|
 |
Main |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
BBC Somali |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
JSL, Coming President. Supper Hero. Sir Omar Al-Hagi |
|
|
|
|
|
Abwaan Cali Sugule Dun-Carbeed. |
 |
|
|
|
|
Proudly Somalilander |
 |
|
|
|
|
Abwaan Axmed Saleebaan Bidde. |
  |
|
|
|  |
|
| Duulaanka Ina Yusuf-yey iyo Difaaca Somaliland... |
 |
|
 Dawlad-ku-sheegta Federalka ama Fadaraha ( DF-da ) ee ku hungowday inay Somaliya nabad ku soo dabbaasho ee uu hogaankana u hayo Abdillahi Yusuf-yey ayaa dhowaan ku soo duulshay qaybo ka tirsan Gobolka Sanaag ee dalka Somaliland. By: Geele Gaaxnug
|
|
|
|
|
|
|
|
| Systematic Carnage in Mogadishu |
 |
|
 We have witnessed a week of incalculable systematic massacre in the capital of Somalia, Mogadishu perpetrated by Ethiopian forces guided by TFG militia with limited cooperation of some local elements of the Abgal sub-clan of Hawiye. By: A Egal
|
|
|
|
|
|
|
|
| When playing The Terrorism card works to kill arch enemy clan memebers ( VI )! |
 |
|
 The Somalia's delima can be ended only through clan leaders and eldres negotiation, and can't be solved by Warlords and by a government made of Warlords, since nationalism and religion is out of the picture, and that's only if the people of Somalia follow Somaliland the road it took to peace. By: Mohamoud Samatar
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hogaanka dalka ayaan doonayaa - Xisbina kuma jiro ee Xageen u Maraa? |
 |
|
 Dhan walba waan u cararay, saddexda (3) xisbi qaran waan u tagay, distooradooda waa lay tusay, aad waxan u dersay himilooyinkooda ku aadan siyaasada dibadda, gudaha iyo jiritaanka qaranimo. Waan la dhacay dhamaantood balse waxan u soo jeediyay xisbiyada mid walba inay ii doortaan gudoomiyaha si aan uga qayb galo tartanka doorashada madaxweynaha.. By: Hussein Badmah
|
|
|
|
|
|
|
|
| BAAQ MUWADIN SOMALILANDER AH OO KU SOCDA REER SOMALIA |
 |
|
 Waxanu halkan Reer Somalia ugu baaqaynaa maadama ay Dowlada KMG ku dhisan tahay Qaab Beeleed, waxna lagu qaybsaday 4.5, inay si deg ah Shantii Beelood (Hawiye, Daarood, Digil & Mirifle, Dir, iyo Beesha Shannaad) u fuliyaan arrimahan hoos ku xusan... By: Farah Ali Jama
|
|
|
|
|
|
|
|
| JSL: Ololaha Colaaddeed Iyo Arbushaadda Gudaha! |
 |
|
 Xisbiyada Hargaysa gidaarada looga dhawaaqayo meel aan doorasho dhoweyn ee muranka dhaliyay in la isku mashquulo. Maaweelinta halyayada halgamayaasha ee marba meel looga yeedhayo. Gabdhaha tirada badan ee qaraabo-sheegadka martida ku ah guryaha saraakiisha iyo madaxda xukuumadda JSL. By: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|
| MAAMUL XUMADA S/L MAXKAMADAHA KA KOW AH (QAYBTA LABAAD) |
 |
|
 Haddaba waxa la yaab leh sida maalin walba loo gees maro labadan qodob iyo qaar kale oon u dhaafay inta danaysa, sida Garsoorayaasha, Xeer-Ilaaliyaasha, Barlamaanka, Gar-yaqaanada, iyo Guddiga Cadaaladda.. By: Ahmed Arwo
|
|
|
|
|
|
|
|
| A peaceful oasis in bloody Somalia |
 |
|
 "We built this state because we saw the problems here as our problems," says Dahir Rayale Kahin, president of the unrecognized Republic of Somaliland, which has long declared itself independent from the rest of Somalia. "Our brothers in the south are still waiting ... for others."
|
|
|
|
|
|
|
|
| FAHAMKA KHALDAN EE XISBINNIMADA LAGA HAYSTO |
 |
|
 Ururkan cusub ee ay ku dhawaaqeen Gaboose iyo maxamed Xaashi anigu aragti ahaan waxba kama qabo haddii sharciga laga helo, laakiin waxa qurux badnayd inay sadexda jira mid ku biiraan una hawl galaan siday hoggaanka xisbigaas u iman lahaayeen.. By: Ibrahim duale Suleiman
|
|
|
|
|
|
|
|
| FARRIIN 3aad: HAWIYE HA SUNTADEEN HALGANKOODA! |
 |
|
 Hawiya yaanu iska qaldin summadda halgankiisa. Saaxiibtinimada qaarkeed iska hubsada run maahee. Hawiye oo dhexdiisa ka heshiiyaa waa falaadh ku gannan Ina Yuusuf. Hawiye oo inta la deggan la heshiiyaana waa Ina Yuusuf oo waaya meel uu ku soo dhuunto ama ku soo gabbado.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Maxaad ka ogtahay kaalintii AFRAAD iyo aasaaskii SNM |
 |
|
 Afraad ( 4aad ), waxa laga yaabaa in aanad maqal, bal se horta akhristoow aan wax yar kaaga sheego. Afraad waxay ahayd Urur jabhad (xaq u dirid) ah oo lagu dhex abqaalay jabhadii gardaro u diridka ahayd ee la odhan jiray jabhada xoraynta Somali-Galbeed.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland Foreign Policy |
 |
|
 Neighbourhood foreign policies have become an immediate address for every country in the world. Somaliland is not different it builds its foreign policies from grassroots of its neighbourhoods to achieve immediate stability, security and to have time for other engagements.
|
|
|
|
|
|
|
|
| THE FORMATION OF THE SOMALI NATIONAL MOVEMENT |
 |
|
 TARIIKH LAMA ILAWAAN DHEH : THE FORMATION OF THE SOMALI NATIONAL MOVEMENT. S N M
|
|
|
|
|
|
|
|
| Hambalyo Geesiyadii SNM inta ka nool iyo inta jidhkooda la kala hor aasay |
 |
|
 Waxan idinkula ciidayaa xasuus leh jidhidhico, qalbiga oo arka halyeeyadii god-galay, iyo indhaha oo ku doogsaday xorriyada, calanka walac leh iyo madaxbanaanida qaranka Somaliland ee ay hormoodka ka ahayd SNM. By: Hussein Badmah
|
|
|
|
|
|
|
|
| Somaliland marches on... |
 |
|
 It is sad to hear members of the international community using Somaliland as an excuse for the dire situation in Somalia. You hear them everyday "Well, if we recognise Somaliland, then there will be war". What do they think has been going on Somalia for the past 17 years? A picnic. By: Ahmed Kheyre
|
|
|
|
|
|
|
|
| Aqoonsi raadiska Somaliland, Waraysigii ay BBC-du ay la yeelatay Raymond Johan |
 |
|
 “Aqoonsi raadiska Somaliland", Waraysigii ay BBC-du ay la yeelatay Raymond Johansen (Somali Contact Group) iyo su’aal aan weydiiyey. Jawaabta su'aasha waxay noqotay inuu MP Raymond Johansen iigu jawaabo sidan hoose: By: Mohamed H Roble.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Ambasaadoor Dahir Calasow (Waagacusub) hawshii ad u tafaxeydneyd guulbey dhashay |
 |
|
 In badan oo ka tirsan bulshada Reer Soomaliland ayaa baahi weyn u qabtay sidii ay u abuuri lahaayeen xidhiidh wanaagsan oo walaaltinimo iyo dhaqaale, iyo mid siyaasadeedba oo dhex mara bulshweynta Soomaliyeed ee ku dhaqan koonfurta Soomaliya. By: Omar Darood
|
|
|
|
|
|
|
|
| Xisbiga Ina Xaashi & Gaboose Liisan ma leeyahay oo ma lala ogyahay? |
 |
|
 Waxa halkan la idiinku soo aruuriyay waxa ay ka yidhaahdeen aqoonyahanka JSL xisbiga Ina Xaashi & Gaboose ay furteen. 1. ABUURIDDA URURO SIYAASADEED XAARAAN MA AHA LAAKIIN! ( By: Tallaabo ) 2. To open a new political party in Somaliland, I OPPOSE! It is a slow erosion of our infant political tradition ( By: A. Egal ) 3. Miyaanay saddex xisbi qaran ku qancin Muwaadiniyiinta ku dhawaaqay xisbiga kale? ( By: Geele ).
|
|
|
|
|
|
|
|
| DAB DHAXMOODAY IYO DAWO BUKOOTAY!! |
 |
|
 Labadii bilood ee u danbeeyey ayaa siyaasiyiinta dalku (JSL). Waxay warbaahinta madaxa bannaan isku weydaarsadeen is-dur iyo isu-duur xul aan waxba la isula hadhin. Mucaarid iyo Muxaafidba waxa lagu hirdamayayna waa hanashaday xil qaran oo loo siman yahaye oo aan ahayn hanti kooxi gaar u leedahay. By: Axmed-Sabeyse.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Geesigii cirka eegay |
 |
|
 Dabadeed waxay afka saareen dhankii uu xumuhu ka xigay. In yar ka dibna waxaa la maqlay xabbado dhacaya iyo qaraxyo kale. Haddana waxaa la maqlay dhawaaqyo dad aan dhalad ahayn oo leh: "Abeed! Abeed! Abeed!" Waa xumihii oo dhimanaya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Md. Madaxweyne muuminka god lagama wada qaniino laba jeer iyo in ka badan |
 |
|
 Illaahaw Somaliland ka dhig meel cadaaladu ka shaqayso nin wax xukuma iyo mid la xukumaba
|
|
|
|
|
|
|
|
| Cultural diffusion in Toronto: Somaliland Community at crossroads |
 |
|
 Onslaught of western culture and the erosion of Somali Islamic identity - unveiled that many Somalis inside and outside the motherland take the religion as practices but not a belief and cant resist against westernization revolution against immigrants.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Will Blair leave office with vows unfulfilled for Somaliland? |
 |
|
 These were answers of Blair to Somaliland Journalists after SIR BOB GELDOF, who returned from Somaliland, diverted their question to Mr. Blair, asking….
|
|
|
|
|
|
|
|
| Haatuf Stringers lost journalism immunity and credibility |
 |
|
 Ladies and Gentlemen, if we don’t judge the guilty for his wrong doing in Somaliland, we should understand that Somaliland will not remain peaceful, liberal and democratic, instead may fallback to civil war era as in Somalia.
|
|
|
|
|
|
|
|
| Abdillahi Youssuf Fulfills the Age Old Ethiopian Grandiose Strategy Against Soma |
 |
|
It is true that History repeats itself with different actors serving the same function at different times. It was only a little more then a century ago when in the 1870s, Ali Youssuf Keenadiid returned from Arabia with about three dozens of Hadhrami musketeers and a band of devoted subordinates. With their help, he called himself Sultan and carved out the small kingdom in Hobyo after conquering the peaceful local Hawiye clans. By: A Egal
|
|
|
|
|
|
|
|
| GULUFKA COLAADEED EE KA ALOOSAN MUQDISHO |
 |
|
 Marka aad dib u milicsato weydhihii iyo caga-juglayntii ka soo yeedhi jirtay dagaal ooge C/llahi yusuf, waxa aad moodaa inuu isku dayayo inuu fuliyo qorshe uu wax badan ku taamayey oo ah inuu beel weynta Hawiye uu ka dhigo raciyad isaga naxariistiisa hoos joogta, isaga oo ku talo galay inuu ku shubo xeryaha qaxoontiga ee Kenya.
|
|
|
|
|
|
|
|
| ITS TAKES A LONG!!!!! |
 |
|
THE GREATER SIGNS OF THE HOUR The Quran will disappear in one night, even from the people's hearts, and no Ayyah will be left on earth.(Some groups of old people will be left who will say: "We heard of fathers' saying "LAA ILAAHA ILLA ALLAAH" so we repeat it) by:Hersi Osman
|
|
|
|
|
|
|
|
| Heshiiska uu wado Qabqable-Yey: Shoko-loko-Baangu-Shee! |
 |
|
 Heshiisna ma jiro oo ninkii garanaya ayaa garanayee xaalku waa siyaasad iyo sheekadii habartii Reer East Africa ee la odhan jiray, "Shoko-loko-Baangu-shee"! Habartii naaxday ee ay hilbaheedu culaysiyeen. Habartii uu maalinba mid odhan jiray maanta ayaan kuu wadaa daawadii aad ku bogsoon lahayd ee hilibka kaa yarayn lahayd. Dabo Daanyeer. By: Ducaale II
|
|
|
|
|
|
|
|  |
|
|
Somaliland Republic Embalem |
|
|
|
|
|
|
 |
Who's Online |
 |
|
|
|
| There are currently, 117 Guest(s) |
|
|
|
|
|
|
|
|
 |
Articles |
 |
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
|
Marxuum Abwaan Timacadde. |
  |
|
|
|
|
Tafsiirka Quraanka Kariimka. |
|
|
|
|
|
AHN. Abwaan Qaasim |

 |
|
|
|
|
Somaliland National Movement ( SNM ). |
 Somaliland National Movemen ( SNM ) |
|
|
|
|
|
 Proudly Somalilander |
|
|
|
|
Xasuuso Hawlgalkii Badbaado. |
  |
|
|
|