

Faallo Ma Leh...Shib Ka Dheh....No Comment...Keine Kommentar...No Coment... Opinion
Faallo mal leh...Shib ka Dheh....No Comment... Keine Kommentar.... No Coment...  Biduun tacliiq...  Pas de Commentaire........Usulize Kitu.... 
Posted by admin on Saturday, October 02 @ 23:36:45 DAVT (483 reads)

(Read More... | 894 bytes more | 12 comments | Score: 0)

Codka Waddaniga Iyo Biyo La'aanta Hargeysa. Opinion
Aadamigu marka uu dhasho waxa carabkiisa iyo oogadiisa taabta ee ugu horeeyaa waa biyaha. Marka aadamigu dhinatana waxa oogadiisa lagu maydhaa waa biyaha, cuntada aadamigu u baahanyahayna waxa unug u ah biyaha, taasi waxay ku tusaysaa biyahu inay yihiin nolosha aadamiga. Biyaha... Biyaha.. By:
Posted by admin on Saturday, October 02 @ 21:04:19 DAVT (375 reads)

(Read More... | 4374 bytes more | 15 comments | Score: 0)

Ra'yiga Todobaadka Qoraaga Iyo Dadweynaha JSL. Opinion
1. 20kii Sanadood ee ugu dambeeyey waxaynu Shacab iyo Xukuumadba raadinaynay aqoonsi.. By: Migeste. 2. Codka Wadaniga iyo waddada-cad: By: Hussein Badmaax. 3. Reer Awdal waa ama cadkanow ku cunay ama ku ciideeyay. By: Jaamac Cabdillaahi Suleymaan. 4. Dhurwaa (Waraabe) Adhi Iimaam u noqday! By: Ducaale Jama. 5. Gurgurqaad la Dheelitirwaayaa Cayn Wareegbuu ku dambeeyaa. By: Abdi M. Omar.
Posted by admin on Friday, October 01 @ 23:16:47 DAVT (384 reads)

(Read More... | 25126 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Qalimada Sumaysan! Opinion
Hadaba marka laga hadlayo Qalin. Waxaa is weydiin leh tolow maxaa sunta u keenay oo halkay iska soo galayaan sunta iyo Qalinku? Waxaa iska cad in sida sunta oo kale ay ummado qudha ka jarto wax ay rag qoreen ooy u qalin qaateen, Aadamahu waxa uu kala taageeraa xaqa iyo baadilka loolankaasina waa mid uu rabi ugu talogalay inuu socdo ilaa inta suurta laga afuufayo. By: A S Birinbir
Posted by admin on Friday, October 01 @ 01:00:36 DAVT (253 reads)

(Read More... | 17799 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Miyir Iyo Mirqaan Mahadhooyinkoodii Iyo Sheekadoodii Mugga Weyneyd! Opinion
Siddeedaba dadku markay wadaagaan degaan, diin, dano bulsheed, Qaran, waxa had iyo goor ka dhex taagan mushkilado la ogyey oo cidda hogaanka haysaa ay abuurto iyo qaar aan la ogeyn. Dhibta la ogyey waa la sharaxi karaa lana tilmaami karaa dhibta iyo saameynta ay bulshadu kala kulanto. By: Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe
Posted by admin on Saturday, September 25 @ 13:31:45 DAVT (565 reads)

(Read More... | 21008 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Gorfaynta Safarkaygii Gebiley Iyo Geed-Balaadh: Dal Iyo Dad Barasho Mug Leh. Opinion
Laaska Hogeed, waa laas ku yaalla Woqooyiga waddada gasha Gebiley oo ay xooluhu ka cabbaan, sidaasna waxa ii tibaaxay darawalkii gadh-wadeenka ka ahaa gaadhigii aanu saarnayn oo magaciisu yahay Haaruun, ahna darawal muddo ka shaqaynanay jidkan, ugu dambayna waxa aanu gaadhnay magaalada Gebiley.
Posted by admin on Saturday, September 25 @ 00:18:12 DAVT (443 reads)

(Read More... | 7585 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Madaxweynaha Somaliland Goora Ayuu Bari Tegayaa? Opinion
"Madaxweyne haddii aad MASHAARIIC noo soo heshay soo dhowow ayaanu ku leenahay,  haddii aanay waxba jirina iska joog Hargeysa kuwii kaa horeeyeyba sidaa ayaa waqtigu kaga dhamaadeee"! Sidaa waxaa tidhi Sahra oo ah 45 jir Ree Burco ah"! By: Mingeste.
Posted by admin on Friday, September 24 @ 02:10:00 DAVT (662 reads)

(Read More... | 6348 bytes more | 35 comments | Score: 0)

Nabadda Somalia Waxa Ay Ku Xidhan Tahay Abgaal Iyo Habar-Gidir Oo Heshiiya. Opinion
Tan iyo dagaalkii dhexmaray Caydiid ala ha naxariistee iyo Cali Mahdi oo kala hogaaminayay maleeshiiyo jufuyinnkii, jilibyadii, ka soo kala jeeday Abgaal iyo Habargidir , wax heshiisa may gaadhin la badan jilib ee Hawiye. Arinta dagaalkan dhalisay ayaa ahyad  iyada oo Caydiid hogaaminayay halkankii hubaysnyaa ee ay USC kaga saartay  Siyaad Barre Somalia......By: Samatar.
Posted by admin on Friday, September 24 @ 01:45:47 DAVT (970 reads)

(Read More... | 11462 bytes more | 11 comments | Score: 0)

*TWO CHEERS FOR SOMALILAND* Opinion
E. M. Forster wrote, “So Two cheers for Democracy: One because it admits variety and two because it permits criticism.” By this criterion, Democracy is rampant in Somaliland!
Posted by admin on Friday, September 17 @ 02:19:14 DAVT (547 reads)

(Read More... | 13932 bytes more | 19 comments | Score: 0)

WHO MADE THE DEAL WITH DEVIL? Opinion
The fiasco surrounding the 300 man regiment of ONLF terrorists making their way through the western seaboard of Somaliland without any hindrance is indicative of serious lapses in the nation's security. By: Ahmed Ibrahim
Posted by admin on Friday, September 17 @ 00:45:18 DAVT (307 reads)

(Read More... | 6408 bytes more | 10 comments | Score: 0)

Qoraalka Ra'yiga Dadweynah Iyo Todobaadka JSL. Opinion
1. Isbedelada ilaa hadda muuqda  ee hogaanka cusub ee Somaliland ka soo ifbaxaya waxaa ka mid ah: By: Hamud Duale. 2. Ururka Iftiin. Waxa uu soo dhoweynayaa furitaanka Ururada siyaasadda. By: Khadar Ibraahim Aar. 3. Somaliland oo noqotay xuunsho. By: Eng.Farhan Fagah-Fagah.
Posted by admin on Thursday, September 16 @ 23:52:46 DAVT (264 reads)

(Read More... | 12792 bytes more | comments? | Score: 0)

Dood Furan...... Opinion
Waxaa Galbeedka Jumhuuriyadda Somaliland ka soo degay ciidamo hubaysan oo shisheeye ah oo aan la qoon meel ay ka yimaadeen iyo meel ay u socdaan oo aan laga warq abin. By: Abdi Saleiman (Mingiste).
Posted by admin on Thursday, September 16 @ 15:09:43 DAVT (566 reads)

(Read More... | 1701 bytes more | 43 comments | Score: 0)

Waxaan Arkaa Dagaal Ku Keliyastay Md. Mj. Sh. Adan Siiro... Opinion
Waxaan arkaa dagaal ku keliyastay Md. Mj. Sh. Adan Siiro oo Culimadii kalena wada aamusan yihiin sidii oo ay baqeen. Fadelan ila eega Maqaalkan aan ugu talo galay inuu ka muuqdo Sh. Aden Siiro. Wax ceebi kuma jirto haba yaraaatee:
Posted by admin on Tuesday, September 14 @ 22:58:47 DAVT (900 reads)

(Read More... | 9199 bytes more | 17 comments | Score: 0)

Gar-Sugow Ma Tihid Garsoor. Qbt. 3aad. Opinion
Shirci markaan lahayn, ama la garab maro, ayuu dadku jaha wareeraa, ka dibna nolosho isku cayn iyo bayd go’daa. Waa ta Somaliland qarka u saran tahay ama ay ka badbaadi karto. Waxaa Ilaahay mahaddii ah sida ay inoogu dhammaatay doorashadii madaxweynuhu, iyo sida xishmadda leh ee xilkii loola kala wareegay. By: Maxamad Cabdi Daauud
Posted by admin on Saturday, September 11 @ 22:37:31 DAVT (291 reads)

(Read More... | 9561 bytes more | comments? | Score: 0)

Qubanaha Ra'yiga Dadweynaha JSL Iyo Todobaadka. Opinion
1. Dacaayadaha UDUB ma xagal daacin karaan barnaamijka siyaasadeed ee xukuumadda cusub. By: Jaamac Cabdillaahi Suleymaan. 2. Gef weyn buu ahaa  Go,aankii Golaha Guurtida Somaliland. By: Mingeste. 3. Madax dhaqameed ka biyo diiday arinta mudo kordhinta guurtida. By: Xamse Suldaan Aadan. 4. Ninba waa mar ee mus ma kula koray. By: Muhumed Faisal.
Posted by admin on Thursday, September 09 @ 14:46:57 DAVT (343 reads)

(Read More... | 17358 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Somaliland: Where To After The Elections? Opinion
On 26 July 2010 Somaliland swore in its fourth president Ahmed Mohamed -Silanyo, leader of one of the former opposition parties, Kulmiye, after an election declared free and fair by international and domestic observers. The decisive election result marks an opportunity for Somaliland to take further steps towards democratisation – By: Steve Kibble and Michael Walls
Posted by admin on Tuesday, September 07 @ 23:03:06 DAVT (408 reads)

(Read More... | 9994 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Deeqaha Iyo Sadaqadda Dadka Baahan. Opinion
Bacda salaan walaal waxaanu tv ga  Home Cable mudo laga joogo ilaa 2 bilood ka aragnay wiil yar oo sagaal jir ah oo DISABLE ah oo aan jiifka ka kici karin, kaas oo Dahabshiil A/C looga sameeyey si wax loo taro. By: Dahir Farah Ali
Posted by admin on Sunday, September 05 @ 23:56:37 DAVT (241 reads)

(Read More... | 1137 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Daawanaayow Waa Dalkaagii.... Opinion
Annagoo kala ah Hassan Abdi iyo Amed Awad waxa sharaf noo ah inaannu booqanno websitekeenan qiimaha badan. Waxa aannu idinka rajaynaynaa in aad maqaalkayagan aannu uga dan leenahay wax tarka dalkeena hooyo aad noogu qortaan websitekeenna sharafta leh. Waad mahadsantihiin. By Hassan Abdi iyo Amed Awad.
Posted by admin on Saturday, September 04 @ 01:38:50 DAVT (661 reads)

(Read More... | 5855 bytes more | 11 comments | Score: 0)

Faalo: Sidee Bay Wax U Jiraan Madaxtooyadii JSL? Opinion
Sideedaba waxa haboon in  la ilaaliyo ama la dhawro sharafta madaxdeena iyo meelaha ugu mudan sida madaxtooyada Somaliland oo kale oo ah meel u dhaxaysa umada oo dhan muxaafid iyo mucaaridba.
Posted by admin on Thursday, September 02 @ 17:05:08 DAVT (802 reads)

(Read More... | 2238 bytes more | 30 comments | Score: 0)

Somaliland And The Two Lost Professors. Opinion
In a recent article on your prestigious website, there was talk of a new conference on Somalia supported by the Arab League, to be held in Djibouti with major implications for Somaliland. I think the gist of it was that the Somali Republic has failed, let us move the puppet TFG to Hargeysa, etc, etc. By Reer Miyi
Posted by admin on Tuesday, August 31 @ 01:49:24 DAVT (808 reads)

(Read More... | 4460 bytes more | 24 comments | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Somaliland Republic Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL

MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 108 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Psycho-politics of S ...
· Today In History: On ...
· My Advance Congratul ...
· 18ka May Waa Maalin ...
· Hees: Allahayow Sama ...
· Somaliland\'s D ...
· Are The Somali Union ...
· JAWAAB-CELINTII GUDD ...
· Diyaar-Garowga Xuska ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.

 
Tafsiirka Quraanka Kariimka.
 تفسير القرآن بالماوس

http://quran.muslim-web.com/sura.htm?aya=002&
AHN. Abwaan Qaasim

Asmaa' Allaahi Al-xusnaa
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
Somaliland National Movement ( SNM ).

Somaliland National Movemen ( SNM )
 
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD

By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0

    Proudly Somalilander
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado.