|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Hambalyo Dhalasho Wacan. |
 |
|
 Dhamaan dadkan magacyadoodu hoos kuxusan yihiin waxay siwada jir ah hambalyo kal iyo laab ah uga dirayaan Siciid Cismaan iyo Kaltuun Maxamuud Cali oo dhawaan gabadhi ugu dhalatay Magaalada Marburg ee Dalka Jarmalka,Gabadhaas oo loo bixiyey Xamda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi : AHN. Shamis Cali Gaas |
 |
|
 Anigoo ah Maxamed Dubbe kuna hadlaya magacayga iyo ka qoyska reer Aadan Dheri meelkastoo ay joogan , Waxaan halkan Tacsi uga dirayaa reer Cali Gaas gaar ahaan Khadar Xasan Cali Gaas geerida ku timid Eddo Shamis Cali Gaas oo ku geeriyootay Cardiff -UK.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tahniyad Meher Wacan. |
 |
|
 Boqorka: Samiir Xassan Yaxye Qaasim. Boqoradda: Xayaad Maxamed Cabdillahi. Meherku wuxuu ka dhacay Magalada DUBAI ee Iskutaga Imaraatka Carabta Bishan November 17,2010. Dadka hoos ku qoran waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqorka iyo boqorada Eebbana waaxy uga baryayaan bash bash iyo barwaaqo iyo ubad khayrleh.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Faallo:- Internet-ku Waa Qol Madow Oo Cabsi Badan Ee Ka ILaassho Ubad-kaaga& |
 |
|
 Waalidiin badan ayaan la socon wax yaalaha Caruurtoodu kala kulmaan Internt-ka.Inta badan waalidku aad ugama war hayaan meelaha ay caruurtoodu ka bookhdaan inernet-ka iyo dadka ay caruurtoodu hawada kala sheekaystaan-ba. Waalidiinta qaarkood waxaaba laga yaabaa in ay aad ugu farxsanyihiin in ay caruurtoodu dul fadhiyaan computer-ka intii ay debadaha warwareegi lahaayeen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia's Special Envoy To United States Warns U.S. Against Engaging S/Lan |
 |
|
 Instead, Mr. Arman not only echoed an impending disaster if the U.S. supports the democratic republic of Somaliland, but also his ill-conceived arguments abound with contradiction was compounded by his misjudgment about the U.S. policy towards Somaliland. Worse still, he put himself on the spot as yet another clueless Somali politician wannabe—which precisely explains why Somalia remained in a free-fall motion for two decades. By: Dalmar Kaahin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socota Reer Xassan Yasin Maxamed. |
 |
|
 Anaga oo kala ah Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jaamac Abi iyo, caruurteyda waxanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa dhamaan Reer Yasin Maxamed meel ay jooganba. Waxanu si gaar ah tacsidaasi ugu diraynaa adeerkeygo Xassan Yasin Maxamed oo anu uga tacsiyadeynayno geerida ku timid.... By: Omar Darod
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan. |
 |
|
 Dhamaan dadkayagaas oo joogna dalka Sweden waxa aanu hanbalyo kal iyo laab ah u diraynaa Abdiqadir Omar Hassan iyo Fathia Ismail Ahmed oo meherkoodu ka dhacay magaalada Växjö ee dalka Sweden taariikhdu kolkay ahayd 20/11-2010.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xanuunka Qaaxada Oo Faro-baas Ku Haya Qaxoontiga Somalida Ee Europe Deggen. |
 |
|
 Cudurka Qaaxda khatarta ah ee ku dhex-faafaysa Bulshada Shisheeyaha ah ee ku dhaqan Denmark, siiba Somalida ayaa ah mid adkaysin iyo Awood u leh Dawooyinkii caadiga ahaa ee lagula dagaalami jiray Cudurka Qaaxada. 25-kii sano ee u danbeeyey waxaa laba jibbaarmay dadka uu cudurka Qaaxadu ku dhaco ee ku nool Qaarada Europe, waxaana ugu wacan dadka shisheeyaha ah ee ka yimaada dalalka Dunida Seddexaad sida Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis Ku Socda: Jaaliyadaha JSL Ee Dalka Denmark Iyo Sweden. |
 |
|
 Ujeedo: Martiqaad: Waxaa la idinka codsanayaa in aad ka soo qayb gashaan shir heer caalami ah oo lagaga hadlayo xaaladda iyo qadiyadda JSL oo ay soo qabanqaabisay Jamacad ku taalaa Denmark. Barnaamijka shirka iyo cidda ka hadlaysaba hoos ka eeg:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ogaysiis. Ogaysiis. Ogaysiis. |
 |
|
 Somali Communities in Sheffield in collaboration with redsea-online.com Cultural Foundation and Kayd Somali Arts and Culture are inviting you to Book Presentation: Qaylo-dhaan Deegaan/Environment Crises by Ahmed Ibrahim Awale, Sunday 21 November 2010 from 2pm, Sorby House, 42 Spital Hill, Sheffield, S4 7LG. By: Ayan Mahamoud Cashuur.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Writer's Shock: Author Doreen Baingana Prepares To Pen A Travelogue From M |
 |
|
 That laptop has every interview that Baingana, who for the last 16 years has lived in the D.C. area, recorded for her first nonfiction book. For a month during this year’s World Cup, Baingana conducted research in the Somaliland region of strife-weary Somalia with a grant from Bard College’s Chinua Achebe Center. Somaliland has struggled to gain formal recognition as an independent state.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Applauds Ethiopia's Determined Efforts To Stabilize Peace In Ho |
 |
|
 Acting Ambassador of the Somaliland to Ethiopia, has applauded Ethiopia’s determined efforts to stabilize peace in the Horn of Africa. In an exclusive interview he held with WIC today, Ambassador Deria said that Ethiopia has been doing its level best to bring peace in the whole continent in general and the Horn of Africa in particular.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Is It SSC Or PSS-Demystifying Common Deceptions. |
 |
|
 And the democratic republic of Somaliland now battles against a violent group named SSC led by an American and a Canadian warmongers who want to use the “SSC” region as a bargaining chip. But is it really SSC or PSS? By: Mj. Dalmar Kahin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cismaan-Kalluun: Waa Shaagle Laga Baqay! |
 |
|
 Mr. Cismaan-Kalluun oo ah siyaasi u dhashay JSL, balse aaminsan fikradda maamul ka dhexeeya Somalia & Somaliland, ayaa safarkiisa waqtigan Hargeysa waxa laga bixiyey dareenno iyo aragtiyo kala duwan oo la xidhiidha ujeeddada socdaalkiisa, iyada oo ay qaar ka mid ah siyaasiyiinta JSL dareen shaki leh ka muujiyeen safarkiisa, halka aanay illaa hadda ka hadal mas'uuliyiinta xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaad Ka Taqaan Quruxda Bariga JSL?! |
 |
|
 JSL waa dal baaxad weyn oo xuduudo la leh dalal badan oo Afrika ah. Waa dal qani ah oo ku wanaagsan xag walba, sida Beeraha iyo macdanta. Sidaas oo kale JSL. Waxa lama huraan ah in ay leedahay ilo dhaqaale oo ay ugu horreyso xoolaha nool oo dakhliga ugu badan uu ka soo galo dalalka xoolaha loo dhoofiyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Denmark Oo Aqoonsi Caalamiya U Raadisay JSL 2003kii. |
 |
|
 Denmark Oo Qadiyada Somaliland Soo Hordhigtay Ururka Midawga Europe Una Ololaynaysay Aqoonsi 2003-gii Ayaa Talyaanigu Toos Uga HoryimiMaqaal Taariikhi iyo Siyaasi-ba ah oo aad u dheer oo waliba dhinacyo badan kaga waramay Taariikhda, Siyaasada, Dhaqaalaha, Nabadgelyada, Gooni isu taaga iyo Aqoonsi la'aanta Somaliland. By: Osman Abdillahi Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo, Meher Iyo Aqalgal Wacan. |
 |
|
 WAXAY HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAAN SICIID XASAN CABDI GARAS IYO SHUKRI MUXUMED SEERAAR OO AQALGALKOODU KA DHACAY MAGAALADA HARGIESA 25kii OCTOBER 2010. NOQDA KUWII ISKU WAARA UBAD KHAYR QABAN KALA HELA. AMIIN.....AAMIIN.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI: AHN: Mustafa Hassan Bakayr |
 |
|
 Mustafa Hassan Bakayr oo dhawaan ku geeriyooday magalada Hargeisa. Tolki, ehaeladiisa, Allah weyni samir iyo imaan ha inkasiiyo انا لله وانا اليه راجعون ولا حول ولا قوه الا بالله العظيم
|
|
|
|
|
|
|
|
| Wax-Tarka Cunidda Xabxabka Iyo Cimri-Degdegga Dumarka Camalka Xun Ee Cadhada Bad |
 |
|
 1. Cilmi-baadhis: Cunida Xabxab-ka Oo Wax Weyn ka Tarta Cudurka Dilaaga Ah Ee Dhiig-karka. 2. Cilmi-Baadhid: Dumarka Camalka-xun ee Kulul Ama Xanaaqa Badan Oo Cimri-deg-deg Ku Dhaco. By: Osman Abdillahi Sool.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xafladdii Somali-Week Oo Gashay Habeenkeedii 2aad Iyo Dad Farabadan Oo Ka Soo Qa |
 |
|
 Xafladda Somali week oo sanad walba lagu qabto magaaladan London ee Boqortooyada Ingiriiska, ayaa Habeenkii 2aad waxa ka soo qayb-galay dad farabadan oo ka kala yimid London iyo hareeraheeda. Sawirada.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muwaadin Ka Qayb Qaado Maalinta Nadaafadda Qaranka JSL. |
 |
|
 Unugga Wadaniyadda Jumhuuriyadda Somaliland waxa uu baaq wadaniyadeed oo ku waajahan ka qayb qaadashada Maalinta Naafadda Qaranka u dirayaa dhamaan bulsho waynta JSL. Gaar ahaana Inta Jaanis u heshay inay ku noolaadaan gudaha dalkooda hooyo JSL.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Rooda Sh Nour Ducaleh Iyo A/rahman Xasan Xuseen |
 |
|
 Tahniyad Dhalasho Farxad Leh: Rooda Sh Nour Ducaleh iyo A/rahman Xasan Xuseen Oo maanta oo taariikhdu tahay 19kii bishii 10aad ee sanada 2010 gabadh ugu dhalatay cusbitaalka guud ee magaalada Hargaysa...By: Bahda Masuuliyiinta iyo Shaqaalaha Shabakada Caalamiga ah ee Gabiley News.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hanbalyo Meher Wacan. |
 |
|
 Dhamaan dadkani yagoo kala jooga aduunyada daafeheeda waxay hanbalyo kal iyo laaba oo aan la soo koobi karin u dirayaan Boqorka Cali Ismaaciil Cismaan & Boqorada Farxiya Bile X Ahmed oo maanta oo axad ah tarikhduna tahay 17/10/2010 maherkoodu ka dhacay Magalada Burco ee G/Togdheer..............
|
|
|
|
|
|
|
|
| Do Arabs Suffer Amnesia? |
 |
|
 Its ironic that the sitting Arab Head of States do not read the history. A friend of mine [Muwadin] who was with me, when I started this article said to me, give me a break - "since their history is buried in the western archives", do you expect them read? By: Omer Hussein Dualeh.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TACSI |
 |
|
 Hussein Sh.Ibrahim Sh. Yusuf, Sh, Madar oo dhowaan ku geeriyooday magalada Hargeisa. Waxa aanu Tolki, Ehaeladiisa, Allaha Weyni uga baryaynaa in uu sabir iyo iimaan inaga siiyo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan. |
 |
|
 Anaga oo kala ah dhammaan dadkani hoos ku Qoran waxaanu halkani hambalayo iyo bogaadin Hawada u marinaynaa Meherka Jama Ali Ismail&Ayaan Ahmed Omar oo ka dhacay cariga somaliland magaalada Hargeisa shalay oo Sabti ah oo ay Taa-riikhdu ahayd 09-10-2010.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Neecawdii Aqoonsiga JSL Oo Soo Carfaysa. |
 |
|
 Faallo dheer oo Khamiistii aynu soo dhaafnay uu Wargeyska The Atlantc si wayn uu ugu qaadaa-dhigay amuuraha Mandaqada Geeska Afrika ayaa waxa si mug leh uga dhex-muuqaty Ictiraaf ay Somaliland ka hesho beesha Caalamka gaar ahaan dalka Maraykanka, By: Daveed Gartenstein-Ross
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somali Week Festival With Hadraawi, Boon Hirsi, Amina Abdilahi, A. S. Bidde.... |
 |
|
 Kayd Somali Arts and Culture, in collaboration with Redsea-online.com and other Somali and Somaliland Communities are proud to present the annual Somali Week Festival 2010 at Oxford House, Derbyshire Street, London, E2 6HG. The festival is part of Black History Month and will run from Saturday the 23rd to Sunday the 31st of October.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 112 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|