|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Somaliland Should Join/Not Join The London Conference.... |
 |
|
 A Somali Proverb says: An ostrich had once said: When I come to a Folk Dance Scene, I first put one leg forward to gauge the mood of the dance. If the dance is harmonious,
|
|
|
|
|
|
|
|
| CALL FOR SOMALILAND DIASPORAS |
 |
|
 It's ironic that Mr. David Cameron is now allowing a referendum to take place for the separation of Scotland who has been part and parcel of United Kingdom for centuries, and yet deny the people of Somaliland, the right of self determination which they overwhelmingly endorsed by referendum in 2001, and the outcome was 97%.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Why Do We Always Try To Hold Down The True Citizen? |
 |
|
 It is nearly one year and half when the people of Somaliland have voted willingly Mr Silanyo, to become the next president of Somaliland. So the question is what change have we seen for the last one year and half? By: Maxamed Cabdi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Baaq Ku Socda Ururka Horumarinta Gabiley.... |
 |
|
 Waxan baaq xoojin u ah qaylo dhaantii uu maamulka degmada Geed-balaadh soo saaray dhawaan halkan uga dirayaa Ururka loo aasaasay inuu ka shaqeeyo horumarinta guud ee gobolka Gabiley (GARDO) ee ka jira dalka Ingiriiska
|
|
|
|
|
|
|
|
| Farshaxanka Ammin Amir Iyo Aragtidiisa Ururada Siyaasadda JSL. |
 |
|
 Halkan ka daawada sawir-karoontan uu Aamiin Caamir ka sameeyey ururada siyaasada Somaliland iyo tibaaxo uu ka bixiyey hummaaga iyo ujeedooyinka ururada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faro Gelinta Ha Lag Daayo Cayaaraha Iyo Dhalinyarada. |
 |
|
 Isdaba cayaa madaxda qaran iyo maamulka Siilaanayo waa mid ay caadeysteen ila muddadii ay xilka dalka gacanta ku dhigeen. Waxa la arki jiray wasaaradad kaste iyo ha'yad kaste in loo dhaafo xilka loo igmaday oo ay hawsheeda ka soo baxdo islamarkan u madax banaanato... By Cumar Daarood.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL. |
 |
|
 1. Caqliga fayowbi wuxu ku jira jidhka caafimaadka qaba. By Cumar Darod Hassan. 2. Sal-guurka Habkii Dhaqan ee Guurtida iyo Salaaddiinta Somaliland: Siciid Maxamuud Gahayr “Hargeysaawi”. 3. Ninka yidhi Mayor Jiciir waa qabiili Tiisu ma qaranbaa. By: Xuseen X.Badmaax. 4. Yaa yidhi Madaxweyne Siilaanayo wuu isku darsamay, beeney waa run. By: Cumar Darod Hassan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dood: Re; Lamaseege, Jaale Abyan Iyo Jawaan Bariisa. |
 |
|
 Faallo ma leh....No Comment.....暂无评论....ei kommenttia....Aucun commentaire....Kein Kommentar......ノーコメント......ingen kommentar..... nenhum comentário.....no hay comentarios.....Yorum yok.....Uimh comment.....tidak ada komentar.... .कोई टिप्पणी नहीं.... .không bình luận.......אין תגובה.....لا تعليق
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Foreign Minister's Claims To Be A Victim? A Victim Of His Own M |
 |
|
 In a interview to a Somaliland website, Somalilandpress.com, Somaliland Foreign Minister, touched on several subjects pertaining to Somaliland's foreign affairs endeavours and his own ability to steer the course of the nation's foreign policy.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dr Maxamad Cabdilaahi Cumar (Wasiirka Arrimaha Dibada JSL ) Horayso Iyo Danbayso |
 |
|
 Laga bilaabo maalintaa iyo intii ka danbaysay illaa iyo yoomkan maanta ah, kolba meel uu joogoba waxa uu ku foogan yahay, oo uu gudcur iyo cadoba guure ugu jiraa ka midho dhalinta himilada qaranka JSL iyo danta dadkiisa oo qudha. Waxa uu ka mid yahay dadka jiritaanka JSL ay OXYGEN-ta u tahay ee aan ka noolaan karin. By: Alamti Aale
|
|
|
|
|
|
|
|
| Todobaadka Qalinka Iyo Qoraaga JSL.... |
 |
|
 1. Ergada Xaabsade, Maxamed Kaahin iyo Xiirane ma ah ergo nabadeed ee waa dab shidayaal, wa kuwii kusoo fashilmay KALSHAALE. By; Cumar Daarood Xassan. 2. Dawladnimo waa intaas oo loogala sii dhawaado. By: Haamud Duale. 3. Hebel ayaa dal-ka ima-naaye Madaar-ka ha-la ii furo ani iyo dhamaan waxa ila socda. By: Abdifatah Abdi. 4. Doorashada Dalka aan galnay waxaa naxdin weyn ah in gobolkii Ceerigabo gacanta Xukuumada Ahmed Maxamed Silaanyo ka baxday ?!!!!!!!!!! By: Ahmed Abdurahman. 5. Xeerkii iyo Go’aankii Waa Mid Cig Gaar ah Sed-bursi Siinaaya Ee Ma aha Mid Dan Guudda. By: Cabdilaahi Cali Xassan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xadhigii Siyaasiga Cabdalle Xaaji Cali Wuxu Ahaa Hinaase. |
 |
|
 Waxaan qisadan yar ee gaaban u soo qaatey in an shacabka u sheego waxaad shar u heysato ayuu Illaahey kheyr ka dhigaa, waxad kheyr u heysatana shar buu ka dhigaa casawajalluhu.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Lacagta Hargeysi Ugu Yaboohday Xamar Kama Duwana Qaranimady 60kii Ugu Yaboohday. |
 |
|
 Aniga oo ah Xildhibaan Xussen Ismaaciil Yusuf , kana tirsan gudida daryeelka hantida Qaran ayaan socdaal xog-waraysi, xaaladda ay ku suganyihiin dadki iyo doonyo, ku maray dhul balaadhan oo ka mid ah Gobolka Odweyne iyo beelaha xuduudka ka tallowsan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| FAROOLE:THE PIRATE-IN-CHIEF IN UK |
 |
|
 Apart from sea piracy Faroole administration is engaged in many other atrocities including human-trafficking, rape, robbery, blackmailing.. etc.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Op-Ed: The Somali Road-map |
 |
|
 Abdullahi concluded his long explanation that the “TFG, should held the upcoming conference in Somaliland and not in Garowe. I don’t mean that Somaliland must join the conference, we have to respect their sovereignty, but we have to request them only to host (Our Conference), because they got the experience of solving clan dispute better than we do and they have proved.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaa Kallifay In Dib Loogu Noqdo Shir-Beeleedyo Maanta JSL. |
 |
|
 Shirkii Beelsha Ciise Muse uga socday DUBUR oo galay maalintiisii 5aad iyo wefti isugu jiray Cuqaal, Waxgarad iyo Madaxdhaqameedka Beesha Habaryoonis oo soo hambalyeeyay shirka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Fadeexaddii Ugu Weyneyd Waftigii Abaaraha JSL Oo Seexday Huteelka.... |
 |
|
 Waxaa la yaab leh wafti u socday sida ay sheegteeen in baahi gurmad u yihiin hadanna hotelkii ugu qaalisanaa Kenya ku seexday qarash fawqal caliga ah. Hotelkaas oo uu deganaa madaxweyne-ku-xigeenka hada mareykanka talada haya Mr John Biden ayaa caqliga galeyn dalka faqiirka JSL aduunka u taagan siiba xafiiska qaramada midoobey ee OCHA..
|
|
|
|
|
|
|
|
| WHY NOT SOMALILAND? WHY COULDN'T WE AND CAN'T WE ? |
 |
|
 After more than 20 years, who do we blame for the lack of diplomatic recognition and how do we go around this neverending "somali-wayn" quagmire to attain our goal? To be blunt and humble at the sametime, I think we can only blame ourselves, to certain degree, and of course our past and current governments! By: Hassan H.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qalinka Iyo Qoraaga JSL. |
 |
|
 1. Burburka Jaamacadda Hargeysa Yaa Mas'uul ka ah? Ma SIILAANYO?....Qybti Iaad, By: Xamse Saxardiid Xasan (LEEB). 2. Dr, Gaboose: Hogaamiyaha, Keliya ee Jooga JSL ee Ka Qaadi Kara Xukunka Halka Madaxweyne Siilaanyo Kaga Tago. By Dacar, Political Science, Educator. 3. Ma waxaad is moodreen Qurbajooga Kulmiye iyo gudoomiyaashooda kartida badan, dalka waxa ka codeyaa ee codkooda loo baahan yahay ma aha Gudomiyaha UK, Sweden iyo Norway jooga ee UCID. By: Cumar Darood Xassan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Fadlan Ha Loo Codeeyo Eng: Marwo Fatima Ali Madar. By; Jamal Ali Hussein. |
 |
|
 Musharaxada kowaad ee murashaxiinta Somalida u rashaxan doorasha golaha deegaanka magaalada caasimada ee Oslo/Norway waa Eng. Marwo Fatima Ali Madar, oo u taagan siday wax uga qaban lahayd dhibaatooyinka ka haysta Somalida dalka Norway. By: Jamal Ali Hussein.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madaxdii JSL Oo Pugtland Ku Xidhan Iyo Xukuumadda Oo Door Bidday Muranka UCID. |
 |
|
 Waa maalmihii akheyrka illaahey la wadeydiisan jiray ee caalamul islaamku alle bariga badin jiray gacmahan kor loo taagi jiray, runtii waa ayaamahan mudan in la iswada cafiyo islmarkan lagu ciido ciidwanaagsan, Iyadoo ayaamahaasi barakeysan kujirna ma garan karo sababta dacwad iyo garnaqsi loo furo xisbiga UCID, waxay aheyd inla sugo ila inta bisha ramadan dhamaaneyso iyo dhawrka cisho ee ciidul fidrigui dadkuna waajibaadkood faral ee bisha ramadan dhamistirtan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ramadaan: Khawaatim Mubaarakah. |
 |
|
 Waxan leeyahay Bishii Ramadan dadkii maalmihii ugu horeyay sida adag u wada hadalay ee aheyd qabyaalada, neceybka shaqsi iyo aflagaadada-ba in ay Illaahay toobad weydiistan oo ay ka soo noqdan wixi maalmihii u horeyay afkooda ka soo baxay, dhamaantoodna ay is wada saamaxan, maadaama ay is kantrooli kari waayeen bishi barakeysney, runtii waxa inoo furan oo qiil inoo noqoneysa toobadda Alle oo aynu weydiisano iyo quluubteena oo isawada saamaxda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| UDUB, KULMIYE, Iyo UCID-ba Ha Laga Takhaluso Oo Ha La Tirtiro! |
 |
|
 Iyada oo dhexda loo xidhanayo ambaqaadka hayaan qoto dheer iyo geeddiga yoolkiisu yahay in ay Somaliland ka mid noqoto qaramada laga aqoonsan yahay adduunka, ayuun bay milay ba nagu karaar-jebiyaan, naguna majare-habaabiyaan muran ma-dhalays ah iyo hawl aan midho lahayn, garaadka bulshadana ay ku jiheeyaan meel aan horumar iyo doog lahayn.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland, An Oasis Of Stability, Deserves Its Independence. |
 |
|
 By African and middle eastren standards Somaliland is a model state, While the international community still refuses to recognize this new state, it’s worth remembering, that it’s more embracing of fairness and liberty than most of its African and Persian Gulf neighbours.
|
|
|
|
|
|
|
|
| While Somalia Stagnates, Somaliland Flourishes |
 |
|
 Democracy in Somaliland has the attributes of being homegrown, far more representative, open and accountable than most African countries can claim, and unique among entirely Muslim countries of the Middle East and north africa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ra'yigooda Reer Pugtland Magacaabista RW-ha Cusub Ee Somalia. |
 |
|
 War Reer Puntlandnoow xasuus dhow iyo fikir dhow ayaad leedihiin. Shaley wiilkii ina C/rashiid Cali Sharmaarke markuu Ra'isal Wasaraha noqdey waa faraxsaneedeen maanta waa tii oo kale, xitaa Cabdulaahi oo madaxweyne ahaa waa la ogaa sidii loo galey oo looga qaadey madaxweynimada. Marka meeshan Dowlad Villa Somalia ka jirta waa mid Hawiye u shidan. Waxaa la keensadaa meesha mid Darood ah marka laga dhameesto arimaha laga doonayo oo ah masruufka aduunka ayaa si bahdil ah looga xayuubiyaa kursigiisa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| XAQ UMA LAHA!! SHEEKO GAABAN |
 |
|
 Summadiisu waa maya! Wuu suurad wacan yahay; sawdkiisa xabeeb buu u sameeyaa, uu raganimo ka baadh baadho. Si buu u siloonyahay. Wax kasta dhanka xun buu ka eegaa isagoo ku eegayaa indho xun, ficil kastuu samaynayona wuxuu ka horaysiiyaa maxaa iga soo galaya. Wuxuu moodayaa inuu ogyahay wax soo socda. Oo muxuu u moodi waayay, isaga wuxuu sameeyaaba makala duwana e ?
|
|
|
|
|
|
|
|
| TELESOM MAGACEED BA!! |
 |
|
 "Lacagta kuu hadhay way yartahay fadlan lacag ku shubo"! Waa dhawaaqa xadantada leh ee qalbiyadeena xiisaha ka biinaya! Waa dhawaaqa u diiday dadku inay danahooda dhamaystaan! Waa dhawaaqa aad maqashid markasta oo aad mobilka madaxa u dhawaysid! Waa dhawaaqa qofkastaa habaaro!
|
|
|
|
|
|
|
|
| TODOBAADKII DABAALDEGGA MAALINTA QARANIMADA JSL. |
 |
|
 Runtii meelo badan oo wadanka gudihiisa ah ama dibadaba ah, dibadu ha u badnaatee waxa jirta in sida loo xusayo 18ka ay ku jirto arimo diiniyan aan u wanaagsaneyn. waa dhab in todobaadka inagu soo aadani uu yahay mid si weyn loogu diyaargaroobi doono xuska 20 gurada 18ka May ee Somaliland. By: Ceelaabe.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 141 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|