Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Maxaa Kallifay In Dib Loogu Noqdo Shir-Beeleedyo Maanta JSL. Opinion
Shirkii Beelsha Ciise Muse uga socday DUBUR oo galay maalintiisii 5aad iyo wefti isugu jiray Cuqaal, Waxgarad iyo Madaxdhaqameedka Beesha Habaryoonis oo soo hambalyeeyay shirka. 
Posted by admin on Tuesday, October 04 @ 15:00:49 DAVT (631 reads)

(Read More... | 1866 bytes more | 30 comments | Score: 0)

Fadeexaddii Ugu Weyneyd Waftigii Abaaraha JSL Oo Seexday Huteelka.... Opinion
Waxaa la yaab leh wafti u socday sida ay sheegteeen in baahi gurmad u yihiin hadanna hotelkii ugu qaalisanaa Kenya ku seexday qarash fawqal caliga ah. Hotelkaas oo uu deganaa madaxweyne-ku-xigeenka hada mareykanka talada haya Mr John Biden ayaa caqliga galeyn dalka faqiirka JSL aduunka u taagan siiba xafiiska qaramada midoobey ee OCHA..
Posted by admin on Monday, September 26 @ 01:45:28 DAVT (438 reads)

(Read More... | 6931 bytes more | 16 comments | Score: 0)

WHY NOT SOMALILAND? WHY COULDN'T WE AND CAN'T WE ? Opinion
After more than 20 years, who do we blame for the lack of diplomatic recognition and how do we go around this neverending "somali-wayn" quagmire to attain our goal? To be blunt and humble at the sametime, I think we can only blame ourselves, to certain degree, and of course our past and current governments! By: Hassan H.
Posted by admin on Wednesday, September 21 @ 00:06:19 DAVT (437 reads)

(Read More... | 8541 bytes more | 7 comments | Score: 0)

Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Burburka Jaamacadda Hargeysa Yaa Mas'uul ka ah? Ma SIILAANYO?....Qybti Iaad, By: Xamse Saxardiid Xasan (LEEB). 2. Dr, Gaboose: Hogaamiyaha, Keliya ee Jooga JSL ee Ka Qaadi Kara Xukunka Halka Madaxweyne Siilaanyo Kaga Tago. By Dacar, Political Science, Educator. 3. Ma waxaad is moodreen Qurbajooga Kulmiye iyo gudoomiyaashooda kartida badan, dalka waxa ka codeyaa ee codkooda loo baahan yahay ma aha Gudomiyaha UK, Sweden iyo Norway jooga ee UCID. By: Cumar Darood Xassan.
Posted by admin on Monday, September 19 @ 23:50:25 DAVT (261 reads)

(Read More... | 13870 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Fadlan Ha Loo Codeeyo Eng: Marwo Fatima Ali Madar. By; Jamal Ali Hussein. Opinion
Musharaxada kowaad ee murashaxiinta Somalida u rashaxan doorasha golaha deegaanka magaalada caasimada ee Oslo/Norway waa Eng. Marwo Fatima Ali Madar, oo u taagan siday wax uga qaban lahayd dhibaatooyinka ka haysta Somalida dalka Norway. By: Jamal Ali Hussein.
Posted by admin on Wednesday, September 07 @ 23:55:52 DAVT (555 reads)

(Read More... | 2180 bytes more | 11 comments | Score: 0)

Madaxdii JSL Oo Pugtland Ku Xidhan Iyo Xukuumadda Oo Door Bidday Muranka UCID. Opinion
Waa maalmihii akheyrka illaahey la wadeydiisan jiray ee caalamul islaamku alle bariga badin jiray gacmahan kor loo taagi jiray, runtii waa ayaamahan mudan in la iswada  cafiyo islmarkan lagu ciido ciidwanaagsan, Iyadoo ayaamahaasi barakeysan kujirna ma garan karo sababta dacwad iyo garnaqsi loo furo xisbiga UCID, waxay aheyd inla sugo ila inta bisha ramadan dhamaaneyso iyo dhawrka cisho ee ciidul fidrigui dadkuna waajibaadkood faral ee bisha ramadan  dhamistirtan.
Posted by admin on Saturday, August 27 @ 18:01:24 DAVT (930 reads)

(Read More... | 5870 bytes more | 158 comments | Score: 0)

Ramadaan: Khawaatim Mubaarakah. Opinion
Waxan leeyahay Bishii Ramadan dadkii maalmihii ugu horeyay sida adag u wada hadalay ee aheyd qabyaalada, neceybka shaqsi iyo aflagaadada-ba in ay Illaahay toobad weydiistan oo ay ka soo noqdan wixi maalmihii u horeyay afkooda ka soo baxay, dhamaantoodna ay is wada saamaxan, maadaama ay is kantrooli kari waayeen bishi barakeysney, runtii waxa inoo furan oo qiil inoo noqoneysa toobadda Alle oo aynu weydiisano iyo quluubteena oo isawada saamaxda.
Posted by admin on Tuesday, August 16 @ 10:20:34 DAVT (486 reads)

(Read More... | 3558 bytes more | 1 comment | Score: 0)

UDUB, KULMIYE, Iyo UCID-ba Ha Laga Takhaluso Oo Ha La Tirtiro! Opinion
Iyada oo dhexda loo xidhanayo ambaqaadka hayaan qoto dheer iyo geeddiga yoolkiisu yahay in ay Somaliland ka mid noqoto qaramada laga aqoonsan yahay adduunka, ayuun bay milay ba nagu karaar-jebiyaan, naguna majare-habaabiyaan muran ma-dhalays ah iyo hawl aan midho lahayn, garaadka bulshadana ay ku jiheeyaan meel aan horumar iyo doog lahayn.
Posted by admin on Thursday, August 11 @ 22:52:11 DAVT (260 reads)

(Read More... | 6383 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Somaliland, An Oasis Of Stability, Deserves Its Independence. Opinion
By African and middle eastren standards Somaliland is  a model state, While the international community still refuses to recognize this new state, it’s worth remembering,  that it’s more embracing of fairness and liberty than most of its African and Persian Gulf neighbours.
Posted by editor on Wednesday, August 10 @ 15:35:47 DAVT (430 reads)

(Read More... | 9890 bytes more | 16 comments | Score: 0)

While Somalia Stagnates, Somaliland Flourishes Opinion
Democracy in Somaliland has the attributes of being homegrown, far more representative, open and accountable than most African countries can claim, and unique among entirely Muslim countries of the Middle East and north africa.
Posted by editor on Wednesday, July 27 @ 13:54:52 DAVT (349 reads)

(Read More... | 1841 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Ra'yigooda Reer Pugtland Magacaabista RW-ha Cusub Ee Somalia. Opinion
War Reer Puntlandnoow xasuus dhow iyo fikir dhow ayaad leedihiin. Shaley wiilkii ina C/rashiid Cali Sharmaarke markuu Ra'isal Wasaraha noqdey waa faraxsaneedeen maanta waa tii oo kale, xitaa Cabdulaahi oo madaxweyne ahaa waa la ogaa sidii loo galey oo looga qaadey madaxweynimada. Marka meeshan Dowlad Villa Somalia ka jirta waa mid Hawiye u shidan. Waxaa la keensadaa meesha mid Darood ah marka laga dhameesto arimaha laga doonayo oo ah masruufka aduunka ayaa si bahdil ah looga xayuubiyaa kursigiisa.
Posted by admin on Friday, June 24 @ 23:43:01 DAVT (640 reads)

(Read More... | 2165 bytes more | 39 comments | Score: 0)

XAQ UMA LAHA!! SHEEKO GAABAN Opinion
Summadiisu waa maya! Wuu suurad wacan yahay; sawdkiisa xabeeb buu u sameeyaa, uu raganimo ka baadh baadho. Si buu u siloonyahay. Wax kasta dhanka xun buu ka eegaa isagoo ku eegayaa indho xun, ficil kastuu samaynayona wuxuu ka horaysiiyaa maxaa iga soo galaya. Wuxuu moodayaa inuu ogyahay wax soo socda. Oo muxuu u moodi waayay, isaga wuxuu sameeyaaba makala duwana e ?
Posted by admin on Thursday, June 02 @ 21:19:49 DAVT (341 reads)

(Read More... | 9309 bytes more | 2 comments | Score: 0)

TELESOM MAGACEED BA!! Opinion
"Lacagta kuu hadhay way yartahay fadlan lacag ku shubo"! Waa dhawaaqa xadantada leh ee qalbiyadeena xiisaha ka biinaya! Waa dhawaaqa u diiday dadku inay danahooda dhamaystaan! Waa dhawaaqa aad maqashid markasta oo aad mobilka madaxa u dhawaysid! Waa dhawaaqa qofkastaa habaaro!
Posted by admin on Wednesday, May 25 @ 20:20:55 DAVT (489 reads)

(Read More... | 6063 bytes more | 7 comments | Score: 0)

A Rite Of Torture For Girls In Africa And Asia. Opinion
This is one of the most pervasive human rights abuses worldwide, with 3 million girls mutilated each year in Africa alone, according to U.N. estimates. A hospital here in Somaliland found that 96% of women it surveyed had undergone infibulation. The challenge is that this is a form of oppression that women themselves embrace and perpetuate. By Nicholas D. Kristof

Posted by admin on Friday, May 13 @ 00:48:48 DAVT (1031 reads)

(Read More... | 1872 bytes more | 3 comments | Score: 0)

TODOBAADKII DABAALDEGGA MAALINTA QARANIMADA JSL. Opinion
Runtii meelo badan oo wadanka gudihiisa ah ama dibadaba ah, dibadu ha u badnaatee waxa jirta in sida loo xusayo 18ka ay ku jirto arimo diiniyan aan u wanaagsaneyn. waa dhab in todobaadka inagu soo aadani uu yahay mid si weyn loogu diyaargaroobi doono xuska 20 gurada 18ka May ee Somaliland. By: Ceelaabe.
Posted by admin on Friday, May 06 @ 23:36:14 DAVT (603 reads)

(Read More... | 5884 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Roobkii Alle Shubay Allxamdu Lillaah, Balse Maxaa Laga Bartay Dhibtii Abaaraha. Opinion
Dhibaato kasta oo dhacda aduunka waxa laga bartaa cashoro lagaga hortago ama lagaga gaashaanto aafooyinkaasi si aanay dib khasaare wayn ugu keenin hadiiba ay mar kale dhacdo. Aafooyinka dabiiciga sida abaaraha, dabka, daadadka iyo dabaylaha. Waxa iyana ah in laga gaashaanto ah cudurada faafa. Waxaa laga bartaa khibradii lagaga hor tagi lahaa si aanay mid kale oo dhacdaa khasaare laxaad leh u gaysan. By: Eng. Fatima Ali Madar
Posted by admin on Tuesday, May 03 @ 23:56:20 DAVT (757 reads)

(Read More... | 7893 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Dhaqaalaha Dhimashada Lagu Bixiyo!!!. Opinion
Waxa inoo dhaqan ah in aynu wax kasta ka istaagno kuna qiimeyno hab qabiil ama reernimo.waxa xaqiiqo ah in habka aynu wax u qeybsaney ama dalkaba loo degan yahay uu qabiilka ama reerku sal u yahay.adeegsiga sida xun loo isticmaalayo ama loo dhiirigelinayo qabyaalada iyo hiilka reernimo ayeynu inta badan iskala hadalnaa. By: Abdifataah Mohamed Ahmed
Posted by editor on Tuesday, April 26 @ 01:11:24 DAVT (516 reads)

(Read More... | 5791 bytes more | 6 comments | Score: 0)

The Somaliland Leader Needs To Take Bold Actions So That We May Gain. Opinion
The head of state of the Republic of Somaliland, President Mohamed Mahamoud Silaanyo, is currently touring the Arabian Gulf states. It is the hope of the unrecognized Republic to garner a close relationship with these rich Arab countries inorder to receive financial assistance from them. And more importantly what the Republic wants from these countries is to facilitate the legitimacy of the Somaliland Republic.
Posted by admin on Wednesday, April 20 @ 21:40:02 DAVT (561 reads)

(Read More... | 3598 bytes more | 18 comments | Score: 0)

Good books are the source of knowledge and happiness Opinion
Good books are the source of knowledge and happiness A person is known by the books he reads. books are an index to the mind and the interest of the person. a person who has no library of his own is poor no matter how rich his tangible assets may be.By:Hassan A. Muhumed.
Posted by editor on Sunday, March 27 @ 23:58:47 DAVT (947 reads)

(Read More... | 1572 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Mahadnaq.. Opinion
Hadaanu nahay Reer Hassan Guuleed iyo Reer Rooble Ali waxaanu halkan uga
mahadnaqayaa dhammaan dadkii na soo tacsiyadeeyey iyo intiinii nagala qayb
qaadatay aaska geeridii ku timid AHN Fadumo Roble Ali oo ku geeriyootay magaalada London 16/03/11. 
Posted by admin on Thursday, March 24 @ 23:18:35 DAVT (273 reads)

(Read More... | 1527 bytes more | comments? | Score: 0)

Dhamaadka xidhiidhka jaceylka:khilaaf mise khayr?. Opinion
Wejiyada noloshu way badan yihiin,markasta oo middi dhamaadana waxa haddana mar kale kugu bilaabmaya mid cusub oo markii hore aanad ku jirin.ilaa inta aad ka dhimaneysidna waxa aad ku jireysaa isbedeladaasi nolosha aas,aaska u ah.By:Ceelaabe.
Posted by editor on Thursday, March 24 @ 02:21:54 DAVT (575 reads)

(Read More... | 11580 bytes more | comments? | Score: 0)

Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Muj-Ibrahim Dhegga-Weyne, Ma Qabyaalada Fandhaalo Aanu Ku Cunno Nooggu Sameeya Ayaad ugu Hanjabeysaa Madaxweyne Siilaanyo. By: Maxamed-Amiin Dahir Caynaanshe. 2. Kol Hadaan Ka Gabyay....By: Axmed Cali Sabeyse. 3. Maxaa ka qaylisiiyay Saxaafadda Kooxda Nabad-diidka. By: Jaamac Cabdillaahi Suleiman. 4. Abtiyaal Gar-diid Waa Alle Diid. By: Abdifatah Abdi. 5. Maxamed Xaashiow Bakheylnimado waa shey laga duceysto ee ha odhan bakheyl baan ahey. By: Cumar Daarood. 6. Xukuumaddani Ma Xasuusan Doontaa Kaalintii Madaxweyne C/Raxmaan.Tuur?? By: Saeed Mohamoud Gahair. 7. Furashada ururada siyaasada : Dan mise daal. By: Ceelaabe.
Posted by admin on Friday, March 18 @ 21:53:36 DAVT (692 reads)

(Read More... | 42786 bytes more | 44 comments | Score: 0)

Mj. Bashe Abdi-Yare Xaqiiqdii Jirtey Buu Ka Dhawaajiyay..... Opinion
Mudo hore ayaan maqlay sheekadan been abuurka ah oo an doonay inaan ogaado xaqiiqadeeda, runtii waxa ay sheekado dhaafi weyday ee Faysal lagu heysta ADEN ALI GUHAAD ( Aden waali ) bey ilmaadeer aheyn, oo ah ninka lagu tuhunsan yahay inuu wargeyska UFFO u gudbiyay dawladii Somaliyeed ee xilligaasi jirtey ee dhalinyarada xidhxidhdhay.
Posted by admin on Friday, February 25 @ 22:24:29 DAVT (720 reads)

(Read More... | 4732 bytes more | 11 comments | Score: 0)

Dr Robert Johnson Opinion
I was very impressed with your website and I have a request. I wonder if you have one or two representatives who could come and talk with me and some colleagues at Oxford University, perhaps to tell us more about the country.
Posted by admin on Friday, February 25 @ 00:57:24 DAVT (721 reads)

(Read More... | 1195 bytes more | 29 comments | Score: 0)

Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. Opinion
1. Wasiirka Duulista hawada ee Somaliland Dagaalkii Daahir Riyaale ku waday Avitionka ma wadaa mise waxuu noqday nacableeye? By: Ahmed Bashir ( Safari ). 2. Gabay Baroor-diiq AHN Md. Mj. Ibrahim Maygaag Samatar. By: Ahmed Ibrahim. 3. Mudane Madaxweyne Axmed ma ku tidhi na aqoonso. By: Badmaax. 4. Sidee baa wax looga qaban karaa Shirqoolka Siyaasadeed ee Xukuumadda Siilaanyo. By: Ahmed-Nasir Hersi. 5. Soo Dhaweeynta Horn Cable TV. By: AbdiKaRim Said Salah 
Posted by admin on Friday, February 11 @ 15:46:25 DAVT (412 reads)

(Read More... | 51505 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Xadhiga Gudoomiyaha Waaheen Media: Waa Sumcad Xumo Siyaasadeed. Opinion
Kulmiye waa xisbiga hadda talada haya,kuna guuleystay tartankii doorasho ee loo soo galay hanashada hogaaminta dalka.wakhtiyadii uu ku jiray halganka xildoonka ahaa,waxa xubnihiisu ay in badan bulshada u sheegi jireen baahiyo jira oo u baahan in wax laga qabto, waxaaney dawladii hore ku dhaliili jireen waxqabad la,aan.sidoo kale waxyaabaha kulmiye aadka uga hadli jiray waxa ka mid ah xoriyada dhinaca saxaafada. By: Mj. Ceelaabe.
Posted by admin on Sunday, February 06 @ 18:14:38 DAVT (444 reads)

(Read More... | 8750 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Sheeko Dhex Martay Miyir Iyo Mirqaan! Opinion
Waxa fiican in xukuumadu ay isku deydo in ay soo ceshato karamaddii badh buuxisana shuruudihii masuliyada ay qadeen lagu fulin lahaa rumeeyaana dhaartii ay ummada u dhaaratay qaybo ka mida illeyn ma arragno in ay wada fulinayaane. By: Amiin Dahir Caynaanshe.
Posted by admin on Sunday, February 06 @ 17:33:51 DAVT (626 reads)

(Read More... | 6018 bytes more | 26 comments | Score: 0)

Tallo Ku Socota Inta Danaysa Jumhuuriyadda Somaliland. Opinion
Marka xiga hadii aan u daadago qormadan gaaban ee aan DIGNIIN ahaanta uugu talagalay; waxaan ka codsanayaa inta danaysa Somaliland in balaayo ka hortag bayleedahee, kadaba tag malaha in Somaliland wixii wax yeelaya lagu gargaaro dowlada in laga hortago.
Posted by admin on Thursday, February 03 @ 01:16:48 DAVT (281 reads)

(Read More... | 7123 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Dadka Waalan Afkoodiyo Sawirkay Ku Jirtaa Xikmaddu Ee Muxuu Halkan Sheegay Amiin Opinion
Waxa ay xikmaddu ku jirtaaba la yidhi dadka waalan afkooda. Waxa soo raaca farshaxanka sawirka oo u dhigma kumanaan eray oo hal sawir lagu muujiyay. Waa maxay hadaba ula jeedada sawirkani? Muxuu se arkay, maqlay, dareemay farshaxan Ammiin Caamir ee ku dhaliyay in uu abuuro aragtida swirkan? Afeef: Aflagaado ma geyo Farshaxan Ammiin Caamir. Caqli keen caawaba. Ka dhiibo ra'yigaaga.
Posted by admin on Tuesday, February 01 @ 01:59:52 DAVT (456 reads)

(Read More... | 1430 bytes more | 14 comments | Score: 0)

Sincere Advices For President Sillanyo: Somaliland Should Separate Even If Hell Opinion
In these tumultuous times it is remarkable how Somaliland is weathering the wind of democratic change in the neighborhood that seems to have taken Tunisia, Egypt by storm. Soon Yemen will follow, maybe Djibouti itself. This is a testimony that Somaliland is on the right side of history. By; Mj. Ruthless.

Posted by admin on Monday, January 31 @ 10:05:01 DAVT (398 reads)

(Read More... | 6605 bytes more | 33 comments | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Somaliland Republic Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL

MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 111 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Psycho-politics of S ...
· Today In History: On ...
· My Advance Congratul ...
· 18ka May Waa Maalin ...
· Hees: Allahayow Sama ...
· Somaliland\'s D ...
· Are The Somali Union ...
· JAWAAB-CELINTII GUDD ...
· Diyaar-Garowga Xuska ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.

 
Tafsiirka Quraanka Kariimka.
 تفسير القرآن بالماوس

http://quran.muslim-web.com/sura.htm?aya=002&
AHN. Abwaan Qaasim

Asmaa' Allaahi Al-xusnaa
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
Somaliland National Movement ( SNM ).

Somaliland National Movemen ( SNM )
 
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD

By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0

    Proudly Somalilander
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado.