|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Xaasha Max`ed Baashe ma aha nin la yidhaa Qurbuu ku dhashay. Jawaabo iyo faalo |
 |
|
Inta aragtay ee ogaatey in Diinta Islaamka oo lagu yacaa ay tahay barta lama dhaafaanka ah ee lagu kala bixi karo xaq soora lagu helo karo, inta ogaatey inay hungo tahay wixii gaal keenay iyo wixii uu qaybiyayba!!!!!!!!!!.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sow Jiirada baasi Jid lamaro Maleh!. |
 |
|
 Waxaan uga gol-leeyahay waxaan usoo joogay akhristoow muddo laga joogo 8 Bilood ayaan Diyaarad kasoo raacay wadankii hooyo (waa somaliland,e) waxaa idhinac fadhida mar la arag marwo ah oo gashaanti ah bariido kabacdi waxaan weydiiyey halkay u socoto hadalkii gabadhu wuxuu u bilaamay sidan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| ''Ethiopia waxay istaagtay mawqif siyaasadeed oo Hiila, Gabashana lahayn doonays |
 |
|
Waxaan si shakhsi ah mar hore aan u soo jeediyay sagaal qodob iyo sagaal bilood oo midnimo qaran ah. Bal maantana aan soo jeediyo qodobo aan u arko in lagaga gudbi karo xaaladahan adag ee ina foodsaaran.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Another Open Letter To The Ethiopia Government. |
 |
|
The Warlod President, A/Yusuf and his clans men in Puntland are trying to mislead the West and Ethiopia that Somalia will be safe heaven for Al- Qaida ,in order to fulfil thier clan based hatred and to attack other Somali Clans.
|
|
|
|
|
|
|
|
| H/Gidir ( Sacad ) Vs Majeerteen |
 |
|
| Cadde Muuse wuxuu dhawaan BBCda u sheegay in usan ictiraafsanayn Maamulka dhawaan looga dhawaaqay Koonfurta Somaliya ee loogu magac daray GALMUDUG STATE.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dealing with Somaliland. |
 |
|
 Intooda badan daka Soomaaliya waxay ku adkaysanayaan inay Soomaaliya mid ahaato, halka Reer Somaliland ay ka go'antahay iyagoo xasuusan waaya aragnimadii ay ka dhaxleen qaxii dagaalkii sokeeye iyo dibadyaalnimadii in midnimada Soomaaliya tahay taariikh laga soo gudbey.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Women in Breakaway Republic of Somaliland Challenge Subservient Role in Islam |
 |
|
 AP Somaliland Women Challenge Islamic Roles Thursday August 31, 11:55 am ET By Elizabeth A. Kennedy, Associated Press Write
|
|
|
|
|
|
|
|
| Soomaaliya oo Aids-kii loo soo safrinayo!!! |
 |
|
 Somaaliya maanta ayay u baahan-tahay in la caawiyo. Waayo waxa la doonayaa in la isugu daro cudur iyo dagaal aan dhamaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| D/Ooge C/Muuse Iyo D/Ooge C/Yusuf Oo Miciin Mooday Awood Shisheeye. |
 |
|
Markii la doortay D/Ooge C/Yusuf wuxuu markiiba codsaday in la keeno Somalia ciidamo ka dhiga hubka D/Ooge-yaashii Banaadir ee doortay si uu u meel mariyo damaciisii ku salaysnaa Qabyaaladda , taas oo uu ogaa in aanay waxba u soconayan inta ay joogaan Xamar kaabo Jufooyin/Dagaal Oogeyaal ka awood badani.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wax Ka baro Mucjisooyinka Kownka...(Mars)! (Faraare ama Mariikh). |
 |
|
Iyada oo hore aynu u soo aragnay Meeraha Jupiter Somaliduna ay u taqaano Cirjiidh ama Dar-daar ayaynu hadana waxaynu isla eegi doonaa Meeraha Mars oo ah meeraha ugu abtirsiinta iyo asalka dhow dhulkeena, Somaliduna u taqaano Faraare ama Mariikh.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Kade iyo Ka,bba iyamaa Kunuuniga u dhaw.. |
 |
|
Hadal iyo dhamaan waxaan lee yahay waar kade bi,iwaaye boodhka iska hurguf oo Xag-uun labada daarood ku daran hays xukimin meele .
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mj.Marxuum C/ Suldan-Tima-cade: Ninkii Sowdka Arka iyo Lahaa Sumadihiisii-ba |
 |
|
Dugsi ma leh qabyaaladi waxay dumiso mooyaane. Nin qabyaalad beertoow wanaag kuuma soo baxo'e. Nin qabyaalad heensaynayaa guul ma haybsado'e.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Guurtidii VS Wakiilada iyo ....... |
 |
|
Guurtiyeey cidi waxba kuuma diidanee ee bal adigu haysu diidin;aan mid idiin sheego sidaa waxba kuma xalismayaan; waxay wax ku xalismayaan aynu wada tashano.Guurtidu waa inay Wakiilada ictiraafaan Wakiiladuna waa in ay Guurtida ictiraafaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| KALA XUKUMID MAXAMED BAASHE IYO CISMAAN CAWAD. |
 |
|
Asalanbana diinta islaamku waa dhaqan waana shay ilaahay usoo dejiyey in la isku xukumo qofka diidana ee inkira xukunkeeda waa gaaloobayaa;waxaan ku soo koobayaa ilaahay xaqa ha ina wada tuso oo ha inagu nooleeyo oo ha inagu dilo dhamaanteen
|
|
|
|
|
|
|
|
| Waa maxay shaqada wasaarada diinta iyo awqaafta s/land?. |
 |
|
 wasarada diinta iyo awqaaftu waa in ay furtaa xafiis u shaqeeya sidii baytal maalkii waagi hore oo kale,una sheegta in cid kasta oo rabta in ay waxbixiso ,noocey doonan ah ahaadeen(taajir, dhex dhexaad,iwm) sida sadaqada, iyo wixii kaleba ay geeyaan halkaasi,waana in lacagtaasi lagu daryeela dadka dan yarta ah, amase lagu caawiya goobaha ay ka socoto hawsha diintu.
|
|
|
|
|
|
|
|
| JSL : Sagaaradu biyaha ma cabto iyo waa cabtaa muran kuma dhammaado. |
 |
|
  Wixii dhacayaba dhankaaga qabsoo, afkaaga ka dhowr wax baan dhimay"! Diintu waa halkeedii ee dabeecad la kaalay dadka aad kula socoto" !
|
|
|
|
|
|
|
|
| hambalyo-dhalasho farxad leh. |
 |
|
 Waxaan Hambalyo dhalasho u diraynaa Md. Mj. Cumar Cali C/laahi iyo Marwo Amaal Cali Ibraahim oo 24 August wiil ugu dhashay Othawa/Canada, Wiilkaas oo loo bixiyey C/raxmaan, waxaanu leenahay Allah ha ka dhigo kii Dantiisa, dadkiisa, Diintiisa iyo Dalkiisaba anfaca oo wax tar leh loo aayo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia - Africa's Afghanistan?. |
 |
|
 Throughout the civil war Hargeysa has sustained attacks by Somali air strikes and as many as 50,000 citizens have been killed. Today, Somaliland is rehabilitated and is represented by a stable regime with a developing agricultural economy. In 2006, the African Union indicated the possibility of recognizing Somaliland, similar to its recognition of Eritrea.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Mareexaan Vs Majeerteen: Rag is-gurayee! |
 |
|
Waxaan halkaan daba joogaa, maqaal uu Qoray immaan-laawahii Cabdi Xoosh Ashkir uu bishan August 24, 2006 uu ku Qoray bogga Mareexaan ee Gedonet. Imaan-laawuhu wuxuu durayey ama ka xumaa jagada loo dhiibay kaba qaadka Hawiye ee Barre Huuraale oo gawaadka u ah Ceyr.
|
|
|
|
|
|
|
|
| A dangerous time for Somaliland: Big enemies of Somaliland will have blood |
 |
|
Granting recognition now would look like a knee-jerk reaction to the possibility of a Taliban-style regime in Somalia and may even provoke additional nastiness between the two countries.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Qaybtii 2aad: Aqoonsigga Somaliland waxaa hortaagan !! |
 |
|
Qaybtii hore waxaan isku deyayey in aan idiin soo gudbiyo qaar ka mid ah waxyaabihii la qabtay amase intii ugu muhiimsaneyd. Bal markana waxaan jecelahay in aan idiin soo gudbiyo qaar ka mid ah waxyaabaha aan is leeyahay waxay hortaagan yihiin aqoonsi buuxa oo Somaliland hesho.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Allow Doori Baa Ka Haboon Allow Dumidaad Ku Habaartay |
 |
|
| Allow Doori Baa Ka Haboon Allow Dumidaad Ku Habaartay ( Jawaab qoraalkii M. Bashe )
|
|
|
|
|
|
|
|
| Booqashooyinka Madaxda Sare JSL Iyo La Qabsasho La'aanta Hannaanka Dawladnimo |
 |
|
Si kastaba ha ahaatee, dadka reer Somaliland ee qurbaha waxay had iyo jeer u heelan yihiin in ay tageerana qadiyadda Somaliland, la kulan la’aanta Madaweynuhuna waxay ku abuuri karta mujatamaca Somaliland niyad-jab xagga xidhiidhka jaaliyadda iyo xukuumadda ah.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bandiiradley/Somalia: Col. Qaybdiid halkee buu ka dhaafay halgankii Jan. Caydiid |
 |
|
Col. Qaybdiid oo aan ka mid ahaa dadkii u doodayay una qaylinayay markii lagu xidhay Yurub 21.Oct.2005 oo aan ka mid ahaa kuwii ay dad badan isku af-dhaafeen xadhigiisa aniga oo u arkayay mu'aamarad iyo nin mujaahid ah oo loo gefay waan ka noqday.
|
|
|
|
|
|
|
|
| DASTUURKA JAMHUURIYADA SOMALILAND MA SHAREECADA ISLAAMKAA SALDHIG U AH? |
 |
|
Barashada iyo tarbiyadda Diinta lslaamku waa dariiqad asaasi ah; dhammaan heerarka waxbarashadana waa ku khasab, isla markaana horumarinta dugsiyada Qur'aanku waa waajib saaran Dawladda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wax Kabaro Mucjisooyinka Kawnka...(Jupiter)!. |
 |
|
Meeraha Jupiter masaafada uu Cadceeda kaga wareego waxay shan jeer ka durugsan tahay ta dhulka aynu ku noolahay kaga wareego Cadceeda. Hadana iyada oo ay sidaa tahay wuxuu jupiter cirkeena ka yahay midaan muuqaalkiisu isqarin. Daawo sawirada jupiter dayaxyadiisa, cimiladiisa iyo haarihii 94 soo gaadhey.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Abdiqasim Salad Hassan (Somali: Cabdiqaasim Salaad Xasan) |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Value of a Woman |
 |
|
 Be very careful if you make women cry, because GOD counts her tears!
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 112 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|