Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Tallo Ku Socota Xisbiyada Kulmiye, UDUB, UCID Iyo Bulshada JSL. Opinion
Ummadda JSL dani uguma jirto doorasho shan cisho dib loo dhigay iyo mid dib loo dhigay boqol cisho. Dadku wax ay door bidayaan goortay doonto doorasho ha dhacdo eh, cidii doontaantaana ha heshee. Waxa kala wayn in nabadgalyadooda iyo wada jirkooda aan la khal-khal galin, jaha wareerna aan lagu ridin. By: Mohamoud Samatar.
Posted by admin on Sunday, March 15 @ 18:26:21 DAVT (326 reads)

(Read More... | 5226 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Baaq Ka Soo Baxay Qorba-Joogga Reer Burco/JSL Ee Dalka Canada. Opinion
ACWWB. Salaanta Islaamka kadib Mudanayaal iyo Marwooyin sida aan la wada socono waxa dalkeena ka taagan arrin dadka oo dhami u dhegtaagayaan oo ku saabsan doorashada Madaxtooyada oo dhowaan qabsoomi doonta haddii uu Eebe raali ka noqdo. By: Qorba-Joogga JSL/Canada.
Posted by admin on Sunday, March 15 @ 17:56:11 DAVT (412 reads)

(Read More... | 7723 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Fikrad Muwaadin: Xisbiyadda Badan!? Opinion
Mudanayaal. Waxaano idiin soo gudbinaynaa fikrad aano xal moodnay khilaafka ragaadiyey geeddi socodkii JSL, kadib marki aano dhan walba ka eegnay intii sanadadan. Waxaano u aregnay xalkii lagu furdaamin lahaa dhibaatadda ka dhex taagan Sedexdda Xisbi Qaran....By: Dhalinyarada Qorba-jooga KSA.
Posted by admin on Sunday, March 15 @ 17:20:36 DAVT (415 reads)

(Read More... | 4642 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Carrab Dalab Leh Waa La Gartaa, Uur Dadban Se Lama Gartoâ?? Opinion
Dastuurka Somaliland Afka Somaliga ayuu ku qoran yahay dastoorku, mana aha sida ay iyagu jecel yihiin inay u jiifiyaan ee waa sida ku qeexan dastoorka. Hadaynu soo qaadano saddex hadalada sadex siyaasi ay saxaafada soo mariyeen..By: Madmaax
Posted by admin on Sunday, March 15 @ 16:58:36 DAVT (373 reads)

(Read More... | 10723 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Holland: La Dagaalan Argagaxiso. Mise Ku Degdeg Iyo Talaxtagga Koox Gaar ah. &am Opinion
Todobaadkii la soo dhaafay maalintii Khamiistii 12/ 03/2009, ayaa maamulka iyo hay'adaha ka shaqeeya nabadsugida magaalada Amsterdam, ay dukaan wayn oo magaciisa la yidhaa lKEA iyo dhismo-yaal badanoo ku gadaamanba dadkii ku jiray ka qaxiyeen oo dibada uga saareen...By: Mj. Cali Cumar Xasan.
Posted by admin on Sunday, March 15 @ 16:41:28 DAVT (315 reads)

(Read More... | 9102 bytes more | comments? | Score: 0)

AN URGENT LETTER TO SOMALILAND LEADERS. Opinion
My urgent letter is concerning this upcoming election, because we all know the election has concerned and confused the citizens. The recent increasing arguments and disagreements between the opposition leaders and government have made the citizens anxious for the future of this nation. By: Mj. Sadiq Mohamed Hassan Yey.
Posted by admin on Saturday, March 14 @ 20:44:55 DAVT (431 reads)

(Read More... | 7176 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Awr Kala Guurtay Uurar Kala Guurey Baa Ka Xun!? Opinion
Hadii siyaasadda lagu kala baydho ma aha in dalka haadaan laga tuuro! Damacaagu ma aha in aad durduriso! Dabinada aad xidhaysaana ma aha dumi dimuqraadiyadda curdinka ah! Dabaylaha siyaasadeed ee ay UDUB iyo KULMIYE hurgufayaan allahayow doobir doobir doobir! Dadweynahana uurarkooda Allahow walaalee!? By: Mj. Hussein Badmaax.
Posted by admin on Thursday, March 12 @ 18:03:52 DAVT (733 reads)

(Read More... | 5263 bytes more | 21 comments | Score: 0)

Marka Uu Muran Siyaasadeed Ka Abuurmo Dalka. Yaa Loo Noqonayaa?! Opinion
Intii uu hogaaminta JSL la wareegay Madaxweyne Rayaale oo laga joogo 6 Sanadood. Waxay JSL la deris noqotay duruufo dhinacyo badan taabanaya. Kuwaas oo qaarkood halis ku yihiin hantida  keliya ee Shacbiga JSL ku faano oo ah nabadgelyada. By: Mj. Mohamed Abdi Jama.
Posted by admin on Tuesday, March 10 @ 17:27:37 DAVT (294 reads)

(Read More... | 8178 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Doorasho Xor Oo Xalaal Ah: Maxaa Looga Hinaasayaa Natiijada Serverka? Opinion
"Yaa tiro iyo tayaba Ilaahay siiyay oo codkooda noogu yaboohay"! Rayaale. Ereyadaasi uu isticmaaley Md. Madaxweynuhu waa luqadda dublamaasiyadda oo uu runtii ku kasbaday taageerayaal badan oo maalintaasi dhageysanayay Idaacadda BBC-da. By: Mj. Omar Darod.
Posted by admin on Tuesday, March 10 @ 08:59:36 DAVT (637 reads)

(Read More... | 9829 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Bogaadin Colaadda 42ka Sanadood Ee La Soo Af-Jaray Labada Beelood JSL.. Opinion
Waxannu Duco iyo Qadarin aannu u diraynaa Cuqaasha, Waxgaradka iyo Dhalinyarada labada Beelood JSL ee iyana ka heshiiyey soona af- jaray colaadaa, muddada dheer jirtay, Alle (SWT) ayaa Mahad leh.
Posted by admin on Tuesday, March 10 @ 08:19:54 DAVT (368 reads)

(Read More... | 3719 bytes more | comments? | Score: 0)

Mj. Siilaanyo Waxa Uu U Dhigmaa Ragga Ay Ka Mid Yihiin..... Opinion
Siilaanyo waxa uu u dhigmaa Hans ( Hollandiis) : George Washington ( USA ), Sir Wisiton Churchull ( UK ). Helmut Kohl ( Germany ). De Gualle ( France) iyo Uyl-ka ( Holland ), Mandella (SA), Gaandhi ( India), Laakiin dadkiisu may garan weli taas! By: Cali Cumar Xasan.
Posted by admin on Monday, March 09 @ 09:12:47 DAVT (628 reads)

(Read More... | 9483 bytes more | 12 comments | Score: 0)

Jubba Yaa Gubay?! Codsiga Deeq-bixiyayaashu Wuxuu Khuseeyaa GKDQ!? Opinion
Bulshweynta JSL inta inuun daneyneysa jiritaanka JSL, waxa waajib muqaddas ah ku ah iney ka garnaqaan oo ey aragtidood ka dhiibtan, sababahan keeney dib-u-dhaca komishanku dib ugu dhigay doorashooyinkii madaxweyaha iyo ku-xigeenkiisa lagu soo dooraneyay bishan March 29!? By: Mj. Omar Darod Hassan.
Posted by admin on Sunday, March 08 @ 11:55:52 DAVT (339 reads)

(Read More... | 15860 bytes more | comments? | Score: 0)

Xilka Kordhintiisa Ayaa Hortaagan Doorashada.... Opinion
Dimuqraadiyada waxa ugu muhiimsani waa in qofka helo fursad uu ku bixiso codkiisa si ay doortaan madaxdooda. Waxyaabo badan oo ay ka mid tahay tiro koobka, xisbiyada tartamaya, xoriyada qofku ku hadlayo, sharciga hagaya doorashada sida loo gelayo, iyo dadka maamulka doorashada gacanta ku haynaya sida, "GDQ". Intuba waxay sahlaan ujeedada ugu weyn in uu helo muwaadinku fursad uu codkiisa ku bixiyo. By: Mj. Rashid Garuf.
Posted by admin on Sunday, March 08 @ 11:14:55 DAVT (439 reads)

(Read More... | 10137 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Hambalyo Haweenka Somaaliyeed Maalinta 8da March 2009. Opinion
Aduunka oo dhan Waxaa 08da March Sanad Walba Loo Xusaa, Loona Aqoonsan yahay maanlinta Haweenka oo Lagu Xuso, Laguna Xurmeeyo Doorka Haweenka, Loogana Hadlo xaaladaha Kala Duwan ee Haweenka Aduunka ku Sugan Yihiin, Waana Maalinta UN-tu si weyn ugu Dabaal-degto.
Posted by admin on Sunday, March 08 @ 10:41:05 DAVT (393 reads)

(Read More... | 9538 bytes more | comments? | Score: 0)

7 Reasons Why Mr. Silanyo Should Be Ellected President On Ellection Day. Opinion
Mr. Silanyo commands the necessary education background, leadership track record, and the political experience needed to address the daunting situation and the pressing issues facing this nation. His credentials are not matched by any of his contenders. By. Mj. Hassan Abdi Yare
Posted by admin on Tuesday, March 03 @ 08:26:31 DAVT (709 reads)

(Read More... | 5522 bytes more | 24 comments | Score: 0)

Muxuu Ku XidhanYahay Cabdillaahi Mattaan Aw Xassan?! Opinion
Cabdilaahi Mataan Aw Xasan, waa Muwaadin JSL ah oo xilligii Maxaakiimta joogay Magaalada Muqdisho, dalkana ku yimi cafis uu ka helay Dawlada JSL, illaa 2007 waxa uu si nabadgelyo ah ugu noolaa Magaalada Hargeysa.
Posted by admin on Sunday, March 01 @ 18:15:31 DAVT (300 reads)

(Read More... | 2351 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Haddey Ogolaadaan Mucaaridku Kordhin Dambe Iyagaa Gacantooda Isku Bireeyey!? Opinion
Komishanka Doorashooyinka JSL iyo Hay'adda Interpeace ee wakiilka ka ah deeq bixiyeyaasha JSL, ayaa Axsaabta Qaranka u bandhigay iney kordhinayaan 91 Maalmood. Taas oo ka hor imanaysa doorashadii Madaxtooyada oo qorshuhu ahaa in ay dalka ka qabsoonto 29ka March 2009.
Posted by admin on Sunday, March 01 @ 17:20:37 DAVT (385 reads)

(Read More... | 5496 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Ururka Ardeyda JSL/Yemen Oo Hambalyo Iyo Taageero U Diraya Uruka Gobolka Sool/JS Opinion
Sida aad la wada socotaan waxaa dhawaan lagaga dhawaaqay Gobolka Sool Magaal-madaxdiisaa Laascaanood Urur Bulsho oo cusub. Kaas oo la magac baxay Isbahaysiga Jeegaanta ( JEEGAANTA )! By: Mj. Xassan X Addan.
Posted by admin on Sunday, March 01 @ 16:12:05 DAVT (325 reads)

(Read More... | 3324 bytes more | comments? | Score: 0)

Dheego Oo Qiimee Falanqaynta Wakhtiyadii Ay Ugu Adkeyd Rayaale & Siilaanyo. Opinion
Waraysi dheer oo uu barnaamijka Jidka Rejada lagula yeeshay Gudoomiye Md. Ahmed Mohamed Mohamoud (Siilanyo) Todobaadkan oo ah barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Televisionka Qaranka oo ay soo saare ka tahay Weriye, Moha Dahir Farah,
Posted by admin on Saturday, February 28 @ 17:46:42 DAVT (1140 reads)

(Read More... | 6133 bytes more | 17 comments | Score: 0)

Dacwadda Kulmiye Gudbiyay Macnaheedu Waa Ictiraaf Dooni Mayno Ingriiksow!? Opinion
Baryahanba qoraalo far waaweyne lagu soo xardhey ama lagu soo qoreyba ayaa shabakadaha JSL ku abtirsada lagu soo daabacayay kuwaas oo uu nurxurkood ah qoraaladaasi ashkato iyo dacwad ka dhan ah JSL iyo madaxdeeda. By: Md. Mj. Omar Darood Hassan.
Posted by admin on Saturday, February 28 @ 17:26:53 DAVT (455 reads)

(Read More... | 8358 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Somaliland Xariir: Somaliyana Xumbadii Doobigu Saydhshay: Waayo?! Opinion
JSL waxa uu Eebe siiyey dad leh afar arimood oo nolosha ilbaxnimada adamiga laf dhabar u ah. 1. Aqoon. 2. Anshax (behaviour). 3. Ujeedo midaysan (unity of purpose). 4. Wax qabad midaysan (unity of effort).
Posted by admin on Friday, February 27 @ 16:09:50 DAVT (488 reads)

(Read More... | 6880 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Fadhiid-Nimada Xafiiska Hanti-Dhawrka Dalka Somaliland Opinion
Hufnaanta xisaabaadka iyo hab-dhaqanka maamul, hadii ay tahay mid dawladeed iyo hadii ay tahay meel gaar loo leeyahayba waa hal-beeg u taagan hubinta hanaanka la isticmaalay si loo ogaado saxa iyo gurac iyo inuu hanaanka maamul u shaqeeyey sidii loogu talo galay. By: Mj. Mohamed A Jama.
Posted by admin on Thursday, February 26 @ 17:01:31 DAVT (690 reads)

(Read More... | 7719 bytes more | comments? | Score: 0)

Madax-Dhaqmeedku Waa Kee?! Opinion
Qoraalkan waxan ka feejignaan doonaa Qadaf , Meel ka dhac iyo Xad gudub iga gaadha Madaxdhaqmeedka Sharafta leh ee JSL. Ma ihi Qoraa, ma ihi Siyaasi, kamana lihi dano iyo ambitions kale oo gooni ah, Waxanse isku deyayaa in bardaan iyo miisaan aan saaro Raadkii soo jireenka ahaa ee Madax-dhaqmeedka. By; Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Posted by admin on Tuesday, February 24 @ 08:48:29 DAVT (872 reads)

(Read More... | 9988 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Hanbalyo Sanad-guurada 3aad Somalilandpatriots U Dabaal Dagayso. Opinion
Waxaan hambalyo, bogaadin hawada u soo marinayaa Shabakada Somalilandpatriots.com ( Safka-hore.com ) oo u dabaaldagaysa sanadguuradii 3aad aasaaska warsidaheena. Waxaan idiin rajaynayaa sanad cusub oo ninmco idiinku curta. Runtii  waxaad muujiseen dadaal badan. By: Mj. Abwaan Saciid Dheen.
Posted by admin on Sunday, February 22 @ 16:16:10 DAVT (573 reads)

(Read More... | 2344 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Waa Kuma Odayga JSL Ee Uu Shacbigu Isla Qiray Hawlkarnimadiisa Qaran?! Opinion
Shacbiga Jumhuuriyadda Somaliland. Waxaa ku waajibay inay guddoonsiiyaan Bilad-Sharaf Al-Xaaji Cabdikariim Xuseen ( Cabdi Waraabe ). Taas oo uu ku mutaystyay tan iyo maalintii dhidibada loo taagay gooni-isu-taagga JSL ayuu Xaajigu ahaa nin ku hawllanaa nabad waarta oo uu shacbiga JSL dugsado. By: Mj. Abwaan, Saciid Cabdi Dheen.
Posted by admin on Saturday, February 21 @ 17:24:24 DAVT (1030 reads)

(Read More... | 4824 bytes more | 15 comments | Score: 0)

The History of Chauvinism-Created Midnimo (1960-1990) Opinion
This article is about S/land`s fanatical, hasty unification with Somalia in 1960 and how Somalia doomed the midnimo with political deprivation (1960-1982) and atrocities (1982-1990). It also states reasons of why the midnimo is not revivable.
By: Md. Mj. Ibrahim Hassan Gagale.
Posted by admin on Friday, February 20 @ 08:55:13 DAVT (524 reads)

(Read More... | 16415 bytes more | 11 comments | Score: 0)

Mudane Madaxweyne Rayaale Ma Waxaad Rabtaan Inaad Sidii Shirkii UDUB Doorashada. Opinion
Ayaamahan waxa saxaafadda ku mashquulay wasiirada ugu dhodhow madaxweyne Rayaale, iyagoo si toos ah u mudaaya xisbiyada mucaaridka, hadana dhinaca Somaliya aad moodo inay gacan haadis u fidinayaan! Sidaa waxaad dib uga akhrisan kartaa hadalada ka soo baxaya...By: Badmaaax
Posted by admin on Thursday, February 19 @ 14:20:59 DAVT (641 reads)

(Read More... | 6026 bytes more | 4 comments | Score: 0)

INDHAHA SIRDOONKA CAALAMKA IYO SOMALILAND. Opinion
BA24, Sergeant Humphrey, ayaa haddii aan kor u qaadayna ku qoran. Dhinaca kale ayaan u rogay bal inay wax intaa dhaafsani ku qoranyihiin, iyada oo maskaxdayda aanay ka hor ku soo dhicin pistolladdii aan sitay ee ahayd PPK-du...By: Salaan Axmed Jamaac ( Maroodi-Jeex ).
Posted by admin on Tuesday, February 17 @ 18:59:22 DAVT (608 reads)

(Read More... | 6622 bytes more | 1 comment | Score: 0)

What if Silaanyo Loses? Opinion
If Axmed Silaanyo loses, the country will get on with its business. I can’t think of many things more useless than finger-pointing among themselves. Our fragile nation has real problems to deal with.
Posted by admin on Monday, February 16 @ 17:58:08 DAVT (563 reads)

(Read More... | 7603 bytes more | Score: 0)

Madaxweyne Rayaale Doorashada Miyuu Ka Baqayaa? Maya! Opinion
Waxaa maalmahanba ay bulshoweynta JSL la dhego-berjoobeen qaylada iyo sawaxanka ka soo baxaya hogaamiyayaasha Mucaaridka iyo mas'uuliyiin kala duwan oo dhamaantood coloolyow iyo werwer ka muujinaya in ay doorshadu dib uga dhacdo xiligii loogu talo galay. By; Kaysar
Posted by admin on Monday, February 16 @ 17:03:17 DAVT (442 reads)

(Read More... | 8914 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Somaliland Republic Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL

MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 108 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Psycho-politics of S ...
· Today In History: On ...
· My Advance Congratul ...
· 18ka May Waa Maalin ...
· Hees: Allahayow Sama ...
· Somaliland\'s D ...
· Are The Somali Union ...
· JAWAAB-CELINTII GUDD ...
· Diyaar-Garowga Xuska ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.

 
Tafsiirka Quraanka Kariimka.
 تفسير القرآن بالماوس

http://quran.muslim-web.com/sura.htm?aya=002&
AHN. Abwaan Qaasim

Asmaa' Allaahi Al-xusnaa
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
Somaliland National Movement ( SNM ).

Somaliland National Movemen ( SNM )
 
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD

By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0

    Proudly Somalilander
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado.