|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Taageero Ta Maamulka Ah. |
 |
|
Iminkana looma jeedo degaal, ninkii doonayaa se meel aan halkeena ahayn buu ka heli doonaa, waxaa se jira qaar badan oo u higoonaaya kuwa maxakamada isku sheegay ee xamar jooga, kuwaasoo diin wax ku qaldaya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Culimooy Miyaanay Curyaamiinta iyo Indhoolayaasha hoygiina Jiifaa Gargaar u baah |
 |
|
 Muwaadiniyiinta Somaliland waxan ku baraarujinayaa inay xoog saaraan adkaynta jiritaanka dalka aad dhiigga u hurteen,meela uga soo wada jeedaan kuwii maatida iyo moodkaba dhulka dhigay.
|
|
|
|
|
|
|
|
| CHARITY BEGINS AT HOME (SADAQADDA GURIGAAGAA LAGA BILAABAA). |
 |
|
 Waxa kale oo in la tilmaamo u baahan qolada baaqan samafalka ah soo saartay miyey iska indho tirayaan baahiyaha bulsho ee faraha badan ee ka jira Somaliland ee Agoomo leh ee naafo leh. Nin ka mid ah dadkii halkaa ka hadlay ayaa yidhi
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Past, Present and Future on Display. |
 |
|
On brief Somaliland Past, 1960 Somaliland won independence from Britain and witlessly united with southern Somalia without proper agreement and pre-conditions, which resulted the bombing and killing of innocent Somaliland children, women and elderly.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Dynamics Of The Flux. |
 |
|
 Available video footage of the destruction of Somaliland cities shows Col. Ahmed Omer Jees, Col. Abdulaziz, and Col. Aweys, and others, directing the heavy artillery guns[madaafiicda goobta] towards the masses huddled at Geed-deeble.
|
|
|
|
|
|
|
|
| TIMIR LAFBAA KU JIRTA: KA WEYN SHAREECO HA LAGU DHQMO IYO SADAQAD HA LALA BAXO |
 |
|
 Maxay daadadkan Somalia dhibaatada u keenay ay kaga duwan yihiin aafooyinkii faraha badnaa ee wadankaa aynu jaarka la nahay soo maray? Maxeynu mararkaa hore ugu gurman weynay ee soo kordhay ee maanta ina damqey?
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland waa in ay ka faa'iidaysato khaladadkii hore u soo maray.. |
 |
|
 Walayaal maah-maah ayaa tidhaah, "Waxaad maanta aad qabsan kartid beri dib looma dhigo"!. Hadii qaran jira ay dadka kalsoonidu ka lunto wadankaa iyo dadka ku nooliba ma gadhaan hor-u-mar, nabad-gelyo iyo kala dambayn.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shabelle Media iyo Allafrica.com caroogga Maxaakimta Xamar! |
 |
|
 Inkasta oo BBC, AFP, RUETERS, AP, Sharqal-Awsad, Idaacadda laas-ciil iyo xattaa wakaaladda waraka ee Shinaha XINUA ay gacanta ku hayaan qrinqiir Somaliland ka soo horjeeda ..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Ilaalinta Dawladnimadu Waa Muhiim. |
 |
|
 "Siba si bay dhaantaa"! Ayaa hore loo yidhi. Waa odhaah murtiyeysan oo aynu wada garanayno. Waxa in badan dhacda in xaalad taagan oo laga ol'olaynayaa ay ka door roon tahay ama aad uga fiican tahay tu' kale oo loo hanqal taagayo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| HADALKII C/LAAHI JAWAAN (NAXLI IYO XASUUS MURUG LEH) |
 |
|
 Somalidu waxay ku maahmahaa ninweyn oo hadal ka dhacay waa geed qolofi ka dhacday sida aynu lawada socono waxa dhawaan ka sanqadhiyey hadal aad u naxli badan gudoomiye ku xigeenkii hore ee gudiga doorashooyinka C/laahi-Jawaan.
|
|
|
|
|
|
|
|
| SOMALILAND WAX KA MAQAN MAANTA BELAAYO AYUUN BAA JIRTA .. |
 |
|
 Somaliland waa dal iyo dawlad distuur leh aftina lagu ansixiyay 97% waxana ka jira oo shaqeeya hay'ado iyo golayaal sharci ah oo loo soo doortay si dimoquraadi ah. Markaas hay'adaha distuuriga ah ayaa dadka iyo dalka mas'uul ka ah Alle dabadii.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cabdilaahi-Jawaan ma dhulux ka soo baxay xaruntii doorashooyinka s/land baa? |
 |
|
 Waagii baryaaba waayo leh. Waxa wax laga murugoodo ah, laga tiiranyoodana ah. Markaad aragto dadkii ummada mas'uulka u ahaa oo iyagii ah kuwa geysanaya wixii la rabay in dadka laga ilaaliyo. "He vomits the truth, and the cat become out of the bag"!!
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaalka Itoobiya Ay Ku Hanjabtay (Dibigii Casaa, Kii Madoobaa Iyo Kii Caddaa)!. |
 |
|
 Waxa maanta inoo yaalla xaaladda siyaasadeed ee Geeska Afrika, lug ma ku yeelanayaa Somaliland. Waxan odhan karaa haa oo iminkaabuu lug ku leeyahay ee bal ufiirso oo dib intaad u fadhiisato. Maankaaga maal oo garaadkaaga shiil.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Geedyohow ma waxaan ku moodaayey, mise waxaad noqotay, mise waxaan loo noqon doo |
 |
|
Su'aal buu qofku markiiba holanayaa inuu is weydiiyo oo uu odhanayaa waar tolow ninkani xagee colka ku wadaa ma Ethiopia aynu la dagaalano ayuu leeyahay, ma Pugland ayuu weerarka ku ekaynayaa mise tolow wadaadada muqdisho.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Abtiyaal Maamulka Qasab Kaga Dhiga Ku Dhaqanka Shareecad.Taasa Guul Inoo Wada Ah |
 |
|
 Siday shakhsiyan aniga ila tahay maha in ay xukumaddu u adegsto baaqan xalaasha ah xadhig iyo duulan la lagu soo qado salaadintii iyo waxgaradkii iyo culamawidiinkii go'aanka gaadhay ee waxay aheyd bal in la weydiiyo ama dawladdu u yeedho madaxdhaqameyda gaadhay go'aanka.
|
|
|
|
|
|
|
|
| BEEN MA SHEEGTO TAARIIKHDU. |
 |
|
 Koox dalkeedii hore gadday oo meel ay fadhiisin ka dhigato iyo gabbood cusub raadinaysa. Ninkan heeryadiisii cunoow ma maqashay, “Hoollanda iyo Urub Baan tan Karin in ay ka heesaane, Haydh klaarakyadiiba hortiina bay ku haskadeyeene.”
|
|
|
|
|
|
|
|
| Bogaadin Iyo Taageero Baaqa Shirka Burco. |
 |
|
Tani waa tallaabo dalbaysa in ay warqadda iyo erey-afeedka ka dul kacdo oo ficil ahaan u geeddi gasho si wax-ku-oolnimo ah. Ku dhawaaqiddeedana waxa ka sii muhiimsan ka dhabaynteeda.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shareecadu waa teeni Somaliland-na waa dalkeenii |
 |
|
 Hadiiba sida ay dadka qaar qabaan aynu Maxakamadaha la safano oo ay guulaystaan. Suaa'sha meesha ku jirta waxay tahay ma ina aamaan gelinayaan ? jawaabtu wa maya, hadaad is-dhiibto iyo hadii kalaba waxaa laguu soo diraya ONLF, OLF iyo cadowyada kale ee aad leedahay oo si fiican kuu cidhib tira.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Damaca Itoobiya iyo duruufaha taagan |
 |
|
 Intay garashadeed tahay hadday geysan kari weydo, Way kala guddaa amase way kala go'doontaaye........................ Hadraawi
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dimuqraadiyadda Somaliland Waxay Halis Ugu Jirtaa Cadowgeeda Ku Xeeran |
 |
|
 “Djibouti Waxa Ay Ka Cabsi Qabtaa in Somaliland kula Tartanto ganacsiga Gobolka Oo Hadda U Xidhan Iyadda” Warbixin - Elizebeth Spiro Clark, Rugcadaa Muddo 20 sannadood Ka Mid Ahayd Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Debada Maraykanka..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia: Go'aanka Qaramada Midoobay Golaheeda Ammaanka ee Maanta. |
 |
|
 Soomaaliya: Qaraarka Maanta + Qaraxa Dagaalka + Qorshaha Maraykanka iyo Quusta Dunida....
|
|
|
|
|
|
|
|
| ''Duullaanka Ethopia maxaa laga yeelaya'' Ninka waydiinta walwaalee webiga ku tu |
 |
|
 Hadaba waxa isweydiin mudan qoraaga u dhashay dalka Somaliland ee saxaafadda iyo akhristaayaasha reer Somaliland ku soo tuuray waydiintan "Duullaanka Ethopia maxaa laga yeelayaa" ula jeedada ay salka ku hayso waa danaanuc iyo hibasho Somaliweyn.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dagaal Ka Dhaca Somaliya,S/land Saameyn Culus Ayuu Ku Yeelan Doonaa. |
 |
|
 Xaalka Soomalia maanta halka uu maraayo waa garawsanahay, siyaasada ka jirtana waxaan la socona sida ay tahay, runtiina dee mida muhiimka ee meesha ku jirta ayaa waxay tahay siyaasada jirta iyo isbedeladaasi in ninkast inta ay ka sameynayso uu wax ka yidhaahdo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Fadumo Suudi Miyaanad U Damqaneynin Xaawo Xusein, Wasiirka Isxanbarku Intu ka jo |
 |
|
| Waxaase nasiib daro ah oo an aad iyo aad ula yaabay khudbadii dheereyd ee ay marwo Fadumo kaga sheekeynasay xuquuqda ay leeyihiin haweeku iyo sidii ay bulshadu u ilaalin laheyd xuquuqda haweenka, oo aanay Marwo Faadumo marnaba ku soo ....
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sheeko Qiso Leh Oo Dhexmartay Madaxda Pugland Iyo Qab-qable C/laahi Yusuf-yey. |
 |
|
 Dadkaan Reer gaalkacyo xillal u sheeg been been ah, ka dibna adeegso, oo dagaalka iska hor mari, wiilasheenana gadaal inoo soo mari, dagaalkuna waa adagyahay ee reeraha daraawiish u hormari.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The imminence of a proxy war in Somalia and its ramifications -A Somalilanders |
 |
|
 Whatever Somalilanders and their government are entertaining themselves, there is no doubt there will be a war in Somalia sooner than many expected and now it is important that the government takes emergency steps to avert looming crisis in the region.
|
|
|
|
|
|
|
|
| RE:Maxaa Laga Yeelayaa Dagaalka Itoobiya?. |
 |
|
Maxamed Baashe oo ah nin u dhashay Somaliland lakiin ah nin aragtidiisu fogtahay ayaa qoray maqaal uu ku xadantaynayo ama uu ku doonayo inuu qodqodo dareenka ay ka qabaan dadka reer Somaliland.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Understanding Opposition in Parliament Duties and Guidelines |
 |
|
 GOVERNMENT IS WRONG BY GRANTING RIGHTS TO UTILIZE BERBERA FUEL TANKERS TO TOTAL ONLY; LOCAL COMPANIES HAS MORE RIGHTS THAN FOREIGN COMPANY.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Duullaanka Itoobiya Maxaa Laga Yeelayaa?!. |
 |
|
| Dagaal ay itoobiya Soomaaliya ku qaaddaa waxa uu wax weyn ka beddeli karaa siyaasadda gobolka. Dagaalku dagaallo kale ayuu dhali karaa. Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 113 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|