|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Hambalyo Meherka Wacan: Lamaanaha Abdifataax Omar & Marwo Ifrax Axmed. |
 |
|
 Waxanu halkan hambalyo iyo bogaadin aan la soo koobi kareyn iyo ducaba uga diraynaa Abdifatax Omar Maxamoud iyo marwadiisa Ifrah Axmed Ismail oo u meherkoodu ka dhacay caasimada JSLand Hargeysa shalay o ay bishu aheyd 27 Dec 010.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan: Mudane Xuseen & Marwo Khadra |
 |
|
 Dhammaan Reer Maxamuud Gahayr, oo kala jooga Somaliland, Masar, Pakistan iyo Maraykanku waxa ay hambalyo iyo bogaadin hawada u marinayaan meherka Boqor Xuseen Cimi Aadan, iyo Boqorad Khadra Xaaji Aadan Axmed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi: AHN. Marxuum Nuxumed Daahir (Gacan Jeleb) Iyo AHN. Foosiya Xaaxi.Ã |
 |
|
 Dhamaan Dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin oo ku nool Magaalada Bristol ee Carriga Ingiriiska waxay tacsi u dirayaan Qoysaskii, Ubadkii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka geeriyoodeen.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Fosters Trade In Frankincense And Myrrh. |
 |
|
 Somaliland is the northern territory of Somalia that functions largely independent from the war-torn south, although it is not officially recognized as an autonomous country. The production and trade in the aromatic gums of frankincense and myrrh is an important economic activity for Somaliland. By Tristan McConnell - GlobalPost.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Poem: Somaliland, A Miracle In The Horn. |
 |
|
  They say Somaliland went to the sky * They wonder how it jumped so high * A level that made the world surprised * Making state like this history recorded * They say it is located in a dangerous region * They wonder how it survived assimilation * Experts says anarchy and chaos spread like epidemics * Realizing Somaliland is immune to these endemics. By: Adnan Abdi.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Shabakadaha Safka-Hore Iyo Ooweynenews: Sidey Inoogu Liseen Looguma Hanbayn! |
 |
|
 Waxan marka hore salaan diiran oo qiimo iyo qaayo badan u dirayaa dhamaan shabakada ah JSLAND ku abtirsada ee marwalba u heegan sidii ay shacabkooda uga haqabtiri laheyeen wararka gudaha iyo dibada ba, si gaar ah waxan u bartilmaameydsanayaa oo ay ku socota fariinteydu labada shabakadood ee an wali nqgq xidhin qolka faalada "Comments" oo kala ah Safka-hore iyo Oodweyne news. By: Omar Darood.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan. |
 |
|
 *DHAMAAN DADKA HOOS KU QORAN WAXAY HAMBALYO IYO BOGAADIN U DIRAYAAN BOQORKA ISMAACIIL CALI XAAJI MAXAMED IYO BOQORADA SAGAL SICIID CADIB. OO MEHERKOODU KA DHACAY MAGAALADA LONDON 18.12.2010 UK.*
|
|
|
|
|
|
|
|
| For Africa: Success by a Country not in the Map |
 |
|
 By many standards, Somaliland is thriving. “It’s a successful democracy in a part of the world where there isn’t a lot of democracy to celebrate,” notes Roger Middleton, a Horn of Africa specialist at Chatham House, a London think tank.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Axmed Ismaaciil Samatar: Dhuuso Geel Ma Baaqato Mana Urto. |
 |
|
 Axmed Ismaaciil Samater oo maanta laga bilaabo aan ugu baaqayo umadda samaha jecel inay ugu yeedhaan isaga iyo walaalkiis Waliid Binu Muqiira, waxaa uu ku sheegay mikrioonka uu u sallaxay yuusuf garaad oo laiskaga daba iman doono aflagaada iyo beenta soo socota:
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. |
 |
|
Jaaliyada Somaliland ee Dalka Germany waxay halkan tacsi uga dirayaan Eheladii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo dhamaan Ummadda JSL ee uu ka geeryoodey, Rabbi Naxariistii Janno Fardawsa ha ka waraabiyee Saleebaan Qalinle .
|
|
|
|
|
|
|
|
| Sool Iyo Sanag-Bari Lacag Baa Lagu Cuunay. |
 |
|
 Tababarada Maleeshiyada difaacda dhulkay khayraadka ka soo saarayaan sida wadamada Kongo, Angoola, Siraaliyoon, Koloombiya iyo wadamo kale. Yaa bixinaya lacagta ku baxaysay hubka iyo Tababarka? By: Dr. Mohamed M . Abdo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland And Djibouti, Aligned For The Future... |
 |
|
 The relationship between Somaliland and Djibouti is the cornerstone of having peaceful and prosperous region, with booming economy. The two brother countries can have common policy towards the regional policies and against Eretria. By: Abdulazez Al-Motairi
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somalia Can Learn From Somaliland Republic. |
 |
|
 Somalia is a failed state, and has not had an effective government for almost 20 years since former dictator Siad Barre was deposed in 1991. It is deeply divided, with political and tribal factions running well-armed militias which cripple any attempt by the nominal government to take control. By: Gulf News
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland: Somali-American On Terror Watch List Slips Back to U.S. |
 |
|
 Puntland authority views the PSS (SSC) group as a threat to the region's stability. The Alshabab’s top man, Sheikh Mukhtar Abu Zubeyr known as ( Ahmed Abdi Godane) and the PSS leader, Suleman Essa Ahmed (Hagal tosiye) share one common goal. By: Dalmar Kahin.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Soo Dhawaynta Abwaan Ahmed S. Bidde, Boon Iyo Amina C/llaahi. |
 |
|
 This fabulous night will show case other famous artists including: Himilo, Nuur Daalac, Sir Mahamoud Omer (Walaalaha Sweden), Kaltuun Bacado, Nimco Yasiin Caraale, Qaboojiye, Ikraan Caraale, Abdifatah Yare, Sayab Cige, Yuusuf Dheere, Qoomaal, Abdirashiid Cali Xamaris and many more.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Aroos Wacan. |
 |
|
 Dhamaan qoyska ilmo (barawaani) oo jooga dalka gudihiisa iyo dabadiisaba waxay hambalyo aroos u dirayaan arooska Boqorka : ismaciil xiis warsame & Boqorada: Farxiya Maxamed Axmed oo arooskoodu ka dhacay magaalada Hargeysa gaar ahaan Ponarama Hall.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tababaraha Caalamiga "Karaaiin: Oo Ku Guuleystay Shahaadada Ugu Sareeysa C |
 |
|
 Waxaa Tababare Sare Jama M. Aden Karaiin oo tababare u ah Cayaartoyda Qaranka ee Qatar la guddoonsiiyey shahaadada loo yaqaan Mohammed Bin Rashid Al Maktoum Award for Sports Excellence as the Best Arab Coach.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Meher Wacan. |
 |
|
 Saaxiibadan kala ah: Waxay Hambalyo iyo bogaadin u dirayaan Eid Maxamud Yusuf (Eid Madoobe ) iyo Qabuul Muuse Cali oo uu meherkoodu ka dhacay hotel Hadh-wanaag ee magaalada Hargaysa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Tiiraanyo Leh. |
 |
|
 Dhamaan dadka hoos ku qoran oo ka kooban shaqaalaha Dahabshiil Berbera iyo Somtel Berbera waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeryooday AHN..
|
|
|
|
|
|
|
|
| Tacsi Ku Socota Reer Yussuf Ducaale Iyo Reer Abdi Muxumad. |
 |
|
 Anagoo ah Cumar Daarood Xassan iyo Faisa Jaamac Caabi iyo dhamaan caruurteydu waxanu halkan tacsi tiiranyo leh uga diraynaa dhamaan reer Yusuf Ducale iyo Reer Abdi Muhumad meel ay joogan ba waxanu tacsiyadeynayna geerida ku timid
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hanbalyo Iyo Bogaadin Ku Socota Aadam Diri ( Somali Eye Magazine ). |
 |
|
 Waxaan jeclaan lahaa aan in aan halkan hanbalyo, taageero iyo bogaadinba uga soo jeediyo Mr. Adam Dirir oo ku guulaysatay Somali Achievment Award, oo aay sanadkiiba bixiso hay'ada HAYA ee ka jirta galbeedka London.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Riwaadaha Budhcad-Badeedda, Shabakadda Wikileaks Iyo Calooshood-u-shaqaystayaash |
 |
|
 Riwaadaha Budhcad-Badeedda, Shabakadda Wikileaks Iyo Shirkadaha Calooshood-u-shaqaysataasha Caalimaga Ah oo dhammaantood ka tarjumaya jiritaaanka talis qudha ( Cawlamaha ) oo ay dunidu maanta leedahay. Wax ha laguu sheego ee maankaaga la kaasho. Ducaale Hadal-Wanaaje II.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Warbixin Ay Qortay Xarunta Caddaaladda Iyo La Xisaabtanka. |
 |
|
 Warbixin ay qortay xarunta cadaaladda iyo la xisaabtanka waxay ku soo qaaday in calooshood u shaqaystayaal Koonfurta Afrika ( South Africans ) iyo Rodiesa ka socda ka qayb qaateen gaaraci ay ku burburiyeen Hargiesa inta badan iyo kumaankun qof oo ay ku dileen halkan ka akhriso kana daawo qayb ka mid ah hawlkalkii xasuuqaa.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Dhaqanka Xeer-Jajabka Xoolo-Raacatada Oo Ka Xoog Badiyay Xeerka Hab-Maamulka JSL |
 |
|
 Golaha Wakiillada J. Somaliland, ayaa go’aansaday hakinta mooshin xasaasiyad badan dhaliyey oo xayn xildhibaanno ah ku dalbanayeen wax-ka-beddelka xeer-hoosaadka golaha, kaas oo loo ballansanaa in goluhu shalay gudo-galo.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Dhalasho Wiil. |
 |
|
 Anaga oo kala ha dadkan hoos ku qoran. Waxan halkan hambalyo uga diraynaa Maxamed Koosar Farax Jire iyo Marwadiisa oo xalay ( habeen hore ) wiil ugu dhashay magaalada Riyadh Saudi Arabia. Waxanu Illaahey uga baryaynaa inuu noqdo wiilkii dalkiisa iyo diintiisa iyo waalidkiiba wax tara oo loo aayo. Aaamin Aaamin
|
|
|
|
|
|
|
|
| Will Burning Somaliland Flag Reunite Former Somalia? |
 |
|
 While many nations around the world congratulate Somaliland for its free and transparent presidential elections, some Somali unionists gather to denounce its existence and burn its flag, much less laud it for its achievements. Their objective—a classic of example of counterproductive strategy—is to suppress the popular demands of Somaliland people for regaining their lost sovereignty, unconditionally, just like in 1960 before Somaliland joined Somalia voluntarily.
|
|
|
|
|
|
|
|
| The Changing Political Landscape In The Horn Of Africa. |
 |
|
 If we are to learn anything from history, he meant, it is that the 31 years of the Republic of Somalia were costly and disastrous. Echoing the changing world views towards Somalia, President Mohamoud (Silanyo) had a word of advice for that country. By: Mohamed Obsiye
|
|
|
|
|
|
|
|
| Muqdisho Iyo Madaxdeedu Ma Ka Maarmi Karaan Maskaxda Maamulka Tuulada Garoowe? |
 |
|
 Cid alaale cidii maamusha ciidamo aad u tababaran, hub fiican sita, mushaarkoodana bixin karta ayaa fadhida boos ay ugu gorgortami karta awoodda dalka. Maxamed Faroole ayaa diiday in uu ka faaloodo mustaqbalka siyaasadeed ee Aa’bihiis, balse sheegay in sidii uu Aa’bihii madaxweyne u noqday ay eryeen budhcadbadeed badan ayna si joogta ah u bixiyaan mushaarka ciidamada Pugland.
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 116 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|