Somaliland Patriots www.somalilandpatriots.com The gateway to the genuine voice of the civil society, news and other activities in the Republic Of Somaliland Mission Statement :To promote and protect the cause, sovereignty, peace, democracy, good governance, rule of law, human rights, free market system , healthy political dispensation or stewardship, and general political, economic social development in Somaliland .Contact Us :Info@somalilandpatriots.com
Somaliland Patriots News       
Xuska 18ka May, Khudbadii M/weynaha JSL Ee Fagaaraha Beerta Xorriyada Hargeysa.       JSL: Laba Maalmood Oo Fasax Ah.       Dareen Naxdin Leh......       Shiiq-Shariif Oo QM Ka Dhawaajiyay Nooca Wada-Hadalada JSL Iyo Somalia.       M/ku-Xigeenka Oo Shaahaadooyin Guddoonsiiyey 1106 Macallin....       Xaflad Si Weyn Loo Soo Agaasimey Oo Loo Qabtay Safiirka Cusub Ee JSL/Canada.       Faallo mal leh...Shib kadheh.... No Comment... Keine Kommentar... No Coment... B       Koox U Cumaamadatay Madax-Dhaqameed Bug Ah Oo U Tahriibtay Muqdisho.       Shan Mashruuc Loo Dhagax Dhigay Gobolka Saaxil..      
Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News Somaliland Patriots News | Somaliland News
   Home | Somali News | Somali Articles | Health | Opinion | Feedback | Search | Archive | Submit News | RSS Feeds

Main

 

BBC Somali

 
Somali Links
Ka Dhageyso Qur''aan
Radiohargeysa
Radio Hadhwanaag
Radio Gedo
Radio Galkacyo
Radio Banadir
Radio Hormuud
Codka Soomaaliyeed
Somali radio (Sweden)
Somali radio (USA)
Tvsomalilandeurope
Somali radio(DR) 10:50
Somali swiss radio
Radio Dalmar
Radio Golis
Radio Xoriyo
OOG RADIO
Sagal radio
Qaran. Radio
radiolascaanod
Raad Radio
Channel Africa  
A

Africanewsonline
Aftahan
Alldalka
Allpundland
Al-taqwaa
apd-somaliland
awdaldevelopment
B

Baidoa 
BBC Laanta af Somalia
Balcad
Banadir-islam
Banadir
Boosaaso
Boqolsoon
Boramenews
Bulsho
Bulugleey
Burtinle
Buuhoodle
Buurhakaba
C

Cayaaraha 
Codka Soomaaliyeed G
Gabilay
Gantaalnews
Garissa
Garsoor
Geeska Afrika
Gedonet Online
Gedoweb Online
Gobanimo
Golaha guurtida Somaliland
H

Hadhwanaag
Hadhwanaagnews
Halgan
Halgannews 
Hargeysa
Hargeisa City Official Site
Hiiraan
Hiiraan Today
Hilinkatoosan
HornAfrik Online
HormoodNews
HorseedNet
Horyaal
Hoteelka Ambassador
Hobyonet
Hargeysa Online
Hctv
I
Idamaale
Iftiinka aqoonta
IGADNEWS SOMALI
J

Jamhuuriya
Jammaame
Janaale
Jigjiga
JowharOnline
Jowhar
K

Kooshin.com
Kasmo
Kenya Somalia 
Kulmiye
L
Lafoole
Laascaanood
Laasqoray
longlivesomaliland
M
Maandeeq
Markacaddeey
Markacadey net
Midnimo
Midgaan
Mudulood
Mudug-online
Muqdishonet
Murtimaal
N
Nugaal
O
Ogadennews
OGADEN ONLINE
P
Puntlandpost
Q

Qaran News.
R
RadioSomaliland
radiohargeysa24
Redsea-online
Ruunkinet T
Togane
Togdheer Online
Tvsomalilandeurope
T vsomalilandinter..
TogdheerNews
togaherer
W
Waano
Waagacusub
Wariye
Wakiil
Wardheernews
Wardoon
Warsan
WIDHWIDH
waridaad
wariyaha
U
Ucidparty
UDUB
UMAK
V

visitsomaliland
X

xamarnet.com
Y

Yaaqshid
Yoobsan Oline
Youth Anti AidsSomalia
Newspapers
Wargeyska Haatuf
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed.
Proudly Somalilander
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde.
Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Siday U Madowdahay Uma Rajo Xuma! Opinion
Quruxdu waa mid ka mid ah waxyaabaha aadamigu ku kala aragti duwan yahay,waase runtii wax aad loo wada jecel yahay. Erayga quruxna waxaan filayaa in uu yahay mid miisan ku leh nolosheeena waayo macnaha loo adeegsado awgeed. By: Ceelaabe.
Posted by admin on Friday, January 29 @ 19:28:31 DAVT (569 reads)

(Read More... | 7519 bytes more | 1 comment | Score: 0)

DOOD FURAN: SOMAALILAND IYO XAALADA MURUGSAN EE ASXAABTA SIYAASADDA. Opinion
Jahwareerka haysta shacbiga JSL iyo siyaasadda aan salka lahayn ee ka dhex taagan ashkhaas siyaasiyiin ah oo dalkii dib u dhac ku hasysa. SHacbiga Somaliland ayaa ilaa imika ku jira  nolol aan hor-u-socod lahayn oo wax mustaqbalana aanu hor oolin.
Dantii umada iyo wax qabadkiii loo hawl gali lahaa waxa laga doortay asxaab is  eryata iyo ashkhaas  isu muuqanaysa. By: Saciid Dheen.
Posted by admin on Wednesday, January 27 @ 23:09:02 DAVT (643 reads)

(Read More... | 5937 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Aqoonyahanka JSL, Aragtidiisa Siyaasadda Iyo Siyaasiyiinta JSL. Opinion
1. Hadal run kama raysto! Siyaasaddu, marka loo eego nolosha dadka, waa wax kolba heer taagan oo aan meel keliya loogu hagaagi karin. By. Axmed Iid Aadan. 2. Fahamka Siyaasadda iyo Siyaasiga JSL! By: Ceelaabe.
Posted by admin on Wednesday, January 27 @ 15:20:13 DAVT (439 reads)

(Read More... | 11243 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Ma Doraato Raadkaan Dhigaan Dib Ugu Soo Laabtay?! Opinion
Waxaan aad ulaa yaaba dad badan oo buun buuninay go'aankii ka soo yeedhay Wasiir-ku-xigeenka Arrimaha Debeda JSL, kuna sheegay inaan Siilaanyo loo ogolaan doonin inuu soo galo dalka ilaa uu dawladda waydiisto cafis. Hadaba su'aal ayaan doonaya inaan waydiiyo wasiirka. Su'aalna waxaan waydiinayaa kuwa ku hanjabay, Yaa ku dhaca in Siilaanyo laga mamnuuco dalka"!
Posted by admin on Saturday, January 23 @ 17:08:15 DAVT (672 reads)

(Read More... | 6331 bytes more | 18 comments | Score: 0)

What is KULMIYE's political agenda for Somaliland? Opinion
It is not fair to stigmatize a whole party for the sake of one person. KULMIYE is a noble and patriotic party. Among its ranks you will find some of the men and women who fought for Somaliland's second independence againts the Barre regime. Among its ranks you will also find a cross section of the Somaliland community.
Posted by admin on Saturday, January 23 @ 16:02:54 DAVT (795 reads)

(Read More... | 4285 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Mucaaridku JSL Waa Daweeyaha Dawladda Xanuunka Badan!, Opinion
Shirkii jaraa'iid ee uu Madaxweyne Rayaale ku qabtay Qasriga Madaxtooyadda haddan dhawr qodob ka soo qaato oo muhiim ah oo uu Madaxweynuhu taa-tabtey oo runtii ah qodobo laga garaabi karo, sideedaba-na hadalka inta nuxurku leh ayaa la naqdiya oo laga hadalaa inta aan micnaha badan la heyn waa laga boodda. By: Omar Darod Hassan.
Posted by admin on Saturday, January 23 @ 15:27:43 DAVT (381 reads)

(Read More... | 15298 bytes more | comments? | Score: 0)

Diridhaba: "Madaxweyne Rayaale Iyo Axmed Siilaanyo Mid Kee Baa Federaalka Opinion
Sannadkii 2003-dii wakhti yar uun ka hore markii Daahir Rayaale Kaahin uu u diyaar garoobaayey tartankii doorashada madaxtinimada wuxuu geed dheer iyo ku gaabanba u koray inuu helo taageerada siyaasiyiintii qaadacay madax banaanida Somaliland ee maalin cad shaaca ka qaaday in ra´yiga ay aaminsanyahiin yahay Somaliland oo lagu dhex milo fekerka federaalnimada. By: Diridhaba
Posted by admin on Thursday, January 21 @ 19:49:48 DAVT (896 reads)

(Read More... | 10705 bytes more | 14 comments | Score: 0)

WASIIRKA XANAANADA XOOLUHU MIYUU UGA DARAY MAXJARKA BERBERA?! Opinion
Tan iyo intii  dawladu sucuudigu ugu dhawaaqday inay furtay xoolihi Somaliya uga iman jiray waxaa dekeda berbera laga dhoofiyey xoolo aad u tiro badan kuwaasoo gaadhay dekeda magaalada jida waxaana bilowday yididiilo iyo rajo cusub waxaase dhawaanan soo baxaya dhawaaqyo carqalad ku ah dhoofka xoolaha. By: Jamac Cabdillahi Suleiman.
Posted by admin on Wednesday, January 20 @ 21:13:21 DAVT (347 reads)

(Read More... | 5784 bytes more | 1 comment | Score: 0)

Xisbiga UDUB Baa Isu Haya Somaliland! Qyb. 2aad Opinion
"Sidu Udub dhexaadku isugu hayo Aqal Soomaaliga,ayaa Xisbiga UDUB-na u yahay Udub-dhexaadkii isu hayey shacabka reer Somaliland,laakiin dad badan ayaan weli taas fahmin"! By Mingiste
Posted by admin on Wednesday, January 20 @ 14:36:32 DAVT (644 reads)

(Read More... | 4925 bytes more | 23 comments | Score: 0)

Jeneral Taani, Jeneral Saqadhi: Waxa La Idinka Baahan Yahay...... Opinion
Waxa runtii nasiib daro ah inuu  caalamku ictiraafo dawlad ku sugan madaxtooyadii Xamar oo dhan 2km oo isku wareega ah, runtiina waa nasiib daro inuu caalamku maanta  indhaha ka qarsado JSL oo maamuleysa xuduudaheeda ay la leedahay Itoobiya, Jabuuti iyo Somaliya. By: Omar Darod Hassan
Posted by admin on Thursday, January 14 @ 21:10:03 DAVT (480 reads)

(Read More... | 6700 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Qiimaha Qofka Wadaniga Ah. Opinion
Waayadan waxa soo kordhay dadweynaha kaalinta fiican ka qaatay qabashada cadowga nabadgelyadda qaribaya, waa mahad ilaah. Hadaba iyadoo qof dumar ah ayey doontay inay ku quusato qabashada nin qaldan oo raba inoo maleego shirqool oo ku qarxinaayo nafteena. By:  by: Mukhtar A. Ali.
Posted by admin on Tuesday, January 12 @ 00:30:40 DAVT (574 reads)

(Read More... | 3180 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Waan Akhriyey Qorshaha Waxqabadka Xisbiga UCID! Opinion
Waan akhriyey Barnaamijka Siyaasadeed ee Xisbiga UCID, 2009/2010ka, kaas oo ka kooban 47 bog. Markaad si fiican u akhrido qorshaha wax-qabad ee uu soo  bandhigay  Xisbiga UCID... By Migesto.
Posted by admin on Tuesday, January 12 @ 00:00:59 DAVT (982 reads)

(Read More... | 12183 bytes more | 30 comments | Score: 0)

Maqaal: Doorashada Somaliland Burbur Mise Badhaadhe? Opinion
JSL qaabka ay illaa 1991 - 2010 ay Saddex Madaxweyne sifo sharciya isu beddeleen, waa arrin muujin karta qaab dhaqan oo dimuqraadiyadeed oo ka jira JSL. Illaa maanta JSL, waxay tahay meel ka nidaam wanaagsan dalal badan oo haysta aqoonsi caalamiya. By: Mohamed Abdi Jama.
Posted by admin on Thursday, January 07 @ 22:05:00 DAVT (629 reads)

(Read More... | 6018 bytes more | 6 comments | Score: 0)

Faallo: Madaxweyne Rayaale Ma Ka Faa'iidaysan Doonaa Fursadda Martiqaadka Opinion
Si kastaba ha ahaatee, safarkan Madaxweyne Rayaale waxa ku duugan haliso qarsoon oo u baahan in si taxadir iyo diblamaasiyad leh looga gudbo, si loo furo irridaha ka xidhnaa dalkeena. Waxa kaloo habboon in madaxweyne Rayaale. By: Kayse Axmed Digaale.
Posted by editor on Saturday, January 02 @ 02:54:47 DAVT (619 reads)

(Read More... | 4834 bytes more | 5 comments | Score: 0)

Maqaal Xog-Waran Oo Ku Saabsan Arrinta Marxuum Fagadhe. Opinion
Warar ka soo baxaya Jaaliyada JSL Fransiiska inta badan ay aad isugu dhowaayeen Marxuumka waxay tibaaxayaan inay ku filnaayeen arinka geerida iyo soo guryo-celinta Marxuumka. Waayo inta horeba iyagaa la tacaalayay . Hadaba ninka loo soo magacaabay inuu xilka kala wareego...
By: Cali Jaamac.
Posted by editor on Friday, January 01 @ 04:04:34 DAVT (685 reads)

(Read More... | 4944 bytes more | 4 comments | Score: 0)

Yeyga Waa lala Saaxiibi Karaa Balse Waa Inuu Hubkaau Kuu Diyaar Yahay. Opinion
Waxa mahad leh Illaahey oo ina siiyey garaad iyo maskax aynu kaga duwanahay dhamaan makhluuqaadka kale ee uu Alle abuurtey, waxaan u hambalyeynayaa dhamaan shabakadaha Somaliland ee u heellan horumarinta wadankooda iyo bulshada Reer Somaliland. By; Isaaq Ahmed Jama.
Posted by editor on Friday, January 01 @ 02:24:02 DAVT (744 reads)

(Read More... | 6325 bytes more | comments? | Score: 0)

Madaxweyne Rayaale Meydkii Halyeygii Fagadhe Ma Wuxu U Waayay Kharash LÃ& Opinion
Jicmihii dhaweyd ee ina soo dhaafey waxa magaalada Paris ku geeriyooday Alle ha u naxariiste marxuun Maxamuud Nur Saalax - Fagadhe, runtii waxa hubaal ah sida ey wararku sheegeyan inuu meydkii maanta. By: Omar Daarood Xassan.
Posted by editor on Wednesday, December 30 @ 23:25:19 DAVT (810 reads)

(Read More... | 8407 bytes more | 23 comments | Score: 0)

Maxaan u hiigsan la'nahay hor-u-marka sayniska ee adduunyadu gaadhay? Opinion
Dadka Geeska Afrika aad ayay uga danbeeyaan adduunyada kale marka laga eego dhinacyo badan. Somalidu waxay ka mid tahay dadkaasi aan soo sheegnay, siiba iyaga oo ah kuwa uga liita xagga horrumar iyo midka dhaqaalaba. By: Yaasin Aw Yuusuf Magan.
Posted by admin on Tuesday, December 29 @ 20:43:07 DAVT (358 reads)

(Read More... | 7553 bytes more | comments? | Score: 0)

Qabiilka: Qabiilku Waa Dhalasho. Marba Qabiilka Aad Doontana Ma Noqon Kartid. Opinion
Qabiilku waa isu tag xaymo amase kooxo dad ah oo wadaaga isir, caado, af, dhaqan iyo dhul u gaar ah. Aqoon yahanada qaarna waxay ku qeexaan Qabiilka koox bulsheed ka kooban jilibo amase ardaayo ka soo jeeda jiilal isku abtirsiimo ah. Marna Qabiilku waa bulsho meel wada degan oo leh xeerar iyo dhaqan u gaar ah. Sida Diinteenu inoo cadeysayna Qabiilku waa hab la iksu aqoonsado. By: Mingeste.
Posted by admin on Friday, December 25 @ 19:01:40 DAVT (1610 reads)

(Read More... | 5192 bytes more | 27 comments | Score: 0)

Milicsiga Waayo-aragnimada Xaaji Cabdi-Waraabe Qaybta 2aad. Opinion
Akhristeyaal waa qormadii labaad ee ku saabsan milcsiga waayo-aragnimda nololeed ee Xaaji Cabdi, intii la socotay qaybtii horena waa tan qaybtii labaad oo ka bilaabmaysa, halkii ay inoo joogtay maalintii hore. By: Saeed Mohamoud Gahair.
Posted by admin on Thursday, December 24 @ 21:11:47 DAVT (520 reads)

(Read More... | 4427 bytes more | comments? | Score: 0)

Baaq Tageero Shir-Bulshadeedka Magaalada Burco. Opinion
Ugu horeyn waxaanu salamayna dhamaanba ummadda JSL meel kasta oo ay dunida ka joogaan. Marka labaad hadii aanu nahay aqoonyahanka, ganacsatada qurba joogta iyo qaybaha Bulshada Beesha HY dalka Ingiriiska. Waxa aanu aad u tageersanahay shirka beeshu qaban qaabinayso inuu ka dhaco magaalada Burco horaanta Bisha 1aad 2010.
Posted by admin on Wednesday, December 16 @ 21:48:27 DAVT (644 reads)

(Read More... | 6883 bytes more | 2 comments | Score: 0)

Jawaab Maqaal: Rag Sheegtay Ururkii Saqiiray Ee Ileys (Mingiste iyo Tallaabo). Opinion
Waxaan salaan u soo jeedinayaa akhristayaasha qiimaha iyo qaayaha leh. Maqaal maanta ku soo baxay shabakadaha Somalialnd qaar ka mid ah oo ay ku saxeexnaayeen.... By: Quule Ali.
Posted by editor on Monday, December 14 @ 23:16:43 DAVT (700 reads)

(Read More... | 4660 bytes more | 9 comments | Score: 0)

Taageero Baaqa: Xubnihii Hore ee Ilays. Opinion
Markii muddo ku dhow laba bilood uu jiray wada hadal iyo wax isweydiin xubnihii hore ee Ilays imminkana ka tirsan Xisbiga UDUB. Waxa aanu u mahad celinaynaa guddoomiyihii hore ee Ilays. By: Ismail warsame.
Posted by editor on Monday, December 14 @ 23:10:47 DAVT (378 reads)

(Read More... | 1372 bytes more | comments? | Score: 0)

JSL: Ma Aqal-Somali Baa Haddii Qodin Laga Saaro Dumaya?! Opinion
Umadda JSL waxay go’aansatay inay ka madax banaanaato dalkii ay markii hore la walalowday ee Somalia, Iyada oo  haatan muddo ku siman sagaal iyo toban sano oo wax yari ka dhiman yihiin haysatay madax-bannaanideeda Qaranimo iyo xornimadeeda.
Posted by admin on Monday, December 14 @ 22:25:43 DAVT (1119 reads)

(Read More... | 6699 bytes more | 6 comments | Score: 0)

War-Murtiyeed Ka Soo Baxay Ururkii Ileys/Udub. Opinion
Ka dib markii wada tashi gudo iyo debedba ah ay yeeshayn xubnihii ururkii Ileyska imminkana ka tirsan Xisbiga UDUB, waxa lagama maarmaan noqotay in dhammaan xubnahii golihii hoggaankii ururkii ileys iyo taageerayaashiisiiba isugu yimaadaan shir degdeg ah oo ka dhici doona dalka Ingriiska magaalada London. Ibrahim Duale Suleiman
Posted by admin on Monday, December 14 @ 21:45:27 DAVT (380 reads)

(Read More... | 3231 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Sugaantii Somalia Oo Sii Baaba'ysa!?? Opinion
Sida aynu ognahay sugaanta somaalidu waxay gaadhay martabad aad u saraysa horaantii qarnigii 19aad,taasi oo soomaalidii hore ay u adeegsan jirtay habab kala duduwan, haday noqot. By: Hamse Riraash.
Posted by editor on Monday, December 14 @ 19:57:22 DAVT (517 reads)

(Read More... | 3725 bytes more | comments? | Score: 0)

Somaliland: Through Ballot or Bullet, President Kahin WonÃ?Ã&Aci Opinion
Surely, President Dahir Rayale signed a Six Point Agreement with the opposition party leaders, in October 10, 2009. And as predicted, Somaliland riots subsided as fast as they exploded. Luckily, at least a workable solution was reached.  But was Mr. Kahin buying time to consolidate his power? By: Dalmar Kahin.
Posted by admin on Monday, December 14 @ 08:30:57 DAVT (464 reads)

(Read More... | 9142 bytes more | 3 comments | Score: 0)

Cismaanow Layligu Biyaha Kashiisa Ku jira Ayuu Ka Didaa! Opinion
Somalidu waxay ku maahmaahdaa hadal intuu uurkaaga jiro ayuu amaanadaa yahay balse haduu afkaaga ka soo baxo ma xukuntid si kasta ood uga galgalatana kaagama hadho. Dhawaan ayey ahayd markii Cismaan Hindi ku tiraabay in Xisbiga Kulmiye xidhiidh la leeyahay labada urur ee xagjirka ah ee Al-shabaab iyo Xisbi Islaam. By: Jamac C/llahi saleebaan.
Posted by admin on Friday, December 11 @ 20:26:16 DAVT (547 reads)

(Read More... | 6941 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Xisbiga UDUB Ayaa Somaliland Isu Haya! Qbt. 1aad. Opinion
Sida uu Udub-dhexaadku isugu hayo Aqal Somaliga, ayaa Xisbiga UDUB-na u yahay Udub-dhexaadkii isu hayey shacabka Reer Somaliland, laakiin dad badan baan taas weli fahmin! By: Abdi M. Saleiman (MIngiste).
Posted by admin on Thursday, December 10 @ 23:10:25 DAVT (465 reads)

(Read More... | 5518 bytes more | 15 comments | Score: 0)

Madaxweyne Rayaale Oo Maleegaya Falal Lagu Wanjalo Doorashada. Opinion
Kadib markii Ummadda JSL iyo Beesha Caalamku ku sandulleeyeen Rayaale iyo kooxdiisa in dalka dhawaan laga qabto doorashada madaxweynaha si loo ilaasho deganaanshaha iyo nidaamka dimoqaraadiga ah ee dalka ayaa waxa uu Daahir dalka ka bilaabay falal argagixiso oo qarsoon si loo wanjalo doorashada madaxweynaha. By: Ibrahim Hassan Gagale.
Posted by admin on Thursday, December 10 @ 22:26:16 DAVT (517 reads)

(Read More... | 12238 bytes more | 8 comments | Score: 0)

Pages : [ 1 ] [ 2 ] [ 3 ] [ 4 ] [ 5 ] [ 6 ] [ 7 ] [ 8 ] [ 9 ] [ 10 ] [ 11 ] [ 12 ] [ 13 ] [ 14 ] [ 15 ] [ 16 ] [ 17 ] [ 18 ] [ 19 ] [ 20 ] [ 21 ] [ 22 ] [ 23 ] [ 24 ]
Somaliland Republic Embalem

Taariikhdii Madowbeed ee ay Soo Martay Ummadda JSL

MiG-21MF
Somali Air Force
 www.qarannews.com
/index.php?option=com_
content&task=view&id
=1878&Itemid=62
 

Who's Online

There are currently, 112 Guest(s)

 

Articles

Articles
· Psycho-politics of S ...
· Today In History: On ...
· My Advance Congratul ...
· 18ka May Waa Maalin ...
· Hees: Allahayow Sama ...
· Somaliland\'s D ...
· Are The Somali Union ...
· JAWAAB-CELINTII GUDD ...
· Diyaar-Garowga Xuska ...

[ More.. ]

Marxuum Abwaan Timacadde.

 
Tafsiirka Quraanka Kariimka.
 تفسير القرآن بالماوس

http://quran.muslim-web.com/sura.htm?aya=002&
AHN. Abwaan Qaasim

Asmaa' Allaahi Al-xusnaa
Buugga Taariikh Nololeedkii Yusuf X. Adam oo la soo bandhiga


Buuggan meelaha laga helayo iyo sidoo loo helayaba, booqo shabakada loo sameeyey adoo halkan riixaya.
Somaliland National Movement ( SNM ).

Somaliland National Movemen ( SNM )
 
DIPLOMATIC EMBARGO ALIENATES SOMALILAND FROM WORLD

By: Abdirahman Ahmed Ali
Halkan Riix: http://www.safka-hore.com/news-3779.html
Duuliye Damiir Leh

www.somalilandpatriots.
com/news-5883-0

    Proudly Somalilander
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado.