|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| The Declaration of Somaliland's Reassertion Of Its Sovereignty 18 May 1991 |
 |
|
 Speeches by the Chairman of the SNM Central Committee and the Chairman of SNM confirming the Declaration of Somaliland’s Reassertion of its sovereignty as an Independent nation on 18 May 1991 in Burao.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj. Ali Mohamoud Noor ( Ali-Eid ): Hambalyo Iyo Mahadnaq Munaasabba 18ka May 201 |
 |
|
 Qof walba waajib ayaa ka saaran inuu 24ka saacdood dhowro nidaamka degganaanshaha ee qaran iyo weliba inu lahaado foojignaan joogta ah ishana u ku hayo wixii dhaqdhaqaaqyo ah ee uu garan-waagu wado waayo waxa jira cadow aan ka daalayn hagardaamadiinna oo idinku soo maqan. Waxan inoo rajaynayaa guul iyo gobannimo waarta. East and West Somaliland is Best: By: Mj. Ali Mohamoud Noor Ali-Eid Oslo, Norway.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qiiro Qabiil Iyo Mid Qaran Iyamaa Qaalisan? |
 |
|
 Sidaan hore idiinka balanqaaday weli waxaynu ku guda jirna suugaantii ay kooxda walaalo Hargaysa iyo abwaanadi kale ee wadaniga ahaa u tiriyeen halgankii loogu jiray in dalka lagaga kiciyo isticmaarkii Ingriiska ee maarkaa haystay, si loogaadho himalada dadweynaha ee markaa jirtay oo ahayd in Somali oo dhan calan qudha la isugu hoos keeno. Waxaan ku xumahay... By: Hayyaan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Doorka Shirkadda Telesom Ee Koboca Waxbarashada. Qbt. 5aad |
 |
|
 Akhristeyaal waxa aanu qormadan saddexaad insha Allah ku eegaynaa sida ay Shirkadda Telesmo u dhiiirgeliso, una taageerto aqoonyahannada iyo goobaha waxbarasho ee ku hawlan kobicnta aqoonta. By: "ERA"
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sheeko Iyo Tusaalooyin: Dharka Askarta. |
 |
|
 "Waxan jecelahay in aan ciidanka ku biro"! Fikirkiisa ah in uu ciidamada wadanku yeelanaayo ka mid noqdaana wuxu ahaa mid marka dhinacyo badan laga eego ay maskaxdiisu ku qancisay. Wuxu dhageysan jiray xornimadu waxay tahay, wuxu si rasmi ah u xaqiiqsaday in dalkastaaba xornimadiisa dhacsaday oo aanay bilaash ku iman. By. Ceelaabe.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ku Soo Dhowow Meel Kasta. Munaasabadda 18ka May Iyo Muwaadinka JSL. |
 |
|
 1. Ogaysiis ( Unugga Wadaniyada oo xuska ugu balaadhan 18ka May 2010 ku qabanaya Hoteelka Maansoor Hargeysa/JSL ). 2. Somaliland's re-birth Celebration of 18th May 2010 in Hargeisa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Doorka Shirkadda Telesom Ee Koboca Waxbarashada. Qbt. 4aad |
 |
|
 Akhristeyaal waxa aanu qormadan afraadInshaa Allaah ku eegaynaa sida ay qaar ka mid ah adeegyada Shirkadda Telesom ay u yihiin kuwo faa'iido u leh bahweynta aqoonta, waxaanu si gaar ah qormadan ugu eegaynaa "Barashada Tafsiirka Quraanka iyo Laynka Telesom"
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Une Democratie Menacee... A "Democracy" At Risk. |
 |
|
 Initialement prévues en avril 2008, les élections sont sans cesse repoussées août 2008, mars 2009, septembre puis avril 2010....Originally scheduled for April 2008, elections are always rejected: August 2008, March 2009, September and April 2010. By: Le Temps Monde.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SUGAANTII OO SII BAABA'AYSA. |
 |
|
 Sida aynu ognahay sugaanta somaalidu waxay gaadhay martabad aad u saraysa horaantii qarnigii 19aad,taasi oo soomaalidii hore ay u adeegsan jirtay habab kala duduwan,haday noqoto heesaha,gabayada.gubaabinta. By: Hamse Riraash.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Giving hope in Horn of Africa |
 |
|
 WORCESTER — Jonathan Starr said some people have reacted incredulously upon learning that he abandoned a lucrative career as an investment banker to move to Africa and pursue a far less financially rewarding path. By Danielle M. Horn
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wisdoms Of The Week.... |
 |
|
 Wisdoms of the week Good words cool more than cool water A good tongue is a good weapon Travel in the younger sort, is a part of education, in the elder apart of experience Good beginning makes good ending We cannot strengthen the weak by weaking the strong By: Ceelaabe.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Doobirtii Dagaalada Geeska Afrika Qaybtii 2aad. |
 |
|
 Agoonta iyo masaakiinta oo loo arxami waayey,Indhoolaha Gaboobiyo habraha agab la’aan jooga,Iyagoo agtiinnii ku qaday oo anfaco waayey,Hadba meel nin lagu aasay baad adhiga geysaane,Ma aqbalo sharcigu xaalkanoo wuu anfiyayaaye Miyaydaan aqoon diinta waa ku andacooteene. By: Haamud Duale.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Madowga Iyo Rajada Dumarka. |
 |
|
 Madowga iyo Rajada Dumarka “Siday u madowdahay uma rajo xuma”! Ayuu qoraaga Cabdifataax Maxamed Axmed ku magacaabay maqaal dheer oo uu ku faafiyey bogga Internetka ee Somalilandpatriots.com, gaar ahaan waxa isu kay qaban waayey magacii maqaalka iyo dulucdii ku jirtay qoraalka intiisa kale. By: Axmed Iid Aadan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| U.K. Election Exit Poll Points To Hung Parliament. |
 |
|
 An exit poll published after voting closed in the British election on Thursday suggests no party will win enough seats to win the election outright although the opposition Conservatives are on course to become the largest party. By: Danna Harman and Reuters
|
|
|
|
|
|
|
|
| Juxa Iyo Hadalka Siyaasiyiinta... |
 |
|
Juxa iyo Hadalka Siyaasiyiinta Waxa laga yaabaa in ay dad badani isweydiiyaan:"Maxaa Juxa iyo siyaasiyiinta xilligan isu galay ee la isula doontay?". Waa weydiin maangal ah, hase yeesho ee hadalka iyo daruuruhuba ma hakadaan, oo kolba waa meel. By: Axmed Iid Aadan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Worst Words to Say at Work |
 |
|
 9 common words and phrases that will make you sound noncommittal, undependable, and untrustworthy. Some words and phrases are often used to buy time, avoid giving answers, and escape commitment. If you use these words and phrases yourself, take a scalpel and cut them out of your thinking, speaking, and writing. By: linnda Durre.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Siyaasiyiinta JSL Hankoodu Maanta Ma Kursi Baa... Mise...? |
 |
|
 Badanaa waxa lagu arkaa S/land nin dhaliilaya nidaam maamul oo walliba si fog oo aan naxariis lahayn u dhaliilaya. Waxa se dhacda haddii shaqsiga wax dhaliilayay loogu yeedho xil uu ka qabto nidaamkii uu dhaliilayay, inta badan qofkaasi islamarkaaba wuxuu aqbalaa xilkaas waxaanu bedalaa lahjadiisii uu wax ku dhaliili jiray. By: Mohamed Abdi Jama
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan. |
 |
|
 Axmed Kaahin Axmed, Siciid Maxamed Kaahin & Xaaskiisa, C/kariim Maxamed Kahin, Maxamuud Maxamed Kaahin, Axmed-Qani Maxamed Kaahin, Asma Maxamed Kaahin iyo Odeygeeda, Muna Maxamed Kaahin, Safiya Maxamed Kaahin, Foosiya Maxamed Kaahin iyo Caruurteeda iyo dhamaan Reer Calas. Waxay hambalyo iyo bogaadin iyo tahniyad u dirayaan meherka:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: When Will Major Somaliland Companies Pay Taxes?. |
 |
|
 Every Somaliland businessman or businesswoman is expected to pay their local and national taxes. From the small shopkeeper in Baki to the bus driver in Erigavo, to the grocer in Burao, to the restaurant owner in Hargeisa are expecte. By: Ahmed Kheyre.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Doorka Shirkadda Telesom Ee Koboca Waxbarashada. Qbt. 3aad. |
 |
|
 Akhristeyaal waxa aanu qormadan saddexaad insha Allah ku eegaynaa sida ay qaar ka mid ah adeegyada Shirkadda Telesom ay u yihiin kuwo faa'iido u leh bahweynta aqoonta, waxaanu si gaar ah qormadan ugu eegaynaa " Samaynta Adeegga Dictionary-ga Moobilka TELESOM. By: Education And Research Academy-ERA.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xuska Marxuum Maxamad X. Ibraahim Cigaal dartii. |
 |
|
 The new president of a breakaway republic made a triumphant visit to its devastated capital. Thursday and declared he has no interest in reuniting with the rest of the country, People filled Hargeisa's town square, lined the roofs of nearby buildings and climbed trees to hear him speak. Police used canes to maintain a semblance of order. Sawirada. By: The Associated Press.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Amaan Xumo Soo Food Saartay Hargeisa Iyo La Shaqayn La'aanta Boolisk. |
 |
|
Waxaa dhawaanahan si is-daba joog ah isku soo taraya dhibaatooyin nabad gelyo xumo oo ka taagan xaafado ka mid ah Magaalada Hargeisa,Dhibaatooyinkan amaan xumo ayaa ah kuwo khatar ku ah guud ahaan amaanka dadka iyo Kan dalkaba. By: Maxamed Cabdi Jaamac.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Soo Dhaweynta Iyo Siyaasiyiinta Dalka JSL. |
 |
|
 Soo dhaweyntu waa mid ka mid ah arrimaha xoogga iyo miisanka ku leh siyaasadda dal kasta. Waxaana lagala soo baxaa hadba sida ay dadku u ogol yihiin ama ay u diidan yihiin madaxda wadankaas ee iyaga ah. By. Ceelaabe.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dabaaldegga 1da Bisha May: Shaqada Iyo Shaqaalaha. |
 |
|
 Iyada oo berrito loo dabaal degayo haduu rabi xukmo 1da May oo ku suntan maalinta shaqada iyo shaqaalaha aduunka ayaa waxaa ii muuqatay bal inaan kelmado aan badnayn oo dul ka xaadis ah ku sameeyo qoraal kooban oo ku saabsan munaasabba. By: Axmed Suleiman Birinbir
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo: Dhalasho Gabadh Oo farxad leh. |
 |
|
 Dhamaan dadka Magacyadoodu Hoos ku qoran yihiin waxay Hambalyo aan la soo koobi karin u dirayaan Yuusuf Ibraahin Muxumed Iyo Ashwaaq Cabdulaahi Xasan Oo Dhowaan gabadhi ugu dhalatay Wadanka Denmark.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan.... |
 |
|
 Badhasaabka Gobolka Saaxil, Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Berbera, Maareeyaha Dekeda Berbera, isuduwaha waxbarashada G/Saaxil dhaman waxa ay mas'uuliyiintaasi hambalyo u dirayaan Sheekh Saleebaan Saciid Cali Iyo Ashra Sh. C/laahi Sh. Cali jowhar.
|
|
|
|
|
|
|
|
| OGEYSIIS OGEYSIIS OGEAYIIS |
 |
|
 Maqashaye ha moogaan xafladda ay qabanqaabinayaan Ururka Hiddaha iyo Farshaxanka Somaliyeed ( Somali Art & Cultural Association ). Xafladdaas oo ku saabsan dabaaldegga 19aad ka soo wareegtay Gooni-is-taagga JSL iyo xusuustii kacdoonkii UFO ee gilgilay dareenka qof kasta oo Somalilander ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Book launch: The Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali, Prisoner of |
 |
|
 Book launch: The Mourning Tree, autobiography by Mohamed Barud Ali, Prisoner of Conscience and The Celebration of the release of Hargeisa Self Help Group known UFFO members who were Amnesty International Prisoner of Conscience Temple of Peace , Cardiff Friday 30th April between 5:30 -8:00pm.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 113 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|