|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Naag Garcatay Galmo Hore Ayey Ku Nabadgashay!. |
 |
|
 Ta kale, qarnigan 21aad yaa baase BBC-da iyo propagandhaheeda dhegeysta? Dadka ka shaqeeyaa waa dad aan waxbarasho, waayo-aragnimo iyo xirfad kale toona laheyn. Garab ayey meesha ku wada tageen sidii dawladdii Booli Qaran ee Afweyne. Bal u fiirso sida wiswiska leh ee ay afka u calaaliyaan. By: Dhabarlow.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tv-ga Af-Soomaliga Ku Hadla Ee Universal Tv. Qbt. 1aad. |
 |
|
 Ma garanayo mana aqaano runtii cidda iska leh mulkiyadda Uviversal Tv, laakiinse waxaa jira warar is khilaafsan oo ka soo baxaya Mulkiyada ama lahaanshaha Universal Tv, kuwaas oo runtii aad iyo aad u kala fog, waxaa ka mid wararka amase fikradaha tilmaamaya lahaanshaha Mulkiyada Universal Tv....: By; Mj. Mingeste
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mudane Wasiir Cirro, Maxaa Kaa Hor Jooga Inaad dejiso Xeer Iyo Sharciyo Qeexaya. |
 |
|
 Waxa looga fadhiyaa Wasaarada Arrimaha Gudaha inay samayso xeerarkii iyo sharciyadii saamaynayay dadayawga ajnabiga ah ee dalka ku nool iyo xeerkii socdaalka. Inkasta oo dadayawga ku hadla afka Somaligu weli ay sitaan baasabooradii hore hadana waa in wasaaradu u samaysaa xeer ka soocaya wadaniyiinta,
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tuhunka Majeerteeniya ee Qaraxyadii Hargeisa |
 |
|
 Waxaan mar labaad shacbiga Reer JSL ka Tacsiyadeynaynaa shilkii ka dhacay Caasimada Hargeysa, Falalkii Argagaxa iyo Arxandarrada Lahaa ee keenay dhimasho iyo dhaawac dad aan waxba galabsan. By: Adan Yuusuf Cilmi, Mustafe Adan Shanle & Cabdiraxmaan Cawil Xasan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muska Mas baa ka urayee - Malmalkii ma haysaan? |
 |
|
 Illa maalintii uu dhacay weerarka AGAGIXISADU ee lagu soo qaaday JSL 29/10. Waxaan marar badan isku deyey bal in aan si qoto dheer leh uga fekero cidda ka dambaysay falkaas foosha xun. Waxaan sidoo u fiirsaday meelaha la odhan karo waxaa ka jira tuhun. Waxaa ka mid ah:- By: Mingeste
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhanxiir Iyo Sirdoonka Qaranka JSL. |
 |
|
 Maansha Allaah, Alleylehe, mucaarid iyo muxaafidba waa kaa qarankii u midoobay sidii dhuunta looga lisi lahaa cadaw kasta oo ku riyooda inuu tabceeyo Qarannimada Somaliland,
|
|
|
|
|
|
|
|
| An Open Letter To The New Ellected President Of The US, H.E. Obama. |
 |
|
 Congratulations to Barrack Hussein Obama.The President of the United States of America H.E Mr. Barack Hussein Obama. Yes we can as the people of Somaliland that we be granted recognition. By; Mj. Saeed Mohamed (Saeed Furaa)
|
|
|
|
|
|
|
|
| SOMALILAND HA U MIDOWDO DAGAALKA ARGAGIXISADA |
 |
|
 Argagixisadu way tashatay. Waxayna go'aan ku gaadhay in ay burburiso jiritaanka JSL. Ujeedada ay ka leeyihiin ee ugu wayni waa taas. Kol hadii masiirkii iyo jiritaankii dalkaaga iyo dadkaaga lagu soo duulay maxaa kuu banaan aan ka ahayn inaad isdifaacdo. By: Mj. Jaamac Cabdillaahi Suleymaan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Daaquudyada Dawladda Hoose,Dadweynaha Somaliland iyo Qurbo-joogga Maxaa Dagaal K |
 |
|
 Iyagoo qof kasta oo ay 'doollar' ku tuhmaan cid la' kaga saliilyooda! Sida naqas ay is kala doontaan si uu ula qabsado ama isaga daandaansadaan iyagoo rajeynaaya in kiishka ay sitaan wax loogu rido ama qofkan la xidhi doono kaddibna doollar lagu soo dammiinan doono.Ma maqli jirtay "Ku Qabso Ku Qadi Meyside?" waxaa bedeshey "La Hadal Waxba Ka Waayi Meyside". By:Dhabarlow.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: War on Terror Threatens Democracy |
 |
|
 Despite the fallacious war on terror, in fact terrorism spread beyond control. Places that suicide attacks were unknown before are now struggling to cope with the devastation caused by them. Evidently, in the wake of massive terrorist attacks in S/land—its nascent democracy faces uncertainty. By: Mj. Dalmar K.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hargaysa Oo La Wada Hadhsanayo: Maxay Tahay Hagardaamada Loo Quudhay?! |
 |
|
 Magaalada Hargaysa oo ah Caasimada Somaliland waxaa ku nool shacbi aad u badan. Waxay dad aad u fara badani is waydiinayaan in ay ogaadaan sababta qaraxan loola beegsaday?! Maxaa yeelay waxaa degan Hargaysa.... By: Mj. Saciid Cabdi Dheen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hadii Aan Fasirana Waa Camalkii Ibliis Uu Faray Dadkiisii ,Islaamkuna Wuu Ka Fog |
 |
|
 Sida aynu ognahay maalintii Arbacadii 29/10, Abaaro 10kii subaxnimo waxa Magaalada Hargaysa ka dhacay dhacdo aan waligeed hore loo arag islamarkaasina ku cusub gayiga JSL. By: Mj. Xamse Riiraash.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxtinimada Barack Obama (USA) guushii ugu waynayd ee ninka madaw, Abid! |
 |
|
 Bal malee, dhibta ay ka soo doogeen dadka madaw guud ahaan, gaar ahaana dadka ku nool Maraykanka ee maanta ay u soo hoyatay guushii ugu waynayd intii ay ifkan dul joogeen, dhibtaa ay soo mareen waa Adoonsi. By: Mj. Cali Cumar Xasan
|
|
|
|
|
|
|
|
| MA ALLAA QADAREY MA NABADSUGIDA DHAYALSATAY MISE WARBAAHINTAA ILDUUFTAY |
 |
|
 Alif kaa Xummaadaa Albaqruu ku dhibaayowd, ardaydii ka hadhaaye. Ma Allaa Qadarey, Ma Nabadsugidaa dhayalsatay, Mise Warbaahintaa ilduuftay. by; Hamud Duale
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ma Ciqaab Ku Socotaa Somaliland Illaa 1960kii?! |
 |
|
 Waxa inagu dhacay waa is daba joog illa sanadki 1960kii. Maalinba nooc ha ahaato. Dib u yara xasuuso xigmadda abwaan saxardiid (jabiye) ka yidhi sadaashii 1960kii. By Mukhtar Ahmed
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qoraalo Iyo Qaraxyadii Hargaysa/JSL. |
 |
|
 1. Cabdillaahi Qarshe. 2. Mukhtaar Axmed. 3. Abdiraxmaan Ibrahim Buux. 4. Maxamed Obsiiye. 5. Jaaliyadda DENMARK ESBJERG DANMARK. 6. Abdulkadir Ali Nouh ( Abasiniya ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland's Might and Resolve will triumph despite the enemy's terror |
 |
|
 The horrendous acts of violence subjected towards the peace-loving people of the Somaliland Republic will certainly not derail the development and continuance of the process of democratization of this nation.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waraabihii Reer Gaalkacayood Waagii Baa Ku Beryay! |
 |
|
 Muraqa laba suul ninba si ku ah, waxey aheyd maan Barrey iyo maan Bilaal. Qabablaha ifka ka sii socda isagoo bilaa magaca waxaa uu is tusay filim beena oo ahaa in uu dadka wixii ka horyimaada ka dhigo riciyad uu madaxaha iskaga taago ka dibna inta cimrigiisa ka hadhey uu noqdo M/weyne dal iyo dad xukuma oo daafaha aduunka salaan sharaf ka gudooma. By: Mj. Dool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qabqable Cabdillaahi Yusuf Yey: Waadigan Se Liitee Leexadu Ku Sidatee Hadba Laan |
 |
|
 Qabqable Cabdillaahi Yusuf: Waadigan se liitee leexadu ku sadatee hadba laan cuskanayee. Liibaanteed aduunyada ninna laasan maayee maxaa luray naftaadii?! By: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maalinta Qalinka Iyo Suugaanta Somalida. |
 |
|
 Ogeysiis Muhiim ah. Abwaanno kaaga yimid Geeska Afrika & Maalinta Qalinka Iyo Suugaanta Somalida 28/10/2008, Peckham Library, Londo/UK.
|
|
|
|
|
|
|
|
| 21-ka Oktoobar Iyo Badweyntii Nolosha Madaw Ee Inqilaabkii Somalia |
 |
|
 Intii aanu waagu beryin habeenimadii Salaasadii ee Bisha Oktoobar ahayd 21-ka ayaa ciidamadii militariga ee dalkii Somalia oo uu madax ka yahay Siyaad Barre ay kula wareegeen xukunkii dalka Somalia Inqilaab Millatary. By: Mahomed Abdi Jama
|
|
|
|
|
|
|
|
| Doorshooyinku Dhib Iyo Dheefba Way U Leeyihiin Shacabka JSL. Qbt. 1aad. |
 |
|
 Qoraaladani waxay fahfaahin idinka siin doonaan dhamaan Musharaxiinta kala duwan sida tan Madaxweynaha, Golayaasha iyo tan Deeganka,bal sida loo soo doortay iyo sida la doonayo in xilligan loo doorto amase waxyaabaha ay kula duwan yihiin. By: Mj. Mingeste
|
|
|
|
|
|
|
|
| Obama iyo McCain: Kee Baa Calfan Doona Madaxweynenimada Maraykanka? |
 |
|
 Doorashada sannadkan ka dhacaysa Dalka Maraykanka ayaa si weyn u soo jiidatay indhaha mujtamaca caalamka. Waxa lagu tilmaamay in ay tahay tii ugu xiisaha iyo xammaasadda badnayd abid. Waxana sabab u ah doorashadan oo kuwii hore kaga duwan saddex arrimood oo taariikhi ah: By: Mj. M.M.Khayre.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waa Maxay Diiwaan-gelinta Codbixiyahu?! Deris Macallin Kuu Dhigay! |
 |
|
 Diiwaan-gelinta codbixiyuhu waxa weeye nidaam laga isticmaalo dalalka dimuqraadiga ah oo lagu diiwaan-geliyo magaca iyo xogaha kale ee muwaadinka ka hor intaanu/aanay codka bixin Maalinta Doorashada. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 108 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|