|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Burburkii Al-Shabaab Oo Toos U Bilowday. |
 |
|
 Burburkii Al-shabaab Oo Toos U Bilaabmay…Ina-Godane iyo Inta Lahaybta Ah Oo La Ugaadhsanaayo. Xassan Yacquub Horjoogihii Kismanyo Oo Baardheere u Baxsaday. By: Osman Abdillahi Sool
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Aroos Wacan. |
 |
|
 Dhamaan anaga oo ah qoyska Reer Faarax Jirre, waxaano tahniyad iyo bogaadin uu diirayna arooska Xasan Cabdillahi Faarax iyo aroosada Nuura Cismaan Faarax oo ku aqal galay magaalada Hargeysa Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qorshaha Saddex-Geesoodka Ah Oo La Rabo In Lagu Minjo-Xaabiyo Guulaha JSL. |
 |
|
 Qormadani waxay qayb ka tahay dhawr maqaal weriye ka tirsan wargeyska Jamhuuriya Times ee London uu ku eegi doono qorshayaal saddex-geesood ah (Bermuda Ideology) ee ay rabaan cadowga Somaliland in ay ku minjo-xaabiyaan, kuna hadoodilaan guusha dimuqraadiyadda JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sheekooyin Noocee Ah Ayay Dumarku Jecelyihiin Inay Ragooda Ka Maqlaan? |
 |
|
Waxaad ogataan weji furnaanta, qosolka iyo faraxadda badan ee idin ka dhaxeysa in uu saldhig u yahay Jacaylka dhabta ah ee Waara. Hadaba mudane aan kuu dhaafo su’aashan ee adiga oo qosli kara, isla markaana si faraxad leh ula ciyaari kara xaaskaaga, maxaa keenaya weji xidhnaan sababi karta burbur ku yimaada qoyskiina?
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mid Ka Mida Dhacdooyinka Adduunka Dhifka Ah: Hawlgalkii Entebbe. |
 |
|
 Wakhti yar kadib markay diyaaradii kacday 12:30pm, waxaa afduubay laba nin oo Falastiiniyiin ah kana tirsanaa ururka caanka ah ee laydhaa PFLP-EO (Popular Front for the Liberation of Palestine- External Operations) iyo laba nin oo Jarmal ah kana tirsanaa kooxda laydhaa German Revolutionary Cells.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shacabka Iyo Shaqada... |
 |
|
 Waxa la yidhi, “Nimaan dhididin ma dhergo”. Waxa malaha murtidaas la xasuusan karaa mar kasta oo la ogaado fikradaha ay in badan oo dadkeenna ka mid ahi ka haystaan arrimaha horumarka iyo waxqabsashada.... By: Axmed Iid Aadan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis: Dhisme Masaajid Ka Qeyb Qaado Fadlan; Aakhiro Wax Sii Dhigo. |
 |
|
 Akhyaarta sharafta leh kuligiin waan idin wada salaamay. waxa aan idiin soo gudbiyey masaajid dib loo dhisayo oo u baahan taakuleyn. Waxa kharashka ku baxaya lagu qiyaasay illaa $260,000 dollars, waxa illaa hada la hayaa waa ... By: Rashiid Abdi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| In The Memory Of Sakin Jirde Hussein ( AHN ). |
 |
|
 On Tuesday 21 of September 2010, we buried a giant humanitarian, a scholar and a pillar of wo men empowerment in Somaliland. Sakin was so kind to all creatures large and small, she adopted a blind dog. She was munificent to the poor and the weak. She was passionate to female education, their health and overall development.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dameeraha D'Jibouti Iyo Geela Muqdisho Oo Malaha Ku Biiray Al-Qaacida Xasu |
 |
|
 Sida wararku nagu soo gaadhayaan ciidamada maraykanka ee fadhigoodu yahay dalka Jabuuti ayaa xasuuq ba'an u geystey raxan dameero ah oo qaraabasho iyo mirasho u yimid agagaarka xerada ciidamadaasi deggan yihiin ee lagu magacaabo xerada LEESHOO-ga ee Jabuuti. Eng.Farhan Fagah-Fagah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Condolences From SIRAG For AHN Sakin Jirdeh Hussein. |
 |
|
 Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. We pray to Allah Almighty(swt) to bestow His Mercy on Marxuuma Sakin Jirde Hussein and make her the companions of Janatal Fardawsa, amen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socta Reer Caabi Cawad: Geerida Dhamac Caabi. |
 |
|
 Anagoo ah Cumar Daarood Xassan iyo dhamaan caruurteydu waxanu tacsi tiiranyo leh u diraynaa dhamaan reer Caabi Cawad meelkastoo ey joogan ba geerida ku timid DHAMAC CAABI CAWAD oo maanta lagu aasayo magaalada Hargeysa waxanu si gaar ha uga tacsiyadeynayaa.....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Happy World Peace Day. |
 |
|
 We call sincerely UN agencies to consider Africa’s peace before any thing else comes in to the minds of helping Africa, Africa will never be rich till Peace & security is kept and maintained, so UN will use prevention and award big time for those countries in the continent who maintained peace with all in their power so others will follow and Africa will be lead in to Peaceful direction.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bushaaro Website Cusub: www.unugga.com |
 |
|
 Waxa la idiinku bushaaraynayaa dhamaan Muwaadiniinta Sharafta badan ee Reer Somaliland In Shabakadihii Wararka la idiinku soo kordhiyey Shabakad ama Website Cusub Oo idinka haqabtiri doona Wadaniyadda, Iskaashiga , Xidhiidhka Bulshada Meel kasta oo ay jooganba oo la yidhaa ( www.unugga.com).
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sheeko Gaaban.... |
 |
|
 Waxan bishi hore ka akhriyey bartan, sheeko uu qoray Xaamud Ducaale, waxa ka mid ahaa erayadeedii 'Milicdii Arligeenaad Maalmo soo dhami laydoo shaadirkaagan madow.......markaa nin u jawabay oo la yidhaahdo: Jamaal Madar' ayaa dhinac kale tilmaamay. Anna waxan jeclaystay in aad sheekadan idinla wadaago in aad ila akhridan. By: Farah Mohamed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socota Mustafe Cabdi (Indha -Deero). |
 |
|
 WAXAA SHALAYTO SHIL BAABUUR KU GEERYOODAY DEEQA DUCAALE IYO HOOYADADEED CANAB CALI WARSAME OO AH XAASKII WEYNAYD IYO HOOYADEED GANACSADE MUSTAFE CABDI CAWED (INDHADEERO) INTA U DHAXAYSA BERBERA IYO BURCO ABAARA 11:30 WAXAA......
|
|
|
|
|
|
|
|
| Buugii Cusubaa Oo Lagu Soo Bandhigay: Aduun Iyo Taladii. |
 |
|
 Waxa madasha hagaayey qoraaga weyn Dr Jaamac Muuse Jaamac oo ugu horeyntii dadkii madasha soo buux dhaafiyey u soo jeediyey mahadnaq inaad nagala soo qaybgasheen bandhigan noocan oo kale ah ee aanu idinku soo gudbin doono buugaag qiimaha badan. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cunista Qaadka ( Jaadka ) Iyo Dhibaatada Uu Ku Keeni Karo Nolosha. |
 |
|
 Sida la wada ogsoon yahay qaadku wuxuu leeyahay dhibaatooyin aad iyo aad u fara badan oo aan lagu soo koobin qoraalkaani gaaban, waddamada sida ba’an qaadka looga cuno waxay kala yihiin Somaliya, Ethopia, Kenya, Yeman , Djabouti iyo kuwa kale . By: Xamse Ahmed Salaan
|
|
|
|
|
|
|
|
| Friday, 17 Sep at 6pm: Play "The End of the Road". |
 |
|
 Kayd Somali Arts and Culture is inviting you Friday 17 September at 6pm to a showing of a short satirical play, “The End of the Road” which deals with the challenges and issues facing a small family living in London and a young unwed couple.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Aroos Wacan. |
 |
|
 Waxa dhammaan dadka hoos ku xusani hawada u marinayaan hambalyo iyo bogaadin arooska Khaliif Cismaan Xirsi iyo Layla Maxamuud Maxamed Beergeel, oo aqal galkoodu ka dhacay somaliland Hargeysa siiba Panorama hall.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi AHN: Maxamed X Cali ( JANAALE ). |
 |
|
 Innaa lilaahi wa innaa ilahay raajicuun. Dhamaan dadkani waxay tacsi u dirayaan qooyskii iyo qaraabadii geeridii naxdinta lahayd ee ku timi AHN Maxamed X Cali ( JANAALE ) oo ku geeriyooday magaalada Burco. Illaahay sabir iyo iimaan sadiq ah inaga siiyo. Aaammiin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socota: Axmed Nasir Jibriil Oo Uu Aabihii Ku Geeriyooday Dalka Kanada. |
 |
|
 Aniga oo ah Xamse Axmed Salaan waxaan Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Tifaf-Tiraha guud ee shabakadda Hadhwanaagnews Axmed Nasir Jibriil Faarax oo Aabihii Jibriil Faarax ku geeriyooday dalka Kanada ( Canada ), Magaalada Toronto.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia - Somaliland: Anarchy Dates Back To First Decade.... |
 |
|
 British Somalia — covering more or less what is today’s Somaliland — got Independence five days earlier than Italian Somalia.The two administrations in Hargeisa and Mogadishu respectively, planned to merge on July 1, 1960 to form what was to be the Republic of Somalia. By Abdulkadir Khalif. Sawirada
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxjarka Shirkadda Indhadeero: Muxu Ku Soo Kordhinayaa JSL?! |
 |
|
 Maxjarka Berbera "National Quarantine" oo ay hirgalisay shirkadda Indhadeero kuna yaala Berbera, waxa dhawaan fasaxay Madaxweynaha JSL 21kii Bishii August 2010, taas oo ka dambaysay socdaal kormeer iyo qiimeyn isugu jira oo ay ku tageen gudi wasiiro ah oo uu hor kacayey Wasirka Xanaanada Xoolaha. By: Abdikarim Said Salah. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogeysiis: Bandhig-Taariikheedka Hal-Doorka JSL..... |
 |
|
 Munaasibadaha dambe ee barnaamijkana waxa lagu soo bandhigi doonaa taariikhda qaar ka mid ah Hal-doorka Somaliland. Inkasta oo ay hal-doorka Somaliland yihiin qaar aad u tiro badan oo aan lagu wada xusi karin hal bandhig-taariikheed oo keli ah, halyeeyada uu Akdamigani qorsheeyay in sannadkan la xuso oo lagu soo xulay ra'yi ururin ay sameeyeen bahda ERA waxa ay kala yihiin: By: ERA
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socota Reer Gaaxnuug Abdillahai Iyo Reer Cumar Cilmi. |
 |
|
 Anagoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jamac Abi iyo dhamaan caruurteydu waxanu halkan tacsi uga diraynaa Dhamaan reer Gaaxnuug Abdillahi iyo reer Hassan Abdi Arwo meel ey joogan ba.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ciid Wanaagsan. Ciid Al-Fidri Al-Mubaarak. Kullu Caam Wa Antum Bil-Khayr. |
 |
|
 Kuwii la aqbalay dadaalkooda soomka Ifka iyo Akhirada Ilaahay ha inaga dhigo. Aamiin. Dhammaan Muslimiinta, Muwaadinka iyo Madaxda JSL, Maamulayaasha Shabakaddan Barakaysan ee Shanta Qaaradood, Mujaahidka Safka-hore JSL. Ciid Wanaagsan. Kullu Caam Wa Antum Bil-Khayr.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Book Lauch: Adduun Iyo Taladii. By: Rashiid Gadhweyne. |
 |
|
 West London Somaliland Community, in collaboration with REDSEA-ONLINE.COM Cultural Foundation and Kayd Somali Arts and Culture, is pleased to invite you to the UK launch of “Adduun iyo taladii”, the latest book of Curisyo series, by Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. |
 |
|
 ALLE ha u naxariistee waxa duraato lagu aasay Magaalada Gabiley Xaashi Aw Jaamac Aamin oo ka mid ahaa waxgaradka Reer Gabiley, ahaana mutacallim wax bartay markii aqoontu qiimaha lahaan jirtay.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 111 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|