Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Ka Joog Jabuutaay!! Opinion
Jidka siyaasadeed ee  ay Jabuuti ku socoto xilligan, wuxuu  u muuqdaa mid u  horseedi kara dhibaato ballaadhan  oo aanay Jabuuti qaadi Karin. Waxaana u fiican Shacabka iyo Xukuumada Reer Jabuuti in ay ka fiirsadaan. By: Mingeste.
Posted by admin on Monday, January 31 @ 02:35:13 DAVT (309 reads)

(Read More... | 9746 bytes more | 6 comments | Score: 0)

XUKUUMADDA KULMIYE IYO WARBAAHINTA MADAXABANNAAN Opinion
Waxan ku soo gunaanadayaa: Saxaafada iyo xoriyatul qowlku waa tiirka afraad ee dowladnimo. Xiligii xkuumadi dhowri lahayd afka bani Aadamka waxa ka soo yeedha iyo wargeysyadu waxay qoraan waa laga soo gudbay ee Xisbul xaakimku ha la qabsado halka dunidu marayso. Axmed Cali Ibraahiim
Posted by admin on Wednesday, January 26 @ 00:09:24 DAVT (308 reads)

(Read More... | 6638 bytes more | 15 comments | Score: 0)

Ballamihii Uu Fuliyay Madaxweyne Siilaanayo Bal Adiguna Wax Ku Soo Dar. Opinion
Waxanu uga digeynaa Xisbiga Kulmiye iyo Maamulka Dawlada Siilaanyaba in ay ka waantoobaan xaalad-abuurka iyo dhibaatada loo geysanayo suxufiga iyo madaxdhaqameeyda. Waaba kaaf iyo kala dheeri wixi dawladan looga fadhiyay iyo halka ay ka fadkudisay. By: Omar Darod.

Posted by admin on Tuesday, January 25 @ 07:25:30 DAVT (395 reads)

(Read More... | 7615 bytes more | 12 comments | Score: 0)

Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. La tallaabsashada Taariikhda. By: Albanna. 2. Xilibanada waxa loo doortay in aay ku ekaadan degankii laga soo doortay. Muuse Diiriye Sandaq. 3. Wasaaradda Waxbarashada JSL: Xarun Lagu Gawracay Afka Soomaaliga. By: Gahair. 4. Qaadka, Qadhaadhkii Macaanaa! Qbt 10aad. By: Mingeste. 5. Mudane Madaxweyne Maxaa Daasadaha Dawarsiga innagu Raray. By: Badmaax.
Posted by admin on Saturday, January 22 @ 23:54:12 DAVT (338 reads)

(Read More... | 32235 bytes more | 2 comments | Score: 0)

JSL Xilligan Ma Awooddo Furista Nidaamka Xisbiyada Badan.. Opinion
Waxaan hubaa in cid kasta oo maanta doonaysa in dib loo  furo habka Xisbiyada badan, in aanay hoos u eegiin xaaladaha kala duwan ee maanta ka jira guud ahaan Geeska Afrika, gaar ahaanna JSL. By: Mingeste

Posted by admin on Saturday, January 22 @ 16:19:14 DAVT (377 reads)

(Read More... | 4181 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Ma Isleedahay Dalka Sacuudiga Dadkiisu Way Ka Masiixiyiin Badan Yihiin Dalka Suu Opinion
Bariga dhexe waa xudunta diimaha samaawigaa, guud ahaan Rususha ALLE soo diray waxay ku dhasheen kana bilaabeen diimaha Bariga Dhexe isla markaana waa hoyga uu ku farcamay bini Aadamku. Maanta diinta ugu wayn ee ay aaminsanyihiin dadka ku nool Bariga Dhexe waa diinta Islaamka, waxaase jira diimo kale oo ay dadka qaar aamisan yihiin uguna baaxad wayn yihiin Yuhuudiyadda iyo Masiixiyadu.
Posted by Admin on Friday, January 14 @ 18:10:47 DAVT (453 reads)

(Read More... | 3635 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Wixii Shalay Mucaaridku Xaaranta U Yiqiineen, Maanta Waa U Xalaal! Qbt. 2aad. Opinion
Waxaan hore  idiinku soo gudbiyey 23 qodob oo Xisbiga talada dalka haya maanta ( Kulmiye ) uu  xaaranta u yiqiineen xilligii ay mucaaridka ayaayeen  balse  ay maanta xalaal u arkaan. Waxaa tusaale fiican u ah:-
Posted by admin on Friday, January 07 @ 22:37:52 DAVT (284 reads)

(Read More... | 4463 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Shaqaalaha Gadooday Waxay Leeyiin, "Riyaale Dabadii Rooti Lama Cunin" Opinion
Waxaa beryahan si isdaba joog ah usoo baxaya baahida loo qabo in xukuumadda cusubi is cadayso, lana timaaddo barnaamijyadii horumareed ee ay ballanqaaday intaanay kursiga isku hubsan. By:
Posted by admin on Thursday, January 06 @ 19:49:45 DAVT (437 reads)

(Read More... | 2420 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Nabadda Ceel-Berdaale Qaali Weeyaan, Kay Qalooc La Tahay Waa Sicii Fiito-Waraari Opinion
Marka hore waxaan hanbalyaynayaa nabada la isla qaatay ee lagu soo afjaray colaadii muddo ka aloosnayd deegaanka Ceel-berdaale. Marka xiga meelna qalooc kagama jiro, sida ay cuqaasha qaar ku dooday. Waa nabad oo wiil ku dhasha mooyee wiil kuma dhinto. By:  Hamud Duale
Posted by admin on Thursday, January 06 @ 19:16:15 DAVT (256 reads)

(Read More... | 2479 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Md. Madaxweyne; 3 Waad Fulisay. 3 Way Ku Seegtay! 3na Waa Laga Sugayaa! Opinion
Dalkan Jumhuuriyadda Somaliland gu'yaal badan buu aduunka go'doon kaga jiray, dhawaaq dheer iyo dhexgal-ba waa lagu raadiyay aqoonsi, welina ma muuqato astaan iftiiminaysa in cidi uuni jidkii aqoonsiga soo hayso. By: Badmaax.
Posted by admin on Thursday, January 06 @ 15:13:54 DAVT (344 reads)

(Read More... | 4706 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Qaadka. Qadhaadhkii Macaanaa! Qaybtii 9aad. Opinion
Shaqsiga doonaya in uu maalintaa qaad cuno (qayilo), waxaa jira waxyaabo kale oo runtii aad iyo aad u muhiim ah, la'aantoodna aanu qaadka dhadhan, murqaan iyo xiiso mid lahayn. Waxaa la odhan karaa waxyaabahaa  way  ka qiimo iyo qarash badan yihiin qaadkii  maalintaa la soo helay, waxaa ka mid ah waxyaabahaas:- By: Mingeste.
Posted by admin on Wednesday, January 05 @ 16:37:07 DAVT (415 reads)

(Read More... | 6885 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Bedel Sida Aad U Fikirayso Waxaa Isbedeli Camalkaaga. Opinion
Ma is waydiisay sabata ay Deris kuula noqotay Shaqo la,aan,Dhakhtar la’aan,Wado la’aan,Cadaalad la’aan iskuul la’aan,Biyo la’aan,ee aan lanahay in aan wayno waxyaalaha Aas-aasiga u ah nolosha ee ugu yara sida Shaqo,Dhakhtar.Iskuul iwm. Hadaba su’aasha isweydiinta leh waxaa weeye waxaas oo wax la’aan ah maxaa u sabab ah.  By: Hussein Jama.
Posted by admin on Wednesday, January 05 @ 02:21:00 DAVT (251 reads)

(Read More... | 6610 bytes more | comments? | Score: 0)

Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Wixii shalay mucaaridku xaaranta u yiqiin maanta waa xalaal. Wixii ay xalaasha u yiqiineena waa xaaraan!! By: Migesto. 2. Somaliland waxaa la ictiraafay 26kii June 1960. By: Ahmed Abdulrahman. 3. dawladaha hoose Berbera. Ma ku sii wadi doontaa mashaariicda horumarineed ee ay bilowfday?! By: Jaamac Cabdillaahi. 4. Affada M/weynaha iyo bilista kalaba ma gayaan aflagaado aanay galabsan. By: Haamud Duale
Posted by admin on Monday, January 03 @ 00:25:39 DAVT (274 reads)

(Read More... | 34244 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Shabakadda Somalilandpatriots Oo Hoos Uga Dhacday Mustawaheedii Sanadihii Hore. Opinion
Muddooyinkii u dambeeyay dad fara badan oo akhyaar ah welibana kuwoodii aadka u danayn jiray arrimaha dalka xoogna isugu hawli jiray soo jeedinta doodaha wax ku oolka ah ee ku aaddan hadba wixii waayo ah ee ka jira dalka hooyo iyo u maaro helidda duruufaha qallafsan ee ka hor yimaadda mujtamaca kuwaas oo faro badan oo kala geddisan una baahan in la isla rogrogo iyo ka doodka wixii kalee kolba xilligaa taaggan ayaa dhammaan akhyaartaasi ay wada noqdeen qaar iskaga hulleela shabakaddan. By: Ali-Eid.
Posted by admin on Sunday, January 02 @ 00:00:58 DAVT (525 reads)

(Read More... | 6889 bytes more | 15 comments | Score: 0)

Cadawga JSL Waa Ayyo?. Yaa Hogaaminaaya?. Yuu La-shaqaystaa???? Opinion
dayaaraddaWaxaa amaan mudan JSL, Wasarada Aviationka, ciidamada amaanka, ciidamada Airportka gacanta dhigay Dayuurad, in kastoo Somaliland ay ku talaabsatay horumar baladhan sida ammaanka, la dagaalanka arga gixisad iyo dimquradiyada hadna muu hadhin cadawgii Somaliland. By: Xasan Jamac-bacad
Posted by admin on Monday, December 27 @ 07:25:48 DAVT (393 reads)

(Read More... | 4979 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Boqolaal maalmood wixii u qabsoomay iyo wixii ka qalloocday xukuumadda Siilaanyo. By: Axmed Cali Ibrahim Sabeyse. 2. Dayaca shacabka Somaliland ku heysata Kenya. By: Ahmed Abdurahman. 3. Waa sidaas geerida karaamaysani. By: Xuseen Sulub. 4. Dhaqaalihii Yurub laga waayay oo JSL laga helay. By: Kosar Jamac Gahayr. 5. Qiimaha Aathaarteena (Antiquity), Moogananta dadkeena iyo dayaca haysta. By: Mohamed-Asari. 6. Mr. Siilanyo, Let the Youth Serve Their Motherland Not Octogenerians Like You.!! By: Dr. Amiin D. Caynaanshe. 7. Job Search. By: Prof. Ceelaabe.
Posted by admin on Friday, December 17 @ 14:33:06 DAVT (327 reads)

(Read More... | 50272 bytes more | comments? | Score: 0)

Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Ninka Jarmalka ah waa lagu weheliyaa dhaqan xumada. By: Sacad Ciise Cumar. 2. Falka fidnada gaalka Jarmalka iyo cidda ka danbaysa[ xogta qoraaga ]. By: Saciid Cabdi Dheen. 3. Madaxweyne Dr. Gaboose shaqadiisi ku soo celi dhakhtarnimada aheyd ee u qaranka u soo bartey. By: Cumar Darood. 4. Digniin. Sharcigii miyaa la laabay JSL. By: Cabdulkhaaliq Al-Somali. 5. Qadaadxiir Qumane muxuu ka yidhi weedhii dhanxiir laba afle. Walee Ina Xaashi cilmi lamaanaa. Hamud Duale. 6. Haddii aan maanta la qaban meel dheer baa laga dooni doonaa. By: Maxamed Kosaar Faarax    
Posted by admin on Wednesday, December 01 @ 07:34:18 DAVT (452 reads)

(Read More... | 24536 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Todobaadka: Qalinka Iyo Qooraga JSL Opinion
1. War Saxaafadeed ka soo baxay UDUB UK. By: Axmed Naasir Xirsi Maxamed. 2. Xidhiidhka Somaliland iyo Itoobiya waa Mid ku taagan Jirrido Adag oo aanay liicin karin Cadawga Labada Dal. By: Kaysar Cabdilaahi Maxamed. 3. Ethiopia oo Soo Iibsatay Dayaarad Casri Ah Oo Qaadaysa Rakaab Gaadhaaya 300 Oo Qof. By: Osman Abdillahi Sool. 4. 100ka Qalad Iyo Arooskeed Ka heesto ( Xukuumadda Cusub JSL ). By: A. M. Musa.
Posted by admin on Friday, November 19 @ 23:27:57 DAVT (230 reads)

(Read More... | 58760 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Waa Runtaa Walaal Waa Runtaa, Waa Runtaa, Waayahay, Waayahay Walaal Waayahay! Kaysar Cabdilaahi Maxamed. 2. War Ka Dhacay Jaaliyadda JSL Ee Kenya. By: Ahmed Abdurahman. 3. Sir La Soo Faagay. By: Wadani Xornimo. 4. Bi'i waaya ee wuxuu wankani gartay miyaad garan weydeen. By: Omer Hussein Dualeh. 5. Wax Qabadkii Xukuumada  ee 100-kii maalmood 2aad. By: Mingeste. 6. Xagee Bay Ku Coloobeen Saxaafadda Adhayeenka Madaxtoodaya JSL. By: Sacad Ciise Cumar.
Posted by admin on Friday, November 12 @ 23:02:14 DAVT (402 reads)

(Read More... | 29779 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Baaq Samofal. Opinion
Si aad la wada socotaan waxaa foodda inagu soo haysa maalintii CIIDDA Al-Adxa. Waxaa jiraa caruur fara badan oo isugu jirta agoon iyo caruurta gidaarada jiifta. Waxaa jira dad badan oo tamar daran, caafimaad ahaan iyo laxaad ahaanba.....By: Migeste
Posted by admin on Thursday, November 11 @ 22:18:07 DAVT (203 reads)

(Read More... | 2706 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Somaliland: Djibouti's Change of Heart towards Opinion
In 1991, when vulnerable, fragile, war-ravaged Somaliland declared its independence, its neighbor and sister state, Djibouti’s reaction was unprecedented. Not only Djibouti opposed Somaliland’s quest for sovereignty but also launched an unholy crusade against Hargeisa, Somaliland capital. However, recently Djibouti took softer stance on Somaliland. What went right this time?
Posted by admin on Monday, November 08 @ 23:12:44 DAVT (1101 reads)

(Read More... | 5322 bytes more | 30 comments | Score: 0)

Isbadelka Dhabta Ahi Dadka ( Mujtamaca) Ayuu Ka Yimaadaa. Opinion
Ugu Horayn, Isbedelku kuma yimaado Bilo iyo Maalmo midna. Isbedelka dhabta ahi waxa uu qaataa waqti. Waxa aanu u baahan yahay sabir. Markaa maalmaha yar ee Dawladu xukunka haysey how isticimaalin isbedelka hub aad Dawlada kula Dagaalanto.  By:  Dacar.
Posted by admin on Friday, November 05 @ 23:26:19 DAVT (235 reads)

(Read More... | 3504 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Mudane Geellow Haddaan Hooyaa. Opinion
In ka badan 25 sano oo ay shacbiga JSL indho cadho, murugo, iyo uqaadan waah leh ay ku eegayeen Dalka Jabuuti ayaa markii ugu horraysay taariikhda waxa ay shacbi-weynaha geesiga ah ee Reer Somaliland, dalka gudihiisa iyo debadiisaba ay si farxad iyo damaashaad leh oo aan kala hadh lahayn ku soo dhaweeyeen  maamuuska qaran ee Jabuuti.
Posted by admin on Friday, November 05 @ 11:25:17 DAVT (1038 reads)

(Read More... | 12648 bytes more | 24 comments | Score: 0)

Warqad Furan: Madaxweyne Siilaanyo Caddaalad Inaad Taqaan Aan kulgula Soo Quusto Opinion
Afeef: Qoraalkan Qaansheegadka ahi wuxuu ku Daaran  yahay inaan ogaado Cadaaladda hogaamineed ee Madaxweyne Siilaanyo. Si kale hadaan u dhigona waxaan kula soo quusanayaa inbadan oo aaminsan inaad cadaalad wax ku dhiqi doontid. (markaa maaha wax kaftan iyo mucaarad toona laga deyi karo).Waxaana aan ka markhaati gelinayaa Ummada Somaliland. By: Mubarak Qoor-u-baxay.
Posted by admin on Thursday, October 28 @ 21:41:49 DAVT (533 reads)

(Read More... | 5766 bytes more | 21 comments | Score: 0)

Xulka Todobaadka, Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Erayga Kinship iyo erayga Tol way kala duwanyihiin. By: 2. Guuleed  D. Abdi. 2. Merkel: Multiculturalism has failedGerman. By: Eng.Farhan fagahfagah. 3. Ayaa dega Gobalka 5aad ee Itoobiya? By: Ali Yasin. 4. Kii hadlaaba kii kale ka daran. By: Haamud Duale. 5. Illeyn geed la cuskadaana. By: Cawaale Mohamed. 6. Aqoonta iyo Ardayga. By: Abdulqani Albaana. 7. Guddoomiyaha Arrimaha Bulshada Guurtida Oo Wax laga Xumaado Ku Tilmaamay. By: Warsame Ducaale. 8. About the situation in Somaliland. By: Xanse Riiraash. 9. Rag Ka Dhashay Bulsho Qaldan. By: OSman Omarf Dool.
Posted by admin on Thursday, October 28 @ 21:14:14 DAVT (670 reads)

(Read More... | 55565 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Buug Uu Qoray Ra'iisal Wasaaraha La Magaacabay Somalia Oo Lagu Xusay Foolx Opinion
Ra’iisalwasaaraha dhawaan la magacaabay Somalia - Farmaajo, ayaa 2009kii qoray buug lagu aflagaadeeyey dhamaan madaxdii soo martay dalkii Somali Republic iyo qaar ka mid ah qabaa’ilka Somalida, Qoraalka Buuga ku xusan ayaa runtii ah mid anshaxa ka fogaa.
Posted by admin on Sunday, October 24 @ 22:44:35 DAVT (716 reads)

(Read More... | 7780 bytes more | 35 comments | Score: 0)

Wasiirada Xukuumadda JSL. Malaha Aamusnaanta Ayay Ku Roonaayeen! Opinion
Waxaan la yaabanaa hadalo badan oo ka soo yeedhay wasiirka kaluumaysiga iyo dekedaha oo muran dhalliyey, waxaan kale oo aan maqalyey wasiirka duulista iyo gegooyinka diyaaradaha oo isagana hadalo ka duuleen muran dhaliyey. Haatana, hadalaka ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyo shaqaaluhu... By: Haamud Duale
Posted by admin on Wednesday, October 20 @ 13:42:12 DAVT (296 reads)

(Read More... | 2110 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Beeney Waa Run!.Qbt. 1aad. Opinion
Ku soo dhowaada qoraalo taxane ah, kuwaas oo aan kaga hadli doono arimo badan oo ay ka mid yihiin Gud. Doorashooyinka iyo  qaladaadkii ay galeen xilligii ay socotay Doorashadii Madaxtooyada JSL 2010. Xukuumadda xilka haysa iyo sidii ay ku timid, sida ay wax u wado! Ugu dambeyntana waxaan ku eegi doonaa  guuldaradii Xisbiga UDUB iyo wixii u sabab ahaa. By: Mingiste.
Posted by admin on Wednesday, October 20 @ 13:01:40 DAVT (785 reads)

(Read More... | 4130 bytes more | 11 comments | Score: 0)

Khaarajintu Waa Qorshayaasha Qarsoon Ee Xukuumadda Somaliland. Opinion
13/10/2010 waxaa ka  badbaaday isku day dil  ka  dhacay gurigiisa, Wasiirkii hore ee Maaliyada Somaliland . Waxaa isla guriga lagu dhex toogtay mid ka mid ah ilaaladii Wasiirka hore ee Maaliyada (ILLAAHAY naxariistii jano ha siiyo--aamiin.)
Haddaba falkaa foosha xun waxaan u arkaa:-
Posted by admin on Sunday, October 17 @ 23:09:34 DAVT (593 reads)

(Read More... | 3050 bytes more | 38 comments | Score: 0)

UDUB Muxu Galabsaday Ee Looga Aargoosanaya Tolow? Opinion
Waxa saxaafadda iyo webabka ama mareegaha kusoo badanaya ciwaano loo adeegsanayo eryo aan runtii munaasib ku aheyn maqaalada la aakhrisanayo,waxa jira maqaalo ciwaankoodu yahay sidan oo an dhawr goor webabka ka aakhristey DAWLADAN cusubi AARGOOSI BEY WADA iwm. By: Cumar drood.
Posted by admin on Sunday, October 17 @ 22:48:46 DAVT (357 reads)

(Read More... | 4921 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Somaliland Republic Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL

MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 108 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Psycho-politics of S ...
· Today In History: On ...
· My Advance Congratul ...
· 18ka May Waa Maalin ...
· Hees: Allahayow Sama ...
· Somaliland\'s D ...
· Are The Somali Union ...
· JAWAAB-CELINTII GUDD ...
· Diyaar-Garowga Xuska ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.

 
Tafsiirka Quraanka Kariimka.
 تفسير القرآن بالماوس

http://quran.muslim-web.com/sura.htm?aya=002&
AHN. Abwaan Qaasim

Asmaa' Allaahi Al-xusnaa
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
Somaliland National Movement ( SNM ).

Somaliland National Movemen ( SNM )
 
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD

By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0

    Proudly Somalilander
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado.